Bravo College
Bravo College
  • Видео 24
  • Просмотров 66 941
Sidee ayay luuqadda English u kobcinaysaa waxsoosaarkaaga | 3-dan sababoob u baro English 🎯
SOO DHAWAADA SAAXIIBEYAAL
Muqaalkeenan waxaynu kaga hadlaynaa Sidee ayay luuqadda English u kobcinaysaa waxsoosaarkaaga | 3-dan sababoob u baro English 🎯
📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE
Sida ugu fiican ee looga dhabeeyo himilooyinkaaga nolosha | Qulasada buugga Someday is Today:
ruclips.net/video/7E7uDa3IBhc/видео.htmlsi=GwY81rGo4iHp5GhE
Sida looga dhigo MASHRUUCAAGA waxbarasho ciyaar dahabiya | 5 Qodob oo ku caawin doona :
ruclips.net/video/NvIvlNy8ZQA/видео.htmlsi=swzXXSHw4kLGETOl
Sida loo noqdo arday HEERSARE ah | Qulasada buugga How to become a straight A student:
ruclips.net/video/opp5IzJVAlU/видео.htmlsi=QHIPAgZgCfwKK2Kd
Sidee 2 Daqiiqo oo quri ay noloshaada u BEDDALI karaan | Dabaysha isbeddal...
Просмотров: 202

