Dr. Khadar Abdi
Dr. Khadar Abdi
  • Видео 682
  • Просмотров 275 736

Видео

Ahaaw arday inta aad nooshahay oo hirgali qorshayashaada, Cid ku gacan qabaneysa malahan❗️
Просмотров 34914 дней назад
Ahaaw arday inta aad nooshahay oo hirgali qorshayashaada, Cid ku gacan qabaneysa malahan❗️
7da Marxaladood ee narcissistic trauma bond
Просмотров 66914 дней назад
7da Marxaladood ee narcissistic trauma bond
qaabka loola dhaqmo dadka sunta ah‼️
Просмотров 91614 дней назад
qaabka loola dhaqmo dadka sunta ah‼️
Waxey burburiyaan munaasabadaha gaarka ah
Просмотров 53428 дней назад
Waxey burburiyaan munaasabadaha gaarka ah
Calaamadaha qofka (Narcissistic) ah uu ka raadiyo dadka kale‼️
Просмотров 65128 дней назад
Calaamadaha qofka (Narcissistic) ah uu ka raadiyo dadka kale‼️
Qeybta 2aad‼️, Goorta ay waajib tahay inaad ka fogaato ood gooyso dadkaan
Просмотров 719Месяц назад
Qeybta 2aad‼️, Goorta ay waajib tahay inaad ka fogaato ood gooyso dadkaan
Goorta ay waajib tahay inaad ka fogaato ood gooyso dkaan, Qeybta 1aad‼️
Просмотров 977Месяц назад
Goorta ay waajib tahay inaad ka fogaato ood gooyso dkaan, Qeybta 1aad‼️
Waad bahdishay, reer walbana waxey leeyahiin lax madow‼️ (The Black Sheep)
Просмотров 1,3 тыс.2 месяца назад
Waad bahdishay, reer walbana waxey leeyahiin lax madow‼️ (The Black Sheep)
Sida loo dhaawaca dadka sunta ah‼️ (narcissists) #toxic #people.
Просмотров 1 тыс.2 месяца назад
Sida loo dhaawaca dadka sunta ah‼️ (narcissists) #toxic #people.
Sida looga nixiyo oo loo cabsi galiyo dadka sunta ah‼️ (narcissist)
Просмотров 2,3 тыс.2 месяца назад
Sida looga nixiyo oo loo cabsi galiyo dadka sunta ah‼️ (narcissist)
Sida loo jahawareeriyo dadka sunta ah‼️ #narcsurvivorshorts #toxicrelationships
Просмотров 1,5 тыс.2 месяца назад
Sida loo jahawareeriyo dadka sunta ah‼️ #narcsurvivorshorts #toxicrelationships
Calaamadaha lagu garto iney kaa go,een oo ay kaa tagirabaan⁉️
Просмотров 1,5 тыс.2 месяца назад
Calaamadaha lagu garto iney kaa go,een oo ay kaa tagirabaan⁉️
Shaqada qabo, hadalka badan jooji
Просмотров 8273 месяца назад
Shaqada qabo, hadalka badan jooji
Ma laga adkaan karaa dadkaan⁉️
Просмотров 1,2 тыс.3 месяца назад
Ma laga adkaan karaa dadkaan⁉️
Isku daygii laysku dayay in la badalo shaqsiyadeeda‼️
Просмотров 5413 месяца назад
Isku daygii laysku dayay in la badalo shaqsiyadeeda‼️
Laguma rabo markaad dhibateysan tahay ood halgan ugu jirto hergalinta qorshayashaada.
Просмотров 6423 месяца назад
Laguma rabo markaad dhibateysan tahay ood halgan ugu jirto hergalinta qorshayashaada.
Dad ayaa u tukanayo iney helaan nolashaada #Alxamdulilah
Просмотров 5193 месяца назад
Dad ayaa u tukanayo iney helaan nolashaada #Alxamdulilah
Markaad dhimato maxaa dhaxal ah ood ka tageysaa❓
Просмотров 3333 месяца назад
Markaad dhimato maxaa dhaxal ah ood ka tageysaa❓
Aqbal qofka tahay hana ka bixin wax raali galin ah qaasatan hadaa tahay nin
Просмотров 4763 месяца назад
Aqbal qofka tahay hana ka bixin wax raali galin ah qaasatan hadaa tahay nin
Dadka waa sida loola dhaqmo, Weyna ku riixi doonan ilaa ay ka soo saaran dhaqan fool xun
Просмотров 1,1 тыс.3 месяца назад
Dadka waa sida loola dhaqmo, Weyna ku riixi doonan ilaa ay ka soo saaran dhaqan fool xun
iska jir saaxibka xasidka ah, qofna ma badbaadini kartid
Просмотров 1,1 тыс.3 месяца назад
iska jir saaxibka xasidka ah, qofna ma badbaadini kartid
Waa inaa u noolaata sida inuu aabaha dhintay oo kale⁉️
Просмотров 4463 месяца назад
Waa inaa u noolaata sida inuu aabaha dhintay oo kale⁉️
Tartiibso cidna tartan kulama jirtid waqtigaada uu imaanaya
Просмотров 5193 месяца назад
Tartiibso cidna tartan kulama jirtid waqtigaada uu imaanaya
Maxey markale kuu qiimeyan markee meel qalalan kaaga tagaan⁉️
Просмотров 7493 месяца назад
Maxey markale kuu qiimeyan markee meel qalalan kaaga tagaan⁉️
Sida ay dadka u xaqiraan ooy u jahawareeriyan (How they confuse and gaslight others)
Просмотров 1,1 тыс.3 месяца назад
Sida ay dadka u xaqiraan ooy u jahawareeriyan (How they confuse and gaslight others)
Markaad guuleysato ayee kuu imaan doonan ee guuleyso
Просмотров 5053 месяца назад
Markaad guuleysato ayee kuu imaan doonan ee guuleyso
Dadka sunta ah dadka ay necebyahiin
Просмотров 1 тыс.3 месяца назад
Dadka sunta ah dadka ay necebyahiin
Qofkaad la dagaalsan tahay cadawgaada ma,ahan, Qofka mar kusaacidana saaxibka ma,ahan
Просмотров 5723 месяца назад
Qofkaad la dagaalsan tahay cadawgaada ma,ahan, Qofka mar kusaacidana saaxibka ma,ahan
Muhiimada ay leedahay inaad lahaato lataliye (Coach/Mentor) kana fiirso cida aad tala ka qaadato
Просмотров 4843 месяца назад
Muhiimada ay leedahay inaad lahaato lataliye (Coach/Mentor) kana fiirso cida aad tala ka qaadato

