AC Kornayl
AC Kornayl
  • Видео 103
  • Просмотров 300 599
Why Eyl: Discovering Somalia's Untouched Beauty and Rich History
"Eyl: The Hidden Gem of Somalia"
In this captivating documentary, we take you on a journey to Eyl, a historical coastal town nestled in the northeastern part of Somalia's Nugaal region. Divided into the districts of Badey and Daawad, Eyl is renowned for its stunning natural beauty and rich history.
Discover the pristine, untouched beaches and the long coastline that stretches along the Indian Ocean. We'll explore the natural spring waters that sustain life in the area and take a closer look at the historical fort of Sayid Mohamed Abdulle Hassan, a symbol of resistance and pride.
But Eyl is not just about history-it's a town of great potential. From the mesmerizing bioluminescent phenomenon k...
Просмотров: 5 666

Видео

Podcast: soo gudbinta bilicda deegaanka iyo hormarka bulshada
Просмотров 565Месяц назад
Podcast: soo gudbinta bilicda deegaanka iyo hormarka bulshada #podcast #dalxiis #puntland
Behind the scenes of our production 🎥ad video of taxes
Просмотров 1722 месяца назад
Behind the scenes of our production 🎥ad video of taxes
Dhalinyarada iyo Sidey naftoda u hormarin lahayeen _Mohamed Cige
Просмотров 1423 месяца назад
Dhalinyarada iyo Sidey naftoda u hormarin lahayeen _Mohamed Cige
Abdisalan Hareri iyo Amal Village Garowe Puntland
Просмотров 12 тыс.3 месяца назад
Abdisalan Hareri iyo Amal Village Garowe Puntland
Short story: Gulled oo shaqo doon ah iyo Maamule Xaali
Просмотров 1983 месяца назад
Short story: Gulled oo shaqo doon ah iyo Maamule Xaali
Isha Garbado Waterfall Visit in Baidoa, Somalia
Просмотров 9053 месяца назад
Join us on a virtual tour to Baidoa, Somalia, as we explore the breathtaking Isha Garbado Waterfall. Discover the beauty of this hidden gem and immerse yourself in the natural wonders of Somalia. Get ready to be amazed by the stunning scenery and tranquil surroundings of this enchanting destination. Don't miss out on this unforgettable journey to Isha Garbado Waterfall in Baidoa, Somalia! #Baid...
The REAL Life of Somali Content Creators
Просмотров 5 тыс.4 месяца назад
Join me on a journey from Garowe to Mogadishu and Baydhabo as I share the real life of a Somali content creator. From creating videos to connecting with my community, this is the behind-the-scenes look at my life! From Garowe to Mogadishu, Baydhabo: The Real Life of a Somali Content Creator
The Galkacyo Peace Week Video is a Masterpiece
Просмотров 1294 месяца назад
The Galkacyo Peace Week Video is a Masterpiece
Isha Garbado iyo Magalada Baydhabo
Просмотров 1355 месяцев назад
Isha Garbado iyo Magalada Baydhabo
Horyaalka Puntland oo Furmay iyo Ciyaarti Galbta Horseed fc iyo Golaha wakiilada DP
Просмотров 2735 месяцев назад
Horyaalka Puntland oo Furmay iyo Ciyaarti Galbta Horseed fc iyo Golaha wakiilada DP
Baydhabo ayaan booqday markaygi ugu horeysay
Просмотров 1425 месяцев назад
Baydhabo ayaan booqday markaygi ugu horeysay
Safar dheer 3,048 km baan maray 10 bari gudohood Somalia.
Просмотров 1535 месяцев назад
Safar dheer 3,048 km baan maray 10 bari gudohood Somalia.
sheeko dhex martay dhalinyaro iyo nin odey ah iyo fariin mihim ah
Просмотров 2925 месяцев назад
sheeko dhex martay dhalinyaro iyo nin odey ah iyo fariin mihim ah
Safar dalxiis iyo shaqo iskugu jira aan ku tagay EYL
Просмотров 2125 месяцев назад
Safar dalxiis iyo shaqo iskugu jira aan ku tagay EYL
Maxamed Haldoor “Anigu waxan aaminsana maalin maalmaha ka mid ah in aan wariye noqon doono"
Просмотров 1,4 тыс.7 месяцев назад
Maxamed Haldoor “Anigu waxan aaminsana maalin maalmaha ka mid ah in aan wariye noqon doono"
Maxamed Haldoor “waxa ii bilow matay nolol tii u adkeyd ee intii aan noola aan maro ” Part 1
Просмотров 2,3 тыс.7 месяцев назад
Maxamed Haldoor “waxa ii bilow matay nolol tii u adkeyd ee intii aan noola aan maro ” Part 1
Bandhigga buugga Hadhiwaa iyo Mohamed Haldoor #garowe
Просмотров 5328 месяцев назад
Bandhigga buugga Hadhiwaa iyo Mohamed Haldoor #garowe
"Caqabadaha ay lakulmaan Sawirqaadayaasha Soomaaliyeed xiliyada shaqada"
Просмотров 4948 месяцев назад
"Caqabadaha ay lakulmaan Sawirqaadayaasha Soomaaliyeed xiliyada shaqada"
Somali Inventor: Side ayuu u sameyay diyaaradan Shoodhe
Просмотров 5 тыс.11 месяцев назад
Somali Inventor: Side ayuu u sameyay diyaaradan Shoodhe
WAA MAXAY CILADA WEYN EE LAGU ARKAY IPHONE 15 PRO🥵
Просмотров 231Год назад
WAA MAXAY CILADA WEYN EE LAGU ARKAY IPHONE 15 PRO🥵
Galkacyo: A Vibrant City with a Rich History
Просмотров 9 тыс.Год назад
Galkacyo: A Vibrant City with a Rich History
Epic Final Showdown: Mudug vs Nugal at Cawaale Stadium, Galkacyo | Puntland Regional Cup Highlights"
Просмотров 449Год назад
Epic Final Showdown: Mudug vs Nugal at Cawaale Stadium, Galkacyo | Puntland Regional Cup Highlights"
Exploring Eyl Puntland 2023: A Journey Through History and Nature
Просмотров 2,2 тыс.Год назад
Exploring Eyl Puntland 2023: A Journey Through History and Nature
24 saac baan geel jire ahaa Howd iyo galihii geella
Просмотров 7 тыс.Год назад
24 saac baan geel jire ahaa Howd iyo galihii geella
Puntland Cultural Week 8rd Annual Festival
Просмотров 387Год назад
Puntland Cultural Week 8rd Annual Festival
Sundus | Short film | Somalia
Просмотров 416Год назад
Sundus | Short film | Somalia
Garowe iyo jawiga maanta roob🌴 4k Video
Просмотров 4,3 тыс.Год назад
Garowe iyo jawiga maanta roob🌴 4k Video
Maxa sababay in filmka ardey dooda xoogan uu dhaliyo?
Просмотров 212Год назад
Maxa sababay in filmka ardey dooda xoogan uu dhaliyo?
Deganki ugu horeyay ee gobolada waqooyi bari somalia uu gumeystihi talyaniga xero cidan ka sameysto
Просмотров 2,5 тыс.Год назад
Deganki ugu horeyay ee gobolada waqooyi bari somalia uu gumeystihi talyaniga xero cidan ka sameysto

