- Видео 376
- Просмотров 444 245
Abwaan Hareeri ابوان هرير
США
Добавлен 27 июн 2022
Channel-kan waxaad ka heli kartaa war-bixinno tayo leh, suugaan xul ah, iyo casharro Af-soomaaliga iyo dhaqanka ku saabsan.
Hadda si aad intaa iyo in ka badanba u hesho ku soo biir channel-ka subscribe saaro mahadsanid
Hadda si aad intaa iyo in ka badanba u hesho ku soo biir channel-ka subscribe saaro mahadsanid
qiso argagax sababtan la yaabka leh darteed ayuu dad badan u gumaaday---
qiso argagax sababtan la yaabka leh darteed ayuu dad badan u gumaaday---
Просмотров: 1 968
Видео
maxaa ku dhacay wadaadkii u fatwooyin jirey keligii-taliyaasha Suuriya?
Просмотров 9874 часа назад
maxaa ku dhacay wadaadkii u fatwooyin jirey keligii-taliyaasha Suuriya?
qiso argagax leh markii waqti kooban is qabeen ayuu waraabe------
Просмотров 5 тыс.9 часов назад
qiso argagax leh markii waqti kooban is qabeen ayuu waraabe
Qiso argagaxa leh, dambiile wariye iska dhigey si uu falkan u geysto----
Просмотров 3,4 тыс.14 часов назад
Qiso argagaxa leh, dambiile wariye iska dhigey si uu falkan u geysto
maxamed Siyaad barre AUN muxuu ka yiri wadaada dadka diinta ku daba gadiya ?
Просмотров 38816 часов назад
maxamed Siyaad barre AUN muxuu ka yiri wadaada dadka diinta ku daba gadiya ?
Qiso argagax leh saaxiibteed ayay u dishay halkan sabab darteed---
Просмотров 1,1 тыс.19 часов назад
Qiso argagax leh saaxiibteed ayay u dishay halkan sabab darteed
qiso argagax leh walaashiis oo xaamilo ah ayuu sidan arxan-darrada ah u diley, balse----
Просмотров 1,1 тыс.21 час назад
qiso argagax leh walaashiis oo xaamilo ah ayuu sidan arxan-darrada ah u diley, balse
qiso argagax leh, qoyskiisii oo dhan ayuu u xasuuqay sababtan darteed-----
Просмотров 2,2 тыс.21 час назад
qiso argagax leh, qoyskiisii oo dhan ayuu u xasuuqay sababtan darteed
Siyaad barre labadan Janaraal maxay isku seegeen ? Salaad Gabeyre iyo maxamed Caynaanshe Guuleed.
Просмотров 6 тыс.День назад
Siyaad barre labadan Janaraal maxay isku seegeen ? Salaad Gabeyre iyo maxamed Caynaanshe Guuleed.
qiso cabsi cabsi ah sixirkan ayuu u adeegsaday ka dibna----
Просмотров 1,2 тыс.День назад
qiso cabsi cabsi ah sixirkan ayuu u adeegsaday ka dibna
qiso argagax leh hooyadeed ayay shirqool ku dishay, ka dibna---
Просмотров 2,1 тыс.День назад
qiso argagax leh hooyadeed ayay shirqool ku dishay, ka dibna
qiso xanuun badan si bahalnimo ah ayay u dishay, ka dibna---
Просмотров 1,2 тыс.14 дней назад
qiso xanuun badan si bahalnimo ah ayay u dishay, ka dibna
qiso argagax leh habaryartiis ayuu 3-dan fal oo arxan darrada ah ku sameeyay.
Просмотров 2 тыс.14 дней назад
qiso argagax leh habaryartiis ayuu 3-dan fal oo arxan darrada ah ku sameeyay.
Qiso cabsi cabsi ah buuggan ayaa horseeday geerida dhammaam qoyskan.
Просмотров 2,7 тыс.14 дней назад
Qiso cabsi cabsi ah buuggan ayaa horseeday geerida dhammaam qoyskan.
qiso argagax leh, dhaqtarkani in ka badan 15 gabdhood ayuu sidan ku sameeyay----
Просмотров 2,8 тыс.14 дней назад
qiso argagax leh, dhaqtarkani in ka badan 15 gabdhood ayuu sidan ku sameeyay
qiso argagax leh, sababtan darteed ayuu u diley hooyadiis.