Комментарии

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 8 часов назад

    Sax waxaa lagu dhagaa aniga waxaan diyaar ma u ahi markaat been ku qabatid wey xanaaqaayaan

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk День назад

    Asc dr dabecadan ma leyihin waxey raban hadad sameyn weydey in ey rakato kugu sameyan oo ah waxas hadad sameyn weydo anigana waxas ku sameyn mayo iyo balan ka baxa an xad laheyn iyo inkirmad badadan aniga waxan arkey mid an ubad uhayo oo an kala tagney wuxu imoda in uu isaga ileyhaya wuxuna iga fa ideysta melaha an ka dacifsanahey oo ah xaga dhaqalaha oo ah bilka ilmah marka wuxu ila dhaqama sidi qof uu isaga leyahey oo kale siden qofkas ola dhaqama ma iga cawin karta

  • @HindaBiixiAadanHanadi
    @HindaBiixiAadanHanadi 2 дня назад

    Horta adi ma tukaataa wll kaama muuqato salaadu talo weeye

  • @Jacksonys
    @Jacksonys 2 дня назад

    Dr. Aad ayaa mahadsan tahay. Dad family ah hooyo single iyo gabdho walal ah ayaa toxic igu ah. Waa igu adag ina ka tago financial issues darteed Sxb waan ku waashtay hab dhaqanooda. Ii soo ducey ina ka tago Qof dhoqon u kale iga dhigeen.

  • @mohamedsaleh3241
    @mohamedsaleh3241 3 дня назад

    thank you Dr. Khadar.

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm 4 дня назад

    Naag baan qabi jiray anoo nin karti iyo farxad u dhashay 4 sano qabay markii dambe waxaa is arkay anoo aamusay dadkiina ka dhex baxay, waan ka baxsaday markii dambe waxaan gadaal ka ogaaday inaan shaydaan guursaday 2 ilmo ii dhashay illaa caruurtii waan ka baxsaday 5 sano war kama hayo caruurtaydii sababtoo ah waxaan dareemay inaan shaydaan caruur ka dhalay