Видео

Sida loo helo Fikrad ganacsi | Sheekooyin ku saabsan ganacsiyo guulaystay | Podcast Episode 2
Просмотров 166Месяц назад
KUSOO DHAWOOW DHEGAYSTE BRAVO PODCAST Waxaan ahay Mubarik Cabdirashiid , Maqaalkan waxaan kugula wadaagi doonaa Sheekooyin ku saabsan ganacsiyo sagxadda lagasoo bilaabay oo sameeyay breakthrough aan caadi ahayn. 💽 SOO DHEGAYSO MAQAALKAN Jidkii aad ku noqon lahayd qof MAALQABEEN ah : ruclips.net/video/QfhWgLzSqYk/видео.htmlsi=xN-mBYfX1yziuh0b ⌚ Timestamps 00:00 Hordhac ( Introduction ) 00:33 Hab...
Jidkii aad ku noqon lahayd qof MAALQABEEN ah | 6 QODOB ood ku noqon karto Hantiile | Podcast -EP 1
Просмотров 121Месяц назад
Jidkii aad ku noqon lahayd qof MAALQABEEN ah | 6 QODOB ood ku noqon karto Hantiile | Podcast -EP 1
Sida ugu fiican ee looga dhabeeyo Himilooyinkaaga nolosha | Qulasada buugga Someday Is Today | EP-2
Просмотров 9482 месяца назад
SOO DHAWAADA SAAXIIBEYAAL Muqaalkeenan waxaynu kusoo falanqaynay Sida ugu fiican ee looga dhabeeyo himilooyinkaaga nolosha | Qulasada buugga Someday isToday. 📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE Sida looga dhigo MASHRUUCAAGA waxbarasho ciyaar dahabiya | 5 Qodob oo ku caawin doona : ruclips.net/video/NvIvlNy8ZQA/видео.htmlsi=swzXXSHw4kLGETOl Sida loo noqdo arday HEERSARE ah | Qulasada buugga How to becom...
🔥 CASHARRO dhiirrigelin iyo XIGMADO isugu jira | Guushu waxay ka dhalataa .......
Просмотров 1,4 тыс.3 месяца назад
SOO DHAWAADA DAAWADEYAAL Barnaamijkani wuxu toosin doonnaa himilooyinka laabtiinna ka buuxa, waxaanu hurin doonaa damaca iyo rabitaanka adag ee laabihiinna jiifa. Qaar kamida XIGMADAHA saamaynta gaarka a leh ee ku jira muuqaalku waa kuwan: 00:00 Qaybta hore 02:21 Qaybta xigta 03:00 Qaybta dhexe 04:00 Qaybta dambe 📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE Oraahyo Shiinays ah Qaar kale: ruclips.net/video/z-Cbv...
7 Qalad oo fashilka ardayga soo dedajiya | Imtixaanadana siiya derajo hoose 🚫❌
Просмотров 1,5 тыс.4 месяца назад
SOO DHAWAADA SAAXIIBEYAAL Muqaalkeenan waxaynu kusoo falanqaynay 7 Qalad oo fashilka ardayga soo dedajiya Imtixaanadana siiya derajo hoose 📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE Sida looga dhigo MASHRUUCAAGA waxbarasho ciyaar dahabiya | 5 Qodob oo ku caawin doona : ruclips.net/video/NvIvlNy8ZQA/видео.htmlsi=swzXXSHw4kLGETOl Sida loo noqdo arday HEERSARE ah | Qulasada buugga How to become a straight A stud...
Sidee 2 Daqiiqo oo quri ay noloshaada u BEDDALI karaan | Dabaysha isbeddalka dhabta ah !! 🔥
Просмотров 1,1 тыс.5 месяцев назад
SOO DHAWAADA SAAXIIBEYAAL Muuqaalkeenan kooban waxaynu ku falanqaynay Xeer Wax ku oola oo ku saabsan SIDA looga takhaluso dibu-dhaca ! aniga qudhaydana ii shaqeeyay kaasi oo aan helay intii aan ku gudo jiray Xog-baadhistayda la xidhiidha waxyaalaha kordhiya Waxsoosaarka oo runtii wax weeeeyn ka baddalay hanaankii hawl-maalmeedkayga shaqsi u socon jiray . 📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE Sida looga d...
Sida looga dhigo MASHRUUCAAGA waxbarasho ciyaar dahabiya | 5 Qodob oo ku caawin doona 🎯
Просмотров 9 тыс.6 месяцев назад
