- Видео 100
- Просмотров 95 502
Geedi Show
США
Добавлен 6 дек 2018
Kannaalka Sheekooyinka Sirdoonka iyo Dambi-baarista
Xabsiga Sidanaayaa|| Maazin Xamaada Lama jeer ayuu geeriyooday|| Sheekooyinka Dhibanayaasha Bashaar.
Iska ilow Guentanamo, Abuu Gurayb iyo Jeel ogaadeen. kani kawaanka dad ka sheekooinkiisa Ayaa bogaga hore wargaysyad buux dhaafiyay.
#somalipeople
#syria
#bosaso
#soomaaliya
#berbera
#somalimen
#xabsi
#somaliweyn
#somalipeople
#syria
#bosaso
#soomaaliya
#berbera
#somalimen
#xabsi
#somaliweyn
Просмотров: 3 015
Видео
Muluwork|| 16 sano wax ma cunin waxna ma cabin, sidee ayeey ku nooleed?
Просмотров 77312 часов назад
Muluwork waxba ma cunin 16 sano, caruurna wa ay dhashay sidee ayeey ugu suurta gashay? #somalipeople #kenya #bosaso #soomaaliya #berbera #somalimen #qosol #somaliweyn
Bashaar Al-Asad|| Dhaqtarkii indhaha ee isku bedelay Dilaaga.
Просмотров 57321 час назад
Waxuu ahaa Dhaqatarka indhaha, balse siyaasada ayaa ka dhigtay dilaa aan naxariis lahayn, 6.6 mliyan ayuu qixiyay, Intaasi ka badana waa uu dilay, qaarkood wali lama haayo meel ay cirib iyo jaan dhigeen. #somalipeople #kenya #bosaso #soomaaliya #berbera #somalimen #qosol #somaliweyn Link : ruclips.net/video/G9Oif66boUI/видео.htmlsi=BP7KYatwaSvTRKjO
60 SANO MA HURDIN || CILMI-BAARAYAASHA AYAA YAABAN!!
Просмотров 209День назад
Ninkaan ma seexan 60 sano, aan wax cudur ah qabin kaasi oo ka yaabiyay Dhaqaatiirta. #somalipeople #kenya #bosaso #soomaaliya #berbera #somalimen #qosol #somaliweyn
Pata Seca|| wuxuu dhalay 249 Caruur ah ka dib markii uu la seexday 100 Haween ah.
Просмотров 26721 день назад
Wuxuu dhalay 249 Caruur ah, wuxuuna la seexday in ka badan boqol haween, tani waa sheekada Mid ka mid Dadkii la adoonsan jiray ee ku nolaa Brazil kaasi oo mid xoog dhirir isku darsaday taasin ayaan u furtau Albaab Naadir oo aanay Adoomadu horay gelin aasi oo ah in tarankiisa laga Faa'iideesto si Shaqaale looga dhigo Beeraha Qasabka iyo Suufka. Taasi waxay keenrya in uu awoowe u noqdo 30% dadka ...
Nin lagu qabsay in uu guurasado 55 Haween oo ka cararay Maalintii 7aad|| Sheekada Yaasiin Gulaam.
Просмотров 47521 день назад
55 ayaa loo guuriyay ka dib markii uu qasbay Nabadooka tuulo Uu socdaal ku tegay oo dhacda Qaaradda Africa. Ka dibna isbuuc ka dib ayuu cararay asiga oo sii qaadayo wixii I helaan la yaabay. Tani waa sheekada Yaasiin Gulaam oo ah dhul mareen ka soo jeedo dalka marooko taasi uu kala Kulmay safaradii uu ku tegay 27 wadan oo Africo, Saudi Arbia iyo UAE. #somalipeople #kenya #bosaso #soomaaliya #be...
Sheekada qabiil Maawiriyiibta iyo Qoobka Cayaarka Haka|| heeshiiskii Britian iyo Maawriyiinta.
Просмотров 1,1 тыс.21 день назад
Waxay leegihiin qoobka cayaar u gaar ah, oo aad ka baqaysid markii aragto, waxayna heshiiska ay la galeen 148 sano ka hor dowlada Britain, xagee ayeey ku nool yihiin Qabiil Maawiriyiinta, maxayse sheekadooda Baraha Bulshada u haysataa? Xagee ku noolyihiin? Waxaan soo qadanaynaa sheekada tafiirtii ka soo hartay qabiilada Maawriyiinta kuwaas oo ku nool dalalka Maraykan, New Zealand, iyo Canada, B...
