Sabir Ahmed
Sabir Ahmed
  • Видео 101
  • Просмотров 13 019
Ma doonrysaa inaad 2 bilood guuleyste dhab ah ku noqoto.
Ma dooneysaa in aad 2 bilood kaliya guuleyste dhab ah ku noqoto.
I have a programm for you.
#development #motivation #subscribe #like #share #time #selfhelp #comment
Просмотров: 46

Видео

Sida Loo Helo Macaamiil Daacad Ah-Tallaabooyinka Fudud Ee Guusha
Просмотров 697 часов назад
#development #motivation #time Sidee Loo helaa customer #skills
Master class:Copywritting Bilaaw Ilaa Dhamaad ku baro si Bilaash Ah.
Просмотров 19414 часов назад
#development #motivation #subscribe#copywritingforbeginners Master class ;Barashada xirfada copywriting ka from begginer to advanced. #time #share #like #change
Sidaan 1M Uga sameeyay Online ka -6 talaabo oo Fudud.
Просмотров 198День назад
Ma rabtaa inaad gurigaaga jooga lacag ka sameyso adoo isticmaalaya xirfado digital ah? Muuqaalkan waxaan kuugu sharaxayaa xirfadaha ugu muhiimsan ee digitalka, sida qoraalka suuqgeynta, naqshadeynta, iyo samaynta fiidiyowyo, kuwaas oo kaa caawin kara inaad shaqooyin online ah ka hesho. Hadda bilow safarkaaga si aad u horumariso xirfadahaas oo aad lacag u samayso adiga oo aan guriga ka bixin!
Xirfadii Noloshaada Badali laheed 2024;Copywriting 6 Talo oo Muhiim ah.
Просмотров 24414 дней назад
Baro 6 Talo ee ugu muhiimsan copywritingka. Xirfadaan waa xirfada ugu muhiimsan xirfadaha suuq geynta iyo iibka. Waxaan soo wadaa asbuucaan barnaamij aan ugu magac daray Guul Doon digital, kaas oo aan idinku bari doono xirfadaan sidii aad productive u noqon laheed iyo sidii aad clients u heli laheed. Group whats app Ayaan sameeyay check the link below ⬇️ chat.whatsapp.com/FpKY16KoKv13r16Wd5uR3Y...
Sideen Ugu guuleysatay Examkega IGCSE.My 3 steps.
Просмотров 16114 дней назад
3 farsamo oo aan u adeegsado exam diyaarinta, Iina sahla in imtixaankaas aan ku pass oo aan ka gudbo.Waliba aan galo kaalmaha hor hore. #development #subscribe #selfhelp #time #motivation . Facebook:Sabir Ahmed TikTok:Heersare content creator Whatsapp: 254114730088 Copywriting_ hadii Aad daneeneyso barashada xirfadaaan sidookale Ila soo xiriir,si toos ah. #subscribe #like #share #Comment
Hoggaaminta Naftaada: Sida Aad Isugu Hogaamin Karto Guul
Просмотров 39921 день назад
#development #subscribe #motivation #time Ma rabtaa inaad noqoto qofka ugu wanaagsan ee noloshaada hogaamiya? Ku soo biir casharkaan si aad u barato muhiimadda hoggaaminta naftaada. Waxaan ka hadli doonaa sida aad naftaada ugu qasbi karto inaad u dhaqaaqdo, u qorsheysato, ugana adkaato caqabadaha nololeed. Haddii aad rabto inaad guulo weyn gaarto, hoggaaminta naftaada waa tallaabada koowaad.
2 Saacadood Maalin Walba: Maalgelinta Naftaada.
Просмотров 21021 день назад
#development #motivation #subscribe #time Ma ogtahay in kaliya 2 saacadood oo maalin walba la maalgeliyo ay bedeli karto noloshaada? Muuqaalkan, waxaan kaga hadli doonaa sida aad naftaada ugu maalgelin karto si caqli badan oo hufan, oo ay ka mid yihiin waxbarashada, horumarka shakhsi ahaaneed, iyo in aad horumariso xirfadahaaga. Waxaan si gaar ah diiradda u saari doonaa sida waqtigaaga kooban u...
5 Qodob oo Noloshaada Kor u Qaadi Kara.5 steps that can change your life.
Просмотров 24421 день назад
Ma rabtaa inaad noloshaada horumariso? Halkaan waxaad ka baran doontaa 5 arrimood oo muhiim ah oo kaa caawin kara inaad gaarto guulo waaweyn, noloshaada hagaajiso, kuna dhiirato inaad horumar la taaban karo sameyso. #motivation #hormarka #change #share #comment