Просмотров 1,5 тыс.14 дней назад
qiso argagax leh, sababtan darteed ayuu u diley hooyadiis.
Qiso argagax leh, khiyaano iyo khaaraajin ayay isugu dartay sababtuna-----
Просмотров 4,5 тыс.14 дней назад
Qiso argagax leh, khiyaano iyo khaaraajin ayay isugu dartay sababtuna
kiiskii lagu jahwareeray, shantoodaba si bahalnimo ah ayaa loo diley--
Просмотров 1,1 тыс.14 дней назад
kiiskii lagu jahwareeray, shantoodaba si bahalnimo ah ayaa loo diley
kiis argagax leh si bahalnimo u ah ayuu u diley ka fib markii--
Просмотров 2,3 тыс.21 день назад
kiis argagax leh si bahalnimo u ah ayuu u diley ka fib markii
sida uu askarigani u xalliyay kiiskii ay dowladda Suuriya ku jahwareertay.
Просмотров 74 тыс.21 день назад
sida uu askarigani u xalliyay kiiskii ay dowladda Suuriya ku jahwareertay.
qiso argagax leh, saaxiibteed ayay si xun u dishay, ka dibna meydkeeda-----
Просмотров 3,3 тыс.21 день назад
qiso argagax leh, saaxiibteed ayay si xun u dishay, ka dibna meydkeeda
Sooyaalkii iyo suugaantii quluudda lahayd ee Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil AUN.
Просмотров 24621 день назад
Sooyaalkii iyo suugaantii quluudda lahayd ee Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil AUN.
qiso argagax leh meydkooda ayay u shiideen sidii -----
Просмотров 23 тыс.21 день назад
qiso argagax leh meydkooda ayay u shiideen sidii
qiso argagax leh 4 sano ka dib ayaa meydkiisa guriga laga dhex helay !!!
Просмотров 1,8 тыс.21 день назад
qiso argagax leh 4 sano ka dib ayaa meydkiisa guriga laga dhex helay !!!
dilkii ugu argagaxa badnaa asaga iyo saaxiibtiisba sababtan layaabka leh ayuu u diley----
Просмотров 99221 день назад
dilkii ugu argagaxa badnaa asaga iyo saaxiibtiisba sababtan layaabka leh ayuu u diley
xog la yaab leh oo ku saabsan madaxweyneyaashii horay u soo hoggaamiyay dalka Suuriya.
Просмотров 62228 дней назад
xog la yaab leh oo ku saabsan madaxweyneyaashii horay u soo hoggaamiyay dalka Suuriya.
qiso argagax leh xaaskiisii iyo sodohdiis ayuu diley sababtan la yaabka leh----
Просмотров 4,3 тыс.28 дней назад
qiso argagax leh xaaskiisii iyo sodohdiis ayuu diley sababtan la yaabka leh
Taariikh nololeedkii AUN Abwaan Maxamed Cabdullaahi Riiraash oo dhowaan Hargeysa ku geeriyooday
Просмотров 179Месяц назад
Taariikh nololeedkii AUN Abwaan Maxamed Cabdullaahi Riiraash oo dhowaan Hargeysa ku geeriyooday
qiso argagax leh, been-abuurkan ayaa nolosheeda galaaftay
Просмотров 462Месяц назад
qiso argagax leh, been-abuurkan ayaa nolosheeda galaaftay
qiso cajiib ah 5 maalmood markuu qabriga ku jiray ayaa-----
Просмотров 715Месяц назад
qiso cajiib ah 5 maalmood markuu qabriga ku jiray ayaa
Maxamed siciid ramadan al buudhi ilaahay ha u naxariisto.
Mujrimkii Bishaar al asad ee cadaabi jiray muslimka ayuu wadaadkaan difaaci jiray. Ilaahey ummada waaka qabtay
❤❤❤❤❤😊
Yuu ahaa qolodiisa please hala iisheego
Asc Sxb thanks qisadadu waxan ka faaiidey inan dadka layska aminin iyo akhtiska markad guriga kabaxaysid
Mahadsanid wll
Yaa ku yiri soomaali kama suurtowdo waxaas . Soomali waa dad aan wax qorin waxba aqrin , wax a qarqariyo oo daboolo .l, waa sababta colaada aan 34 sano igu jirto. Dalalka kale aaxey inoofa fiicanyihiin fal danbiyeedka waa soo shaaciyaan , sharcigane waa la aoo taagaa, si ey ugu waano qaataan dadka kale . Marka qaxaan aaminsanyahah soonaalida fal danbiyeedka in aan aduunka kale kaga badanahay oo aan ka sheegin ana la qariyo . Tusaale qof ayaa dhimanaayo oo laga yaabo in qofkamlagu dilay sun . Dowlas baarti ma qabno kama yaqaan sababta uu u dhintay . Waxaa la dhahaaa dar alle Yuu ku dhintay .
