- Видео 139
- Просмотров 147 626
Awdal History
Добавлен 9 окт 2018
Waa Channel U Gaar ah Taariikhda Umada Soomaaliyeed Iyo Tani Awdal.
Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo Muuse Biixi Gawracay !! Awdal History.
Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo Muuse Biixi Gawracay !!
"Madaxweyne waxa kuu hadhay in lagu yidhaahdo...." !! Awdal History.
"Madaxweyne waxa kuu hadhay in lagu yidhaahdo...." !! Awdal History.
Просмотров: 252
Видео
Siduu Ugu Diyaar-galoobay Geeridiisa Ismaaciil Haniya ?? Awdal History.
Просмотров 325 месяцев назад
Siduu Ugu Diyaar-galoobay Geeridiisa Ismaaciil Haniya ?? Daawo Qisadii Dhex-martay Isaga iyo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.
Muuse Ma Dhalinyarta Awdal ayuu Ku Kelifayaa In ay Hubka Qaataan ?? Awdal History
Просмотров 445 месяцев назад
Deg-Deg:- Muuse Ma Dhalinyarta Awdal ayuu Ku Kelifayaa In ay Hubka Qaataan ?? Awdal History "Madaxweyne Dhalinyarada Awdal in ay hubka qaataan ha ku kalifin" Sidaasi Waxa Yidhi Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal.
Yaa Ka Masuul ah Nabad-gelyadan Cidkasta Hadal-hayso ?? Awdal History
Просмотров 475 месяцев назад
Yaa Ka Masuul ah Nabad-gelyadan Cidkasta Hadal-hayso ?? Daawo Madaxdhaqameedka Boorama - Awdal History
Deg-Deg:- Beesha Ciise oo Ka soo Horjeedsatay Jabhada La Sheegay inay Xoraynayso...!! Awdal History
Просмотров 485 месяцев назад
Deg-Deg:- Beesha Ciise oo Ka soo Horjeedsatay Jabhada La Sheegay inay Xoraynayso Awdal !! Maxayse Tahay Sobobtu ??
Muxuu Yahay Xidhiidhka Ka Dhaxayn-kara Wasiir Buuni iyo Xildhibaan Maxamed Abiib ?? Awdal History.
Просмотров 2416 месяцев назад
Suurto-gal Ma Tahay inuu Jiro Xidhiidh Ka Dhaxaynkara Wasiir Buuni iyo Xildhibaan Maxamed Abiib ?? Daawo Xoghayihii Hore ee Gobolka Awdal - Awdal History.
Taariikhda Foosha-Xun ee Xukuumada SNM ay Qariso oo Banaanka La Soo Dhigay !! Awdal History.
Просмотров 206 месяцев назад
Taariikhda Foosha-Xun ee Xukuumada SNM ay Qariso oo Banaanka La Soo Dhigay !! Daawo Rooble Muuse Xoosh Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal oo daaha ka qaaday sirta u qarsoon...
Deg-Deg:- Somaliland oo Saq-dhexe Ka Hasashay soo dhaweynta Xildhibaan Maxamed Abiib - Awdal History
Просмотров 726 месяцев назад
Badhasaabka gobolka Awdal ayaa si adag uga hadlay soo dhaweynta Xildhibaan Maxamed Abiib.
Soo Dhaweyn aan Hore Loogu Arag Taariikhda Boorama oo Berri La Iskugu Soo Baxaayo - Awdal History.
Просмотров 286 месяцев назад
Boorama:- Soo Dhaweyn aan Hore Loogu Arag Taariikhda Boorama oo Berri La Iskugu Soo Baxaayo - Awdal History.
Deg-Deg:- Shacabka Reer Awdal oo Go'aan Adag Ka Qaatay Dhacdada Foosha-Xun ee... !! Awdal History.
Просмотров 666 месяцев назад
Deg-Deg:- Shacabka Reer Awdal oo Go'aan Adag Ka Qaatay Dhacdada Foosha-Xun ee Hargeysa !! Maxayse Ku Taliyeen ??
Maxaad Ka Ogtahay Taariikhda Fanneed ee Abwaan Maxamed Muumin {Abbabe} ?? Awdal History.