Qodobka 1aad ee dheesheenna Waxbarasho waa 1. Caqliyad Waxbarasho [ Study Mindset ] Inta badan ardaydu iyagoon u heelanayn tacliinta oo waxyaalo kale mudnaanta siiya ayay dhacdaa haddana inay ka cawdaan calaamadaha hoose eey hantaan . Ma dhacaysaa inuu beeroole geedihiisa ka doono inay midho dahaba u dhalaan ? Waa waxaan suurtoobayn . Si aad dheeshaada-tacliimeed ugu gacan sarrayso waa inay caq...
Sidee ayaan u noqdaa qof PRODUCTIVE ah ?? 🎯 | Dhaqaaji Irbadda Waxsoosaar ee noloshaada 🔥
Просмотров 8 тыс.7 месяцев назад
SOO DHAWAADA DAAWADEYAAL Waxaan ahay Mubarik Abdirashid Kusoo dhawoow barnaamijka Greatest Rules For Productivity [ XEERARKA UGU SARREEYA EE WAXSOOSAARKA ] XASUUSIN . Kusalli nebigeennii suubbanaa ( NNKH ) 📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE Sida looga dhigo MASHRUUCAAGA waxbarasho ciyaar dahabiya | 5 Qodob oo ku caawin doona : ruclips.net/video/NvIvlNy8ZQA/видео.htmlsi=YSEXn4MPCqPdvkNV Sida loo noqdo ...
Oraahyo Shiinays ah + Qaar kale | Maskaxda xidhani waa sida buug xidhan amaba qolof ALWAAX ah 👀
Просмотров 19 тыс.8 месяцев назад
Waqtiyada farxadda weyn ha qaadin ballamo . Keydka dunida oo dhammi uma dhigmo gabadha wanaagsan. Marka ay digaagaddu shaqadii diigga xerada ka dhex bilawdo ayay wax waliba kharribmaan Xittaa indhoolaha ayay u suurta gashaa inuu arko lacagta Ninka waxgaradka ahi isagaa go'aamadiisa goosta halka ninka maangaabka ahi raaco aragtiyaha dadka kale Haku lumin Tamartaada ganista leebka illaa aad ogaat...
📍Sida loo noqdo arday HEERSARE ah | Qulasada buugga How to become a straight A student
Просмотров 18 тыс.9 месяцев назад
SOO DHAWOOW DAAWADE Muuqaalkan kooban oo waxaynu faallo kooban kaga soo bixinnay buugga la yidhaa How to become a straight A student ee uu qoray Cal Newport . 📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE Sida looga dhigo MASHRUUCAAGA waxbarasho ciyaar dahabiya | 5 Qodob oo ku caawin doona : ruclips.net/video/NvIvlNy8ZQA/видео.htmlsi=swzXXSHw4kLGETOl 7 QALAD oo fashilka ardayda soo dedajiya imtixaannadana siiya ...
Sida ugu Waxsoosaarka badan ee aad uga FAA'iidaysan karto wakhtigaaga | Iska Jir tuugada wakhtiga
Просмотров 4 тыс.9 месяцев назад
Sida ugu Waxsoosaarka badan ee aad uga FAA'iidaysan karto wakhtigaaga | Iska Jir tuugada wakhtiga
Xaqiiqooyin ku saabsan Waxyeellada Dabka | Barnaamij Aqooneed.
Просмотров 21110 месяцев назад
Xaqiiqooyin ku saabsan Waxyeellada Dabka | Barnaamij Aqooneed.
-- | QAAR KAMIDA BARNAAMIJYADA BRAVO COLLEGE
Просмотров 434Год назад
| QAAR KAMIDA BARNAAMIJYADA BRAVO COLLEGE
3 Daqiiqo iyo 29 Xigmadood oo Dahab ah || Dhugo siina faafi . Subscribe garee Channalka
Просмотров 318Год назад
3 Daqiiqo iyo 29 Xigmadood oo Dahab ah || Dhugo siina faafi . Subscribe garee Channalka
Macalinimada Toolmoom || Effective Teaching Program ( Somali ) Lesson 1
Просмотров 219Год назад
Macalinimada Toolmoom || Effective Teaching Program ( Somali ) Lesson 1
-- | EFFECTIVE TEACHING PROGRAM ( Macalinimada Toolmoona ) SOMALI.
Просмотров 106Год назад
| EFFECTIVE TEACHING PROGRAM ( Macalinimada Toolmoona ) SOMALI.
4 Tallaabo oo kaa caawinaya inaad iskaa wax isu barto || Daawo oo dhamayso, Channalka Subscribe dhe
Просмотров 1,1 тыс.2 года назад
4 Tallaabo oo kaa caawinaya inaad iskaa wax isu barto || Daawo oo dhamayso, Channalka Subscribe dhe