Ninkii Hindiga ahaa sameeyay Maxkamad Been Abuur ah, sabab?
Просмотров 35621 день назад
Waxuu Furtay Maxkamad Been Abuur ah 5 sano Ayuu Shaqeeynay. #somalipeople #kenya #bosaso #soomaaliya #berbera #somalimen #qosol #somaliweyn
Buugga "Basaaskii Masar ee Badbaadiyay israa'iil" Qaybtii 1aad.
Просмотров 30121 день назад
YAA AMARAY IN LAGA TAKHUALUSO ASHRAF MARWAAN? YUU KHUYAANAYAY? KUUUMA AHAA ASHRAF MARWAAN? #SOMALIA #ASHRAFMARWAAN #MOGADISHO
Wariyihii ugu caansanaa qarnigii 18aad || Riyadiisa ayaa Run Noqon jirtay.
Просмотров 394Месяц назад
Ninkaan wuxuu u shaqayn jiray wargeys yar oo aan la aqoonin, balse wuxuu caan moqday markii u qoray sheeko Riyo ah taasi oo run noqotay markii dambe. #Somalia #berbera #bosaso
dilaa Katharina || ninkeedii hilibkiisa oo aad loo cafiyaya ayeey ku casheeysay.
Просмотров 296Месяц назад
Waxay ahayd Gabar qalafsan oo dagaal badan balse cidna ma ogayn in ay noqon doonto dilaa.
Shaydaankii Kuwait || Dhacdadii ugu Yaab badnee 1950-2007-dii.
Просмотров 856Месяц назад
Dhacdadaan waxaa la diiwaan geliyay sanaddii 1950-2007dii taasi oo soo martay xaalada kala duwan waxaase xalkeed la helay markii uu dhacay arooskio Cabiir iyo Cali. #aroos #Cabiir
Imaam Masjid|| Fal-dimbeyeed ka yaabiyay Dadka ku nool Al-jeeriya|| Afduub iyo Dil.
Просмотров 412Месяц назад
Sanaddii 2003-dii atuu Banaak u soo baxay Fal-dambeyeed iskugu jira Afduub iyo Dil kaasi oo ay ku sii hoos jireen dambiyao kale.
Basaaskii Shiicada|| Ninkii laga dhax beeray Xisbiga ee dusiyay Goobtii Sawaariikhda. laba kaarre
Просмотров 574Месяц назад
Wuxuu ahaa wadaad ugu Xabay Xisbig lacag darteed ka dib waxuu isku maray sirdoonada Iran , Muusaad, Mucaaradka Iran iyo Jabahad uu dhisay sanado kooban godahood. Waxuu rumaysanyahay in aan dagaal laa gelin SRL oo uu yahay Xaaraan, Warbaahinta SRL ayuu waraysi siiyaa markasto. #somalipeople #kenya #bosaso #soomaaliya #berbera #somalimen #qosol #somaliweyn
SAFAR HALIS AH|| Tuulooyin Cidla ah Ka dib Fataahadaha wabiga Shabeelle.
Просмотров 2792 месяца назад
SAFAR HALIS AH|| Tuulooyin Cidla ah Ka dib Fataahadaha wabiga Shabeelle.
Diyaarad ayaa ku dhacday Baraf|| Hilibkii dadka dhintay ayeeyna cuneen, si ay noolaadaan.
Просмотров 8362 месяца назад
Diyaarad ayaa ku dhacday Baraf|| Hilibkii dadka dhintay ayeeyna cuneen, si ay noolaadaan.
Qaybtii 2aad|| Ninka Ugu halista badan Dunida|| Caqliga dadka ayuu ku ciyaaraa||
Просмотров 5692 месяца назад
Qaybtii 2aad|| Ninka Ugu halista badan Dunida|| Caqliga dadka ayuu ku ciyaaraa||
Xusuus Xad dhaaf ah|| Sheekada Wiil aan waxba Iloobin. @Geedishow
Просмотров 7602 месяца назад
Xusuus Xad dhaaf ah|| Sheekada Wiil aan waxba Iloobin. @Geedishow
Balan-qaadkii Balfour|| Maalintii Filistiin Dhulkoodii la dhacay. @GeediShow
Просмотров 5352 месяца назад
Balan-qaadkii Balfour|| Maalintii Filistiin Dhulkoodii la dhacay. @GeediShow
Basaasaddii ku dhawaatay in ay Boqorad ka noqoto Masar || Kamilina.