Просмотров 13 тыс.6 месяцев назад
Wax Ka Ogow Taariikhda Fanneed ee Abwaan Maxamed Muumin {Abbabe} ?? Awdal History.
Muuse Biixi ''Somaliland maanta loo biqi-maayo !! Qolo Jabhada oo DJabouti Ka...'' - Awdal History
Просмотров 576 месяцев назад
Muuse Biixi ''Somaliland maanta loo biqi-maayo !! Qolo Jabhada oo DJabouti ka dhex hadlaysa oo leh Awdal waa la xoraynayaa...'' !!
Aas Qaran oo Loo Sameeyey AHUN Aqoonyahan Cabdiraxmaan Aaden Maxamuud Muuse - AwdaL History.
Просмотров 226 месяцев назад
Aas Qaran oo Loo Sameeyey AHUN Walaal Cabdiraxmaan Aaden Maxamuud Muuse. Janadii Firdawza ALLAHA Ka Waraabiyo, Aamiin. Inaalilaahi Wa Inaa ILeyhi Raajicuun.
Sidee ayey Ku Timid Xorriyadii Gobolada Woqooyi 64-sano Ka Hor Caawa oo kale 26/June/1960-kii ??
Просмотров 316 месяцев назад
Sidee ayey Ku Timid Xorriyadii Gobolada Woqooyi 64-sano Ka Hor Caawa oo kale 26/June/1960-kii ?? Daawo Professor Saleebaan Axmed Guuleed oo Sanadkaasi Bilaabay Waxbarashada Dugsiga Sare !!
Xog-Culus:- Boqolaal Maxaabiis Somalilander ah oo u Xidhan Ssc-Khaatumo !! Awdal History
Просмотров 337 месяцев назад
Xog-Culus:- Boqolaal Maxaabiis Somalilander ah oo u Xidhan Ssc-Khaatumo !! Ma La is-dhaafsan karaa maxaabiista labada dhinac ?? Daawo gudoomiye Maxamuud Xaashi oo...
Maxaa Waajibinaaya in La Is Dhaafsado Maxaabiista SSC-Khaatumo iyo Somaliland ?? Awdal History.
Просмотров 297 месяцев назад
Maxaa Waajibinaaya in La Is Dhaafsado Maxaabiista SSC-Khaatumo iyo Somaliland ?? Awdal History.
Biyo La'aan Loogu Bakhtiyaayo Duleedka Boorama - Awdal History
Просмотров 367 месяцев назад
Biyo La'aan Loogu Bakhtiyaayo Duleedka Boorama - Awdal History
Deg-Deg:- Qoyskii Maamo Guddoon oo Maanta U Guuray Guri Qasri ah !! Awdal History
Просмотров 637 месяцев назад
Deg-Deg:- Qoyskii Maamo Guddoon oo Maanta U Guuray Guri Qasri ah !! Awdal History
Dhacdo Naxdin iyo Murugo Badan oo Lagu Arkay Boorama !! Awdal History
Просмотров 5667 месяцев назад
Dhacdo Naxdin iyo Murugo Badan oo Lagu Arkay Boorama !! Awdal History
Maxaa Lagu Xushaa Lamaanaha Nolosha Kula Wadaagaaya ?? Awdal History
Просмотров 287 месяцев назад
Maxaa Lagu Xushaa Lamaanaha Nolosha Kula Wadaagaaya ?? Awdal History
Wax Ka Ogow Xadhiga Dhalinyarta, Aqoonyahanka iyo Waxgaradka Degmada Quljeed - Awdal History
Просмотров 858 месяцев назад
Wax Ka Ogow Xadhiga Dhalinyarta, Aqoonyahanka iyo Waxgaradka Degmada Quljeed - Awdal History
Kulmiye oo Magacaabay Kii Midayn-lahaa Ansaarta iyo Muhaajiriinta Ku Nool Boorama !! Awdal History
Просмотров 138 месяцев назад
Kulmiye oo Magacaabay Kii Midayn-lahaa Ansaarta iyo Muhaajiriinta Ku Nool Boorama !! Awdal History
Guriga Dawladu Xaraashtay iyo Qasriga Loogu Bedelay Cuqaashii Awdal - Awdal History.
