Iftiin
Iftiin
  • Видео 83
  • Просмотров 130 115

Видео

Gudniinka gabdhaha diinta maxay ka qabtaa?
Просмотров 254 месяца назад
Gudniinka gabdhaha diinta maxay ka qabtaa?
Fursadaan wayn yaysan idin dhaafin muslimiiney!
Просмотров 214 месяца назад
Fursadaan wayn yaysan idin dhaafin muslimiiney!
u hiili Hargeysa oo garab istaag walaalahaaga (Suuqa Waaheen)
Просмотров 322 года назад
#Bergen #Norway
Qof muslim ah uma dabaal degi karo sanad cusub!
Просмотров 232 года назад
Qof muslim ah uma dabaal degi karo sanad cusub!
Baaq muhiim ah oo ku socda shacabka soomaaliyeed!
Просмотров 172 года назад
Shacabka soomaaliyeed awood ma lahan miyaa oo ay dagaalada ku jiojiyaan? Iyaga nabadooda ma ilaashan karaan miyaa?
Mala dhihi karaa merry christmas? Gaalada ciidahooda …..
Просмотров 392 года назад
Dad badan ayaa fahansaneen christmas iyo waxa uu yahay, oo iska merry christmas. #Subscribe #noosaar!
Ilmaha marba dal cusub loola guuro maxaa ku dhaca? M Dheere
Просмотров 382 года назад
Waa kalmad kooban aan kaga hadlaayo ilmaha marba dal cusub loola guuro Iyo waxa ka dhalan kara. Ha gudbin hadii aad waalid tahay
Wareysi muhiim ah oo ku saabsan Doorashada dalka Norway 2021
Просмотров 283 года назад
Waa wareysi aad u qiima badan!
Dhaqan xumada Farxiya Cabsiiye iyo kufsiga! M dheere
Просмотров 1213 года назад
Ma lagu tilmaami karaa zino xiriir 2 is qabta? #Subscribenoosaar
Sh Mustafe Dhulka gaalada isaga taga
Просмотров 1,9 тыс.3 года назад
Dadkii wuu sii milmayaa culuma iyo caamamaba. Sh mustafe “Dalkaagaa kuu dadnimo,diin iyo dhaqan fiican, oo waliba qof xor ah oo la qiimeenaaya tahay.” Talo wuu na siiyay Shiikha laakin cid qaadaneysaa iska yar. #Subscribenoosaar
Furiinka oo ku soo batay soomaalida Norway! M dheere
Просмотров 413 года назад
Furiinka oo ku soo batay soomaalida Norway! M dheere
Muxaadaro Qabyaalada iyo cirib xumideeda Sh Umal
Просмотров 2053 года назад
Muxaadaro Qabyaalada iyo cirib xumideeda Sh Umal
Balwada sidee iskaaga joojin kartaa bisha soon gudaheeda? M dheere
Просмотров 493 года назад
Balwada sidee iskaaga joojin kartaa bisha soon gudaheeda? M dheere
Fariin ku socota waalidiinta soomaaliyeed oo ku nool Norway iyo wldiinta ku nool dhulalka gaalada.
Просмотров 193 года назад
Fariin ku socota waalidiinta soomaaliyeed oo ku nool Norway iyo wldiinta ku nool dhulalka gaalada.
Sacuudiga mala soomi karaa hadii waqtiga soonka uu dheeryahay Sh Yuusuf
Просмотров 493 года назад
Sacuudiga mala soomi karaa hadii waqtiga soonka uu dheeryahay Sh Yuusuf
Muxaadaro ku saabsan Soonka iyo Koroonaha Sh Yuusuf Axmed
Просмотров 313 года назад
Muxaadaro ku saabsan Soonka iyo Koroonaha Sh Yuusuf Axmed
Fariin ku socota soomaalida Norway lacagta NAV! M dheere
Просмотров 1113 года назад
Fariin ku socota soomaalida Norway lacagta NAV! M dheere
Qabyaalad la qaawiyay ma aragtay?
Просмотров 753 года назад
Qabyaalad la qaawiyay ma aragtay?
Sh Umal oo ka sheekeeyay nin Khamrada Faransiiska .......
Просмотров 833 года назад
Sh Umal oo ka sheekeeyay nin Khamrada Faransiiska .......
Guri jooga Koroonaha(COVID 19) iyo dhibaatooyinka uu u gaysto nafsad ahaan(psychologically). C basit
Просмотров 313 года назад
Guri jooga Koroonaha(COVID 19) iyo dhibaatooyinka uu u gaysto nafsad ahaan(psychologically). C basit
Koroonaa igu dhacay! COVID-19
Просмотров 543 года назад
Koroonaa igu dhacay! COVID-19
khabib nurmagomedov leading Salah (imaam ah)
Просмотров 343 года назад
khabib nurmagomedov leading Salah (imaam ah)
Ma dhacdaa inaad ilaahay danbi kala ganban wayso oo dadka kala ganbato? M dheere
Просмотров 253 года назад
Ma dhacdaa inaad ilaahay danbi kala ganban wayso oo dadka kala ganbato? M dheere
Dugsi Quraan Soomaaliya, Ku bar caruurtaada qur'aanka 2 sano!
Просмотров 193 года назад
Dugsi Quraan Soomaaliya, Ku bar caruurtaada qur'aanka 2 sano!
Dhibaatooyinka uu Anyaxa ku haayo Beeralayda
Просмотров 834 года назад
Dhibaatooyinka uu Anyaxa ku haayo Beeralayda
Anyax ku soo dul dagay Hargeysa
Просмотров 484 года назад
Anyax ku soo dul dagay Hargeysa
Beerta Libaaxyada Hargeysa Soomaaliya
Просмотров 3,9 тыс.4 года назад
Beerta Libaaxyada Hargeysa Soomaaliya
Soomaali banooni baashaalooso (qaybtii 2aad)
Просмотров 1764 года назад
Soomaali banooni baashaalooso (qaybtii 2aad)
1da Luulyo Bushkuleetiga lugta (El Scooter) ayaa lagu soo dhaweeyay
Просмотров 204 года назад
1da Luulyo Bushkuleetiga lugta (El Scooter) ayaa lagu soo dhaweeyay

