HUSSEIN AWIL
HUSSEIN AWIL
  • Видео 45
  • Просмотров 25 561
lixdan caado ka gudub, adigoo maskaxdada dhisaaya
lixdan caado ka gudub, adigoo maskaxdada dhisaaya
Просмотров: 646

Видео

labadan system balanced haku ahaadaan markasto
Просмотров 59628 дней назад
t.me/Hussein_awil
habit ama caado noce ubahantahay?
Просмотров 577Месяц назад
t.me/Hussein_awil
phsycology trading - HORDHAC
Просмотров 851Месяц назад
t.me/Hussein_awil
shaxda forex practical casharka 7 aad
Просмотров 8242 месяца назад
t.me/Hussein_awil
shaxda forex - casharki 6aad
Просмотров 5372 месяца назад
t.me/Hussein_awil
shaxda forex - casharka 5 aad
Просмотров 4623 месяца назад
t.me/Hussein_awil
Shaxda forex - casharka 4aad
Просмотров 4373 месяца назад
t.me/Hussein_awil
SHAXDA FOREX- CASHARKA 3AAD
Просмотров 6953 месяца назад
t.me/Hussein_awil
Shaxda forex- casharka 2aad
Просмотров 7133 месяца назад
t.me/Hussein_awil
SHAXDA FOREX- CASHARKA 1 AAD
Просмотров 1,4 тыс.3 месяца назад
SHAXDA FOREX- CASHARKA 1 AAD
SHAXDA FOREX LAGU FAHMO - HORUDHAC
Просмотров 7223 месяца назад
t.me/Hussein_awil
PIN BAR - RANGING MARKET - CASHARKI 23 AAD
Просмотров 6197 месяцев назад
PIN BAR - RANGING MARKET - CASHARKI 23 AAD
PIN BAR, TRENDING MARKET - CASHARKI 22 AAD
Просмотров 4027 месяцев назад
PIN BAR, TRENDING MARKET - CASHARKI 22 AAD
PIN BAR STRATEGY - CASHARKA 21 AAD
Просмотров 4707 месяцев назад
PIN BAR STRATEGY - CASHARKA 21 AAD
TOP DOWN ANALYSIS - CASHARKA 20 AAD
Просмотров 5117 месяцев назад
TOP DOWN ANALYSIS - CASHARKA 20 AAD
IS WAAFAJINTA TECHNICAL IYO FUNDEMENTAL - CASHARKA 19 AAD
Просмотров 4057 месяцев назад
IS WAAFAJINTA TECHNICAL IYO FUNDEMENTAL - CASHARKA 19 AAD
RANGING MARKET - CASHARKA 18 AAD
Просмотров 3237 месяцев назад
RANGING MARKET - CASHARKA 18 AAD
QAABKEE LOO ISTICMAALAA TRENDING MARKET - CASHARKA 17 AAD
Просмотров 4087 месяцев назад
QAABKEE LOO ISTICMAALAA TRENDING MARKET - CASHARKA 17 AAD
TRENDING - CASHARKA 16 AAD
Просмотров 4567 месяцев назад
TRENDING - CASHARKA 16 AAD
MARKET STRUCTURE - CASHARKA 15 AAD
Просмотров 4497 месяцев назад
MARKET STRUCTURE - CASHARKA 15 AAD
CHART PATTERNS - CASHARKI 14 AAD
Просмотров 3747 месяцев назад
CHART PATTERNS - CASHARKI 14 AAD
CHART PATTERNS - CASHARKA 13 AAD
Просмотров 3367 месяцев назад
CHART PATTERNS - CASHARKA 13 AAD
CHART PATTERN - CASHARKA 12 AAD
Просмотров 4257 месяцев назад
CHART PATTERN - CASHARKA 12 AAD
CHART PATTERN - CASHARKA 11 AAD
Просмотров 5187 месяцев назад
CHART PATTERN - CASHARKA 11 AAD
CHART PATTERN - CASHARKA 10 AAD
Просмотров 6207 месяцев назад
CHART PATTERN - CASHARKA 10 AAD
CHART PATTERNS - CASHARKA 9 AAD
Просмотров 6717 месяцев назад
CHART PATTERNS - CASHARKA 9 AAD
CHART PATTERNS - CASHARKI 8 AAD
Просмотров 5487 месяцев назад
CHART PATTERNS - CASHARKI 8 AAD
CANDLE STIC PATTERN - CASHARKA 7 AAD
Просмотров 5407 месяцев назад
CANDLE STIC PATTERN - CASHARKA 7 AAD
CANDLE STICK PATTERN - CASHARKA 6 AAD
Просмотров 5978 месяцев назад
CANDLE STICK PATTERN - CASHARKA 6 AAD

Комментарии

  • @user-ty3jo6lf5s
    @user-ty3jo6lf5s 5 дней назад

    Allh ku xifdiyo ustaadii❤

  • @Aurojamal
    @Aurojamal 9 дней назад

    Ustaad telegram kaga ayaaan ku cusbahay waxan ubahanay ina barto strategiyadada cusub ee HA strategy igu caawi pls

