- Видео 1 975
- Просмотров 1 565 330
Abdishakur Shaashaa
Кения
Добавлен 2 мар 2018
Xogo rasmi ah inaad iga hesho ayaan kuu balan qaadayaa ee igula saaxiib halkan insha Allaah.
Hiiliyaa Hiiliyaa Hirshabelle u hiiliyaaa Hiiliyaa Hiiliyaaa Guudlaawe u Hiiliyaaa.
Hiiliyaa Hiiliyaa Hirshabelle u hiiliyaaa Hiiliyaa Hiiliyaaa Guudlaawe u Hiiliyaaa.
Просмотров: 233
Видео
HEESTII GUUDLAABE U HIILIYA, EREYADII IYO CODKII SHAASHAA MIYUUSIGII SANU LAXANKII ABWAAN JANJEEROW.
Просмотров 283Месяц назад
HEESTII GUUDLAABE U HIILIYA, EREYADII IYO CODKII SHAASHAA MIYUUSIGII SANU LAXANKII ABWAAN JANJEEROW.
Waxaan la dardaarmay Dardaaran Adag Haweenka Soomaaliyeed
Просмотров 289Месяц назад
Waxaan la dardaarmay Dardaaran Adag Haweenka Soomaaliyeed
"Mahadaay Waa Magaalo Qadiimi ah oo ay joogaan Dad Xadaari ah oo Ilbaxnimada ay ku weyntahay"
Просмотров 224Месяц назад
"Mahadaay Waa Magaalo Qadiimi ah oo ay joogaan Dad Xadaari ah oo Ilbaxnimada ay ku weyntahay"
"kii Wadanka kulalaha inuu Wadanka Wax ka noqdo Ma rabtid Wadan aadan laheyn waxaad rabtaa inaad Wa
Просмотров 164Месяц назад
"kii Wadanka kulalaha inuu Wadanka Wax ka noqdo Ma rabtid Wadan aadan laheyn waxaad rabtaa inaad Wasiir, Xildhibaan iyo Gudoomiye aad ka noqoto, sow Caqli Fooraro ma aha"?
"aniga oo Soomaali ah ayaa la iidiidanyahay Soomaalinimadeyda Dad aan Soomaali aheyna waxaa la le
Просмотров 443Месяц назад
"aniga oo Soomaali ah ayaa la iidiidanyahay Soomaalinimadeyda Dad aan Soomaali aheyna waxaa la leeyhay waa Soomaali, Catoosh waxa uuu kamid yahay Wariyeyaasha Cunsuriyada ku haaya Jareerta"
"Madaxweynihii Qaranka ayaa Fagaare kadhahay Soomaaliya Afar Beel baa degen isaga oo ula Jeeda,....
Просмотров 1162 месяца назад
"Madaxweynihii Qaranka ayaa Fagaare kadhahay Soomaaliya Afar Beel baa degen isaga oo ula Jeeda, Hawiye, Daarood, Dir iyo Raxweyn"
"Soomaali hal Qowmiyad ma aha, Isku dhaqana Ma aha, ee Soomaalida Geeleyda ayaa Waxaasi qortay"
Просмотров 2642 месяца назад
"Soomaali hal Qowmiyad ma aha, Isku dhaqana Ma aha, ee Soomaalida Geeleyda ayaa Waxaasi qortay"
"hadii uu Wadanka kusoo duulo cadow yaa Difaaci doona, Ma Jareer ma Jileec mise labadaba Maadaama...
Просмотров 782 месяца назад
"hadii uu Wadanka kusoo duulo cadow yaa Difaaci doona, Ma Jareer ma Jileec mise labadaba Maadaama wax kasta hada ay Jileec wada qaateen"
"Waxaad arkeysa Qof Caafimaadka ka heysta Shahaadada Heerka labaad oo
Просмотров 1303 месяца назад
"Waxaad arkeysa Qof Caafimaadka ka heysta Shahaadada Heerka labaad oo
"Madaxweyne Axmed Islaamow Adiga oo Ogaadeen ah in aad nagula hadashay Warkii aan ogeyn sax ma...
Просмотров 2,3 тыс.3 месяца назад
#Abdishakur Shaashaa Fadlan Subscribe saar, like dheh oo share dheh waxaa laga biilaa Ilmo aad utahay Adeeer ama Eedo. Mahadsanid
"Mudane Madaxweyne Ali Guudlaabe Xuseen waxan kaa codsanayaa in tirada 99 ee Baarlamaanka Hirsh....
Просмотров 3523 месяца назад
#Abdishakur Shaashaa Fadlan Subscribe saar, like dheh oo share dheh waxaa laga biilaa Ilmo aad utahay Adeeer ama Eedo. Mahadsanid
"Walaalaheen Jareerweyne Waxay na dhaheen Reer Shabelle Itoobiyaan waaye, Naceyb kama ahan .......
