Abdinasir Abukar
Abdinasir Abukar
  • Видео 10
  • Просмотров 23 300
FREE COURSE - Sidee website Waxbarasho LACAG looga sameeyaa Lesson #5 Hero Section
🌐 ➜ 𝐃𝐨𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐬𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐇𝐚𝐥 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐚𝐡 $𝟑𝟓 𝐊𝐚 𝐅𝐚𝐚'𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐨
🔥 ➜ 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗶𝗻 𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝗦𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗮𝗺𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗮𝗱 𝗕𝗶𝘅𝗶𝗻
🌐 ➜ 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗝𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗲𝗴 𝗗𝗲𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗶𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿
👉 ➜ 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 instagram/naasirkhan88
✅ ➜ Ka baro halkaan Sida Online-ka Lacag looga sameeyo
👉 ➜ Kusoo Biir Telegram - Waxaad ka heleysaa wax walboo aan u adeegsado Dhisidda Websiye-yada t.me/naasirkhan888
✅ ➜ SUBSCRIBE Dheh Channel-ka si aad Course-kaan uga faa'ideysato
👉 ➜ Free Website Sida loo Sameeyo ka daawo : ruclips.net/video/Omm5P4--AqQ/видео.html
🌐 ➜ Sida Blogging Lacag looga sameeyo ka daawo ruclips.net/video/yMUb_PJ0dFk/видео.html
Просмотров: 682

