Shangalalax
Shangalalax
  • Видео 76
  • Просмотров 128 066

Видео

COLOW OO LOO QABSADAY LACAGTII SALMA JAMA
Просмотров 9521 час назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
XILDHIBAAN AJFAMILY SEEDIGIIS AH OO AFKA FURTAY CADEEMO BADANA KEENAY
Просмотров 624День назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
XERTA SHEIKHA, DAAHIR CALASOW IYO YACQUUB SIYAD OO ISKU HEESTA ARINTA AJFAMILY
Просмотров 6 тыс.14 часов назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
DAHIR CALASOW OO DIIDAY INUU CAAWIYO GABAR ISKU REER EE YAHIIN SABABTA OGOW
Просмотров 29114 часов назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
YUUBOSS IYO ABDULAHI DIIFLE OO DAGAALKOODA MEEL XUN GAARAY
Просмотров 24416 часов назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
SALMA JAMAC OO EX KEEDA COLOW KA DHACAY LACAG KADIB MARKII UU MASEERAY
Просмотров 49916 часов назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
WASIIR KASOO JEEDA KG AYAA KA HADLAY ARINTA AJFAMILY
Просмотров 13 тыс.16 часов назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
AJFAMILY EEDADIIS OO SIR BADAN KASHIFTAY
Просмотров 2,9 тыс.19 часов назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
SABABTA AJFAMILY ABTIRISKIISA U QARIYO WAA AABAHIIS DARTEED
Просмотров 6 тыс.19 часов назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
HAY'ADAHA CARUURTA DHUNTAY RAADIYA OO LAGU DACWEEYAY MAXKAMAD CAALAMI AH OO LA SAARAYO AJFAMILY
Просмотров 1,2 тыс.19 часов назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
AJFAMILY ADEERKIIS OO MUDUG JOOGA AYAA SOO HADLAY
Просмотров 7 тыс.21 час назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
AJFAMILY OO SHARUUD KALE KU XIRAY DNA GA
Просмотров 4,6 тыс.21 час назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
DAGAAL XUBI QAALI IYO DAAHIR CALASOW GABADHEEDA LA QAATAY KU SAABSAN
Просмотров 25621 час назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
AJFAMILY INA ADEERKIIS DHAB AH AYAA CADAYNAYA IN AJ NINKA LAGU QALDAAYO USAN AHEEN
Просмотров 782День назад
#shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax #shangalalax
AJFAMILY OO MAXKAMAD LA TIIGSANAYO DAHIR CALASOW IYO QOF WALBO KA HADLAY ARINTIISA
Просмотров 515День назад
AJFAMILY OO MAXKAMAD LA TIIGSANAYO DAHIR CALASOW IYO QOF WALBO KA HADLAY ARINTIISA
DAHIR IYO HANA MIYAA KA DANBEEYA IN GABADHEEDA LAGA QAATO
Просмотров 177День назад
DAHIR IYO HANA MIYAA KA DANBEEYA IN GABADHEEDA LAGA QAATO
AJFAMILY IYO HOOYADIIS OO DHAHAY GEEDKA GAARTIIN MIRO KA GURTA
Просмотров 869День назад
AJFAMILY IYO HOOYADIIS OO DHAHAY GEEDKA GAARTIIN MIRO KA GURTA
AABO DAHIR OO CAAYAY XAASKIISA IYO KHADIJA OO MASEERTAY
Просмотров 1,5 тыс.День назад
AABO DAHIR OO CAAYAY XAASKIISA IYO KHADIJA OO MASEERTAY
XERTA SHEIKHA OO U ABTIRIYAY AJFAMILY
Просмотров 12 тыс.День назад
XERTA SHEIKHA OO U ABTIRIYAY AJFAMILY
JABRA OO KA BADBAADAY ISKU DAY DIL GARAWE
Просмотров 314День назад
JABRA OO KA BADBAADAY ISKU DAY DIL GARAWE
AJFAMILY OO OGOLADAY DNA INUU U MARO HOOYADIIS
Просмотров 460День назад
AJFAMILY OO OGOLADAY DNA INUU U MARO HOOYADIIS
OOMAAR OO RUNTA USHEEGAY AJFAMILY
Просмотров 267День назад
OOMAAR OO RUNTA USHEEGAY AJFAMILY
AJFAMILY WALAASHIIS OO DHAHDAY LACAG AYAA LAGU BIXIYAY IN REERKA LAGA SAARO
Просмотров 353День назад
AJFAMILY WALAASHIIS OO DHAHDAY LACAG AYAA LAGU BIXIYAY IN REERKA LAGA SAARO
XUSEEN OO SOO BANDHIGAY CADEEMO LA YAAB LEH SIR BADAN FASHILAY
Просмотров 194День назад
XUSEEN OO SOO BANDHIGAY CADEEMO LA YAAB LEH SIR BADAN FASHILAY
HOOYO KALE OO AJFAMILY SOO SHEEGATAY IYO QABIIL KALE
Просмотров 1,5 тыс.День назад
HOOYO KALE OO AJFAMILY SOO SHEEGATAY IYO QABIIL KALE
DAGDAG: QAMAR SUUGAANI OO LAGU DHIBAATEEYAY DIRDHABE
Просмотров 315День назад
DAGDAG: QAMAR SUUGAANI OO LAGU DHIBAATEEYAY DIRDHABE
REERKII SOO KORIYAY AJFAMILY OO SOO HADLAY IYO AJ OO BLOCK SAARAY HOOYADIIS
Просмотров 1,6 тыс.День назад
REERKII SOO KORIYAY AJFAMILY OO SOO HADLAY IYO AJ OO BLOCK SAARAY HOOYADIIS
FAMILKA AJFAMILY SOO KORSADAY IYO HOOYADIIS OO WADA HADAL...
Просмотров 1,9 тыс.День назад
FAMILKA AJFAMILY SOO KORSADAY IYO HOOYADIIS OO WADA HADAL...
DAGDAG AJFAMILY WALAALKIIS OO SOO HADLAY
Просмотров 507День назад
DAGDAG AJFAMILY WALAALKIIS OO SOO HADLAY

