Arch Geelle
Arch Geelle
  • Видео 13
  • Просмотров 25 461
maxaa kugu soo celiyay dalka? Eng Axmed Ibrahim (part three)
waa bernamijkii labadaryaale qaybtii sadexaad
Просмотров: 1 156

Видео

yaa dhisay dhismayaasha ugu waawayn magalada ka dib dagaladii
Просмотров 4,9 тыс.Месяц назад
qaybti 2aad, yaa dhisay dhismayaasha ugu waawayn hargeysa ka dib dagaladii
40 SANOO KHIBRAD AH,waayo aragnimadii engineering ee ENG CABDIQADIR IIMAAN WARSAME Part 1aad
Просмотров 2,1 тыс.3 месяца назад
Waa xalqadii kobaad ee podcast ka labadaryaale oon ku soo casuunay eng cabdiqadir imaan warsame oo leh 40 sanoo khibrad ah dhanka dhismaha iyo waxa la xidhiidha
Bernamijkii laba daryaale
Просмотров 3083 месяца назад
Muqaalkan oo dhamaystiran saacadaha soo socda naga sug
Dhismayaal casri ah iyo hargeysa
Просмотров 15 тыс.3 месяца назад
Waa labo guri oo si casri ah loo diyariyay dhulkodana si wacan looga faideeyay.

Комментарии

  • @AbdirahimIprahim
    @AbdirahimIprahim 14 дней назад

    Mahadsanid saaxiib geele .

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 24 дня назад

    Dabaqa sawirka ka muuqda Ee bangiga isagu muu dhisin Ee doona xaqiiqda oo beenta Joojiya

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 25 дней назад

    Mansha Allah tabarakalah

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 25 дней назад

    Masha alllah❤

  • @Dasamoha
    @Dasamoha 26 дней назад

    Qiimaha

    • @fdama
      @fdama 24 дня назад

      They will never tell you as usual.

  • @Amarrebhai
    @Amarrebhai 26 дней назад

    Muuqaal wanaagsan oo tayo fiican leh shoodhahaygi.

    • @ArchGeelle
      @ArchGeelle 26 дней назад

      @@Amarrebhai thanks a lot mate

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 28 дней назад

    Macha allah wll imisa lagu dhisaya

  • @CRZ551
    @CRZ551 29 дней назад

    Training wariye nimo u bahantahay 4 daqiiqo kaliga ba hadalaya sualsha kowaad

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 29 дней назад

    Beenaale waxaad tahay tuug shacabka Somaliland dhiigii iyo dheecaankiiba Ka dhuuqay, waajibkaagu waa dil toogasho ah Eyshow fadaraha ah., Yaa ku kaa Tusa xaaran yahow booli quutaha ahi

    • @faysal9536
      @faysal9536 28 дней назад

      Muxuu sameeyay wax fiican buu sheegayaaye

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 29 дней назад

    Waa daaqadihii ugu quruxda badnaa abid een soomaali ku arko

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 29 дней назад

    Maanshalaah guri aad u qurux badan rinjigani soomaalidu ma taqaano waaba dookhaygii maanta ayaan walaahi ka hadlayay 2 rinji ayaan ugu jecelahay Wali guri sidan u eeg ma arag Maanshalaah ❤

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 29 дней назад

    Shirkadiisi unico wadadada khadka ka saaray horta dib waxba umu dhisin 😂

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan2710 29 дней назад

    Part one dheh sxb ,Not part three

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 29 дней назад

      Waan ku wareeray qeebigii kale ayaan raadiyay waana waayay ee malaa waxa uu ka wadaa 3 buuqal ayaan soogaliyay malaa

    • @yasinmohamoud2613
      @yasinmohamoud2613 29 дней назад

      ​@@yaxyeqaasim4851zhp privacy buu geliyey labadii qeyb

  • @HibakArte
    @HibakArte Месяц назад

    Mansha allah love it

  • @dheemanali3957
    @dheemanali3957 Месяц назад

    Mansha'aalh wiiilkan aad udawada waa best Engineer keep going

  • @asiaibrahim4820
    @asiaibrahim4820 Месяц назад

    Wooow very Amazing. I loved ❤

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Месяц назад

    Mashallah 😍

  • @bosman9209
    @bosman9209 Месяц назад

    Asc habo hulks ama floorka ma wood marmar baa ina waalay dad Ka waweyne way ku siiban karayaan waa heer dare waxan sad uga helay sida dhulkii oo yar looga faideystey instead 2da guru ee yardarmmaa sha Allah nice young engineers maaha foreman’s design keep up!!!

    • @ArchGeelle
      @ArchGeelle Месяц назад

      @@bosman9209 markar kaas waa kii anti slippery ga ahayee aan lagu siibanayn, thanks a lot habo

  • @bismillahraxmanraxiim5496
    @bismillahraxmanraxiim5496 Месяц назад

    Shirkadee dhistay dhismahan

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Месяц назад

    Salaamu c w w Qiimaha iyo meesha Soo sheeg

    • @ArchGeelle
      @ArchGeelle Месяц назад

      @@adoonalahinaaadan3202 hargeysa weyaan walaal dhismayashani, facebook ama instagram isla magacan arch geelle fariin nooga soo dir

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Месяц назад

    Meel kasta oo wadanka ah ayaa u baahan in la qurxiyo wadooyin loo sameeyo hargeisa keliya maaha wadankuna hargeisa keli ah fekerkana xooggaa kor u qaada.!!??