Видео

FREE COURSE - Sidee website Waxbarasho LACAG looga sameeyaa Lesson #4 Creating Header
Просмотров 591Год назад
🌐 ➜ 𝐃𝐨𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐬𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐇𝐚𝐥 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐚𝐡 $𝟑𝟓 𝐊𝐚 𝐅𝐚𝐚'𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐨 🔥 ➜ 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗶𝗻 𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝗦𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗮𝗺𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗮𝗱 𝗕𝗶𝘅𝗶𝗻 🌐 ➜ 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗝𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗲𝗴 𝗲𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗶𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 👉 ➜ 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 instagram/naasirkhan88 ✅ ➜ Ka baro halkaan Sida Online-ka Lacag looga sameeyo 👉 ➜ Kusoo Biir Telegram - Waxaad ka heleysaa wax walboo aan u adeegsado Dhisidda Websiye-yada t.me/naasirkhan888 ✅ ➜ SUBSCRIBE Dheh C...
FREE COURSE - Sidee website Waxbarasho LACAG looga sameeyaa Lesson #3 Elementor Plugins
Просмотров 474Год назад
🌐 ➜ 𝐃𝐨𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐬𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐇𝐚𝐥 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐚𝐡 $𝟑𝟓 𝐊𝐚 𝐅𝐚𝐚'𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐨 🔥 ➜ 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗶𝗻 𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝗦𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗮𝗺𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗮𝗱 𝗕𝗶𝘅𝗶𝗻 🌐 ➜ 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗝𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗲𝗴 𝗲𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗶𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 👉 ➜ 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 instagram/naasirkhan88 ✅ ➜ Ka baro halkaan Sida Online-ka Lacag looga sameeyo 👉 ➜ Kusoo Biir Telegram - Waxaad ka heleysaa wax walboo aan u adeegsado Dhisidda Websiye-yada t.me/naasirkhan888 ✅ ➜ SUBSCRIBE Dheh C...
FREE COURSE - Sidee website Waxbarasho LACAG looga sameeyaa Lesson #2 Installing Theme
Просмотров 587Год назад
🌐 ➜ 𝐃𝐨𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐬𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐇𝐚𝐥 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐚𝐡 $𝟑𝟓 𝐊𝐚 𝐅𝐚𝐚'𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐨 🔥 ➜ 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗶𝗻 𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝗦𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗮𝗺𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗮𝗱 𝗕𝗶𝘅𝗶𝗻 🌐 ➜ 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗝𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗲𝗴 𝗲𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗶𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 👉 ➜ 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 instagram/naasirkhan88 ✅ ➜ Ka baro halkaan Sida Online-ka Lacag looga sameeyo 👉 ➜ Kusoo Biir Telegram - Waxaad ka heleysaa wax walboo aan u adeegsado Dhisidda Websiye-yada t.me/naasirkhan888 ✅ ➜ SUBSCRIBE Dheh C...
FREE COURSE - Sidee website Waxbarasho LACAG looga sameeyaa Lesson #1 Preview
Просмотров 1,1 тыс.Год назад
🌐 ➜ 𝐃𝐨𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐬𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐇𝐚𝐥 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐚𝐡 $𝟑𝟓 𝐊𝐚 𝐅𝐚𝐚'𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐨 🔥 ➜ 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗶𝗻 𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝗦𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗮𝗺𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗮𝗱 𝗕𝗶𝘅𝗶𝗻 🌐 ➜ 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗝𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗲𝗴 𝗲𝗴𝘀𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗶𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 👉 ➜ 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 instagram/naasirkhan88 ✅ ➜ Ka baro halkaan Sida Online-ka Lacag looga sameeyo 👉 ➜ Kusoo Biir Telegram - Waxaad ka heleysaa wax walboo aan u adeegsado Dhisidda Websiye-yada t.me/naasirkhan888 ✅ ➜ SUBSCRIBE Dheh C...
Sidee Instagram Business Account loo Sameyaa 2023 oo Ganacsiga lagu kobciyaa full tutorial
Просмотров 2,7 тыс.Год назад
✅Ka baro halkaan Sida Online-ka Lacag looga sameeyo 👉 Kusoo Biir Telegram -Si aad u hesho caawimaad t.me/naasirkhan888 ✅ SUBSCRIBE Dheh Channel-ka si wax badan oo aad ka faa'iido aan usoo geliyo 👉 Sida Website lacag looga sameeyo ka daawo : ruclips.net/video/yMUb_PJ0dFk/видео.html 👉 Wixii Su'aal ah qaybta Comment-ga iigu reeb.
Sidee Lacag Affiliate marketing & Blogging looga sameeyo 2023 AF SOMALI - Website Maqaaleed
Просмотров 1,2 тыс.Год назад
✅Ka baro halkaan Sida Online-ka Lacag looga sameeyo 👉 Kusoo Biir Telegram - Theme-ka iyo Sawirada kala deg t.me/naasirkhan888 ✅ SUBSCRIBE Dheh Channel-ka si wax badan oo aad ka faa'iido aan usoo geliyo 👉 Free Website Sida loo Sameeyo ka daawo : ruclips.net/video/Omm5P4 AqQ/видео.html 👉 Wixii Su'aal ah qaybta Comment-ga iigu reeb.
Free Wordpress website samayso 2023 lacag la'aan 0 dollar - Domain iyo Host 2daba
Просмотров 16 тыс.Год назад
✅Ka baro halkaan Sida Online-ka Lacag looga sameeyo 👉 Kusoo Biir Telegram - Theme-ka iyo Sawirada kala deg t.me/naasirkhan888 ✅ SUBSCRIBE Dheh Channel-ka si wax badan oo aad ka faa'iido aan usoo geliyo 👉 Wixii Su'aal ah qaybta Comment-ga iigu reeb.
Sidee loo yareeyaa File ama PDF MB aad u wayn, Buug walba 100kii 80 - Compress ku sameey File walba
Просмотров 115Год назад
Sidee loo yareeya ama loo ciriiriyaa Buug MB wayn ah Compress ku sameey
Wadamada ka qayb galaya World Cupka qatar sanadkaan 2022 Buug si cajiib ka baro buuggaan
Просмотров 58Год назад
Waa Buuggii iigu quruxda badnaa aan arko oo si faahfaahsan uga hadlaya Dhamaad wadamada aduunka - aadan ka caajisi doonin.

Комментарии

  • @emwhymaalim5668
    @emwhymaalim5668 9 дней назад

    Ustaad blogger asgna WA sdhee...wxan isticmalayaa mudo 4 bilood wxan helay views gaaraya 1143 marka madalban karaa Google AdSense

