Jubbaland Tv
Jubbaland Tv
  • Видео 72
  • Просмотров 41 616

Видео

Warka Saacadda @JubbalandTv1 3.2.2025Warka Saacadda @JubbalandTv1 3.2.2025
Warka Saacadda @JubbalandTv1 3.2.2025
Просмотров 82 часа назад
Warka Saacadda @JubbalandTv1 3.2.2025
Iskulada Kismayo oo qatay qimo dhimista Lacagta laga qado ardaydaIskulada Kismayo oo qatay qimo dhimista Lacagta laga qado ardayda
Iskulada Kismayo oo qatay qimo dhimista Lacagta laga qado ardayda
Просмотров 17День назад
Iskulada Degmada Kismayo ayaa qaatay qiimo dhimista Lacagta laga qaado ardayda ee Dhowaan wasaaradda waxbarashada Jubbaland ay qiimo dhimis ku sameysay
Jubbaland Geesiyaal cadawga Gumadey leyihin " Dhaanto CusubJubbaland Geesiyaal cadawga Gumadey leyihin " Dhaanto Cusub
Jubbaland Geesiyaal cadawga Gumadey leyihin " Dhaanto Cusub
Просмотров 132День назад
Jubbaland Geesiyaal cadawga Gumadey leyihin " Dhaanto Cusub
Garoonka Kubada Cagta Waamo oo si habsami oga socda Tartanka Iskuulada KismaayoGaroonka Kubada Cagta Waamo oo si habsami oga socda Tartanka Iskuulada Kismaayo
Garoonka Kubada Cagta Waamo oo si habsami oga socda Tartanka Iskuulada Kismaayo
Просмотров 31День назад
Garoonka Kubada Cagta Waamo waxaa si habsami ah oga socda Tartanka Iskuulada Degmada Kismaayo iyadona shalay ciyaar ku soo idlaatay 5 iyo 2 ay guusha ku raacday Iskulka Ex-Mariino.
Warka Saacadda @JubbalandTv1 02.02.2025Warka Saacadda @JubbalandTv1 02.02.2025
Warka Saacadda @JubbalandTv1 02.02.2025
Просмотров 7День назад
Warka Saacadda @JubbalandTv1 02.02.2025
Guddoomiyaha Gedo oo Doolow xariga kaga jaray suuq casri ah oo adeegyada muhiimka ah laga heli karo.Guddoomiyaha Gedo oo Doolow xariga kaga jaray suuq casri ah oo adeegyada muhiimka ah laga heli karo.
Guddoomiyaha Gedo oo Doolow xariga kaga jaray suuq casri ah oo adeegyada muhiimka ah laga heli karo.
Просмотров 43День назад
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa Degmada Doolow xariga kaga jaray suuq casri ah oo dhammaan adeegyada muhiimka ah laga heli karo.
W/Tamarta iyo Kheyraadka Jubbaland iyo Maamulka Doolow oo si wadajir xariga ugu jaray ceelbiyoodW/Tamarta iyo Kheyraadka Jubbaland iyo Maamulka Doolow oo si wadajir xariga ugu jaray ceelbiyood
W/Tamarta iyo Kheyraadka Jubbaland iyo Maamulka Doolow oo si wadajir xariga ugu jaray ceelbiyood
Просмотров 2104 дня назад
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda Jubbaland iyo Maamulka Degmada Doolow ayaa si wadajir ah xariga ugu jaray ceelbiyood laga hirgaliyay Degmada Doolow ee Gobalka Gedo.
WARKA SAACADDA @JubbalandTv1 28-1-2025WARKA SAACADDA @JubbalandTv1 28-1-2025
WARKA SAACADDA @JubbalandTv1 28-1-2025
Просмотров 606 дней назад
WARKA SAACADDA @JubbalandTv1 28-1-2025
W/ Qorsheynta iyo Malgashiga Jubbaland ayaa Agabyo muhim ah ku warejisay isbitaalka weyn ee Kismayo.W/ Qorsheynta iyo Malgashiga Jubbaland ayaa Agabyo muhim ah ku warejisay isbitaalka weyn ee Kismayo.
W/ Qorsheynta iyo Malgashiga Jubbaland ayaa Agabyo muhim ah ku warejisay isbitaalka weyn ee Kismayo.
Просмотров 1077 дней назад
Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah e Dowladda Jubbaland ayaa Agabyo muhiim ah ku wareejisay isbitaalka weyn ee Degmada Kismaayo.
Warka Saacada @JubbalandTv1 27-01-2025Warka Saacada @JubbalandTv1 27-01-2025
Warka Saacada @JubbalandTv1 27-01-2025
Просмотров 217 дней назад
Geesiyaasha Dowladda JubbalandGeesiyaasha Dowladda Jubbaland
Geesiyaasha Dowladda Jubbaland
Просмотров 1,4 тыс.7 дней назад
Hormaro ficn aya ka socda dhanka Furdoyinka iyo qabki loga shaqeyn laha cid walbo gacan ka gaysatay"Hormaro ficn aya ka socda dhanka Furdoyinka iyo qabki loga shaqeyn laha cid walbo gacan ka gaysatay"
Hormaro ficn aya ka socda dhanka Furdoyinka iyo qabki loga shaqeyn laha cid walbo gacan ka gaysatay"
Просмотров 347 дней назад
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyada Jubbaland Mahad Sheekh Cabdi "Hormaro fiican ayaa ka socda dhanka Furdooyinka iyo qaabki looga shaqeyn lahaa waana uga mahadcelinaynaa cid walboo gacan ka gaysatay"
"Qofka joga Xafiska Furdoyinka waa qofka la rabo waxa Wadanka so galaya inu Go'amiyo' Ismaacil Garas"Qofka joga Xafiska Furdoyinka waa qofka la rabo waxa Wadanka so galaya inu Go'amiyo' Ismaacil Garas
"Qofka joga Xafiska Furdoyinka waa qofka la rabo waxa Wadanka so galaya inu Go'amiyo' Ismaacil Garas
Просмотров 717 дней назад
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaaland Ismaaciil Axmed Garas "Qofka jooga Xafiiska Furdooyinka waa qofka la rabo waxa Wadanka soo galaya inuu Go'aamiyo uuna celin karo wax walba oo dhacay ee soo galaya Wadanka"
Madaxweyne kuxigenka Jubbaland oo shegay in hormarka Dadka iyo Dalka uu ku jiro xojinta Furdooyinka"Madaxweyne kuxigenka Jubbaland oo shegay in hormarka Dadka iyo Dalka uu ku jiro xojinta Furdooyinka"
Madaxweyne kuxigenka Jubbaland oo shegay in hormarka Dadka iyo Dalka uu ku jiro xojinta Furdooyinka"
Просмотров 987 дней назад
Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ka qeyb galay Xuska Maalinka Caalamiga ah ee Furdooyinka ayaa sheegay in hormarka Dadka iyo Dalka uu ku jiro xoojinta Furdooyinka"