Просмотров 6722 месяца назад
Basaasaddii ku dhawaatay in ay Boqorad ka noqoto Masar || Kamilina.
Ninka Ugu halista badan Dunida|| Caqliga dadka ayuu ku ciyaaraa|| Qaybtii1aad.
Просмотров 7422 месяца назад
Ninka Ugu halista badan Dunida|| Caqliga dadka ayuu ku ciyaaraa|| Qaybtii1aad.
Basaaskii Muqaawamada|| Shaxaata Abuu-Qiicaan|| Sidee ayuu ugu biiray ciidanka Isr***il?
Просмотров 5252 месяца назад
Basaaskii Muqaawamada|| Shaxaata Abuu-Qiicaan|| Sidee ayuu ugu biiray ciidanka Isr il?
Basaas Lawrence Al-Carab|| Ninkii Khiyaanay Carabta|| Burburkii Dowladdii Cusmaaniyiinta.
Просмотров 9082 месяца назад
Basaas Lawrence Al-Carab|| Ninkii Khiyaanay Carabta|| Burburkii Dowladdii Cusmaaniyiinta.
Baasaaskii loo Diiday in uu dalkiisa ku soo laabto|| Refaat Al-Gammal, Laba kaare?
Просмотров 6662 месяца назад
Baasaaskii loo Diiday in uu dalkiisa ku soo laabto|| Refaat Al-Gammal, Laba kaare?
Basaaskii Muusaat-ka ee ugu Qatarsanaa|| wuxuu galay godadka "أنقاق غزة" XM ee Gazaa, sidee?
Просмотров 9422 месяца назад
Basaaskii Muusaat-ka ee ugu Qatarsanaa|| wuxuu galay godadka "أنقاق غزة" XM ee Gazaa, sidee?
Muuse Al-sadri|| Wadaadkii Shiicadda ee lagu wayay Liibiya? Yaa khaarijiyay?
Просмотров 6012 месяца назад
Muuse Al-sadri|| Wadaadkii Shiicadda ee lagu wayay Liibiya? Yaa khaarijiyay?
Galmo ayeey ku gaartay Ra'isul-wasaarah Israa'iil || Golda Mair|| shaydamadda Qarnigii 20aad 🌍
Просмотров 6842 месяца назад
Galmo ayeey ku gaartay Ra'isul-wasaarah Israa'iil || Golda Mair|| shaydamadda Qarnigii 20aad 🌍
Haween ayaa ilaalin jireen|| Col. Qadaafi oo 28 jir Madaxwayne ku naqday, Waa kuma Macalinkiisa?
Просмотров 5163 месяца назад
Haween ayaa ilaalin jireen|| Col. Qadaafi oo 28 jir Madaxwayne ku naqday, Waa kuma Macalinkiisa?
Quruxlaydii Muusaad-ka|| Jaajuusadii Xaday khariitadda Sad Al-caalii السد العالي Ee masar. Fashil.
Просмотров 1,5 тыс.3 месяца назад
Quruxlaydii Muusaad-ka|| Jaajuusadii Xaday khariitadda Sad Al-caalii السد العالي Ee masar. Fashil.
𝗕𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗦𝗮𝗱𝗱𝗮𝗮𝗺 𝗫𝘂𝘀𝗲𝗲𝗻 𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗗𝘂𝗾𝗮𝘆𝘁𝗮 𝗧𝗮𝗹𝗮𝗮𝗯𝗶𝗶𝗯, 𝘄𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗖𝗮𝗿𝗯𝗲𝗲𝗱𝗻𝗮 𝘅𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗞𝗮 𝘁𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮𝘆.
Просмотров 4683 месяца назад
𝗕𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗦𝗮𝗱𝗱𝗮𝗮𝗺 𝗫𝘂𝘀𝗲𝗲𝗻 𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗶𝘀𝗮𝘆 𝘂𝗾𝗮𝘆𝘁𝗮 𝗧𝗮𝗹𝗮𝗮𝗯𝗶𝗶𝗯, 𝘄𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗖𝗮𝗿𝗯𝗲𝗲𝗱𝗻𝗮 𝘅𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗞𝗮 𝘁𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮𝘆.
