KAMAAL QOSLAAYE
KAMAAL QOSLAAYE
  • Видео 27
  • Просмотров 55 321

Видео

AK47 Waa qorayga ugu halista badan marka la joogo africa
Просмотров 367 часов назад
AK47 Waa qorayga ugu halista badan marka la joogo africa
3 Website oo 100$ ka shaqaysan kartid FREELANCER
Просмотров 38514 часов назад
Waxaa jiro dhalin yaro badan oo ku riyoodo iney internet ka lacag ka sameeyaan balse waxaa muhiim ah in la ogaado hababka saxda ah iyo xeeladaha wax tarka leh FADLAN- Kanaalka @KAMAALQOSLAAYE shere dheh ugu yaraan u dir Hal qof ama labo qof Mahadsanid
Sidee Lacag Looga sameyaa internet ka 1,000$ Per month
Просмотров 22619 часов назад
Ma rabtaa inaad lacag ka samayso Internet-ka, walibo si online ah laakiin maku wareersantahay meesha aad ka bilaabayso? Ha walwalin , waxaan Muqaalkaan kugula wadaagi doonaa wadooyin ka saxda ah ee aad internet ka lacag kaga sameeyn karto. FADLAN -Kanaalka ​⁠@KAMAALQOSLAAYE ku soo biir mahadsanid
Xirfado aad ka sameyn karto 5,000 wax ka badan 2024 ilaa 2025 …
Просмотров 597День назад
Fadlan - ​⁠Kanaalka @KAMAALQOSLAAYE Ku soo biir oo Hal qof u dir mahadsanid Xirfado aad ka sameyn karto 5,000 wax ka badan 2024 ilaa 2025
YouTube ka sameey 1,000 $ Oo Hada bilaw facebook YouTube
Просмотров 407День назад
Hadii aad ka heshay muuqaalkeena maanta lawadaag asxaabtaada kale mahadsanid 🙏
Sirta guusha Miskiin ilaa hormuudka ganacsatada #ChrisGardner
Просмотров 30821 день назад
FADLAN - nagu soo biir adigo mahadsan @KAMAALQOSLAAYE #Chris Gardner
Sirta guusha Ronaldo tusaale nool ………
Просмотров 14 тыс.Месяц назад
FADLAN - ha ilaawin in aad nagu soo biirto nala wadaagtid asxaabtaada mahadsanid @KAMAALQOSLAAYE
Anonymous tuugadii internet ka ……
Просмотров 73Месяц назад
FADLAN- Hadii aad nagu cusob tahay nagu soo biir mahadsanid @KAMAALQOSLAAYE
FBI CIA Sidee u Shaqeyaan ….
Просмотров 182Месяц назад
HADII AAD KANAALKA #KAMAALQOSLAAYE , Aad ku cusob tahay Waxaa ku leenahay nagu soo biir oo kamid naqo asxaabta Kali oo nagu xiran camal #fbi #cia #usa
8 Arin ka ogow bitcoin ?
Просмотров 1262 месяца назад
8 Arin ka ogow bitcoin ?
Waa maxay Lacagtu sidee u shaqeysaa lacagta
Просмотров 2032 месяца назад
FADLAN KANAALKA- #kamaalqoslaaye sii faafi ugu yaraan u dir Hal qof adiga neh nagu soo biir mahadsanid
20 sano qas iyo dhibaato ka waday dalka India
Просмотров 9262 месяца назад
Waxa kaa codsanaa in aad nagu soo biirto nala wadaagtid asxaabtaada mahadsanid Kanaalka - #kamaalqoslaaye
Genaral kaan waa saraakhiishii itoobiya Dholka ku jeeday dagaal kana kula jiray 1977 dii
Просмотров 3342 месяца назад
Genaral kaan waa saraakhiishii itoobiya Dholka ku jeeday dagaal kana kula jiray 1977 dii
waa maxay nuclear Yaa sameyn kara hubkan ? #nuclear
Просмотров 1913 месяца назад
nuclear waa quwada dhalisa shucaaca radio activ, kana dhasha curirayaal leeysku geeyay oo laga sameeyo macdan yuuraaniyamka, waxaa looga faai, deysta dhinacyo badan, FADLAN KANAALKA #kamaalqoslaaye - sii faafi ugu yaraan u dir Hal qof mahadsanid # nuclear #amrican #russia #china #somalia
Nin ka ugu xooga weyn aduunka #khanbaba
Просмотров 29 тыс.3 месяца назад
Nin ka ugu xooga weyn aduunka #khanbaba
Ronnie Coleman, dadka ugu awaooda badan caalamka ayu kujiraa #ronniecoleman
Просмотров 4703 месяца назад
Ronnie Coleman, dadka ugu awaooda badan caalamka ayu kujiraa #ronniecoleman
Mike Tyson Waa shaqsi kamid ah hal yeeyada ugu magaca dheer Ee soo maray dunida feer ka
Просмотров 1,1 тыс.3 месяца назад
Mike Tyson Waa shaqsi kamid ah hal yeeyada ugu magaca dheer Ee soo maray dunida feer ka
Arin Layaab Leh Ayaa ka socota tik tok
Просмотров 2,7 тыс.4 месяца назад
Arin Layaab Leh Ayaa ka socota tik tok
Arooska waayeelka iyo wiilka yar
Просмотров 1165 месяцев назад
Arooska waayeelka iyo wiilka yar
Ogow sababta loo diiday in xabad xabad loo jeefto
Просмотров 1525 месяцев назад
Ogow sababta loo diiday in xabad xabad loo jeefto
Dhibaatooyinka Shaqo la'aanta:
Просмотров 916 месяцев назад
Dhibaatooyinka Shaqo la'aanta:
Mucamar Al Qadaafi Boqorka boqorada Africa
Просмотров 3527 месяцев назад
Mucamar Al Qadaafi Boqorka boqorada Africa
Hadal oo dadka soo jiido,u hadal sidee hogaamiye
Просмотров 937 месяцев назад
Hadal oo dadka soo jiido,u hadal sidee hogaamiye
GAARIGA BULLETPROOF , Intee xabadood ayoo celin karyaa
Просмотров 8437 месяцев назад
GAARIGA BULLETPROOF , Intee xabadood ayoo celin karyaa
ISRAIL WAXAA KU DHOFTAY 39 GANTAAL YAA KU RIDAAYA GANTAALKA AFARTANAAD ?
Просмотров 1 тыс.7 месяцев назад
ISRAIL WAXAA KU DHOFTAY 39 GANTAAL YAA KU RIDAAYA GANTAALKA AFARTANAAD ?
Shan iga qaado Oo aan waligaa inaa maqasho laga yaabin, daawade
Просмотров 6717 месяцев назад
Shan iga qaado Oo aan waligaa inaa maqasho laga yaabin, daawade

