Mo Shokry
Mo Shokry
  • Видео 8
  • Просмотров 495
Siyaabo badan kala duwan oo aan deegaanka iyo isbadalka cimilada wax ugu qaban karno.
Waxaa lama huraan ah inaan ubaahanahay inaan xoogeena iyo tamarteena kala qaybino si aan siyaabo kala duwan wax uga qabano caqadaha deegaanka iyo isbadalka cimilada.
Muuqaalka hoose ayaa arintaas kaga hadlayaa.
Mahadsanidiin.
Wadeeca Alle.
Просмотров: 34

Видео

Ku saabsan bahda xeebaha nadiifiya iyo deegaanka.
Просмотров 3416 часов назад
Maalin Wanaagsan saaxiibayaal. Fariintan waxaan gaarsiinayaa asxaabta deegaanjirayaasha ah ee xeebaheena jimco kasta noo nadiifiya iyo qof kasta oo lax-jeclo ka hayso in xeebaheenu nadaafad iyo quruxba lahaadaan. Mahadsanidiin. Wadeeca Alle.
3 qaab oo aad fikradaada ganacsi maalgelin ugu heli kartid.
Просмотров 58Месяц назад
Maalin Wanaagsan. Muuqaalkan waxaan kaga hadlayaa sida aad fikradaada ganacsi ugu heli karto maalgelin iyo caawinaad farsamo adigoo ka dhigaya mid taabagal ah oo dhaqaale iyo macmiilba ku helaysid. Waan rajaynayaa inuu caawiyo qof kasta oo rajaynaya inuu maalin uun fikradiisa ubadalo il ganacsi oo taabagasha. Mahadsanidiin. Wadeeca Alle. #Fikrad #Halabuur #Ganacsiga #ideas #innovations
5-tan Maado baro waxbarashada dugsiga sare kadib.
Просмотров 1175 месяцев назад
Muuqaalkan waxaa kaga hadlayaa ama aan talo ku siinayaa ardayda xiligan dugsiga sare dhamaynaysa oo jaamacad isku diyaarinaysa. Waxaan ku siinayaa 5 Maado oo aad xooga saari karto si aad suuqa shaqada ee Somalia wax uga hesho. Mahadsanidiin
Climate Smart Agriculture
Просмотров 16 месяцев назад
Hey EcoVibes fam! This week, we're diving deep into the world of Climate-Smart Agriculture (CSA). Climate change is hitting farms hard, with unpredictable weather patterns, extreme events, and rising temperatures threatening our food security. But fear not, fellow green warriors! CSA is here to empower our farmers with the tools they need to adapt and thrive. Haye! Waxaan ka sheekaysan doonnaa ...
Qatarta Elnino
Просмотров 36 месяцев назад
EcoVibes - El Niño - Building Community Resilience Attention nature enthusiasts and climate warriors! This first episode of Eco Vibes tackles a pressing issue: El Niño's devastating floods threatening over 1 million people. But there's hope! We explore a powerful solution - permanent community committees. Imagine: local heroes, prepared and empowered. These committees become the backbone of dis...
Warsheikh - Somalia
Просмотров 2083 года назад
this is about my trip to Warsheikh, one of the tourist attractions in south Somalia. also it is the first video I ever created as a traveler so subscribe to my channel for more travel videos.
Falanqeyn Ku Saabsan Fatahaadda Webiga Shabeelle
Просмотров 404 года назад
Falanqeyn Ku Saabsan Fatahaadda Webiga Shabeelle Iyo Sababaha Keena Fatahaadaha Soo Noqnoqata ,waxaana WARDHEERE igula falanqeynaya MaxamedShokri Cismaan oo ka tirsan Xarunta Cilmi Baarista Kheyraadka Dabiiciga Soomaaliya