Просмотров 2,3 тыс.3 месяца назад
#Abdishakur Shaashaa Fadlan Subscribe saar, like dheh oo share dheh waxaa laga biilaa Ilmo aad utahay Adeeer ama Eedo. Mahadsanid
"Reer Shabelle waa sida Neefka Geela oo kale, Awoodooda Mayaqaanaan, Neefka Geela isaga oo intaas la
Просмотров 7343 месяца назад
#Abdishakur Shaashaa Fadlan Subscribe saar, like dheh oo share dheh waxaa laga biilaa Ilmo aad utahay Adeeer ama Eedo. Mahadsanid
Iyaga oo Carab Sheegta ayaa raba iney nagu xaqiraan Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika ' Wasiir S
Просмотров 1753 месяца назад
Iyaga oo Carab Sheegta ayaa raba iney nagu xaqiraan Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika ' Wasiir Shaashaa
anaga doodeena waa in aan helno Xaqa aan ku leenahay Dowlada soomaaliya, Wasiir Shaashaa.
Просмотров 1273 месяца назад
anaga doodeena waa in aan helno Xaqa aan ku leenahay Dowlada soomaaliya, Wasiir Shaashaa.
Qeybta 8aad) Moobleenka Jareerka maa asal ah mise Midka Jileecda, Maxaa isku dhex labay Jareer iyo
Просмотров 1333 месяца назад
Qeybta 8aad) Moobleenka Jareerka maa asal ah mise Midka Jileecda, Maxaa isku dhex labay Jareer iyo
Qeybta 7aad) "Xildhibaanada Jareer Matala Mid saameyn leh kuma jiro wax Alaayensi oo ay la leeyihiin
Просмотров 853 месяца назад
Qeybta 7aad) "Xildhibaanada Jareer Matala Mid saameyn leh kuma jiro wax Alaayensi oo ay la leeyihiin
Qeybta 6aad) Jareerta in la duleysto oo ay Dulmanayaal ahaadaan waxaa sabab u ah Dhaqamo Xunxun oo..
Просмотров 1493 месяца назад
Qeybta 6aad) Jareerta in la duleysto oo ay Dulmanayaal ahaadaan waxaa sabab u ah Dhaqamo Xunxun oo..
Qeybta 5aad) "Waxaan si rasmi ah u dhar dhigtay oo Qadiyada Jareerta inaan si Public ah uga hadlo aa
Просмотров 993 месяца назад
Qeybta 5aad) "Waxaan si rasmi ah u dhar dhigtay oo Qadiyada Jareerta inaan si Public ah uga hadlo aa
Qeybta 4aad, Nolosheyda Warbaahinta, guulihii aan gaaray iyo dhibaatooyiinkii aan kala kulmay.
Просмотров 463 месяца назад
Qeybta 4aad, Nolosheyda Warbaahinta, guulihii aan gaaray iyo dhibaatooyiinkii aan kala kulmay.
Qeybta 3aad ee Taxanaha waa Kuma Shaashaa? Waxbarashada iyo Rafaadkii aan ka soo maray.
Просмотров 343 месяца назад
Qeybta 3aad ee Taxanaha waa Kuma Shaashaa? Waxbarashada iyo Rafaadkii aan ka soo maray.
Qeybta 2aad "Dhalanyaro Nimadkeygii waxaan ahaa Yooyoo waxaana soo maray wax walba oo nin dhalinyar
Просмотров 903 месяца назад
Qeybta 2aad "Dhalanyaro Nimadkeygii waxaan ahaa Yooyoo waxaana soo maray wax walba oo nin dhalinyar
Qeybta 1aad taariikh nololeedka Shaashaa, Meesha aan ku dhashay, Barbaaray Caruurnimadeyda.
Просмотров 1443 месяца назад
Qeybta 1aad taariikh nololeedka Shaashaa, Meesha aan ku dhashay, Barbaaray Caruurnimadeyda.
Ha quusan oo ha rajo dhigin waad awoodaa ee samey, maanta hadii aadan guuleysan Beri ayaad
Просмотров 895 месяцев назад
Ha quusan oo ha rajo dhigin waad awoodaa ee samey, maanta hadii aadan guuleysan Beri ayaad
Dunida Waxay u guurtay Kombuyuutar waxaana Waajib ah in Qof walba uu barto Kombuyuutar.
Просмотров 985 месяцев назад
Dunida Waxay u guurtay Kombuyuutar waxaana Waajib ah in Qof walba uu barto Kombuyuutar.
Abuukarey iyo Axmadey waxay soo marooyiin Kontan sano kahor Dunidana horay ayey u socotaa.
Просмотров 1745 месяцев назад
Abuukarey iyo Axmadey waxay soo marooyiin Kontan sano kahor Dunidana horay ayey u socotaa.
