- Видео 125
- Просмотров 900 124
Khadar guure
Добавлен 7 фев 2019
+251915797023
abwaan siciid dhacdhacle oo gabay ugu xogwaramay uguna duceeyay aun abwaan mujaahid jaamac kadiye
abwaan siciid dhacdhacle oo gabay ugu xogwaramay uguna duceeyay aun abwaan mujaahid jaamac kadiye
Просмотров: 2 183
Видео
Al fanaan cabdifataax mukhtaar heestii kalgacayl
Просмотров 313Год назад
Al fanaan cabdifataax mukhtaar heestii kalgacayl
abwaan carab maxamuud jaamac maansadii. tusaale
Просмотров 802 года назад
abwaan carab maxamuud jaamac maansadii. tusaale
xassan sheekh oo. gabay lagu karbaashay
Просмотров 2502 года назад
xassan sheekh oo. gabay lagu karbaashay
Abwaan jaamac kadiye cilmi gabaygii qowlka ku heshiiya
Просмотров 2323 года назад
Abwaan jaamac kadiye cilmi gabaygii qowlka ku heshiiya
Abwaan jaamac kadiye cilmi gabaygii saadaal
Просмотров 2573 года назад
Abwaan jaamac kadiye cilmi gabaygii saadaal
Abwaan maxamuud waraabe gabaygii qaadka
Просмотров 8993 года назад
Abwaan maxamuud waraabe gabaygii qaadka
Safiyo tusmo gabay uu abwaan xarago ugu hiiliyay
Просмотров 4233 года назад
Safiyo tusmo gabay uu abwaan xarago ugu hiiliyay
Abwaan maxamed cali shilke gabaygii xinjiro leef
Просмотров 4913 года назад
Abwaan maxamed cali shilke gabaygii xinjiro leef
Sayid maxamed cabdulle xasan gabaygii xiin finiin
Просмотров 4,2 тыс.3 года назад
Sayid maxamed cabdulle xasan gabaygii xiin finiin
Khadar guure gabaygii doorasho ee 2017
Просмотров 713 года назад
Khadar guure gabaygii doorasho ee 2017
Faarax murtiile barnaamij aad u qosol badan (budh iyo bakoorad)
Просмотров 963 года назад
Faarax murtiile barnaamij aad u qosol badan (budh iyo bakoorad)
Riwaadii hablayohow hadmaad guursan doontaan
Просмотров 1243 года назад
Riwaadii hablayohow hadmaad guursan doontaan
Riwaayad aad u qosol badan xaqiiqada ka hadlaysa bulsho iyo booliis
Просмотров 583 года назад
Riwaayad aad u qosol badan xaqiiqada ka hadlaysa bulsho iyo booliis
Abwaan sawaaxili & khadar guure maansooyin aad u qosol badan sadex dabakanuug
Просмотров 903 года назад
Abwaan sawaaxili & khadar guure maansooyin aad u qosol badan sadex dabakanuug
Sida hogosha roobka xasan aadan samatar
Просмотров 17 тыс.3 года назад
Sida hogosha roobka xasan aadan samatar
Cabdi tahliil & heesta sida faras bulaaloo..
Просмотров 489 тыс.3 года назад
Cabdi tahliil & heesta sida faras bulaaloo..
Awoowe Awmuuse rabi ha u naxarito
Illhy ha u naxariisto nin wax dacaya ama soosocda garan kara buu ahaa
iNtA MuQil Ah FaRtA tAgA 👆👀 4:00
Alle ha ku naxariisto adeer
Kaalay oo sii Dee jamac ismaciil sheekh ahmed cagaf ayaa lahaa
Masha allah
😢
Allah ku naxariisto address qali❤❤❤
Give them critical look and read the images
"Waxafidnaahum min kulli shaydaaniin rajeem"
Politics and Music both are not real and serve interest don't make feelings overcome you.
Gabygan waxan dhagysanyaa 29_11/2024 idoor oo diriray dheraty nadhex taal batigy waligiba wayaqan caqli xumda idoor.