😮😮😮😮😮😮😮😮
Qisooyinkaga aad ayn ujeclahay wll mahdsanid
Thanks ❤❤❤❤❤❤
Sheekh ma ahayne shaydaan buu ahaa!
WAXAASI GOBA NIMO MAAHEE WAA DOQONIINO NAFTAADA HADAAD QUF INUU SUUDONO KA YEELO ADANUHU ISKA CELE HADUU KU GEFO AYAY WAX KU FAHMAAN WAANA SIDA KELIYEE SHAR KOODA LAGA NABAD GALO
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
صلى الله عليه وسلم
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
سبحان الله
Mahadsanid
Maxamed Siyaad wuxuu rabay in Abgaal, majeerteen iyo Isaaq iska horwareejiyo. Qiyaanada Siyaad Barre golahii Sare ee Kacaanka Abgaal wuxuu siyey 3 nin waxay ahayd iska jeedin. Isaaq 1961 ayuu inqilaab isku adeen, majeerteen dowladii hore ayey xoog ku lahaayeen. Siyaad barre marna ma aamineyn 3 reer. Waxaa uu rabay inuu isdhaafiyo waana sameeyay.
WCS SXB 👋 SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Shukran wll🎉🎉🎉
Sawirka lagu wareerayo Maga daaa
Waa sheeko carurayd 😂
Wayt😢😢😢😢😢😮😮
Dhiig baniadam ma qarsamo si walbo hadad isugu daydo inaa qariso,ilahoow hanagu sababin dhiig baniadam kenana sidoo kale.
Susbunllaah wa nicmal wakiil
Waligeey mamaqlin sheeka sidaan u cabsi badan wlh waa argagax
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Cadowga Koobad waa Walaasha iyo Saxiibta kuwa haddey kugu arkaan inaad ka dhaqalo badan tahay ku Dillaya 😡😡😡
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shukran wllky ❤
Sednaya waxa la dhisay hafid dabadii waa maka awaal
Kacaanku inqilaab ayuu ku yimid inuu is cuno ama is inqilaabo layaab maahan
xataaa hadii beenta aad ka shegyaso salad allya raxmee run tahey siyad bareba sow inqolaab kuma iman kolka maxaa ka Salad danbi ka dhigyaa
ninkan hadlya ma sirdoonki afwyene ee hadlada beenta a faafin jiraa please waxan magciisa somali la oso wadgaa koley waa dhintey ciqabti akhira u soctee
Taariikh been ah Jeele Siyad waxuu u diley in uu cabsiiyo somali wayo waxuu la diley dhamantood alla ha naxriiste sarkal sare isaaq iyo sarkal majeerten siyad saddex qabiil weyn buu lahaa wax ma sameyn krtan waa markii rushka ciidanak u dhisey afwyen saddexd nin uu diley waxey aheyd madaxdi afwyene dalka la qabsadey
si heer sara ah oo faah faah san ayaad u soo tabisay
soo badi walal qisoyinka🎉
Yaa la aaminaa
Thanks wllky golden voice
Wasirka dalay inanka mouhou sameyey wa HAL abur😂😂😂😂😂
Wcs eedo
Kkk ma hawiyaa ninkaan daldalmaaya adeer maa sheegto ninka 3sadexaad ee daarood
Waa taariikh fiican
Dhamaantood askar khaaimiin ayey ahaayeen dal 9sano xor ah ayey afgambiyeen xaqiibaa iskudiray
Wixii lagu xumay dilaaga meeye?
Danbilaha siyar oo fudud ayuu ku kashifmay subxanalah
Thanks wllky
Shukran wll
Abwaan hareeriyow muuqalkan intre kakeenty RUclipska kuma arage.
Kkkkkk been badnaa markii gabadha Ay xabada kaga fakatey Sxteeda wiilka Bistoolada Lahaa Muxuu Booliska u wici waayey oo u cadeeyn waayey in Ay sxbteed dishey oo xabad ugu fakatey?
Asc