Просмотров 618 месяцев назад
Guriga Dawladu Xaraashtay iyo Qasriga Loogu Bedelay Cuqaashii Awdal - Awdal History.
Deg-Deg:- Madax-dhaqameedka Awdal oo Qaadacay Aqalka Loo Kireeyey Kadib Markii La.. || Awdal History
Просмотров 748 месяцев назад
Deg-Deg:- Madax-dhaqameedka Awdal oo Qaadacay Aqalka Loo Kireeyey Kadib Markii La.. || Awdal History
Awdal:- Madax-dhaqameedka Gobolka oo Diniin U Diray Muuse Biixi! Maxay Tahay Sobobtu?? Awdal History
Просмотров 358 месяцев назад
Awdal:- Madax-dhaqameedka Gobolka oo Diniin U Diray Muuse Biixi! Maxay Tahay Sobobtu?? Awdal History
SNM:- iyadoo Qori Wadata Soo Gashay Boorama 1991 Balse Ma Ogtahay in Soo Noqotay iyadoo Qaawan 1993
Просмотров 258 месяцев назад
SNM:- iyadoo Qori Wadata Soo Gashay Boorama 1991 Balse Ma Ogtahay in Soo Noqotay iyadoo Qaawan 1993
Somaliland:- Ciidankii Boorama Maray 18-ka May !! Awdal History.
Просмотров 218 месяцев назад
Somaliland:- Ciidankii Boorama Maray 18-ka May !! Awdal History.
Somaliland:- Isku Soo Bax Galabta Gil-gilay Magaalada Boorama - Awdal History
Просмотров 778 месяцев назад
Somaliland:- Isku Soo Bax Galabta Gil-gilay Magaalada Boorama - Awdal History
Baki:- Caasimadii Hore ee Awdal oo Ku Qanacday Darajada ''B'' !! Maxay Tahay Sobobtu ? Awdal History
Просмотров 208 месяцев назад
Baki:- Caasimadii Hore ee Awdal oo Ku Qanacday Darajada ''B'' !! Maxay Tahay Sobobtu ? Awdal History
Qul-Jeed:- Ma Dagaal U Dhexeeya Reer Dudub Mise Xisbiyo Dano Gaar ah Wata...?? - Awdal History
Просмотров 208 месяцев назад
Qul-Jeed:- Ma Dagaal U Dhexeeya Reer Dudub Mise Xisbiyo Dano Gaar ah Wata...?? - Awdal History
Waxaad kaloo kamid ah siyaasi c/qaadir bashiir farax (BUURMADAW)
❤❤❤
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul fardowso haka waraabiyo
reer awdal iyo jabuuti waa isku mid waxaad sabab u ahayd inaad wadani dhisto muusena dhaco
Waa abwaankii sobobay in muuse bixii runta la horgeeyo
Waaa Reer weeraared
Wax ma garato garab lagama dhigto. Nin culus ahaay lakin weligis wax garad sooma dhawaysan. Wax qabadkisii waxaa baabi'iyay Huu haa da iyo amaan been been ta ah. Kuwa la taliyaasha u ahaan jiray markaad fiiriso mid aad waxara u dirsan lahayd kuma jirin. Marka asagaa dab ku daaray wixii uu dhisayay 20 sano
Alow gar gear
Eeshcalaa wariye
Abwaan ababe madexweyne muuse handaraab ayuu Naga buufiyay
Abwaan ababe waa reer awdal iyo reer jabuuti
Naagtan walan maxay ahayd
Saxibkay ababe
Asc abbe awdla istat hees usamee
Nin culus dheh❤
Tuug uraya ababey xiqdi ku ababey Calool Geele caydii qaranka Somaliland uu kugu maal galiyay waa lagaa soo matajin
Sariibada tan somaliland cidna kama xigtid wad IS shegto uskaguna wa adiga
Abwaan maxamed muumin ababe waana jabuuti dhalada ciidu yahayna walagaranaya doqona loosheegimaayo
Dhaladkee dee Jibouti sow maaha tii faransiisku waraaqaha ugu qori jiray Habar Awal iyo inta soo raacda kkkkkkkk
@@jamaadnuura10 hablaha waanku raaxaysta kaliya ee uma jawaabo
Waa djiboutian maaha reer borama . Gadabuursoo dhan maaha reer borama
Abwanku Waa Rerdudub
Waa muuse fiin
Walee ismaan lahaynba musafiinku afsomaliga inta leeg bay yaqaanane
Waa muuse fiin
Abwaankani waa qoloma horta
Waa samaroon ninkani dhalasho jabuutina uu haystaa
@@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8ghooyaada mia kaa dhiigtyi smaroon
Maanshaa alaah hore u soco
Rabi ha u naxariisto Dadkii lagu xasuuqey Boorame
Maasha alah waa nin ilaahay xikmad siiyay murti badan leh alaha cimriga u dheeryo
Abwaan maxamed mumin ababe wa abwaan qaliya ❤❤❤❤ Muuqisa iyo miisankisu isma lahaan
Waa qoloma abwaanku sxb samaroon mise ciise kolay waa labadaas baan qiyaasayaaye
@@csaaqsaleban9357waa samaroon wll
@@csaaqsaleban9357waa ciise
Kkkkk waar Kulmiyihii aad u ololaynaysay ee u codsysay fartaadii baad eedaye wali ma Kulmiyaha gabalkiisii dhacay baad wax ka xugaysaa waar meesha isaga carar!!!!!