Комментарии

  • @AliDiriye-sb3us
    @AliDiriye-sb3us 2 дня назад

    GAROOWE PUTLAND MY ST MY LOVE❤ WAN IMAN HADAN NOLAHAY INSHAA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ubahmumin
    @Ubahmumin 2 дня назад

    Maansha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarassVlogger90
    @FarassVlogger90 3 дня назад

    Beautiful 🏖️ ❤ Eyl

  • @FarassVlogger90
    @FarassVlogger90 3 дня назад

    Shaqo wangsan

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 7 дней назад

    Nice AI generated voice of David Attenborough

  • @rashiid187
    @rashiid187 7 дней назад

    Nin walba wadankiisa isaga wax ka dhigi kara war inta niorobi maal galinaysiin wadankiina dhista

  • @mohamedali-tt3pt
    @mohamedali-tt3pt 7 дней назад

    Nice job❤

  • @abdullahimuse9230
    @abdullahimuse9230 8 дней назад

    Gacmo dahab 😮

  • @AbdisalamHussein-x7o
    @AbdisalamHussein-x7o 8 дней назад

    very brilliant

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 8 дней назад

    Maasha Allaah, dhulkaana ileen wuu nooqarsanaa, liked it.

  • @rashkabarre
    @rashkabarre 9 дней назад

    I love it

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 9 дней назад

    XEEBAHA. GEESKA AFRICA SOOMAALI BAA LEH ❤ .. NOBODY CAN ATTACK. .❤ ...