Комментарии

  • @RASANUM-m7x
    @RASANUM-m7x День назад

    Waxaan runtii ku nool nahay duni xalqadi ugu dambeeysay mareyso😂

  • @leadermuniir9301
    @leadermuniir9301 День назад

    Cunuga: hooyo, ma xanuun baa markii aad i dhashay. Hooyo: ma aqaan, tag oo aabahaa soo weydii😂😂😂

  • @user-xz9gk5yc8z
    @user-xz9gk5yc8z День назад

    I am just here for the comments😂😂

  • @Elanga3636
    @Elanga3636 День назад

    Markii aan akhriyay ciwaanka, waxaan la mid ahaa: "oh wow, cilmigu wuxuu tagay meel aan nin hore joogin", laakiin 4 ilbiriqsi gudahood bilowga fiidiyowga: "subxanallah.

  • @Scholes18-k8w
    @Scholes18-k8w День назад

    Anigu waxaan ahay hooyada, sidoo kale waxaan ahay aabbaha" father&mother of the year 😂

  • @FarxiyoMaxamad-jh3xj
    @FarxiyoMaxamad-jh3xj День назад

    Waa maxay adduun jahawareer ah oo aan maanta ku noolnahay😂

  • @SalmanXasan-l1m
    @SalmanXasan-l1m День назад

    Bal qiyaas in aad dunidan timaadid oo aad ogtahay in aabbahaa ku dhalay iyada oo hooyadaa ay joogto😂😂😂

  • @Musiceditor11
    @Musiceditor11 День назад

    Caloosha yaa u buuxiyay 😂😂

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er День назад

    Yaa wasay

  • @POWEROFMONEY010
    @POWEROFMONEY010 3 дня назад

    Weynin badanaa xaraan muu ku naaxay

  • @POWEROFMONEY010
    @POWEROFMONEY010 3 дня назад

    Aad ayaan ugu xanaaqsanahay inaan la kulmin isaga jiritaankan

  • @FarxiyoMaxamad-jh3xj
    @FarxiyoMaxamad-jh3xj 3 дня назад

    Mar walba wuxuu ahaan doonaa geesi maskaxdayda ku jira. Wadan jecel dalkiisa oo doonayey uun in uu hindiso qoriga ugu wanaagsan ee uu ku difaaci karo. Laguma eedayn karo sida loo isticmaalo iyo cidda isticmaasha.

  • @user-xz9gk5yc8z
    @user-xz9gk5yc8z 3 дня назад

    Waa injineer iyo hal-abuure run ah.

  • @leadermuniir9301
    @leadermuniir9301 3 дня назад

    R.l.P Legend!