Комментарии

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 16 часов назад

    Aj hooyada ulabo inkarteda ye kugu dhicin iska illali hadi rajo gashay hooyada 30sano ku radinesay marka qanci dhiiga ongolaw dadka warkoda iska daa nolasha nin rag ah u tahay doqonimada joji

  • @Nucminaljaban
    @Nucminaljaban 18 часов назад

    Waali cas😂😂😂

  • @hibo7569
    @hibo7569 19 часов назад

    Sa mère Subxaana-laah Subxaana-laah Subxaana-laah 🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 19 часов назад

    Duqda sokorisay madino bulaxubay ayay hada jogta magacedihore asha abshir muse abaha magacisi hore xirsi buur magaca ayiskudhiben magaranayo

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b 20 часов назад

    Warryaa beenta dhaaf oo allaah kabaq qaaq qaaq haku haynin luusar daahir cadho fayuus ayaa meesha ku geeye wax ka jiro malah waa naagtii farhiyo la dhahay famiilkeeda waaye dadka ha hawaajinin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂

  • @LuulShariif-j5b
    @LuulShariif-j5b 21 час назад

    Kkkkķkl

  • @LuulShariif-j5b
    @LuulShariif-j5b 21 час назад

    Xaqa ala hanatuso

  • @LuulShariif-j5b
    @LuulShariif-j5b 21 час назад

    Kkkkkk

  • @Naftacumar
    @Naftacumar День назад

    War eelaayda dhib badanaa😂

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 День назад

    Naag cadaan Adunyada miyeey dadka ukufsisaa??? Damn these MJ niggas are totally delusional jiradii ne masakinkaan ayeey qabadsiyeen! Dude we live in the west and mix a lot cadaan darbi kasoo bodayaasha ugu faana oo jungle feverka qaba! All this guy needs to do is DNA hadii kale Bibitada saan lee ufurnaanee!

