- Видео 498
- Просмотров 316 711
Kheyr Faafiye Media
Кения
Добавлен 8 июн 2016
Kheyrfaafiyemedia waa channel kheyri ah oo u adeega dacwada diinta, fidhinteeda iyo u adeegideeda ba.
______Waxaadna ka heli karta____
©---Tafsiirka quraanka kariimka
©---Muxaadharooyinka culimada soomaliyeed sida👇
/Sheekh musdafa xaji ismacil
/Sheekh maxamed cabdi umal
/Sh maxamuud max'd shible
/Sh maxamed Cumar dirir
/Sh xassan ibrahim cisse
/Sh nuur cali jaamac
/Sh axmed yare/
__iyo culimada kale ee somaliyeed__
=Wxaad kalo ka heli kara:
______Suaalo iyo jaawabo______
_______Qisooooooyin _______
_______Duruuuuuuuus_______
______Waxaadna ka heli karta____
©---Tafsiirka quraanka kariimka
©---Muxaadharooyinka culimada soomaliyeed sida👇
/Sheekh musdafa xaji ismacil
/Sheekh maxamed cabdi umal
/Sh maxamuud max'd shible
/Sh maxamed Cumar dirir
/Sh xassan ibrahim cisse
/Sh nuur cali jaamac
/Sh axmed yare/
__iyo culimada kale ee somaliyeed__
=Wxaad kalo ka heli kara:
______Suaalo iyo jaawabo______
_______Qisooooooyin _______
_______Duruuuuuuuus_______
Sheekh Axmed Yare || دلائل الإيمان بوجود الله تعالى
دلائل الإيمان بوجود الله تعالى
Sh Ahmed Max`ud Max`ed ( Sh Ahmed Yare )
Sheekh Axmed Yare || دلائل الإيمان بوجود الله تعالى
Sh Ahmed Max`ud Max`ed ( Sh Ahmed Yare )
Sheekh Axmed Yare || دلائل الإيمان بوجود الله تعالى
Просмотров: 247
Видео
Sheekh Axmed Yare || Xad-gudubka dadka wanaagsan waa bilawga.......
Просмотров 3363 года назад
بيان فقهاء المذهب وأئمة الفتيا في أن الغلو في الصالحين مبدأ الإشراك في الدنيا للشيخ أحمد بن محمود بن محمد (أحمد يري)
Sheekh Axmed Yare || Tafsiirka saxda ee ayaada ku jirto suratul qalam .....
Просмотров 5193 года назад
الترياق في تفسير قول الله تعالى:(يوم يكشف عن ساق)، والردّ على أهل الشقاق المنكرين لصفة الساق. للشيخ أحمد بن محمود بن محمد (أحمد يري)
Xaqa loogama tago in uu ku dhaafayo jaah ama sharaf dadka dhexdiisa aad ku laheyd || Sh Axmed Yare
Просмотров 4433 года назад
Xaqa loogama tago in uu ku dhaafayo jaah ama sharaf dadka dhexdiisa aad ku laheyd, dhageyso qiso cajiib badan oo ku saabsan sidii uu ku islaamay alimaam Abuu Muxammad al mayuurqi (dhintay 823H). Sh Ahmed Max`ud Max`ed ( Sh ahmed Yare )
Sh axmed yare || milicsa-shada suuratul bayyinah ||
Просмотров 3033 года назад
تأملات في سورة البيِّنة Masjid Nasrudiin Muqdishu Somalia Sh Ahmed Yare
Ka bad-badinta awliyadda iyo qubuuraheeda waa albaabka shirkiga laga galo sida ay qabaan culimadii..
