- Видео 239
- Просмотров 458 389
Siddiiq Burmad
Добавлен 8 фев 2014
The official BBC reporter in Somalia/Somaliland, based in Hargeysa.
Видео
Nin wayn dibad lama dhigee.
Просмотров 2,3 тыс.6 месяцев назад
Dhaxan daran oo markay Bannaanada lagu dabriyo Ka hesho dibaddiyo cidlada Dameeraha laysabaa Jirtee dugsigeygiiyeey Dibada iga soo xaree. Dubkaa gargariirayiyo Gacmaha inay diirsadaan Agtooda dabkaa ka shidan Ayaan ahay doonayee U laabo dib haygu odhan. Kooras Uunsiga dariskii shiteen hawada soo duulisaa dareenkaygii qastoo Hillow igu sii dishee Nin wayn dibad lama dhigee Dabayshaday ee kumee. ...
Gabayaanimadu ma hibo loo dhashaa, mise waa wax baran karo?
Просмотров 506 месяцев назад
Gabayaanimadu ma hibo loo dhashaa, mise waa wax baran karo?
Maxay tahay sababta loo yidhaahdo 'Saxaafadu waa seef 2 af leh?
Просмотров 587 месяцев назад
Anuu cidna uma xagliyo Xukuumadda lama safani Xisbina waligay ma galin Xergaarana uma shaqayn Waxaan ahay wariye xora Dadkaan xulafaysi nahay Waxaan ahay wariye xora. Dareenka xanuujiyee Xiskooda shucuubta muda Xuurtoon iyagoo ahaa Afkooduna uu xidhanaa Anaa xay oo u nool Waxaan ahay wariye xora. Dartaa xabadaa idila Xabaal baan kuu galaa Adaa laykaa xidhaa Xabsiga laykaa dhigaa Waxaan ahay war...
Hadal ayaan ka shaqeeyaa.
Просмотров 1277 месяцев назад
Suugaanta iyo Saxaafadda su’aalo la iga waydiiyay.
Gobolnimada Gebilay xukuumadda, mucaaradka iyo Riyaale midkee ku mahadsan?
Просмотров 438 месяцев назад
Gobolnimada Gebilay xukuumadda, mucaaradka iyo Riyaale midkee ku mahadsan?
Dood ku saabsan dastuurka cusub ee awgii Puntland Somaliya xidhiidhkii ugu Jartay
Просмотров 1779 месяцев назад
Wasiirka warfaafinta ee Puntland, laba xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka oo midna taageersanyahay, midna kasoo horjeedo isbaddalka dastuurka lagu sameeyay iyo aqoon yahan dhexdhexaada ayaan maanta u qabtay dood ku saabsan dastuurka cusub ee muranka ka dhaliyay Soomaaliya.
Caqli keen sidaa Weris.
Просмотров 629 месяцев назад
Weris carruurteeda iyo caruurta ay sii dhaleen, waa qoys ka kooban 33 qof. waxa ku filnaan waayay laba guri oo yaryar oo ay degenaayeen. Waxa ay la timid fikrad, taas oo qiime hooseeya ayay dhowr guri oo kale ugu dhistay ubadkeeda. Caagadaha biyaha laga cabbo ayay muddo ka ururinaysay jidadka si ay guri uga dhisato. hadda fikradeedii way shaqaysay, guryihiina way dhisatay.
Faadumo Biixi oo kale, waa faro ku tiris.
Просмотров 1939 месяцев назад
Haayad ayaa u qaaday qaarada yurub si loogu soo daweeyo, ka dib markii ay labada lugood goysay miino ku qaraxday bilowgii sagaashankii. Markii la daweeyay ayaa lagu yidhi halkan iska joog, ama waxa kale ee aad jeceshay codso. Waxa ay dalbatay in Hargeysa lagu celiyo, goobtii miinadu ay kaga qaraxday na iskuul laga dhiso. garo oo wakhtigaa dhowr sanno ayay jirtay. Tan iyo waagaas iskuulkii oo ma...