Xaafadu halkay ku taala
Hooyo Guddoon iyo Ubadkeedu Waxay Garab iyo Gaashaan Uga Baahan-yihiin Ummada Soomaaliyeed oo Dhan 063 4545271 Si Kaste Uga Qayb-qaado ugu yaraan la wadaag Asxaabtaada.
Barnaamijka Diirada Wareegta iyo Jawiga Caawa !!
Waxay xabsiga ku jiraan muddo ka badan 10-maalmood !! Maxay tahay Sobobtu ??
Madax-dhaqameedka Awdal oo Qaadacay Aqalka Loo Kireeyey Kadib Markii La Xaraashay Gurigii ay Ku Talin-jireen
Bulshada Degmada oo Si Ba'an Ugu Gacan-saydhay Lacagtii Shalay Loo Keenay !! Awdal History
Ce vrai 1:2:1991 jusqu'a le:4:2:1991 borama :::
Beenaale. Waa inoo maanta Ma Cano bixineyseen
Tolkay waxaa Halka ay maanta yaalaan dhigay WAA nabad Ku baaqidooda joogta ah axxxxxx war nabadu fulaynumay keentaaye qoriga qaata OO xaqiina dhacsada
Réer Awdal haddaanu nahay dooni mayno SNM soomaali wayn baanu nahay waxaa la inoo xasuuqay midnimaydinu difaacaynay ilaa Maantana midnimada Somalia ka laaban mayno
Inta madaxwaynahe ee siyad barre kadanbaysay walahi dhamantod waxa o odhan kara gudomiyayashi somary gobolka Banaadir
Naxarisoo janoo
Alla ha'u naxariisto. Dowlad kama dambeeynin
Maanshallah allah liiroo wow ilaahsy. Cimti dheer. Well donde
waanu oganahay inta amaanta siyad bare waa nin aabihi kaba qaadu ahaa siyad ama ku dhashay ama ku barbaaray oodhfanada oo qaba xanùun isaaq balse anagu meel aanu saarnay iyo inta lamidka ah
Adigoo aan caytamin ra,yigaaga dhiibo caydu dembi mooyee waxkale kuu tarimayse nin kaasna wuxuu qabtay waa wax muuqda
ilahay naarta ha kugu fogeeyo waxad galafatay nafo badan
Allaha U Naxariisto. Aaabe Siyaad.
It was a good history
ILLAHAYAAW JANADIISII FARDOOSA HAKA WARAABIYO MAHAMED SAYAAD BARE ALLAAHU MAA AAMIINA YAARABAL CALAMIINA
Waa taariikh cajiib ah.
ilaahay naxariis hakuugu badalo wanaagii aad umada u qabatay
Lama Ilaawidoono 3 diiwaxgarad Iyo Kuwa Inagaxishanba . We Have To Show the World Who they really are 💯
Boorame Somaliland Jacaylka Mareexaan Umabaahna Ana Ahookaadiidey👎🏾
Great thoughts ibrahim Masha Allah