Просмотров 3063 года назад
الغلو في الصالحين وقبورهم بابة إلى الشرك عند العلماء الذين كانوا قبل أن يُخْلَق الشيخ محمد بن عبد الوهاب للشيخ أحمد بن محمود بن محمد (أحمديري) Ka bad-badinta awliyadda iyo qubuuraheeda waa albaabka shirkiga laga galo, sida ay qabaan culimadii Islaamka ee joogtay intii aan la abuurin Sheekh Muxamed bin Cabdi wahaab. Sh axmed Maxmuud Maxamed (Sh Axmed yare)
sheekh Axmed Yare
Просмотров 1853 года назад
تعليق خطبة الجمعة في مسجد نصر الدين، مقدشو ، ١٦ من ربيعٍ الأول ١٤٤٣هـ مفهوم السنة التركية وما يقابلها
Asbaabaha keena in qofka uu ku camal fali waayo waxa uu garanayo.....Sh Axmed Yare
Просмотров 4973 года назад
Asbaabaha keena in qofka uu ku camalfali waayo waxa uu garanayo ee cilmiga Tacliiqa qudbada jumcaha masjidka Nasruddiin Muqdishu 23/3/1443 #Sheekh#Axmed#Yare
fisqiga iyo fasaadka soo bandhigidda Quruxda Haweenka || #Sheekh#Axmed#axmed Yare
Просмотров 5393 года назад
fisqiga iyo fasaadka soo bandhigidda Quruxda Haweenka || Masjid Nasrudiin Muqdishu Somalia || Sh Ahmed Yare
Dadka qubuura-wareegidda || siyaara-jooga || uga mashquulay cilmiga sharciga.......|| #Sh#axmed#Yare
Просмотров 2893 года назад
Dadka qubuura-wareegidda || siyaara-joog || uga mashquulay cilmiga sharciga iyo kuwa aqoonta leh ee iyaga maalka u daba taagan maxay culumada || Abuu Xayaan alandalus || ka yiraahdeen.Sh Axmed Maxamuud Maxamed || Sh Axmed Yare ||
لا تدنِّنس قلبك بماجريات أجهزة التواصل.
Просмотров 5953 года назад
لا تدنِّنس قلبك بماجريات أجهزة التواصل.
Sheekh Axmed Yare || Qalbigaaga ha ku wasaqeyn waxa ka socdo baraha bulshada ||
Просмотров 2573 года назад
لا تدنِّنس قلبك بماجريات أجهزة التواصل. Qalbigaaga ha ku wasaqeyn waxa ka socdo baraha bulshada.
ha ka qeyb galin ciidaha gaalada || Sheekh Ahmed Yare ||
Просмотров 3573 года назад
ha ka qeyb galin ciidaha gaalada || Sheekh Ahmed Yare ||
Bidcada iyo macneheeda || Sh Axmed Yare ||
Просмотров 1,8 тыс.4 года назад
حقيقة البدعة ومعناها Bidcada iyo macneheeda Sh Axmed Yare
Gumeysigi Talyaniga iyo Faransiska waxey ahayen kuwa dhira galiya Xaflada Mawlidka sida ku qoran....
Просмотров 3594 года назад
Gumeysigi Talyaniga iyo Faransiska waxey ahayen kuwa dhira galiya Xaflada Mawlidka sida ku qoran....
Sheekh Nur Cali Jamac || Ogaw Hadad Macasida qarsato malin aya fadexoobi donta Sidi Galka CALI RAGE
Просмотров 2854 года назад
Sheekh Nur Cali Jamac || Ogaw Hadad Macasida qarsato malin aya fadexoobi donta Sidi Galka CALI RAGE
Sheekh Axmed Yare || Jawaab ku socoto Sh Abuukar Xasan Macalin
Просмотров 52 тыс.4 года назад
Sheekh Axmed Yare || Jawaab ku socoto Sh Abuukar Xasan Macalin
Sheekh Axmed Yare|| Xadrada maxay ka yiraahdeen imaam Shaafici, imaam Maalik iyo culimo kale
Просмотров 6714 года назад
Sheekh Axmed Yare|| Xadrada maxay ka yiraahdeen imaam Shaafici, imaam Maalik iyo culimo kale
Sheekh Axmed Yare || Tilmaamaha Jaahilka Aan Ogeyn Jahligiisa ||
Просмотров 5444 года назад
Sheekh Axmed Yare || Tilmaamaha Jaahilka Aan Ogeyn Jahligiisa ||
Sh Axmed Yare || Macnaha uu xambaarsan yahay ereyga "CIBAADO"
Просмотров 2964 года назад
Sh Axmed Yare || Macnaha uu xambaarsan yahay ereyga "CIBAADO"
Yaa iska leh xaqa cibaadada? Maxayse tahay shuruuddeeda? Sh Dr Cabdi razaaq
Просмотров 1134 года назад
Yaa iska leh xaqa cibaadada? Maxayse tahay shuruuddeeda? Sh Dr Cabdi razaaq
Sheekh Xasan mucallim Dawd || Xuquuqda nabiga uu ummaddiisa ku leeyahay iyo maqaamkiisa sare
Просмотров 1504 года назад
Sheekh Xasan mucallim Dawd || Xuquuqda nabiga uu ummaddiisa ku leeyahay iyo maqaamkiisa sare
Sheekh Axmed Imaam || Ixtifaalka mowlidka, qasaa'idka la aqriyo xaqiiqdeeda
Просмотров 2774 года назад
Sheekh Axmed Imaam || Ixtifaalka mowlidka, qasaa'idka la aqriyo xaqiiqdeeda
Sheekh Nuur Cali Jaamac || Shubuhaadka dadka banneeya una dooda ixtifaalka mowlidka
Просмотров 4134 года назад
Sheekh Nuur Cali Jaamac || Shubuhaadka dadka banneeya una dooda ixtifaalka mowlidka
Sheekh Nuur Cali Jaamac || Ha iibsan Badeecada Faransiiska ||
Просмотров 1,1 тыс.4 года назад
Sheekh Nuur Cali Jaamac || Ha iibsan Badeecada Faransiiska ||
Sheekh Axmed Yare || Caqidada Lo yaqana RAJCADA, In imaamyada shicada dib ugu so labanayan adunyada
Просмотров 2004 года назад
Sheekh Axmed Yare || Caqidada Lo yaqana RAJCADA, In imaamyada shicada dib ugu so labanayan adunyada
Sheekh Axmed Yare || Marka uu dhib kula soo gudboonaado u qeysho Allah..........