Muxuu yahay go’aanka Somaliya ka soo saartay qunsuliyadaha Ethopia ee Hargeysa iyo Garoowe
Просмотров 899 месяцев назад
Su’aalo aan ka waydiiyay wasiir Gaani, go’aankii xukuumaddiisu ku sheegtay in ay ku xidhayso qunsuliyadaha Ethopia ku leedahay Somaliland iyo Puntland.
Innagana xaalkeena ka warran
Просмотров 9010 месяцев назад
KEPS, oo loo soo gaabiyay, Kenya Bureau of Standards, Waa haayadda illaalinta tayada. shay aanay 100% tayadiisa ansixinin shaybaadhadeeda iyo dhakhaatiirteedu suuqa laguma iibin karo cadayna ha noqdee.
Qof Cajiib ah ayuu ahaa Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr
Просмотров 196Год назад
Nimaan soor qaadi jirin Sabool lagu joogsadiyo Ahaa seeftii dulmane Saciida u hiil ahayd Siciid Maxamuud gahayr Fardowsa rabboow ku soor. Abwaan loo wada sinnaa Safkooda ahaa intii U baahan sacaadadee Xaqooda la suulin jiray Siciid Maxamuud Gahayr Fardowsa rabboow kunsoor. Si aan cidna loo xaqirin Sadkoodana aan cid kale Tab iyo xeel looga siin Amaba xoog loola socon Ayuu qalinkaw sitee Siciid ...
Bal qiimee baaxadda hawsha ay gabadhaas yari qabatay.
Просмотров 151Год назад
Bal qiimee baaxadda hawsha ay gabadhaas yari qabatay.
Qiso jacayl oo dhab ah, abwaanad Sahra Xasan Daahir.
Просмотров 601Год назад
Qiso jacayl oo dhab ah, abwaanad Sahra Xasan Daahir.
Saddex boqol oo qoys in ka badan aa ka qaxay deegaanada Dirimaraa, Go'dawayn iyo meelaha u dhow
Просмотров 80Год назад
Saddex boqol oo qoys in ka badan aa ka qaxay deegaanada Dirimaraa, Go'dawayn iyo meelaha u dhow
Maxay tahay sababta ay dumarka buraanburaa ugu ammaanaan lammaaayaasha arooska ah qabiiladooda?
Просмотров 63Год назад
Maxay tahay sababta ay dumarka buraanburaa ugu ammaanaan lammaaayaasha arooska ah qabiiladooda?
Ugu yaraan in la siiyay meel ay decaan, aad ayaan kugu farxay.
Просмотров 53Год назад
Ugu yaraan in la siiyay meel ay decaan, aad ayaan kugu farxay.
Heesta Gumaysi. ( Been go lagu daday) BK
Просмотров 1,2 тыс.2 года назад
Heesta Gumaysi. ( Been go lagu daday) BK
Heesta Xumaa!! Codka wacan ee Xamda Queen.
Просмотров 1,3 тыс.2 года назад
Heesta Xumaa!! Codka wacan ee Xamda Queen.
Dhulkaagaa lagu hodmaa. Xidigaha Geeska
Просмотров 4732 года назад
Dhulkaagaa lagu hodmaa. Xidigaha Geeska
25/01/25
❤❤
Sadiiq burmad waa saaxiibkay
Gabay cajiiba weeye ilaahay ha barakeeyo Abwaan Cabdi Ismaaciil Dheeg
Hees way dhaftahay 😢
Mnshalah khyre sidiiq burmad alle Haku baraķyo
Kkkkk waaar. Reer jecelaa masha allah. Reer liibaan adayga waa lagu yaqaaaanaaaa
Abwaan sidiiq buramad waraysigan waxaan daa wadaay 2029 hadana caawa ayaan dib uraadiyay Abwaanku wuxuu lasheekaystay dareenka mu caashaqiinta Sababta aan cawa ubaadhay ha i waydiinina waa halkii sidiiqe 😂😂
Abwaan aan aad u jeclahay. Ilaa markaan yaraa ayaan ka dhagaysan jiray Radio Hargeysa. Allah ha ku xafido
Maasha allaah tabaarak allaah adeer kor oo caafimaad ku kobac kaalin gal
Maaansha alaaah ilaaahay ha barakeeyo oo ha guuleeyo Khayre
Manshallah weynow khayre sadiiq❤.