  • @Maxamedcabdiraxmaan-bd6qr
    @Maxamedcabdiraxmaan-bd6qr 15 дней назад

    Mashallah ustaad❤

  • @kingbilowfamily3807
    @kingbilowfamily3807 18 дней назад

    Keep going wax badan kaa faa idey

  • @kingbilowfamily3807
    @kingbilowfamily3807 18 дней назад

    Keep going ustaadi cascara saan ku wad

  • @IbrahimAdan-m3x
    @IbrahimAdan-m3x 19 дней назад

    No soo badi ustadii❤❤❤

  • @Drmohamedhassanali
    @Drmohamedhassanali 20 дней назад

    Ustaade ninkaas burka waa ku qasay qaylu kaala daalay kk Mashallah casharadaada aad ayaan oga faaiday Eebbe cimrigaaga iyo cilmigaaga hakuu siyaadiyo

  • @LiibanAbdi-n4s
    @LiibanAbdi-n4s 21 день назад

    Thanks mwalimu hussein awil

  • @abasali8609
    @abasali8609 21 день назад

    Ustaad shukran Diyar ayaan unahy inow sow badi cashirada phsycology kusabsan

  • @kasbow304
    @kasbow304 22 дня назад

    Ustaad ilaa iyo meqaa malmod Aya wathi donta ilen wxa bilawdo 4 barii masoonini😂😂

  • @abasali8609
    @abasali8609 22 дня назад

    Aniga waxaan ahy reflective waayo mararka qaar tredka ayaaba idhafa intaan plan keyga hubi isdha haayo Ustaad adigana mahad sanid illahy abaalmarin tada janada hakaga dhigo Waxan kacod san lahaa aniga ahaan qababka fundamentalka suqa loo aqriyo iyo sentimental kaba inaa muqalo noga sow dubto mahad sanid🙏

  • @mohamedAlnuur33
    @mohamedAlnuur33 24 дня назад

    aad baad umahadsantahy ustaad khibradaada iyo advice kaaga waa u baahanahy, meel deggan oo aan mashquul ahayn kasoo gal casharada xiga.

  • @Maxamud_yaasin-ns7xd5ge9
    @Maxamud_yaasin-ns7xd5ge9 26 дней назад

    Thanks Ustad

  • @mohamedabdirahmanmohamed9400
    @mohamedabdirahmanmohamed9400 26 дней назад

    Ustaad hussein jazaakallah qeyr waxbadan ayaan ka faaidey muqaalkan telegram kaaga xalay ayaan ku soo biiray yar aan sxbnahay ayaa iso share gareeyay sababtaa oo ii siiyay ayaa ah casharada phschology-ga in aad ka hadasho inta badan anaa casharadaas ayaan aad u raadin jiray so aad ayaan kaaga mahadcelinayaa sida aad iaku xil saartay in aad noo faaideyso markale jazaakallah qeyr ustaadi.

  • @Maxamedcabdiraxmaan-bd6qr
    @Maxamedcabdiraxmaan-bd6qr 26 дней назад

    Mahadsanid ustaad

  • @Maxamedcabdiraxmaan-bd6qr
    @Maxamedcabdiraxmaan-bd6qr 26 дней назад

    Mahadsanid ustaad❤

  • @Maxamedcabdiraxmaan-bd6qr
    @Maxamedcabdiraxmaan-bd6qr 26 дней назад

    Mahadsandi ustaad

  • @engahmedsection5071
    @engahmedsection5071 27 дней назад

    Mahadsanid, ustaad 100%. Powerfull lesson.

  • @zalahabdi5501
    @zalahabdi5501 27 дней назад

    Ustaad jasakalaah fundamental ka soo had I.a

  • @cabdinasir740
    @cabdinasir740 27 дней назад

    I.a waxaan rajeenaa inaan ku guulesto aniga iyo inta ilamid i.a

  • @Buneeste
    @Buneeste 27 дней назад

    Mahadsanid walal

  • @hassotrippya8720
    @hassotrippya8720 28 дней назад

    Ustaad ani ardeyda discord kujiira 👍 challenge hada jojiise wxkle majiran miya ustaad ❤ casharo iyo cilmi ziyada ka sugeyne 😢 bl melahas nalagaso xarir nyw san indaha 👀 ogu tageyne wan yabane😮😂

  • @abdirizakmusemohamed2927
    @abdirizakmusemohamed2927 28 дней назад

    Shukrn sxb aad iyo aad ayu ii dhiirageliyay cadhiradan psychology wax badan aya ii kordhay🎉

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 28 дней назад

    Ustaad maxaa sababi karo inaad sugi wayso inta ruleskaga uu suuqu dhamays tiryo deedna aa position furtid oo qasaartid tank you

    • @HUSSEINAWIL
      @HUSSEINAWIL 28 дней назад

      Waxaa sababa maskaxdaada oo ku amarto, waxa larabaa in maskaxdaada aad ka adkaatid oo adiga amartid

  • @user-us4kw5bv9n
    @user-us4kw5bv9n 28 дней назад

    Maatay igu dhacday lacagtii aan London faaiiday New York baan intaan trade gareeyay faaiidadii London iyo accoun kii 20%dhown🤕