  • @hamster_kombat-d4
    @hamster_kombat-d4 9 дней назад

    Berdihii ku yiil isha baydhabo inta gun io baar baxay caleemuhu balaadheer

  • @carayschannel6747
    @carayschannel6747 9 дней назад

    Wow, this historical video is absolutely stunning! The visuals and storytelling brought the past to life in such a captivating way. You have a real talent for making history accessible and engaging. Fantastic work! Horay usoco Koombo

    • @ackornayl
      @ackornayl 9 дней назад

      Saxib aad ba u mahadsanthy

  • @Cabdiraxman..Jilbiska
    @Cabdiraxman..Jilbiska 9 дней назад

    Luuqada Englishku ma luuqadeenii baa, Dalalka dibka u dhacay ee afrikaanka astaamaha lagu garto ayay kamid tahay luuqadooda in ay ka faanaan oo Englishka Ay moodaan luuqad Khayr lagu helayo, Afrikaan Goorma ayay gumaysi miskaxiyeedka ka xoroobi doonaan 😂❓❗

    • @ackornayl
      @ackornayl 9 дней назад

      Si xun hada u fakarto wax kasta wey xuman luqadan wa luqad international ah somali dhaman videoyadeyda kuso gudbiya balse massegeka rabtid in aad adunka la wadaagto waxa logu gudbiya luqad ay fahmayan marka muqalkan maha local walal

  • @FarassVlogger90
    @FarassVlogger90 9 дней назад

    Wonderful

  • @Sawda-cabdinasir-yusuf
    @Sawda-cabdinasir-yusuf 9 дней назад

    Ashqaraar Abshir gacan dahab

    • @ackornayl
      @ackornayl 9 дней назад

      Mahadsanid sowda 😊

  • @YahyeHussein252
    @YahyeHussein252 9 дней назад

    Waaw, it's incredible😍

    • @ackornayl
      @ackornayl 9 дней назад

      Glad you like it!

  • @SadiikOllad
    @SadiikOllad 9 дней назад

    Mansha Allah beautiful EYL Keep going my brother 🙏 ❤

  • @Hirasho-academy
    @Hirasho-academy 9 дней назад

    Amazing best creative video Kornayl ✅

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 9 дней назад

    WAXAAN KU BARAARUJIN LAHA IN XEEBAHA PUNTLAND IN LAGA SOO BILAABO XEEBTA GARACAD ILAA SANAAG LAGU BEERO GEEDKA QUNBAHA OO QURUDA IYO CAAFIMAD FAA,IIDO LEH, BIYIHIISA, SALIID LAGA SAMEEYO IYO CUNTABA. EY XUKUMADA ISKA XILSAARTO

    • @ackornayl
      @ackornayl 9 дней назад

      Aad iyo aad muqalka dhameyso geedo ba logu deqay eyl

    • @warsanxidig9749
      @warsanxidig9749 9 дней назад

      @@ackornayl GEEDO ISKU MID MAHA GEEDKA QUMBAHA WAAKA QURUX IYO WAXTAR BADAN YAHEY GEEDAHA

    • @ackornayl
      @ackornayl 9 дней назад

      @@warsanxidig9749kuwas ba laga dhigay sidan mqly 😊

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 9 дней назад

    Beautifully EYL

  • @ackornayl
    @ackornayl 9 дней назад

    Please subscribe to channel and make sure hit the like and share and give us your feedback to this video in the comment ruclips.net/video/o6olA7K8PlM/видео.html

    • @WuanJeon
      @WuanJeon 8 дней назад

      Please tell me where you got that voice explaining in the background with the old white guys voice i need to use it bro.

    • @mahad005
      @mahad005 8 дней назад

      Just did it. Amazing video.

    • @ackornayl
      @ackornayl 8 дней назад

      @@WuanJeon David Attenborough and you can search

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 24 дня назад

    Waw

  • @CabdiWALIAHMED-g2b
    @CabdiWALIAHMED-g2b 25 дней назад

    Xirfadan aad baan ujeclahy

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 Месяц назад

    Mansha allah waa barbaamij waxtar weyn umada uleh waaku mahadsantihiin soogudbintiina

  • @farhanrukun
    @farhanrukun Месяц назад

    Masha allah dhalin yaro dhiiran soona bandhiga bilicda iyo quruxda dalka guulaysta sxpyaal

  • @harigle
    @harigle Месяц назад

    AC Kornayl waxaa isku daydaa inaa Research samayso ku saabsan dhireynta iyo Qurixinta magaaloyinka taas oo shidaal u noqon karta horomarinta bilicda. Tusaale: dhirta ka bixi karta dalka waxaa ku casunta Podcast dad bartay deegaanka iyo beeraha