Комментарии

  • @NajmaA.kariin
    @NajmaA.kariin 12 дней назад

    Aniga waan jeclahay inuu tlafoonka iagyaalo lkiin khadka xiraa wxaan ujeclhy inaa tranislate erayada garan waayo inaa ku macneeyo oo mxifdin kro wax aan fahmin

    • @bravocollege1
      @bravocollege1 10 дней назад

      Haddii uu kaa caawinayo waa wax wanaagsan

  • @HanadDiini-f5w
    @HanadDiini-f5w 15 дней назад

    Thanks sxb

  • @YaasirCumar-w8m
    @YaasirCumar-w8m 17 дней назад

    Mansha alleh ilahay haka jasaa isiiyo wllo

  • @CajabAhmed
    @CajabAhmed 19 дней назад

    ❤❤

  • @NahlaAbdirahman-d9s
    @NahlaAbdirahman-d9s 26 дней назад

    Mahdsanid walal

  • @sizuahmed801
    @sizuahmed801 27 дней назад

    Walal ciilmi baa ka tuxa😊 masha allh

  • @abshircumar6414
    @abshircumar6414 2 месяца назад

    Macallin mubaarik abdirashiid wax badan ayaan kaa bartay

  • @nimcosuleiman4714
    @nimcosuleiman4714 2 месяца назад

    Allah yakramuka🎉

  • @FarhanYacin-zb2sv
    @FarhanYacin-zb2sv 2 месяца назад

    M.a jazaakalaah ustaad❤

  • @Sms-1B
    @Sms-1B 2 месяца назад

    Thanks sxp

  • @user-fy1wx2pq6p
    @user-fy1wx2pq6p 2 месяца назад

    Ustaad xagee kaala sooxiriiraa

    • @bravocollege1
      @bravocollege1 2 месяца назад

      Haddii aad Macalinka si gaara u rabto kala xidhiidh what's appkan +252633872919

    • @user-fy1wx2pq6p
      @user-fy1wx2pq6p 2 месяца назад

      @@bravocollege1 okay thanks

  • @Aqoont
    @Aqoont 3 месяца назад

    I praying that ALLAAH reward paradise🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-fo3uy1fo4d
    @user-fo3uy1fo4d 3 месяца назад

    Waa sugayay❤❤❤❤❤❤❤

  • @HusseinAlass
    @HusseinAlass 3 месяца назад

    M.a

  • @MaxamedYusuf-dk6yg
    @MaxamedYusuf-dk6yg 3 месяца назад

    Thanks bro

  • @Shaafici78
    @Shaafici78 4 месяца назад

    Maansha allah Waan u bogay qaab hadalkaaga ❤❤

  • @nimcaanmaxamed4007
    @nimcaanmaxamed4007 4 месяца назад

    Mahadsanid ❤

  • @AmiinIrmaan
    @AmiinIrmaan 4 месяца назад

    Thanks mclin👑😍

  • @SAADAQ_SEERAAR
    @SAADAQ_SEERAAR 4 месяца назад

    TaLiye Mahadsanid thanks 👍

  • @abshircumar6414
    @abshircumar6414 4 месяца назад

    Sir mubaarik abdirashiid uztaad iyo wllo qiimo badan

  • @AbdisamedFaarah
    @AbdisamedFaarah 4 месяца назад

    Mahadsanid ❤

  • @sunduselmi9802
    @sunduselmi9802 4 месяца назад

    Thanks❤

  • @xafsacabdilaahi-wo2re
    @xafsacabdilaahi-wo2re 4 месяца назад

    Haye wallo

  • @quruxbadan4094
    @quruxbadan4094 5 месяцев назад

    Walal wax barashada marwlpa niyad uma hyo inaaan dhibco hooose keenana wn dhibsaday😭😭 wakhtigayga inta uu bdna mobil ban ku dhameeya ma aqaan wxn sameeya

    • @bravocollege1
      @bravocollege1 5 месяцев назад

      Waxoogaa self discipline ah ku tababar naftaada appska wakhtiga kaa cuna ee aan faaiidada ku lahayna ka tuur telephonekaaga , waqtiyada aad ku bixiso telefanka caado kale ku beddalo. Waxa aad kuu caawin doona haddii aad daawato Muuqaalka aynu ka samaynay Xeerarka ugu SARREEYA ee waxsoosaarka. Mahadsanid

    • @quruxbadan4094
      @quruxbadan4094 4 месяца назад

      @@bravocollege1 wad mahadsan thy wll

  • @daauudcabdi3507
    @daauudcabdi3507 5 месяцев назад

    Thanks ustaad❤🎉

  • @miloThomaz
    @miloThomaz 5 месяцев назад

    Macalin waxan ahaa arday markan ahaa galas 1 ilaa 6 aan kalinta kobad laga qadi jirin glass 7 marki aan galay aya mopil qatay ilaa hada oo aan gals 1 ahay kalin ma galim😢khatarta mopilka kaso hadal