  • @AxmedMahad-tv6wg
    @AxmedMahad-tv6wg 26 дней назад

    Tnx ustada

  • @Zakariye-o4d
    @Zakariye-o4d Месяц назад

    Shukran

  • @Zakariye-o4d
    @Zakariye-o4d Месяц назад

    Shukran

  • @Zakariye-o4d
    @Zakariye-o4d Месяц назад

    Mahadsanid mas'uul wax badan iga maqnaa kaa faa'iday

  • @user-tk4fx9uv1k
    @user-tk4fx9uv1k Месяц назад

    Zxpow adoo mhadsan sida loo sameeyo looga treat greeyo bitcon nala wadaag

  • @mohamedbashow1361
    @mohamedbashow1361 Месяц назад

    Legend ✨❤

  • @hamseessa1168
    @hamseessa1168 2 месяца назад

    ustaad qaybtii 6aad mee

  • @Abdiraxmanoffice
    @Abdiraxmanoffice 3 месяца назад

    Masha allah

  • @SHARIFWORKSHOP
    @SHARIFWORKSHOP 3 месяца назад

    thank you

  • @Caawiye_ACADEMY
    @Caawiye_ACADEMY 4 месяца назад

    M.a hore usoco wll

  • @ENGmuxumadaxmedCali
    @ENGmuxumadaxmedCali 7 месяцев назад

    Iisoo dir aqoonta sida loi isticmaalo websiteyada sida moo ilada loogu sameeyo

  • @Hilaac33
    @Hilaac33 7 месяцев назад

    Asc inader aad ayaan ku salamey . Salan kadib marka hore aad ayaad u dadashey lkn gadaal miyaad ka cajistey adiguna . Waa lawayeey qof soomali ah oo inta waxa bilabo sidey tahey u dhameeya tasi oo uu igu qanciyo dadka isaga ku xidhan lkn waxa cagsi ah ineey dadka iska ceydhiyaan . Ee saxib talo waxa iga ah dadka ha ku dayane halkan kasii wad howsha insha allah mahad sanid

  • @nawalAbdifatax-qv3rb
    @nawalAbdifatax-qv3rb 8 месяцев назад

    Wll icawi lcg kama rpo hnti kama rpo kliya wxd ishegta domin ibsan rbay vizacard sen usmystaa

  • @user-bt6vu2pk7n
    @user-bt6vu2pk7n 8 месяцев назад

    Zxp template ka comment ga soosar telegram kagu wudiidey

  • @hodannutritionistgirl8226
    @hodannutritionistgirl8226 8 месяцев назад

    Asc wllo halkeen kala soo xidhiidh wax aan rabaa faahfaahin dheeri aj

  • @user-ky9qp1vu4m
    @user-ky9qp1vu4m 9 месяцев назад

    Thanks ustaad🙏

  • @Cartoonkidsfamily1
    @Cartoonkidsfamily1 11 месяцев назад

    Tani website samayn maahee wa domain and hosting sida loo sameeyo ee dadka ama udhamaystir ama beenta ka daa

  • @tourismchannel-ve6wn
    @tourismchannel-ve6wn Год назад

    Horay usuco Baratheon

  • @Maher_Mahmut-Sabrie
    @Maher_Mahmut-Sabrie Год назад

    superpayme sida loo isticmaalo

  • @cxakiinismaaciil4863
    @cxakiinismaaciil4863 Год назад

    ustaad noosoodaa qaybihii kale ee koorsada

  • @saadeid8889
    @saadeid8889 Год назад

    @ustaad mahadsanis si fiican baad noo fahansiisay

  • @Film2024e
    @Film2024e Год назад

    Sidee bostiga link loga daraa wll AMAZON am AFFILIATE ka ahy blse iisoo jawaab

  • @CABDINAJIIB-dx2rf
    @CABDINAJIIB-dx2rf Год назад

    Qaybta database side loogu xidhayaa my pro

  • @MaxamedMudasir
    @MaxamedMudasir Год назад

    Tisqaad ciyalkedii ayaa mesha ka buxa😂

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 Год назад

    mahadsanid ustaaaf❤

  • @Samakul
    @Samakul Год назад

    mahadsanid ustaad. waxaan ku waydiinayaa website aan HTML iyo CSS ku dhisay haddaan rabo inaan live ka dhigo. domain iyo host free ah ma isticmaali karaa?

    • @haaji1
      @haaji1 Год назад

      Haa waad istcmaali kartaa

  • @nabiilnuurshe
    @nabiilnuurshe Год назад

    Ustade casharadii kale away adoo mahadsan?

  • @nabiilnuurshe
    @nabiilnuurshe Год назад

    Sxb adoo mahadsan waxa ka booday sida loo soo gato domain ka iyo hosting ka soo gali adoo mahadsan?