Ilahay ha barakeeyo wiilkaga sidaada ayuu nin adaygyahay masha Allah
Waxa yare fariidsanaa masha allh❤
Alle hakaa abaaliyo walal.
Mnshaa allh abwaan wagii aad yarayd weeye.
Abwan wa heesa ay ka fadhido
Masha allllah khadra boqorada codka macaaaan nolow❤
Abwaan Sadiiq heestaan waan kaa haynaa, inkastoo aysan heesahaagu kala yaraysan tani se waa heer calaami, hummaag aan la wada arkayn oo dayacnaa baad wax ka tiri, waa hees waaqici ah, waana dareen hadal cajiib ah, ustaad waxaan ahay suugaan-curiye waxaan kaloo ahay in aad rolemodalekiisa tahay, waan rajaynayaa in aan wada fariisano ustaad Alle ha ku sharfo.
clean footage nice!
Nin wayn dibad lamadhigee😢 Walhi way itaaabatay heestan . Hada saacadu waa 7:30 fiidnimo waxan kusugahay Ruqi tuuladii xildhibaanka. Jawiga waa mid Rooban. Lkn nin wayn dibad lamadhigee uunbaa itaabatty
Abwaane wan ku salaamay qudhayda ayaa qisa xanuun badan igu dhacday 2018 ilaaa hada xal waaan u la' ahay Waxa aan ka qoray maanso sidan ku bilaaaban jidhay Mugdi weeye noloshuba Haddii aad miciin biddo Ruuxa mahadhadaadiyo Murugadaada jeceloo Macaan sada dhibtaada
😢😢😢
Waraysi iyo kaftan da'd waa weeyn iga dhe😊
Gabaygu waa 1) Hibo keentay 2)hido keentay 3)hibosho keentay
7/7/2024
Abwaan waa run
Run ahaantii Waxaad tahay Shaksi ku dayasho Mudan. Sidaan In lagu Waraysto Aan u Xiiso galinaa Haddaan ogaan lahayd Maalin kasta Waad ogolaan Lahayn in Maalin kasta lagu Waraysto. Abwaan Siddiq Burmad.
Markad ogtahye in aad qof aan qofnaba ahyen uu kaa galey arinku
Masha allaah inti jiir baan dhgeestay tixtan gabay waan jeclahay Zuuuganta alle ha ku xafido abwaan
❤
saaxiib walhi waan ku taageeraa halkeen kaala soo xidhiidhaa
08.May.2024
ABWAAN SHILKE
ABWAAN SHILKE
Guul wacan hooyo
Gedo sawkuwa fadhiya,Muqdisho in laga soo saaro ayaa ka horaysa in Labadaas la xidho. Labadaas midna ma tagi karaan ee sidee ayey uxidhi karaan?
Sidiiqow guulayso abti, Waa dadkii asalka ahaa ee hidaheena sidday.
21/Mar/ 2024 🥺
Shaqo wacan
9/mar/2024😢😢😢
From tiktok
2024❤
isku mid
Tan wariye maaha. Sheeko ayay saxaafada uhaysataa 🤔🤔🤔🤔
000000000000000000
00000
Abwan sidiq salama
Masha allllah guuul somaliland nooooolaaada❤
Abwaan lambarka iga qabo mise lambarkaagaan hargeisoo dhan u qaybiyaa abwaane😂😂😂
Eebbe haw raxmado SMG.
Qoftaan dagdag badanaa maxay ahayd