Комментарии

  • @user-lp3bq7dn1d
    @user-lp3bq7dn1d Месяц назад

  • @SaynabMohaali
    @SaynabMohaali Месяц назад

    😊shiika. Mashallah ❤❤

  • @SaynabMohaali
    @SaynabMohaali Месяц назад

    shiika. Mashallah ❤❤

  • @SaynabMohaali
    @SaynabMohaali Месяц назад

    ❤❤

  • @nuria7486
    @nuria7486 Месяц назад

    Jazakallahu sheikhow ❤❤❤

  • @IBRAAHIMHASSANMOHAMED-wh8qk
    @IBRAAHIMHASSANMOHAMED-wh8qk Месяц назад

    IlaaHay hano ilaaliyo dhamantiin

  • @user-sc6eg9iz1c
    @user-sc6eg9iz1c Месяц назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-sc6eg9iz1c
    @user-sc6eg9iz1c Месяц назад

    Masha'allah 😢😢

  • @Jr33239
    @Jr33239 Месяц назад

    استغفر الله العظيم و اتوب اليه اللهم صل على محمد و على ال محمد كما صلت على ابراهيم و على ال ابراهيم انك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى محمد كما بارك على ابراهيم و على ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم ارحمنى واغفر لى وادخلنى الجنة و اعدنى من النار واعود بك من عداب القبر يا حي يا قيوم يا دا جلال و اكرام

  • @HubiMursal
    @HubiMursal 2 месяца назад

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا الى يوم الدين ❤❤❤❤

  • @abubakaromar5255
    @abubakaromar5255 2 месяца назад

    Maashaa allah shiikh allaha khayar hakusiiyo Khayarkaad noo sheegtay

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr 3 месяца назад

    الله يبارك فيك يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤❤

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr 3 месяца назад

    الله يبارك فيك يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤❤

  • @najmayusuf1456
    @najmayusuf1456 4 месяца назад

    😅

  • @user-si7wg8zu3v
    @user-si7wg8zu3v 5 месяцев назад

    Masha allah ❤❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 6 месяцев назад

    Mashalah

  • @asmacali111
    @asmacali111 10 месяцев назад

    Mansha allah

  • @hodanmaxamuud-mw5kp
    @hodanmaxamuud-mw5kp 11 месяцев назад

    Soomaliya ma adaa kadhigay ish war nodhiga libaxyada soomalilnd ayaa ku dhibaysee😏