  • @ubahzubeir5751
    @ubahzubeir5751 5 дней назад

    Dr groupka wasocodsaday 77 udambeyso

  • @filsancawad208
    @filsancawad208 5 дней назад

    Talow mxn narsist mar hore u baran wayay 2 sano wiil xirir lahyd astamaha narsist ga waa leeyahy. Aad ayuu i dhawacay 100 jeer isu wax markasta wu iliidi jiry wuxu isheegi jiry inaa asxaabta ka haro meel aadin wna u hogaansana. Marka isleeno aniga le raali galin jiry markasta. Wxn ogaday weekgan marka xanuusty 2 jeer oo anan ka arkin isagoba jiradayda ay la wayneen wuuba iga sii fogaaday. Wuxu i caayi jiry meelaha tago in dadka yimaada ay yihin kuwa bilaa sharafa oo aan anigana marka lay arko kuwa ookle uun lay xisaabin doono. Akhiiran 3 casho ka hor hal mar ayaa block waayo 2 sano malin farxada iyo malin murugo ah noloshayda noqoty. 😢 sidookle marksta oo isu dhacno 90 kab anoo qldanen wuxu iga dhadhicin jiry inaa aniga qaldana masa raali galin jiry

  • @samsamibrahim6524
    @samsamibrahim6524 6 дней назад

    Maxay uguursadaan, oo hadaa curuuraha udhalaan, haday neceb yihiin

  • @Sabah1234-u6c
    @Sabah1234-u6c 8 дней назад

    Waalidka narsistic kasoo hadal owlada kale jeceyl markasta qaladka adi ku saaraya mar farxad ayaa lagu sinaa marna waa laguu caroona mar waa lagu cayaa hadii wax aadan shaqo ku Laveen dhacdo adi lagu eedaynayo dhibane Ayaan ahay wlhi ayadoo alyga qaldanyahay Ayaan isdhaha adaa qaldan walad aanan lahayn Ayaan qaataa anoo qaali ahow dhaha ayaa lay habaraa matka hooyo iga aamusto anoon wax dhihin waxaan dareemaa ciriiri waan iska ooyaa Hal mar may kula hadasho hooyo maxaan kugu sameeyay ma ogid qof kasta waa laygu dinaa dadka dhan cadow ayaa layga dhigay

  • @Sanadka2024Cusub
    @Sanadka2024Cusub 8 дней назад

    Shukrn wl Lkn wxan jecla ind faahfahin ka bixiso waxa u yahay nersist

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 8 дней назад

      Vidoes badan daawo adaa fahmi doono

  • @SuusuuAbdi-gq8ke
    @SuusuuAbdi-gq8ke 9 дней назад

    Waaar shiikhow dadkaa waan arkay siday u dhaqmaayaan yaab kaa kadhamanaya please guruubka igu dar

  • @Sabah1234-u6c
    @Sabah1234-u6c 9 дней назад

    Hooyaday ayaa narsistic ah wlhi waan ku dhibanahay adoo lagaa qaldanyahay ayaa adi qaladka lagu saraa telefon hadii ka qaban waydo waalagu cayaa aniyo walalshay ayaa guriga ku nool had iyo jeer anaa qaladka leh iyada way jeceshahay ana qaa lay cayaa lay magaa hada Ani waan niyad jabay waxaanba ahay qof quustay noloshii waan nacay hadii aan talo u keeno aan dhaho halkaas Ayaan ku dhaqaqaa waa layga niyad jabinaa iska daa hadii aan guur u sheegto aan dhaho waan guursanaa waxaa lay dhaha iska daa hada waxaan ku jiraa nolol quus ah waan is nacay marmarka qaad adoon wax dhihin waa laguu caraysanyahay waxna maadan dhihin marmarka qaad waxaan dhaha hooyadaa wali waaba ciyaal lk.n Ani mar Hore Ayaan ogaaday hooyaday in ay tahay narsistic wlal talo isii wlhi nafta waan nacay quus Ayaan ka taaganaya xitaa go.aan ma qaadan karo kaligay dhibane waanba ahay wlhi marka waxaa lagu sinaa farxad marna waa laguu ducaa Ani waan yabanahay wlhi😢

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk 12 дней назад

    Dr side loga fogada dadkas sunta ah nin aya jiro an ilamo an u hayayo oo nabilo nafta ayu ikenye adunka ayu igu cadabey ee siden oga marma walhi xanuno ayan ka qadey

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 12 дней назад

      Illahey haku fududeeyo wllo daawo videos badan si aad u fahabto sida aad ula dhaqmi noolan karto dadkaan adigoon goynin ama hadaa rabto inaad ka fogaato si fiican u daawo videos ka mahadsanid