Просмотров 2284 года назад
Sheekh Axmed Yare || Marka uu dhib kula soo gudboonaado u qeysho Allah..........
|| Sheekh Axmed Yare || Shirkigu aayatiin ma leh, ee xaqa ku faham qalbi ka maran hawo
Просмотров 2374 года назад
|| Sheekh Axmed Yare || Shirkigu aayatiin ma leh, ee xaqa ku faham qalbi ka maran hawo
Sheekh Axmed Yare || Ashcariyada iyo gaaleysiinta caammada Muslimiinta 2aad || Qeybta 7aad ||
Просмотров 3354 года назад
Sheekh Axmed Yare || Ashcariyada iyo gaaleysiinta caammada Muslimiinta 2aad || Qeybta 7aad ||
Shiikh Axmed yare allah ku xifdiyo
Jazaakalahu hukhayr shek axmed yare
SUPXANALAH
Masaa isha udhaxeeya culimada ma ahaan wax wahaabiyo bilaabeen ee salafkii waxay qabeen oo laga leexday umbaa laleeyahay warma makunoqonaa oosidaan 4 madhab ee fiqiga & 6 kitaab ee sunanta uga qaadan bilaa khilaaf asalkiina maku darsanaa ,khalafkiina waxy dhaheen mayaa aflaton,aristuu (aabaha falsada oo girrig ahaa) ayaan wax kaga dayanaynaa .dhibkuu meeshaas ayuu kabilawday muctazilo & jahmiyo ayaana dhabahaa qaaday ashaacirana waxbadan bay kaga raacday
Maanshaaalaah Sheekhabuubokor
SH.ABUUKAR XASAN MAALIN AYAA WAAFAQSAN SALAFKII . WAHAABIYO WAXAY LA DAGAASHANTAY WADADII SALAFKU MAREEN
XASAAN: CAR WAA NINKA SHEEGA TILMAAN AY KHAWAARIJI LAHAAYEEN OO AANAY WAHAABIYO LAHAYN
Alxmdulilah Masha Allâh jazaakalahu hukhayr shek axmed yare
😊
waxan kala kala karawaynay wahabiye iyo ahlusuna wajamaca wahabiyadii waxay soqatay koofiyo barawe tuugo tuuga dhashay anika maa nooben guurasan
Sheekh Abukar wuxuu kuqaldanyahay cid timaamrtay majirto ilaah ayaa makaan kudhaxleh Carshiga waa hadal ugaar ah Sheekh Abukar, salafka waxay qabaan fisamaa xaga sare oo khalqgiisa ayuu kasareeyaa, waa sareyntiisa kahor intuunan khalqigiisa abuurin haki uu ilaah kusugnaa, taasna ma ahan makaan iyo in Allah laxadido oo boos lagu xadido. Waxaa lagarabaa adoomada wixii ilaah sheegtay, ama rasuulkiisa kutilmaamay in sideeda loo rumeeyo. Qofwalboo ogow dooqaada iyo rabitaankaaha iyo caqlufaaga diinta rabigay laguma fasiro.