Комментарии

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 14 часов назад

    😅😅😅😅😅😅Mogadishu wasakh 😅😅

  • @mnuur114abdirahman2
    @mnuur114abdirahman2 3 дня назад

    Raashinka haloosoosidayo

  • @mnuur114abdirahman2
    @mnuur114abdirahman2 3 дня назад

    Adinkuba khabqable so idin mahaysato aderayal dowlada soomaalia ma ogolidin

  • @Marryan-j7j
    @Marryan-j7j 6 дней назад

    😭😭😭😭😭subxana Allah ilaahay xasan dadka haka qabto sharkiisa

  • @IDriisBundo
    @IDriisBundo 7 дней назад

    aamini abaayo baa

  • @IDriisBundo
    @IDriisBundo 7 дней назад

    Asc

  • @ahmedabdullesheikh6068
    @ahmedabdullesheikh6068 7 дней назад

    War aad iyo aad ayaad ujilicsantihiin ee tashada xamar 1990 ayaad ka soo qaxdeen hasan waa ninkii idin soo qixiyay

  • @MacowCabdi
    @MacowCabdi 9 дней назад

    X

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 10 дней назад

    🎉 Geesiyaasha 🎉 Jubaland 🎉❤ dhiigkarkay iga dejiyaan markay Mooryaan baacsadaan

  • @deeqshejr6330LULABUkR
    @deeqshejr6330LULABUkR 13 дней назад

    😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @deeqshejr6330LULABUkR
    @deeqshejr6330LULABUkR 13 дней назад

    🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 13 дней назад

    Axmedmadoobaamadaxwaynesoomaalikadhiganaynaad5

  • @sahromohamed-wk2tz
    @sahromohamed-wk2tz 15 дней назад

    Walalayal ogadeen malaha kismayo jubada hoose we nagadhaafa dhantada

  • @ismaaciilcabdille6924
    @ismaaciilcabdille6924 15 дней назад

    Adriana.seedyeeleeysaa

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 16 дней назад

    Beesha caalamku hada kabacdi haday xasan shiiq kusooceliwaayaan teendhadii iyo waxay soomali kushiisay ayakaa nooga daran dhaqaalaha kajoojiya safarada kajoojiya

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 16 дней назад

    Waanoogadaray xasan shiiq caalamku muu kahadlo macaafimaad qabo asaga aadan madoobe waa lamid war dalka labadaas miyaa leh waa maya