  • @Naciima777
    @Naciima777 12 дней назад

    Tack

  • @Somalia.194.
    @Somalia.194. 13 дней назад

    Asc dr mhdsanid su aalo aan wataa dadkaan ma dad xanunsana mise wey caafimad qaban Mideeda kale ogaal meykuu dhibaayan mise waa dad isla saxan Tan sedexad malaga yaabaa iney isqoomameyan ama ugu danbeyn khaladkeda fahman Tan ugu dambeyso maleeyihiin dad intabadan aamusnaan adeegsado si ey khaladkoda uqariyan ama si ficil ahaan kuu dhiban xanunka narsisstic waaye

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 13 дней назад

      Kusoo biir groupka xaga ayaan kaga hadalnaa waxaano dhan waxaana qabanaa group discussions

    • @Somalia.194.
      @Somalia.194. 13 дней назад

      Gurp linkga aaway you tubkaga xalay lee arkay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 12 дней назад

      chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 13 дней назад

    Dadka sunta ah ma mudna in la qiimeeyo waa la bahdilaa mahadsanid Dr khadar

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 13 дней назад

    Shurkan Dr khadar

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 13 дней назад

    Dr khadar xaqiiq

  • @Neem52344
    @Neem52344 13 дней назад

    Thanks for your encourage Dr

  • @HadiyaCalimaxamuud
    @HadiyaCalimaxamuud 13 дней назад

    Masha allah waad mahadsan tahay wllo jasakalaah khyr ❤

  • @Neem52344
    @Neem52344 13 дней назад

    Thanks Dr sida fican eed Nola wadagtay , everythings happen for reason. life is exam,I struggle a lot and all those struggles made me stronger , it's built my character & mindset now I'm at age of 20s but my mind is like 40s allaxmudllah, Blessing

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 13 дней назад

      @@Neem52344 waa runtaa thanks for sharing your story neema with us

  • @MaxamedAbdukdir
    @MaxamedAbdukdir 13 дней назад

    That's true Dr.khadar thanks ,

  • @sacdiyoisak4167
    @sacdiyoisak4167 13 дней назад

    Dr mahadsanid waxaan kaa faa,idnay wax aad uwanaagsan

  • @beastmode.4012
    @beastmode.4012 13 дней назад

    Sax 2025 nolol cusub insha Allah ❤

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 14 дней назад

    Ascwrwb habo jimco Mubarak Masha Allah xifdullah Thanks ❤️👍

  • @MaxamedAbdukdir
    @MaxamedAbdukdir 14 дней назад

    That's true Dr.khadar 👍 💯

  • @safioosman4216
    @safioosman4216 14 дней назад

    Mashallah dr wan ka faiday

  • @Shukritamokhtar7153
    @Shukritamokhtar7153 15 дней назад

    Khadar aad ban ku salamay waad ku mahadsantahy markasta sida nola so wadagto dadkan sunta ah calamadahooga.

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 16 дней назад

    Waad daali kuwa dhargaya maaha

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 16 дней назад

    Walee run baad sheegtay

  • @sagalmohamed2036
    @sagalmohamed2036 16 дней назад

    Asc wllo halkee kaala soo xidhiidhaa?

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 15 дней назад

      Kusoo biir WhatsApp groupka chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

  • @Neem52344
    @Neem52344 16 дней назад

    Thank you Dr

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 18 дней назад

    Thanks wllo no so badi narcissistiska Marka la diido sida u dhaqmaan 😅

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 17 дней назад

      Haye video ayaan ka sameeyay sida ay u dhaqmaan marka la diido waxaad ka heli kartaa qebta playlistiga

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 18 дней назад

    Allah subxaan Allah muxuu sifiican ubartay dadkan ilahay wllo haku xafido cilmigana ilahay haku siyaadiyo

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 18 дней назад

      Aamin wllo adna sidoo kale thanks for watching

  • @sarahconcell1182
    @sarahconcell1182 18 дней назад

    kalsooni badan baan kahelay casharadaan dr qadar 🙏❤️

  • @PSA4
    @PSA4 18 дней назад

    Walal aniga ninka iqaba oga shakiye 7monyh isqabna calamadaha an ku arkay waxa kamida 1 waa nin aad isula qabweyn isla baxsanan xad dhaafa 2 marka kala carooro wuu iska amusaya wali mudo badan 3 waxyabo iska basiida ayuu igula murma markasu dagaal weyn ka dhigaa 4. Marka wax ku murano hadalka wuu iga booba hadalkina dhankalo uroga Marka intaso calamadood ku arke mala dhihi karaa waa narcissistic Immisa calamadood ayaan ubahanahy si aan u xaqiijin karo