Ilaahay haunaxariisto aamiin😢
Allaha unaxariisto janatulfardowza all acllaa allaha ugubishaareeyo asaga iyo intii muslim ah aadhimatay amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Allah wa qadiir wa kara.
Geediyoow sxp waxaan kugula talinaaa inaaad muuqaalada joogteyso si oow kanaalku kor u aaado oo aad apdate ka hadasho maalin walbo si dadku kuu soo raadiyaaan guuleyso pro
Awalba dhakhtar naxariis leh ma arag 😂
Asc sxb aniga 2018 kii beer ayaan waardiyeynaye sadex maalmood iyo sadax haween maseexanin xanuunkii aanka qaaday 15 maalmood ayaan jiifay xanuun dartii
Xaa laga cabsada😂
BODY LANGUAGE KA AYAD SI QALDAN U FAHANTEE😂😂😂😂 HADBA SI AYAA GACMAHA LOO DHAQ DHAQAAJIYAA ABTI
MA DOQON BAD TAHY GACMAHA DAJI😂😂😂😂
Asc dadka waxaa laga qaadaa afti ee afto maaha mahadsanid ustaad
ABTI SOMALIGAN AAD KU HDALYSO WA MXY INAY RAG TAHAY WA MXY AFSOMLIGA MIYAAN LGU SO BARIN😂😂😂😂
Muuse ha noo qaban camerada ayaan difaac uga jiraaye.🤣
Guuleyso wll
Mahadsanid
Xaqiidii in wax la ilaawo waa nicom aan lasoo koobi karin alxamdulilaah
10/14/2018 Waa malinkii uudhacay qaraxii lagu dhamaaday Ee kadhacay sobe Allah ha unaxariisto intii kudhimatay
KEEP GOING BROTHER HOREY USOCO
❤Thank you, I will
Thanks wllky
Thanks wllky qisooyinka
Asc maansha ALAAH mahadsanid sxb
Maalmahan cirka ayaad mareysaa horu soco ayaan ku leeyahay sxb
Farriimaha uu delete gareeyay see loosoo celshay
Shiicadu dad aamin ah maaha ninka shiico isku aamina isagoo taariikhdooda haya waa nin waalan adoo shiico isku aaminay waxay la mid tahay adoo abeeso meel ay joogto seexday
Wadaad ku sheegaas shiiciga ah ilaa 2023 kii ayuu xisbulaata dhaliili jiray 😂
Keep going bro
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc waad naga soo daahday sxb shaqo wacan
Documentryada no so turjun
Sxb marka kobad wan ku salamay ee muqalada noo soo dadaji
🫡
Wlh wll waaad dadaal badantay hadana laguma siiyo xaqaga e gulayso
Dadka dhan yaa adigoo kale iiga dhiga walaal guulayso🙏
@@GeediShow saaxiib guulayso wanku wataaye
😢😢
Shekoyinka sirdonk wa asal😊
Shekadi sanduqi madooba noso dhamays tir
Wllhi waa dhibaato
Alx Hadaaney Somalian soo dagin 😢
Hadda kahor ayaan Maqlay waa xaalad layiri 100 kii sanoba 12 qof baa lagu arkaa mahadsanid pro
Qof waxba aan ilowbin waa qof xanuunsan caafimaad ban urajeyni😂😂
Keep going bro
Asc
Wcs
Waan ku salaanay maxaxamad maxamuud geedi
Mahadsanid sxb
MAHADSANID GEEDI SHOW FADLAN K AHADAL REER GAZA
الله المستعان
Asc qaybta 2aad noo soo gali adoo mahadsan
Waa diyaar libaax
@@GeediShow mahadsan ustaad
Shekadi sanduqi madooba noso dhamays tir mudane
Basaasintu waaba hub dunida lagu baa-bi'in karo, cajiib
Thank you
Illaheey baa nooga digay in an yahuud iyo nasaaro wale ka dhigano mana kaa raali noqonaayaan ilaa ad ayaga cml noqoto
Sxb sare thanks 👍 walaal jiro guuleeyso
Waa muuqaal aad u wanaagsan🎉🎉