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Месяц назад

    Aad. Buu. U. Quruuxa. Badan yahay. Maasha. Allh. Dhisanayaa. Cusuub. D Waaw. Naas.

  • @naemaahmed1648
    @naemaahmed1648 Месяц назад

    Mashallah kaalay arag

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Месяц назад

    Mansha allaah sxb barnamijyo tayo sare leh ayaad soogudbisaa .

  • @abdirahman1833
    @abdirahman1833 Месяц назад

    Afka somaliga ku hadasha ❌ Umada somaliyeed ☑️

  • @qataarqato1367
    @qataarqato1367 Месяц назад

    Mnsha allah keep going

  • @MrShucaac
    @MrShucaac Месяц назад

    Warheedh why camerada adigu kale kugu maqntahay, Cmon show the property. Are part of the commercial 🤔. 👀 out next time.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Месяц назад

    Music maad ka daysiid yaba ku maqlaya🤔 beautifully designed home nice decor and well planned out for families with small children MASHALLAH ❤

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 Месяц назад

    Alaaya cisak wad ku mahadsan tahay sidaad wadankaaga naftaada ugu hurtay ❤

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 Месяц назад

    Dadka qacliga badan ee garashada dheer allaw noo badi yaa rabbi ee dalka iyo dadkaba jecel.

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt Месяц назад

    we need to see the house design

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan2710 Месяц назад

    Arch Geele Broh Engineers badan oo waawayn ayaa jira iyagana inoo soo qabo inshallh

    • @ArchGeelle
      @ArchGeelle Месяц назад

      diyaar walaal malin ba mid baa la soo qabanayaa inshalaah.

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan2710 Месяц назад

    Mashallah waayo Arak Wax bdn ka faaidnay ,Alle haku xafido Eng.Abdiqadir Iman Mahadsanid Arch Geele

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Месяц назад

    Yaa dhisay noo soo Raaci cida dhistay jzkhayran 👍🏻

    • @ArchGeelle
      @ArchGeelle Месяц назад

      @@Degmociise123 scandenavian properties and design hargeysa

  • @tradermohamet
    @tradermohamet Месяц назад

    masha all Waa Barnaamij Runti Dhiiri galin iyo waayo aragnimo leh

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад

    Masha Allaah Gurigaan waxa si gaar ah isoo jiitay Musqusha laga dadbay Qolka jiifka iyo Albaabada

  • @saidzheekh
    @saidzheekh Месяц назад

    eng waad ku mahd santyhy program ka aad noo soo gudbisay waxaan rajaynayaa inaad soo badsi waraysiga engeradii hore waliba magalaayinka somalida way ka buuxaan markaa waxn ku odhan lahaa hargisa uun ha ku eekaan ee magaalooyin ka kle na ka soo waryso boorama iyo burco ba

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs Месяц назад

    Mansha Allah

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 Месяц назад

    waan kuu hambalyaynayaa waxa tahay ENG kayga dhawaan

    • @ArchGeelle
      @ArchGeelle Месяц назад

      waad mahadsantahay walaal

  • @maaweeladacaruurta6604
    @maaweeladacaruurta6604 Месяц назад

    Wll halkeen kala soo xidhaadha

    • @shuraim4762
      @shuraim4762 Месяц назад

      facebook iyo tiktok isla magcaaan ka raadi halkaasa numberska ka helaysa

    • @ArchGeelle
      @ArchGeelle Месяц назад

      walal whatsapp 00252634781227 halkaas iiga soo dir fariin

  • @saydahmed3661
    @saydahmed3661 Месяц назад

    Runtii waa aqoon-warran iyo marnaamij aad u xiiso badan

  • @saydahmed3661
    @saydahmed3661 Месяц назад

    Masha alh . Runtii waa barnaamij waxtar weyn leh

  • @yooldigital_production
    @yooldigital_production Месяц назад

    m.a waayo aragnimada laysku dhafay ❤

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall Месяц назад

    Mnshaallh alle haydinka abaal mariyo Podcast iyo waraysi xiiso bdn Oo an lagu caajisayn ayu ahaa wd ku mahad santhy Sida qurux bdne uso diyaarisay👏

    • @ArchGeelle
      @ArchGeelle Месяц назад

      aamiin walaal, aad baad u mahadsantahay

  • @guleaidid3032
    @guleaidid3032 Месяц назад

    Asc Markaad hadleeso Music iska xidh waayo Cod kaaga lamaqli. Maayo

  • @MaddaaleMaxamed
    @MaddaaleMaxamed Месяц назад

    Podcast-yada noocan oo kale ah soo badi walaal. MAHADSANID

  • @cabdiqadirdahir9974
    @cabdiqadirdahir9974 Месяц назад

    Masha Allah so beautiful

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 Месяц назад

    This is so far the best house design in Somaliland and I love how you showed it my friend 🙌🏽

  • @zakizalax5389
    @zakizalax5389 Месяц назад

    Waa dhisme inaba caadi ahyn wllhi Waa labo nus oo casri loo dhisay

  • @MUBAARIGMuhammad1999
    @MUBAARIGMuhammad1999 Месяц назад

    Soo sheega dee shiekada shistay iyo qiimahaba