  • @user-jb6fn7ns7p
    @user-jb6fn7ns7p Год назад

    ❤mnshallha my famliy😊

  • @umutasnimsalon5357
    @umutasnimsalon5357 Год назад

    Ilahayow ada mahad leh oo cawa sheqan itustay naar iga bad badisay alxamdulilah

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 2 года назад

    Raxmanka waxan ka bàryin inu i siyo nin sheikh axmed jawhari o kle ah alahu ma aamin

  • @abdimalikmohamed3165
    @abdimalikmohamed3165 2 года назад

    Asc wll si fuduud oo aan norway ku inaan karo ma,iisheegi kartaa🥳

  • @Mariamitio
    @Mariamitio 3 года назад

    Fathia ayaad ku khafifteen. God bless ina Absieh

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 3 года назад

    Negative comments ma qoro lakiin Fatxiya Cabsiye eey dadka qaar uga dhagtay, Fatxiya wax qalad ah ma sheegin runta ayeey ka hadashay gabdho badan oo Somaliyeed ayaa dhiban waana wax dhici karo. Nimankii gabdhaha xasaaskooda fara xumeeynaayay ma u dahaa xaaskooda. Nimanka Somaliyeed xaqooda haka soo baxaan, Fatxiya afkoodana haka saraan ee difaaca eey iskula taganyihiin ha dayaan. Hadii nin laga hadlo waaba soo wada istaagayaan

    • @Iftiin
      @Iftiin 3 года назад

      Walaal ilaahay khayr haku siiyo marka 1aad. Marka 2aad vidiyowga ma wada daawatay? Tan xigta fahan waxa laga hadlaayo. In rag badan ay dumarkooda dhibaayaan waa sax. Qof diidi karo ma lahan. Su’aasha waxaa waaye nin iyo naag is qabo sariirta wixii ku dhex maro oo sharci ah in lagu tilmaamo kufsi ma saxbaa? Kufsi oo laga wado zino qasab ah. Siduusan ninka u diidi karin meherka ayee u diidi karin. Nin haduu maanta imaado oo uu dhaho raali kama ihi meherkii waayo raali kama ihi meher intaas la eg. Lagama yeelaayo xoogaana looga qaadaa meherka. Sidoo kale xaaska waxay ninka ogolaatay maalintii la guursaday. Wayna ogeed in sariir inay sugeyso. Ugu danbeen qeexida zinada diintaa leh qof kale ma qeexi karo. Zina waaye 2dii is qabin oo iyagoo raali ah ama ahayn isku taga. Rag iyo dumar ma’aha arinta. Arinta waa ilaahay wuxuu baneeyay ma la xaaraantinimee karo. Vidiyowga daawo in shaa allaah waa qancee.

    • @khadijahassan7130
      @khadijahassan7130 3 года назад

      @@Iftiin Insha'Allah waan isku dayaa in aan wada daawado lakiin inta badan nimanka Somaliyeed weey isku hiiliyaan, marka kufsiga dumarka imaato lama arko hadalka badan. Marka ilaaheey xaqa ha'na tuso hanagana dhigo dad mar walba wanaaga faa'fiyo 🤲

    • @Iftiin
      @Iftiin 3 года назад

      @@khadijahassan7130 Aamiin

  • @bbhassan4233
    @bbhassan4233 3 года назад

    Maashaa allaah illahay ha kaa ajarsiiyo.waanadada iyo baraarujinta guud. Wallaalaha Reer Bergen Illahay ha ka dhigo kuwii waanada waata kuna dhaqma. Ogaada samirka iyo dulqaadka waa tiiirka isku haya qooyska.

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
    @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 3 года назад

    Allaha unaxariiste jazahullahu kheryn

  • @muha3019
    @muha3019 3 года назад

    maha soomaaliya ee wAa somaliland wxd qorayso horta ufirso😏

    • @adanabdi7737
      @adanabdi7737 3 года назад

      Maxa soomaali ayad wali wadataa kkkkkkk hada rabto inaad soomanimada diido Kenyan ama nagarian sheego magaca iska reeb