Tallow Maxay ka dhaheen ama ka dhahaayaan Marka Salaada nabiga Alle usoo dhiibayay Xagee ayaa loo dheelmiyay? Ma dhulka dhexdiisa lagusoo wareejiyay mise Cirka Ayay kor ukoreen Samo kastana Malakul-Jibriil uu garaacayay Albaabkedda markuu isku sheego Ee la warsado yaa kula socda Ee uu ku jawaabayay Muxammad talow arinkaas maxay ku jawaabayaan aniga oo aqoon ahaan laga yaabo inay iga sareeyan ayaaba dhaama 😂
Wadaadka xassan xaqa waa inuu qaataa hadii kale xujadu waa ku oogan tahay
Samada markii aad gacmaha u taagaysid oo aad calaacalaha cirka u jeedinaysid suufiyoow maxaad ula jeeddaa haddiiba inkiraysid culuwiga Allaah . Maxaad calaacalaha hoos ama dhinac ugu jeedin weyday . Unnukaa yaab aragnay!!!!!!!!!!!!!!!!!!.
Waa suufiyada sheekh abuukar sheekh axmedyarena waa sheekh salafiya
Sh abuukar xasan maalin allha hanooxafido cumrigiisa allha dheereeyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shekh abuukar malin wadsaxantahashekh
Allah baa she gay yaa jaahil
موجود بلا مكان/عدم المكان ماالفرق بينهما؟
Sh Axmed yare allaha khayr siiyo kutubta culimadi qarnigii labaad aya alle ku timaamay inu sareyo aayadaha iyo axadithta aya uga dayanaynaa fasirkooda wax diidana waxa ugu horeeyay ee inkira sareenta alle jahmiyo oo culimada islaamka dhan isku wafaqeen inay baadinahaayeen
Msha Allah xaqiiqdii waa caalim fahan dheer shikh ahmed yare ilahey cilmiga ha kuu barakeyo
Suufiyada الله suu hanuuniya shirki iyo balaaya in bay dabada kuwatan الله sarayn umaysan ogola
جزاك الله خيرا
جزى الله شيخنا أحمد ير
Asc wrxm
Subxanakah war shekh abukarow horta masalo marka laga hadlayo quranka iyo axadista marka lagaso tago aqwaaha culimada waweyn ee muctabarinta ah aya kow la aada waxey ka dhahen masalada adugana kow waxadba aadey culimo muta khirin ah
Mnsha allah waxa uu leyahay shekhan cod hibaa oo aanu cidna kaga dayanayn allah haku barakeeyo wll
Mash allah
Caalamka inuu waligii jiray iyo inuu soo dariyey waxaa saxsan inuu soo dariyey oo Alle uu khalqay... sidaa daraadeed qofku inuu ilaahay aduunla abuuray imuu ogyahay waa qayb tawxiifka ka mida matka dee maxaa qaldan Ashaaciradu wax cusub ma keenin
Axmad yare radigiisu ma Ahan mid cilmiyaysan hadaladiisa waxaa kamuuqato inuu shekha xaqiraayo
Jazakalaah kheer sheeq Axmed Yare xafiduhu.laah waracah ❤❤❤
Yaa sheeq jazakalaah kheer xafiduhu.laah waracah
Mashaa alaah
Yaa sheeq Axmed jazakalaah kheer
Suaal ayan qaway
Maxay tahay Akhii
Asc wrxm sheeq
Masham shiq ahmed
52 aad aaway ala cimraan??
Maasha Allah sheekhaa wax badanaa kafaaiday
Wallee wax badanaa kaa faaidey Allaha kubarakeeyo
ماشاء الله ،حفظكم الرحمن
Masha allh
Masha alahhh SHEIKH AXMED yaree ALAHA KU XAFIDO..
Allow barakee
Daatadiisa kor Bay jirta korna makan kama wadi 😂😂😂😂 allah kucaafiyo 😂😂 nin jahda kaqasantahay batahay
Kan illah meelna ku ogeyn so kama darna Meelu alle u aado aqooninba
Carshiga korkiis makan majiro ayaan umaleyna😂😂😂 odigaan maxa kaqaldan
جزاك الله خير شيخي
ياالله احفظ شيخناابوبكرحسن مالن
Allah ha barakeeyo Sh Axmed Yare Alle Ayaa diinkiisa Ugu Gargaaray Nimca Ummada Soomaaliyeed Ilaahay ku manaystay Waaye Alle Ha I noo xafido Cilmigiisana Rabbi Hanoo Barakeeyo