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 18 дней назад

      Ma hubo waa laga yaaba daawo videos ka si aad u fahanto dabeecadaha dadkaan

  • @fadumaabdullahi6605
    @fadumaabdullahi6605 18 дней назад

    Dr khadar aad ayatumahatsantahay xagee lagaalasoo xariiraa

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 18 дней назад

      Kusoo biir WhatsApp groupka chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

  • @fadumaabdullahi6605
    @fadumaabdullahi6605 18 дней назад

    Asc dr waxan ahay hooyo mudo afarsano Ayan lanoolaa narcissistic her waxan gaaray inan kaligey Isla xadlo xada mudo 9 bilod ayan Kala maqanahay Wan kalataknay dhaqanka aad khasheekèyneyso dhan wanlasoo kulmaÿ

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 18 дней назад

      Daawo videos ka si aad u fahanto dhaqanka iyo dabeecadahah dadkaan

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 18 дней назад

    Dad sun ah wey jiraan laakin xuduudo adag hadaad leedahay mukugu soo dhicdhici karaan dadka xataa hadaad walal la tahay

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 18 дней назад

    Thanks brother

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 18 дней назад

    Waaba dad cajiib ah

  • @Hanaaun2ts
    @Hanaaun2ts 18 дней назад

    Jazakalah

  • @hi-dp1zi
    @hi-dp1zi 18 дней назад

    khadar waxaad tahay wiil daacad ah.weliba iskukalsoon

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 18 дней назад

      Mahadsanid wllo and thanks for watching

  • @mohamedsaleh3241
    @mohamedsaleh3241 19 дней назад

    thank you Dr: Khadar.

  • @ninayali
    @ninayali 19 дней назад

    Asc walaal intee kaala soxariira

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 18 дней назад

      Kusoo biir WhatsApp groupka chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

  • @sahrahajiomar1154
    @sahrahajiomar1154 19 дней назад

    Abowe baraq iyo filfol ku darso cuntada basbas ku cun insha allah wuka baxa❤❤

  • @deeqoshiiqaxmed4251
    @deeqoshiiqaxmed4251 19 дней назад

    Thanks

  • @MalikaMohamed-r1w
    @MalikaMohamed-r1w 19 дней назад

    Dr khadar Abdi dadka narcissistic ah dhaqanka xun ay sameeyan si kas utalagal Miya Mise Waa dad xanuunsan oo dhaqankooda xun ogeyn iga jawaab

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 19 дней назад

      Qaar wey ogyahiin qaarna iskama warqabaan

    • @MalikaMohamed-r1w
      @MalikaMohamed-r1w 19 дней назад

      @@Drkhadarabdi1 wiilka iqabay aya sidan aha narcissistic personally disorder si xun ayu Ila dhaqmay iyo hadala bahdilaad ah igu dhihi jiray marka dhaha I fur waka taga maskiin ayu iska dhiga raali gelin been ah inu isbadala aya u maleynay Lkn waka siidaray lee hadda Waa iska furay si qasab ah noloshiisa uga baxay hal cunug isku dhalnay furiinka iyo Cunuga isku xujey Kadib Waa sii Cunuga Bisinka Waa dad sun ah in dhaqsi lafahma aya adag aniga daacad ayan u aha Lkn i sağa Waa I xumay waxa su aal ah nafsigayga maka sobixi doona kibirkiisa ma jabi doona ? Markasta Wuxu igu hanjabi jiray gurigan ha dumo iska bax marka baxo Wu I Celina meel u raaca way Ina waasho ku dhawaaday alxamdullilah hadda noloshiisa waka baxay 4bil ka hor

    • @Hanaaun2ts
      @Hanaaun2ts 18 дней назад

      ​@@MalikaMohamed-r1w aby Mel an kala xariiro xaladada okle ku jira

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 18 дней назад

      Kusoo biir WhatsApp groupka chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

    • @PSA4
      @PSA4 18 дней назад

      ​@@MalikaMohamed-r1waniga mid iqaba ka shakisanahay 7month isqabna

  • @drmohamoudhassan
    @drmohamoudhassan 19 дней назад

    Dr khadar abdi bulshada soomaliyeed boos muhiim ah ayuu ugu jiraa ,dartii dad badan ayaa ku badbaaday. من لا يشكر الناس لا يشكر الله Waa mahadsan tahay Philosopher,Doctor Khadar Abdi 🫡