“Sideen Ku Gaaray 500 Subscribers: Talooyin Fudud oo Kaa Caawin Kara Kobacaaga YouTube-ka!”
Просмотров 50621 день назад
“Fiidiyowgan, waxaan idinla wadaagayaa safarkeyga RUclips-ka iyo sida aan ku gaaray 500 subscribers. Waxaan kuu soo bandhigayaa talooyin muhiim ah oo kaa caawin kara inaad si dhakhso leh u kobcisid channel-kaaga. Haddii aad dooneyso inaad barato farsamooyinka iyo istiraatiijiyadda aan isticmaalay, fiidiyowgan waa kugu habboon yahay. Ha iloobin inaad is-diiwaangeliso si aad u hesho talooyin iyo ...
3 Bilood Ayaan ku xaqiijiyay Ahdaaf badan.
Просмотров 9928 дней назад
#development #motivation #selfhelp #like #time #subscribe 3 bilood gudahood Ayaan waxaan ku xaqiijiyay ahdaad aad u waaweyn. Ogaaw oo muuqaalkaan dhaneyso.
Maxaan udhageysanaa.Arin Cajiib Ah.
Просмотров 90Месяц назад
#development #subscribe #selfhelp #motivation #share #time #hormarka Maxaan udhageysanaa dadka aan wax yaabaha macnaha leh ka hadlin waxna aan Nagu soo kordhin. 2 siyaabood oo eey udhibaateenayaan noloshaada.
Sida aan ugu guuleystay Ardaynimo iyo YouTuber.
Просмотров 321Месяц назад
#development #motivation #subscribe #time Sida aan ugu guuleysatay noqoshada arday iyo RUclipsr. 3 step oo ii shaqeysay fudud hadii aad raacdana aad ku guuleysan doonto. #subscribe #share #like #comment
Sidaad riyadaada urumeen karto.3sheeg
Просмотров 99Месяц назад
Sidaad riyadaada urumeen karto.3sheeg
Sidee isku Bari Kartaa Vedio Editing ka.
Просмотров 232Месяц назад
Sidee isku Bari Kartaa Vedio Editing ka.
7 waxyaabood oo Muuhiim u Ah Copywrritting|Baro sida loo noqdo qoraa wanaagsan.
Просмотров 96Месяц назад
7 waxyaabood oo Muuhiim u Ah Copywrritting|Baro sida loo noqdo qoraa wanaagsan.
Waa la helay Xalkaaga Ganacsade:
Просмотров 54Месяц назад
Waa la helay Xalkaaga Ganacsade:
2 Sheey Oo Nolosheyda Badalay.Sirta Guusha
Просмотров 117Месяц назад
2 Sheey Oo Nolosheyda Badalay.Sirta Guusha
Ku noolaaw Maanta! Sirta Guusha
Просмотров 113Месяц назад
Ku noolaaw Maanta! Sirta Guusha
Noloshu Waa TACAB Ubaahan Hal adeeg Part 1.
Просмотров 397Месяц назад
Noloshu Waa TACAB Ubaahan Hal adeeg Part 1.
7 Steps Sirta Guusha Iyo Hormarka Buuga No Excuses!
Просмотров 139Месяц назад
7 Steps Sirta Guusha Iyo Hormarka Buuga No Excuses!
Sidee Isku Baray English iyo Skills kale .How Did i teach myself .
Просмотров 894Месяц назад
Sidee Isku Baray English iyo Skills kale .How Did i teach myself .
Kamid Noqo 1% Ugu Horeeya Dadka.Daawo Muuqaalkaan.
Просмотров 189Месяц назад
Kamid Noqo 1% Ugu Horeeya Dadka.Daawo Muuqaalkaan.
Sdii aan Nafteyda Uga Guuleystay.2 sheey Samee.
Просмотров 114Месяц назад
Sdii aan Nafteyda Uga Guuleystay.2 sheey Samee.
Marabtaa Inaad Guuleysato.Daawo Muuqaalkaan|| Do you wanna success Watch This Vedio
Просмотров 310Месяц назад
Marabtaa Inaad Guuleysato.Daawo Muuqaalkaan|| Do you wanna success Watch This Vedio
Jooji Isbarbardhiga . waa Cadawga Guusha| Don’t Compare.
Просмотров 74Месяц назад
Jooji Isbarbardhiga . waa Cadawga Guusha| Don’t Compare.
3 Caado oo xun xun kaana Hortaagan Guusha|3 Bad Habits That Holding You Back From Success.
Просмотров 106Месяц назад
3 Caado oo xun xun kaana Hortaagan Guusha|3 Bad Habits That Holding You Back From Success.
5 Qodob Naftaada Kubadal| My 5 Steps To Change
Просмотров 158Месяц назад
5 Qodob Naftaada Kubadal| My 5 Steps To Change
7 Qodob oo aad wax isku Bari karto|7 steps for Self Education.
Просмотров 286Месяц назад
7 Qodob oo aad wax isku Bari karto|7 steps for Self Education.
Qaladkaan iska Ilaali| Masameesa mistake.
Просмотров 512 месяца назад
Qaladkaan iska Ilaali| Masameesa mistake.

Комментарии