    • @HUSSEINAWIL
      @HUSSEINAWIL 28 дней назад

      Cafio, new york qashin waaye iska ilaali....london isbar

  • @maxamedaxmedcabdi7892
    @maxamedaxmedcabdi7892 28 дней назад

    Sxp aad baad umahad san tahay wlhy wax kuman dollar la siiyo aady si free ah nogu sheegty thanks bro imbadan ani ahaan waxaan ka codsan lahaa wll overtrading sida loo joojiyo iyo sida saxda ah maalinkii meeqa trade ubahan tahay

  • @hamdahuseen4679
    @hamdahuseen4679 28 дней назад

    Maashaa allaah tabaaraka raxmaan allaah ha ku xifdiyo habo aniga ayaad iga hadleysaa. Noosoobadi waan u baa hannahay. جزاك الله خيرا أستاذ

    • @HUSSEINAWIL
      @HUSSEINAWIL 28 дней назад

      Isoo qabo so kuma dhihin habo Husseinawil222@gmail.com

  • @mohamedkhalif6913
    @mohamedkhalif6913 28 дней назад

    ustaad stragety ka ga nabar plus setupz

  • @yussufabdullahi2188
    @yussufabdullahi2188 28 дней назад

    Allah haku sharfo sxb ...qof wax tarleh oo bulshada anfacaya tahy ...keep going 😊

  • @XilkasXaaji-ij5yc
    @XilkasXaaji-ij5yc 28 дней назад

    Shukran ustd Allah ka abaalmariyo😊

  • @adeshyare-h3o
    @adeshyare-h3o 28 дней назад

    thank you so much bro aniga waxan umaleya almost 3 week ayan kugu xiranahy in a real sense wax badan ayan kaafaiday i wish inan numberkada helo ....... i have one problem about forex waxan si tos ah ugu jira 3month Demo inan ku trade gareyo dhib ayey igu tahay live acount practice kuso ayan ku qanacsanahy almost 300usd wan gubay

    • @HUSSEINAWIL
      @HUSSEINAWIL 28 дней назад

      Sxb dadaaal maskaxdaadana dhis, inaa maskaxdaada dhistid unbee ku jirtaa guusha Husseinawil222gmail.com Gmailkaas igala soo xiriir....lambrka public maso dhigi karo..

  • @IscoAde
    @IscoAde 28 дней назад

    Buugagtas tlegrn noo sheeg sheekh

  • @bishaarougbaad5505
    @bishaarougbaad5505 28 дней назад

    Ustaaad wada kaftana m a😂

  • @abdirizakmusemohamed2927
    @abdirizakmusemohamed2927 28 дней назад

    Mahsanid ustaad🎉

  • @abdirizakmusemohamed2927
    @abdirizakmusemohamed2927 28 дней назад

    M.a ustaad wax badan baa iibaxay waxan ku dhibanaay reflective

  • @omarbariire8385
    @omarbariire8385 28 дней назад

    Mahadsanid sxb sare you're info wax badan baa ii baxay shukran yaa akhii

  • @abdirizeckabdirrahmantarab7789
    @abdirizeckabdirrahmantarab7789 28 дней назад

    Thanks sxp, Role Model ❤

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 28 дней назад

    I am so happy your motivation and make us more successful trader in the future

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 28 дней назад

    Book ta waxa nosodhigtaa telegram ka ustad

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 28 дней назад

    Boogagta

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 28 дней назад

    Reflexive aya ahay badanaa ustad

    • @HUSSEINAWIL
      @HUSSEINAWIL 28 дней назад

      Xalka waa fahante maohoo

    • @hassanmuse3873
      @hassanmuse3873 28 дней назад

      Haa ustad book gagta hada heyso pdf ka wax karabna inaa nosidirta wan kaweynayr

  • @yussufabdullahi2188
    @yussufabdullahi2188 28 дней назад

    Thank you brother...Allah haka abal mariyo aduun iyo akhirba inshaallah Hahilmamin books ka inad nosodirto . Mahadsanid

  • @bashirmohamed7818
    @bashirmohamed7818 29 дней назад

    Thanks for educating and encouraging us every single minute, my Allah reward you now and hereafter ustaad.

  • @nuursalaad9223
    @nuursalaad9223 29 дней назад

    Books ka intee ka heli karnaa ustaad

  • @abdurahmanyusufmealin1912
    @abdurahmanyusufmealin1912 29 дней назад

    Thanks 4 ur advise and motivation ❤

  • @maalfx-d2t
    @maalfx-d2t Месяц назад

    Ustaad 10 years ayaan ku jiraa maa dhahday

  • @maalfx-d2t
    @maalfx-d2t Месяц назад

    10 years Maa dhahday

  • @user-gz7no7yu5z
    @user-gz7no7yu5z Месяц назад

    mamalaynkaro faaidadaan kaa faaiday heer waxaan marayaa candle ku ihago

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 Месяц назад

    Maolimow risk mangement cashar ka Soo duub adoo mahadsan I,a

  • @luulsalaad605
    @luulsalaad605 Месяц назад

    Aan kala soo xidhiiddha