- Видео 99
- Просмотров 23 382
Hoyo Abraar Qisas
Добавлен 29 сен 2024
FOLLOW ME 🤗
Видео
waxan la ooya geeridii gabdhaheena
Просмотров 126День назад
ninkii umada dhibi jiray iyo wixii u dambeyay
Просмотров 136День назад
wixii ku dhacay ninkii hoyadey caayay
Просмотров 1942 дня назад
waxay ku ciyaartay sharafteedii
Просмотров 1402 дня назад
yaab aduun ninkii iqabay wuuxu sameyay
Просмотров 1583 дня назад
wuxuu gurigii oogu yimid 5 qof oo mayd ah
Просмотров 1664 дня назад
waxaa loo dulmiya dambi uu galin
Просмотров 1394 дня назад
saaxirkii wayna ee lacagta dhacay
Просмотров 1905 дней назад
dhaqtarkii wuxuu sameyay iyo wixii kudhacay isaga
Просмотров 1375 дней назад
waxay Kathleen salaries maxaa u dambeyay
Просмотров 2676 дней назад
aabihii nolasha kumurugooday
Просмотров 2157 дней назад
gabadhii yarayd ee ladhibateyay waali Ayaa kudhacday
Просмотров 2557 дней назад
gabadhii yarayd ee ladhibateyay waali Ayaa kudhacday
Просмотров 1928 дней назад
waxaa lagu so tuura bananka
Просмотров 2268 дней назад
Wcs abaayo
Ale geeridu waa qax qof walba waqtigiisuu dhimanayaa lkn dadku ha dii laba mar lagaa dhinto qumay bay dhahayaan😢
Wcs abaayo waan nabad qabnaa
❤wcs❤ ❤scw❤scw❤scw❤ ❤scw❤scw❤scw❤ ❤scw❤scw❤scw❤
Subxnllha kas nin fcn mahan balyo ku argtye
Dawladiinu waayo ???
Wcs abaayo macan
Thanks xbbt
Ala musiibo way dhaaftay tan subxanallah ilahow naga hay taas iyo tu u dhowbo 😢😢
Wcs
😢 Allahu akbar wiilkas waxbuu arkay silic wuu arkay waa ha dhiman ha noolaan 15 sano maxay u haysteen kolayba haday ba dilayaan dhagar qabayaal 😢
@@Hafsabilanqis wixi ku dhacay waxay ahayd musiibo
Wcs xbbty Allah ku xafido ee fadlan codkaga dheerey mcnto please
Thanks abayo inshaa alaah
Codkagu wa gaban yahay waa in aad loo dhereyo talefanka
@@BaroDiinta-q8n install Allah walal
Anaga waa noo galab galab wanaagsan
Wcs abayo ❤❤❤
Ayada gaajo mxy u guursatay oo xariiftamayn
Masha allah abaayo from shukri sharaf❤❤❤
@@FahmoXasan-i8c thank is xbbt
Bisinka iyo yaasiinka jini ilaahey naguma Salido
@@shukrishiresiyad2623 gaming xbbt
😢 ilmihaas qadarbaa ku dhacday lama dayicin habaar qabe ayuu ahaa ninka gababadha ku xadgudbay dil iyo ka daran ba wuu istaahilaa
Haa wlhy duli ayuu aha
😢 iimaanka beel 11 muxuu ka kufsan
Codka kor u qaad next time
Ok
Aamiin yaa rabi ilahow nooxafid ilmaha dhamaan tood
Silic waynaa waa ilmo aduunka lagu solugooyay😢
😢 dad habaaran bay ilmeheedii uga tagyay wuxuba isma dhamaan waa reer ba ay subxanallah
Wcs abayo
Reerku dulmi badanaa kuliguud lkn ninka gabadha qabo ayaa fariid ahaa mash allah
Walhi somil dulmi kam damto
Waaw anaa u horeeyo caawo❤🎉keep going qaali❤
Thanks shukri
Mshallaaah tabarkllh abyo kp gyng qisas qurux bdn❤❤
@@BUSHRAQALI-i7k thanks bushcraft cadey
Thanks bushra cadey
Wcs abaayo
From xafsa bilan
From xafsa bilan
Thanks xafsa bilan
Walee nabsi ayuu gabadhaas kagalay waa ka so baxay adoygii
😂 walee odaygu indho adkaa somali habaarbay maqleen ibiil qasab ah 370$.oo qasab ah ayaa laga qadaa wiilkaas yaraantiisi inladayacay kaliya logama harin wlhi waa xanuun 😢😢
Wlhi qisoyin an lga cajisin mshallaaah from hafsa
Wcs abayo Mcn keep going xxabti ❤
From xafsa ❤
From xafsa bilan❤❤❤
From hafsa
Saa maxaa iga galay wiilkaga dhagaha la odaygu 😂 caadi maaha ilmihiisii uu dayacay ayuu leyagay lacag keena maba xishonayo indho adkaa😂
Wcs abayo
WCS abaayo
Sax weye hooyo abraar nolosha adag way jirtaa samir baa lagu jogaa aduunkan
😢 ilahay amarkii hoyo taa maaha waa magac u yaal
Keep going🎉❤
Qalad kii hore hadana dambi dilbay ku darsatay subxanallah aaqiradeeda ayay ku ciyaartay
subxanalaaha ilaahay calaamo kaa ifiye
🎉🎉🎉 waaaw hambalyo 300 subscribe mash Allah 1k ayaa socarfaysa xabibti kabadan aa u qalantaa
Thankis
Wcs abaayo waa qiso xanuun badan😢😢
Gabadha hoyaded ayaa u sababtay wixii ku dhacay waayo ilmo 4 sano jira laga waday maba ay ka daba tagin subxanallah ayeyaduna xasad bay ahayd alx hadayba ka gaartay 😢 ala maxaa ilmo aduunka lagu cadabay