Shalay waxaan imid Aadan Yabaal anigoon shirbi karin Jaantana Qaadi karin balse mAanta waxaan idiin
Просмотров 946 месяцев назад
Shalay waxaan imid Aadan Yabaal anigoon shirbi karin Jaantana Qaadi karin balse mAanta waxaan idiin
Waxaan soogabagabeynay Bandhigii Nabada iyo dhaqanka
Просмотров 1076 месяцев назад
Waxaan soogabagabeynay Bandhigii Nabada iyo dhaqanka
Abti dheelaaya oo dheeshana aan kaseynin kkkkkkkkkkk, Shiribka rag yaqaana ayaaan dhexda ka
Просмотров 2386 месяцев назад
Abti dheelaaya oo dheeshana aan kaseynin kkkkkkkkkkk, Shiribka rag yaqaana ayaaan dhexda ka
Waa Asal.
Beenlow
Waku mahad sintahay mastar.sha.sha
Luul jeylaani codkeeda waa soo dhaweesay
heesta wey u egtahay Anti laakiin waa iska hees Jaceyl ku saleysan markaan dhinacyo badan aan ka eegay aniga ahaanteyda.
Sida ay ufirineyso indho jacel❤
Anigo ah asalka begedi ee jeedo❤
Biyamal jileec Ayaa kataliyo marko dadka haqhaldin
waxaan dhageesanooyaa heestaan maanta oo ay taariikhdu tahay 21/10/2024 saacaduna tahay 1:03pm
Shqo wa shqo farsamada qof an xir faded uu lehen waxa uu amin san yahay iin uu nasab yahay tasi sax mahan
17/10/2024 listing to this song while enjoying sunset with zero worries
Jar❤❤❤❤❤👑👑👑👑💞💞💝💝💝💝💝💝
Shabeele qabiil Ma aha ee waa wabi
Jarernimadada ku ekow wecelow😂
Kir waryaa jarer yow😂
guul iyi gobonimo reer shabeele❤❤❤❤
The blood isn't water
Wawawawaqetr😊
W0w🎉
😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤
Wll cabdi Shakur shaa shaa mahad said waa sax qof mas uul ah ayatahay waxana laga rawa dhix dhixaad inaad ahaato wayao beel wax uma tihid
😂😂😂😂
😊😊😊❤❤❤❤❤
cabdi shakuur shaashaa siyaasi kaliyaa mooday illen waa fanaan farta kaxiran ader keygiyow guul ayaan kuu rajenaa insha allah
WAAR ILMADERAYAALOW MAGACA BIMAAL MA UGA TANAASULNA JAREERTAAN 🗿 MISE WAA KA DHAGO FAREESANA WLLE WAA YAAB DUNI MCNKI KA DHAMADAN JOOGNA ☝🏽🎭 XITA JAREERTU MA WXY LEYIIHIN DiR Baan nhy 🤔
Mansha allah wlhi qali bi ah ayeey u qaden hestan abaal marin bay mudan yahiin 🎉🎉🎉🎉🎉
M.a
Waa runtaa mudne ilahy hoyòyinkena ugargaar hooyo mcn❤❤❤❤❤❤
😮😮😮😮😮😮
😊😊😊😊😊maahsaahll
😂😂😂
❤❤❤😊😊😊😊
😊😊😊😊
Thank u mudane madama tariiq aqoon Aada u kordhisay shacabka somaliyeed ‘
Ayyy sidee u firineyso ka helay❤❤😢
Tariiikhdu waa 18/9/2024 Goorsheegtuna 12:44 goobtuna waa somalia 🇸🇴 muqdisho 😅
22222qqw222222ww
Anigoo ah. Korneel Hussein awdheegle
Anigaba. Reer. Awdheegle. Ayaa. Ahay
Begedi. Waa. Jeedo. Iyo. Madoowe
Hubsane. Haamaale. Waxay. Deganyihiin. Awdheegle.
Sxaa ❤❤😊😊😮 sxaa rurta
Sxaa. Rurta aah. Rurta maahsaahll ❤❤❤❤❤😊😊😊😊
Nin qandaraas ku soo qaatay In uu soomaali kala diro
❤❤❤❤😊😊😊
Sxaa. Aah. Rurta. 😊😮😅❤❤❤
M.am.am.a
Aad iyo aaad❤❤❤❤
Waa sxa asalk bagedi
Su'aasha Is Weydiinta U Baahan Waa Maxaa Jareer Weyne Iyo Eelaay Muqdisho Jano Ugu Soo Doon Taan Oo Maxkamad Ayaga Lee U Xukuntaa? Taas Markaa Jawaab U Hesho Oo Tan Ciidamada Lagaaga Jawaabaa
Jareer Iyo Eelaay Kooxda Arsenal Ee Cuqdad U Galeen, Maxaa Sugeysaa In Jagooyin Waa Weyn Laguu Dhiibo Adoo Cuqdadeysan Oo Muqdisho Isku Qarxiya