    • @bravocollege1
      @bravocollege1 5 месяцев назад

      Insha Allaah Mawduucyadeenna dambe ayaynu kusoo dari Caadooyinka Halista ah ee kala dhantaalaya Waxbarashada

  • @user-jo2qu7zi7h
    @user-jo2qu7zi7h 5 месяцев назад

    👍👍👍👍

  • @WiilkaSanadka-bu1mh
    @WiilkaSanadka-bu1mh 6 месяцев назад

    M.a

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 6 месяцев назад

    Ninka fakara intaanu hadlin waa waxgarad Laakin ninka hadla intaanu fakarin waa maangaab

  • @miskimaxamed6905
    @miskimaxamed6905 6 месяцев назад

    Halkee la idin Kala soo xidhiidhayaa

    • @bravocollege1
      @bravocollege1 6 месяцев назад

      What's app numberkan : +252659718598

  • @ayaanademmohamed5446
    @ayaanademmohamed5446 6 месяцев назад

    Soo badi brother ❤😊

  • @abdirizaksheekeeye1191
    @abdirizaksheekeeye1191 6 месяцев назад

    Muhiim weeye

  • @user-pp2dn5bf7z
    @user-pp2dn5bf7z 6 месяцев назад

    ❤❤

  • @user-in6pk6og7u
    @user-in6pk6og7u 6 месяцев назад

    Saxib anigu wan garanaya sidi lo samyn laha Ee waxan ubahanahay qof America joga o garanaya Oo ii sameyo

  • @user-in6pk6og7u
    @user-in6pk6og7u 6 месяцев назад

    Iso jawab sxb

  • @user-in6pk6og7u
    @user-in6pk6og7u 6 месяцев назад

    Saxib waxan raba inan samaysto RUclips channel marka ma iga cawin karta waxan ku balan qadi inan waxad rabto ku sameyn

    • @bravocollege1
      @bravocollege1 6 месяцев назад

      Aad baad u mahadsan tahay Mudane insha allaah waxa qorshaha noogu jira inaannu adiga iyo bulshada soomaalidba usoo tebinno hadba baahida ay qabaan markaa insha Allaah marka ay barnaamijyada hadda aannu gacanta ku Hayna soo idlaadaan Barnaamijyo ayaannu ka samayn doonnaa sida loo Sameeyo RUclips Channel iyo qaababka ugu wanaagsan ee horumar looga gaadho . Mahadsanid

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 6 месяцев назад

    Mahadsanid zxb

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 6 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 6 месяцев назад

    M.a horay usoco

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 6 месяцев назад

    Hormar wacan zxb

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 6 месяцев назад

    Wax garad somaliyed

  • @user-po1hb1nl1o
    @user-po1hb1nl1o 6 месяцев назад

    Thanks ❤😊

  • @user-po1hb1nl1o
    @user-po1hb1nl1o 6 месяцев назад

    ❤😊

  • @dhiiraabdinur1146
    @dhiiraabdinur1146 6 месяцев назад

    Horumar wcn sxb🎉

  • @xudeyfihcazkapodcast
    @xudeyfihcazkapodcast 6 месяцев назад

    Waw MnshalaH Horu mar Wcn pro

  • @xasannasir7088
    @xasannasir7088 6 месяцев назад

    ❤❤

  • @bravocollege1
    @bravocollege1 6 месяцев назад

    XUJO : Aynu yara dheelnee , Bal Sheeg dhawr sirood oo qodobada Muuqaalka ku dhex jiray haddii aad muuqaalka daawatay ?

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 6 месяцев назад

      Wax garad somaliyed

    • @sunduselmi9802
      @sunduselmi9802 6 месяцев назад

      Dabkii baxaaya dab lagu qabsadaa calashaan la diyaarso wax dadka ka aqoon sareeya

  • @shukriabdullahi1028
    @shukriabdullahi1028 6 месяцев назад

    Masha allah allaha kudhowro