    • @muha3019
      @muha3019 3 года назад

      @@adanabdi7737 oo wx ku weydiye soomaalinimadu maa calan meel laga tagto misa dad baa iska sheegta hhhhh waad iga qoslisay abti somalinimadu maha in aad tidha somali weyn baan ahay hye wx isheegta somalida jabuuti iyo itoobiya even somaliland jooga soomaali maha xata afka saxda abti iyo maah maahya even gabaya iyo abwaana ugu cansan gaygi soomaalidu dagto waa reer somaliland orod oo soo dhagayso maansada abwaan yaxye yabash ee soomaalinimada marka ila kalay soomaalinimo

    • @hodanmaxamuud-mw5kp
      @hodanmaxamuud-mw5kp 11 месяцев назад

      Soomalidu waxay meel ugaadhi wayday waxaba isuma ogola😅

  • @marwokhayria3383
    @marwokhayria3383 3 года назад

    Masha alha qoys ku dabadayasho mudn💑alha idin xafido🤲

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 года назад

    Manshallah manshallah Geesi smart Allaha ku cafido.

  • @apsameupdy988
    @apsameupdy988 3 года назад

    Libaxyada soo jiidasho ayay leeyihiin waligayn man arag sanaag baan joogaayooo

  • @ruuneyhaaji924
    @ruuneyhaaji924 3 года назад

    Kkkkkkk masha Allah walahi tuntiis waaye

  • @muhiimcadey4976
    @muhiimcadey4976 3 года назад

    H

  • @khadroqaraninamohamed4621
    @khadroqaraninamohamed4621 3 года назад

    Masha allh qos qaliya alle habarakeyo famil qurux badan

  • @shabcaanchanal6670
    @shabcaanchanal6670 3 года назад

    magaci

    • @Iftiin
      @Iftiin 3 года назад

      Xanafi aa la dhahaa facebuugii waa Hanafi A Nuur

  • @Iftiin
    @Iftiin 4 года назад

    Walaal hadii aad ka heshay vidiyow yadeeda midkood liketa hanala dhaafin! Mhdsnd

  • @eng.nimcaanababiino742
    @eng.nimcaanababiino742 4 года назад

    O

  • @umuahlam1103
    @umuahlam1103 4 года назад

    Ma

  • @Iftiin
    @Iftiin 4 года назад

    Ka dhiibo ra’yigaaga ku aadan cunsuriyada aan inaga dhexdeena isku hayno! Mhdsnd!

  • @nasrijuka7282
    @nasrijuka7282 4 года назад

    Masha allah allha xifdo waa dad mudan in lagu daysado xaqiiqdiii

  • @nafisonalka3913
    @nafisonalka3913 4 года назад

    Kalsooni isu kuqab qoyska

  • @nafisonalka3913
    @nafisonalka3913 4 года назад

    Man sha allah alleh ha barkeeyo wan jecelahy no timaday Puntland welcome macalin Ahmed macalin hibo cumar

  • @niciimasiciid3107
    @niciimasiciid3107 4 года назад

    Masha Allah tabarakalah

  • @ahmedabdulahi4202
    @ahmedabdulahi4202 4 года назад

    Masha allaaah tabaragllaaah lamane quruxbadan Ahmed iyo hibo

  • @idilismaaciil8813
    @idilismaaciil8813 4 года назад

    Mach llah

  • @akme2d
    @akme2d 4 года назад

    Wuu mirqaansanyahay kani.

  • @maryamiitaofficial838
    @maryamiitaofficial838 4 года назад

    Mansha allh wll waxaad wadaa khyr ee illhay hakaa jasaaisiiyo dadaalkaad wadana illhay hakugu sugo waa loo bahanyay dad dadka xasuusiya khyrka sii badi daddaalkaaga oo fidyawyada nocanoo kalaa badi insha allh

    • @Iftiin
      @Iftiin 4 года назад

      Hanad Zaki aamiin dhmntnba

  • @khadarcabdiraxmaan3939
    @khadarcabdiraxmaan3939 4 года назад

    waayo waxaad iga jaahil saartay wax naftayda gubayay oo aanan khibrad iyo aqoon ulahayn

  • @khadarcabdiraxmaan3939
    @khadarcabdiraxmaan3939 4 года назад

    sheekh ilaahay khayr haku siiyo ,cilmiga iyo caafimaadkana ilaahay hakuu siyaadiyo

  • @mustafehabarwaa2461
    @mustafehabarwaa2461 4 года назад

    Muslimiintu maxay aaminsanaayeen ashcari iyo maaturiidi kahor

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 4 года назад

    Mashallah