  • @gerigoanmedia6106
    @gerigoanmedia6106 Год назад

    Maanshaa Allaah. Ugu horreyn waan kaaga mahad-celinayaa cashirka aad na siisay. Waxaad bixisay caahir aad muhiim ah oo dhallinyarada u heellan barashada naqshadaynta mareegaha kala duwan ee qormooyinka wax-tarka leh, barnaamijyada waxbarshada, hawlaha ganacsiga iyo wararkaba lagu soo gudbiyo. Mudane, cashirradu waxa ay istaageen meel dhexe oo waxaa hadhsan gababagabadii, waxaana dhici karta in aad wakgti u waydaye, waxaannu ka codsanaynaa in aad soo ebido inta ka dhimman, kuwo kalena aad billawdo. Mahadsanid.

  • @fankaiyosugantah2425
    @fankaiyosugantah2425 Год назад

    Ustaad wad mahadsantahy things soobadi cashiradah insh allha

  • @fankaiyosugantah2425
    @fankaiyosugantah2425 Год назад

    Ustaad wad mahadsantahy wan kutah

  • @omarybh6439
    @omarybh6439 Год назад

    Ustaad part 2 please ❤

  • @amiirasiif9287
    @amiirasiif9287 Год назад

    Mahadsanid maclin 🙏🙏

  • @Tilaabsade1
    @Tilaabsade1 Год назад

    Utaad soo dadaji partska kale

  • @dhaqankaiyohidiha472
    @dhaqankaiyohidiha472 Год назад

    aad ayaad u mahadsantahay ustaad waa noo faaiidaysay suaal hadaaan ku waydiiyo wordpress aan horay u iibsaday oo aan bloger hore ugu samaystay mar kale ma ku isticmaali karaa inaan website ku dhiso mise waa inaan demain cusub iibsadaa? thanks

  • @CabdiladhiifAxmed-kz6il
    @CabdiladhiifAxmed-kz6il Год назад

    Mahadsanid

  • @mohacaaqil7363
    @mohacaaqil7363 Год назад

    Ustaad ajar allaha ka siiyee inoo soo dhameystir

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 Год назад

    thanks bro

  • @maakefx
    @maakefx Год назад

    M.a wn kula soconaa

  • @engcabdull8476
    @engcabdull8476 Год назад

    M.a Good Prepared

  • @TABLIIQMEDIA1101
    @TABLIIQMEDIA1101 Год назад

    Intee lambarkaaga kahelaa

  • @maakefx
    @maakefx Год назад

    M.a ustaad casharada si wanagsan ayey ku socdaan inta harsana wan ka sugeynaa mahad sanid🙏

  • @muniiraxasan1287
    @muniiraxasan1287 Год назад

    Thank you. Lkiin sideen u Logan kara hosting aan samaysto. Iminka assignment aya lay guyidh domain iyo host u soo same website dhiso kadibna waan link ga web host iyo domain soo dira waan fahmi ways side aan linkga hostages u helo please ifahansii

  • @Zaaq-os6gj
    @Zaaq-os6gj Год назад

    manshaallah alaha ha kubarakeeyo aad iyo aad aqoonta allaha ha kuu barakeeyo 😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😚😚☺️☺️😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdisamedqisole5119
    @abdisamedqisole5119 Год назад

    Marka horene waa kaga mahad celinayaa sida aad iiga cawisay dhanka wordpress ka oo cilado badan iga haysteen

  • @abdisamedqisole5119
    @abdisamedqisole5119 Год назад

    Ustad maa halmar asagoo dhamays tiran noosoo dhigtid inta harsan caharada

  • @cawiyecaawiyecade
    @cawiyecaawiyecade Год назад

    macalin away casharadan intoodii kale

  • @practice9804
    @practice9804 Год назад

    mhadsanid fadlan noo so bai wa daqiiqadaha

  • @practice9804
    @practice9804 Год назад

    ma.a shaqo fiican ee coursekaas oo dhameestiran malagaa helaa wax badan baan ka fahansanahy cms waxaa ka mid ah 1-wordpress 2-elementor 3woocommerce lkn website sidaan udhameestiran oo waxwalba ku dhan yihiin ma arag maanta lee kaa faa iiday . waxaa ka mid ah domain free ah 10 website waa iga baxeen lkn maanta ka dib waan ka waan doobaa waxbaa iga lumay filaa inshallah