Ader ninka heesta qaday mxd u dafiraysan Horta yaab somali
Heestan waxaan dhagasan jiray 2003 anigoo yar by recod iyo cajalad oo miyi jooga maanta oo saacadutahay 1:47 maalinimo jimce 2024 November 22 hargaysa oo roob hayo jawidagan
Waa habeen ay Taariikhdu thay 13/November/2024/3:36 Doorasha ka dhacasa Somalilnd Subaxnimada Alle si khayle hanoogu dhameeyo Iyo isbadal Doon khayr qaba (Waxana soo maray 7 Sanoo dagaal iyo sixir barer baahsan oo ka daran? Waxa socda mugdisho)
Been ha ja sheegina adeer suugaanta heestan waxa leh ahmed Saleebaan bidde waanu nool yahay cimriga iyo caafimaadkaba rabi ha u siyadiyo
11/11/2024 habeen talaado sogaleyso dhegeysanaya heeska waa waxkle
7/11/2024 ayaa dhageysanayaa ‘ anigo jawi ku jira ‘inta iga danbeysa like 👍
Waad ka leexateen
Heestan magaceeda waad kalabeen qaafiyadiina waad ka leexateen amaantii faraskana cay ayaad ku badasheen
Waxaan fadhiyaa meeshaan ka shaqeeya horteeda waanan qayilayaa waana habeen isniina 14. 11.2024 doorashaduna waa soo dhaw dahay ilaahay khayr haynooga dhigo insha allaah ana muraadbaan damacsanahaye ilaahay ha ii fududeeyo heestana waan ku mirqaamayaa waana fiid cada
Cabdi tahliil allow kuu naxariizo 😢
BOQORKII CODKA FANKA SOOMAALIYEED ABDI TAHLIL WARSAME ALLAAH KAA RAALI NOQDO AABBO.❤🎸👑🙏🏽
We listen to the music we don't judge the pictures
😂😂😂
Waxaan xasuustaa mar sanaag(dhul warasangali) aaran ka da'ay ayaa loosoo naq raacay, markaas nin yar baan ahaa oo gabayada aad u dhegaysta uu kana ka mid ahaa. Maalintii damme ayaa awowahay i maqlay anoo dhegaysanaya markaasuu war gabaygaasi waa sune jooji dhegeysigiisa yaan la idiin layne.
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Alahayooow un udanbi dhaaaf marxuunkaa
❤❤❤ all legden
HeesTa haL mar ayan dhagaysta haLka marna nin khabiir ah aya sheegi kara❤😊
Mucjiso waaye heeskaan😮🎉
❤
Heeskan ismaciil sheikh shamed cagaf ba leh
Good singer and good song
Waaawo waawo eshecalaahees❤❤❤
Wonderful song
Allow U naxariiso jano fardowsa ku gee qof wanagsan ayuu ahaa adeero ismaciil axmed cagaf ileen Garxajis siduu u dhanyahey waa wada cilmi boodhari thru love abwaan Kan ahmed saleban bide jacaylkoodii dhabta ahaa ayey heesahoodoo dha.i katurjumayaan Wana laba abwaan oo ilmadeera Ahmed saleeban bide hees kale oouu qaado cabdi tahl allaya raxmee dhagayso onkod roobka ma daayo Ana taaha ma daayo ❤❤ jacayl garxajisku waa international
😮😢
😮😮😢😢
Ereyada waxalaha abwaan jaamac daad iskahubu
4 6 2024 fadlan like saar
Heesku waa sida faras xulaaloo bulaaloo maaha
Walalehen reer waqooyi waxaad noo gasheen iyo sidaad noo soo garab istaagteen waanu inii ogsonnahay gobaa tihiin dad jecel dhibkii la idin geystana la idin kama garaabin waxaad xaq uleedihiin inaad soomaali hugaamisaan goosadkiina kuma faraxsanin waayo waxaa tihiin qayb inaga mida nabada aad maanta haysataan iyo hormarka allha idiin siyaadiyo walee inan dhibkiin jecleyn hadaa nahay dadk koofur kasoo jeeda waxan idin leenahay waxa tihiin gob loo abaal gudiwayay hormar wacan1🙏
Aabo mcn codkaga wanku raxaystaa alle hayka xafido
Aabihii reer puntlayn wallee waanu ku dayacnay mar haddii aanu meelna kugu xusi waynay adeer eebe waxaanu kaaga baryaynaa jannadii firdowsaaad
Bide xuu turay gadaladii gabayda❤
Watching 17-may-2024. Heestani ma waxay ka bilaabataa 'sida farax xulaaloo' mise 'sida faras bullaaloo'? Haddiise ay ka bilaabato 'sida faras bullaaloo' soo noqon mayso in halkaa uu ka maqanyahay Qaafiyaddii heesta ee ahaa Xarafka 'X'?
Sida farax xullaanoo.
Uf caleka cesh cala hes
Very good 🎉🎉🎉🎉😅
Erayga xabaadh bal Hala sheego
Gabaygan khaliif shiikh maxamuud baa furay wuxuu ula jeeday awmuse Cajiin
waqooyi heesaha somaliga waa heer sare
🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
Eeeee