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi День назад

    Qaniis iyo dhiiloyin ba meesha is ugu yimi

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 День назад

    Wiilkaan waa Raxaweyn

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز День назад

    Yacquub Nin Kiristan Noqday Oo Naag Gaalo Ah Oo Muslin Sheegata Guursadey Yacquubow Cidiinu Ninka Sidaas Ah Aduunyadu inay U Kuftay Miyaad U Taqaaniin❤

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille День назад

    Dhileey Nacas ah oo Naag Cad helay Noociisa Watahay😂 😂

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День назад

    Miyay faraxumeyen familkisa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День назад

    Aj isaga buq isku furay mu so Af jaro o u dhiga ogolado

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День назад

    Aj bal firiya wa qof nolol xun kuso koray noca u u fanayo iyo sida u u dhaqmayo firiya ilmo xaran inu yahay way muqata Aj

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День назад

    Aj wa qof xun o bila din ah dhaqan islam an haysan noca u u dhaqmayo aya lagu garan

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День назад

    Yacqub wa bila dhaqan an xalal ku dhalan wayo mamada oyaysa e wilkedi radinaysa ayu cayaya

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День назад

    Aj way cadahay in ay dhashay mamada maskinta ah mida kale farta mino aya goysay ayay dhahen far kaliged miya far goysa

  • @AbdiHassan-h4b
    @AbdiHassan-h4b День назад

    Baabuur 25 ah in lagu gado waxaa kaaga fiican inaad duceysato oo hooyo macaan aad raacdo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 День назад

    been badana afweyne 😂😂😂

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 День назад

    Saadaq adaa wacala la kaalay adiga wixii ku dhalay

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 День назад

    Raxanweyn anaa ku hoos dhashay waa gob gobi dhashay lakiin odaygan calasow wuxuu la caaac leyahay waa reer naceeb darodow dad ma tihiin difaacda wiilkiina

  • @ggs-r4i
    @ggs-r4i День назад

    Waxaan la yaabey Aj afmaqabo miyaa

  • @SafiaKulmie
    @SafiaKulmie День назад

    War Kan Aqlima Ah Suu Uhada

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 День назад

    Candho mxaa Kaa galey tiisaa daryeelaa tu kale ku dara adaa guri ku xirane soo xorow horta dameer calas aj hadey xataa dhashey maamadaa oo uu diido cid qasbi karta male sorry

    • @aaqilka5158
      @aaqilka5158 День назад

      ok lkn inuu qanciyo miyayna ahayn hadii uu hooyo dhashay haysto muu keeno aabo iyo hooyo uma noola miyaa

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 20 часов назад

      @aaqilka5158 taas waxba micnaa ma sameyneyso wll maadama uu ninka 40jir yhy go,aankana uu isaga leeyahay lkin wey fiicnaan lahayd inuu hoyo qanciyo

  • @Shamsoahmedcadaan
    @Shamsoahmedcadaan День назад

    Raxanwayney hg iska celiya waa duli somali ku dhex jirta lama dhashee wiilkaan ajfamily ah ayaga idinku direen😂

  • @hibo7569
    @hibo7569 День назад

    Monsieur Hassan c'est un homme fou, une mère c'est la meilleure du monde 🤲🤲🤲😭😭😭💔💔💔❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹👁👁👁👁👀😱😱😱

  • @Farxiyocadeeycali
    @Farxiyocadeeycali День назад

    Waa edendarantahay yacqub siyad yaa ku tuugsaday baastaryahow

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 День назад

    Go back your mama oky

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 День назад

    Waryaa yacquubsiyadow meelbanu kulajoognaye aflagadada jooji hadiikale waadkashalayn Doonta dib ujoogso

  • @Gaarisayare
    @Gaarisayare День назад

    Gaari ayaa xaaskeyga ii gadee 2025 ta😂😂😂

  • @canabahmedmuqtaar
    @canabahmedmuqtaar День назад

    Waa kugu raacay yaan la caawin naagtaan

  • @Faraxgeele
    @Faraxgeele День назад

    Qabiiliste dahir calasow tana waa shuubo hg😅

  • @ahmedmahdi262
    @ahmedmahdi262 2 дня назад

    Kitaab xoorkii miyaa hadlaya diintii kunoqo dhaha

  • @NaimaAliNicmo
    @NaimaAliNicmo 2 дня назад

    Hooyo mcn 😭😭😭😭😭😭😭🙏🤲🤲

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 2 дня назад

    AJ sheekadiisa waxay noqotay mashruuc qof walbana UU rabo in UU qayb ka noqdo.