  • @RASANUM-m7x
    @RASANUM-m7x 3 дня назад

    Ninku wuxuu doonayey uun hub uu waddankiisu isku difaaci karo. Halyey run ah

  • @Scholes18-k8w
    @Scholes18-k8w 3 дня назад

    Dagaalkii qaboobaa ka dib, AK-47 wuxuu noqday dhoofinta ugu weyn ee Ruushka. Intaa ka dib waxaa yimid vodka, caviar, iyo qoraayaal badan

  • @Elanga3636
    @Elanga3636 3 дня назад

    Bal qiyaas magaca qoyskaagu inuu sidoo kale yahay magaca mid ka mid ah hubka ugu weyn adduunka

  • @SalmanXasan-l1m
    @SalmanXasan-l1m 3 дня назад

    Nin kaligiis caan ka noqday Ruushka oo horumariyay

  • @goatka_
    @goatka_ 4 дня назад

    Keep going

  • @anasmohomed6471
    @anasmohomed6471 5 дней назад

    Fiverr siduu u shaqeeyaa Wll si fiican noo gu sharax

  • @RASANUM-m7x
    @RASANUM-m7x 5 дней назад

    Aad ayaa u mahadsan tahay ustaad saad noogula soo wadaagee muqaalada

  • @Scholes18-k8w
    @Scholes18-k8w 5 дней назад

    Aad ayaa u mahadsantahay wax badan ayaa video-ga ka fa'iday. Very good explained!!

  • @SalmanXasan-l1m
    @SalmanXasan-l1m 5 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @leadermuniir9301
    @leadermuniir9301 5 дней назад

    My favorite RUclipsr❤

  • @user-xz9gk5yc8z
    @user-xz9gk5yc8z 5 дней назад

    M.a aad iyo aad baa u mahadsanthy by best teach

  • @Elanga3636
    @Elanga3636 5 дней назад

    Bro inbadan ayan sugayiney videogan thank you guleeso

  • @hassanak7659
    @hassanak7659 8 дней назад

    Mahadsanid legend

  • @leadermuniir9301
    @leadermuniir9301 8 дней назад

    Mahadsanid ustaad

  • @leadermuniir9301
    @leadermuniir9301 8 дней назад

    Mahadsanid ustaad

  • @SalmanXasan-l1m
    @SalmanXasan-l1m 8 дней назад

    Ustaad aadbaad umahadsan tahay sida aad noogu faa iidaysay

  • @SalmanXasan-l1m
    @SalmanXasan-l1m 8 дней назад

    جزاك الله خيرا الجزا❤

  • @Scholes18-k8w
    @Scholes18-k8w 8 дней назад

    Hadal qiimo badan ayaad noo soo gudbisay, Alle hakaa ajar siiyo.

  • @Scholes18-k8w
    @Scholes18-k8w 8 дней назад

    Si fiican baan kugu xeranahay ustaad guleyso

  • @user-xz9gk5yc8z
    @user-xz9gk5yc8z 8 дней назад

    Mashallah may Allah protect you

  • @user-xz9gk5yc8z
    @user-xz9gk5yc8z 8 дней назад

    Waa barmaamij loobaaha yahay, Jasaaka allaah khayran

  • @RASANUM-m7x
    @RASANUM-m7x 8 дней назад

    thanks for the compliment

  • @Elanga3636
    @Elanga3636 8 дней назад

    Thanks

  • @FarxiyoMaxamad-jh3xj
    @FarxiyoMaxamad-jh3xj 8 дней назад

    ❤❤❤

  • @Musiceditor11
    @Musiceditor11 8 дней назад

    M a horay usoco bro

  • @hassanak7659
    @hassanak7659 8 дней назад

    Messi kaso hda Oyaaye ha igu sodhisin

  • @hassanak7659
    @hassanak7659 8 дней назад

    Waweenka kamaal khoslaaye

  • @Isniin_podcast
    @Isniin_podcast 10 дней назад

    Hada ayuu algorithm ii keenay muqalakaga kwrn ❤

  • @user-ge5sz1bo2v
    @user-ge5sz1bo2v 10 дней назад

    🎉

  • @Amran-f8i
    @Amran-f8i 10 дней назад

    𝑯𝒐𝒓𝒂𝒚 𝒖𝒔𝒐𝒄𝒐

  • @Amran-f8i
    @Amran-f8i 10 дней назад

    𝑴 𝒂 𝒉𝒐𝒓𝒂𝒚 𝒖𝒔𝒐𝒄𝒐

  • @Musiceditor11
    @Musiceditor11 10 дней назад

    Graphic design inaa barto waye iyo video edit I a

  • @POWEROFMONEY010
    @POWEROFMONEY010 10 дней назад

    Sidee xirfad cusob loo baran karaa zxp

  • @caashodaahir7723
    @caashodaahir7723 12 дней назад

    habo

  • @caashodaahir7723
    @caashodaahir7723 12 дней назад

    m a