    • @ackornayl
      @ackornayl Месяц назад

      Inshlh howlahaas iyo kuwo ka agdhow banu wadna masul

  • @farhiyamohamud157
    @farhiyamohamud157 Месяц назад

    Mansha allha

  • @abuahmedhassan5499
    @abuahmedhassan5499 Месяц назад

    Shaqo wanaagsan horey usoco

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 Месяц назад

    Music halaynayo

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz Месяц назад

    waa ku faraxsanahay inaan guri ka iibsaday (AV Garoowe Somalia)

  • @mariamohammed563
    @mariamohammed563 2 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 2 месяца назад

    Oromo maxaa kayalah garowe Somalia 🇸🇴 ♥ ayaaleh dalkaagii aad

  • @ashahaji9685
    @ashahaji9685 2 месяца назад

    Manshaa allaah tabarakalaah alxamdulilaah ilahay mahadi weeye wanso soconaa hadii ale idmo Xaasidka dhag hawdhigina dhul udug

  • @interniol
    @interniol 3 месяца назад

    good job kornayl

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 3 месяца назад

    Maasha Allaah! Dadka Keenya iyo dowlaha kale ee deriska guryaha ka dhisanaya ama maalgelinaya waxaa u haboon, una kheyr iyo sharraf baddan in ay dalkooda maalgashadaan sida Garoowe oo kale.

  • @zaytum
    @zaytum 3 месяца назад

    Manshaalaah guul guuleyso AC🙏 aad iyo aad studio❤ qurux badan aadna laga shaqeeyey. Oo soo badi programka

  • @abshirbashiir7805
    @abshirbashiir7805 3 месяца назад

    Mnsha allh ❤

  • @abuumohamett9481
    @abuumohamett9481 3 месяца назад

    Guuleysta barnaamij bilowgiisa qurux yahay oo macno wayn xambaarsan ban ujeeda❤

  • @halimamohamed9350
    @halimamohamed9350 3 месяца назад

    Mashaa Allah. Only I wanted to add a comment roof should be flat for hot climate and ٨ shape for clod snowy countries

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 3 месяца назад

    Somali meediyey isku dhaqan baratay I wish Somali inay ku wada noolan lahayd si nabad ah, laakin adigoo Amaankaga ilaalinaya ka iibso hooy meesha ad u dhalatsy, balse hooyoyinka qoladad doonto u dhalo ha u gadin Guri lagu cunsuriyadeyo u daneene carurtada, halkay farxad iyo nabad ku helayaan ee ay u dhasheen la degg, intay Somali qaangareyso.

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 3 месяца назад

    🇳🇴Congratulation puntland.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 месяца назад

    Laba Jiingadood?????

    • @Rhali-x5q
      @Rhali-x5q 3 месяца назад

      Dad isku tashtey waaye ee walaalkaa ah Maasha allaah intaad xaasidi laheyd, Insha allaah adigana kii ku dayan lahaa ama ka fiican lahaa allaha kaa dhigo, aamiin yaa allaah 🤲🏾

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 месяца назад

    Warbixin qiimabadan ❤❤❤❤

  • @22Abdi
    @22Abdi 3 месяца назад

    Mansha Allah

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 3 месяца назад

    Talefonka Maa haliikarna please

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 3 месяца назад

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 3 месяца назад

    Masha Allah walahi wa arin wanagsan. Somalia qabilka iska daaya. dalkena aan ku dadaalno. Cimalada hesano dunida ma hesatan

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 3 месяца назад

    Somali waxa eey caan ku tahay naqshad iyo dhismo qurux badan markii xaqiiqda loo tagana wixii muuqaalku ahaa wax ka duwan tusaale bal waxaad fiirisaa guryaha laga dhisayo Nairobi stadium parking lot playground ayuu leeyahay ayaa lagaaga gadayaa hadhoowna waxaad arkaysaa guri xataa hawo aan lahayn Allah halaga baqo oo waxa aad muuqaalka hore soo bandhigtaan ka dhabeeya dalka Japan 🇯🇵 muqaayadaha ku yaal cunto eey gadaan iyo sawirka darbiga ama website ka ugu dhagan haday is waafiqi waayaan waxay umadaneeysaa ganaax bal kawaran adinkoo ah islaam boqolaalkun oo dollar intaad qaadataan hadana wixii aad bulshada ka gadeen haduu is waafaqi waayo itaqulaah Jazakalaahu.