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 дня назад

    10:21- 12:25. Run ayey sheegtey gabdhaas sida wax u dhaceen oo saxda ayey sheegtey. Malyuun daacad ma ahan sensational aad ayey u jeceshahey. Hadalkedana waa qowda maqashii

  • @VdjdjxjdjJzjxjfjdjdidud
    @VdjdjxjdjJzjxjfjdjdidud 2 дня назад

    Yaab shaqo la aan baa jirta

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 дня назад

    Kkkkk Aj views ayaa galey. Mid walba oo wuxuu qabto waayey ha isa soo kalo jeexo. Xusen adiguna waa lagu fahansan yahay dadka social mediaha u qaatey bibitoyinkey iska ag furan jireen u heysta ayaad waxaad isaga dhigeysaa nin qatar ah balo ka dhacdey oo sophisticated ah. Kkkkk is tusyaal waxid. Video gaas waa beenta ma ahan deepfake, wiilka Aj la tagan waa nin jira oo la yaqaan.

  • @AbdirisakDirie-zz3ff
    @AbdirisakDirie-zz3ff 2 дня назад

    Part 2 Swimming 🏊‍♂️ 😂😂😂😂😂

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b 2 дня назад

    Waryaa kahar aj adiga camal oo luusar ah ma ahan aj waa layaqaanaa ee sakin laq adiga camal ma ahan ool luusarah gaajo fayuus ayaa radinee dabal iyo doqon daankaa l adhuftaa ee socaday sao af ur😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SaidabdikadirYusufYare
    @SaidabdikadirYusufYare 2 дня назад

    Gawdha wa kuloshya e waya otey biyo cab

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 дня назад

    😂😂😂 Ayaanle sow adiga u eg Amxaarada itoobiyanka wallahi Somali uma akin ninkagan leh indho calacasheda one Million uma akud Mj waa in DNA la bara

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 2 дня назад

    Been baad ku dhaaranaysaa yaahuu

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 дня назад

    MAXAA IDIKA GALEY SOMALI DAD BADAN AYA DAYACAN ORDA OO CAAWIYA AJ WAXA LO DABA SOCDO MAGARAYO. WAR XAQE KABA DHIG INU DOONEYN LKN WAA MJ SABABTAS AYA LOGU DHAGAN YAHAY VIVA MJ 🎉❤😂

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 дня назад

      ILLAAHEEY BAA OG WUXUU DHIIGA UU DIIDAAYO AYAA TIMIIR LAAF KU JIIRTO WUU IS OG YAHEEY IN NUSAAN MJ AHEEN NIINKAAN KKK

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 2 дня назад

      @zamzam5255 Aniga reeraheyga aan ahay masheegi karta? Ileyn ninksn AJ halkan aya ka baraney, waxa uu galo ama gudo ma naqan. Hiiya a tiri Aniga dhaley, Midkale ayati Ma adaan dhalin wax anka ognahay ama go'aaminikarno ma jirto Waxa kalya LA shaqeystey waa danuub badan SOMALI oo dhan.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 2 дня назад

      @zamzam5255 waxan kalo layaabey xita Hooyada miilka AJ TURI WUU IGA DHUMEY Aabahis waa dhintey AUN Meeye reerki Aaba iyo Qabiilki uu ku Abtirsanayey wax wyn aya isdhex yaacaya Ani Mugo Afjey shib.

  • @farhiyaabdirahman5146
    @farhiyaabdirahman5146 2 дня назад

    War adiga alle Agtiisa yaan lagugu fadeyxeen umada iska daa alle umadaisagaa leh alle ayaa ku Shuqul

  • @farhiyaabdirahman5146
    @farhiyaabdirahman5146 2 дня назад

    Waad ku badbadateen wiilkaan iska data ilaahay ka baqa

  • @farhiyaabdirahman5146
    @farhiyaabdirahman5146 2 дня назад

    Daahir Calasow ma wasabi ayaa lagu leeyahay