- Видео 341
- Просмотров 215 178
Tawheed Islamic Centre
Уганда
Добавлен 1 янв 2024
Waxaan u taaganahay helitaanka aqoon Islaamiya iyadoo loo marayo warbaahinta casriga ah.
MUXAADARO CUSUB || DHALINYARADDA || Sh Maxamuud Xaliiki
MUXAADARO CUSUB || DHALINYARADDA || Sh Maxamuud Xaliiki
Просмотров: 957
Видео
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB || QAYBTA LABAAD || Sh Maxamed Sh Ibrahim Suuley
Просмотров 1,1 тыс.2 часа назад
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB || QAYBTA LABAAD || Sh Maxamed Sh Ibrahim Suuley
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB || QAYBTA KOOWAAD || Sh Maxamuud Xaliike
Просмотров 9 тыс.7 часов назад
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB || QAYBTA KOOWAAD || Sh Maxamuud Xaliike
Khudbada Jimcaha ee Masjidka Tawxiid Kampala-Uganda|| Sh Abdillahi Adam
Просмотров 1539 часов назад
Khudbada Jimcaha ee Masjidka Tawxiid Kampala-Uganda|| Sh Abdillahi Adam
Muhiimada Cilmiga || Sh Maxamuud Suuley
Просмотров 336День назад
Muhiimada Cilmiga || Sh Maxamuud Suuley
Waa kuma Adduun doon iyo Aakhiro doon|| Sh Almis Yaxye
Просмотров 1,4 тыс.День назад
Waa kuma Adduun doon iyo Aakhiro doon|| Sh Almis Yaxye
Guurka Wanaagsan iyo Wadada loo maro || Sh Maxamuud Xaliike
Просмотров 38 тыс.День назад
Guurka Wanaagsan iyo Wadada loo maro || Sh Maxamuud Xaliike
CASHIRKA 3AAD || MINHAJ XAQA || Sh Maxamuud Xaliike
Просмотров 2,5 тыс.День назад
CASHIRKA 3AAD || MINHAJ XAQA || Sh Maxamuud Xaliike
CASHIRKA 02 || KITAABKA MINHAJ XAQA || Sh Maxamuud Xaliike
Просмотров 821День назад
CASHIRKA 02 || KITAABKA MINHAJ XAQA || Sh Maxamuud Xaliike
"Gabadhu hadday Nin wanaagsan ay keento Maamooyinku ha fassaxaan" Sh Maxamed Abdiwali.
Просмотров 1,3 тыс.День назад
"Gabadhu hadday Nin wanaagsan ay keento Maamooyinku ha fassaxaan" Sh Maxamed Abdiwali.
Khudabdda Jimcaha: "Waa kuma Qofka Ugu Fadliga Badan Umadda Nabi Muxumed."
Просмотров 484День назад
Khudabdda Jimcaha: "Waa kuma Qofka Ugu Fadliga Badan Umadda Nabi Muxumed."
Khudbadda Jimcaha: "Cilmiga Sharcigaa Baro Oo Ku Dhaganow." Sh Almis Yaxye
Просмотров 1,3 тыс.День назад
Khudbadda Jimcaha: "Cilmiga Sharcigaa Baro Oo Ku Dhaganow." Sh Almis Yaxye
Khudbadda Jimcaha: "Hal Qof Qofkii Dilaa Waxay Lamid Tahay Umaddii Oo Dhan Oo La Dilay."
Просмотров 100День назад
youtubeKhudbadda Jimcaha: "Hal Qof Qofkii Dilaa Waxay Lamid Tahay Umaddii Oo Dhan Oo La Dilay." Sh Ahmed Abdisamed
Muhiimada Walaalnimada iimaanka ku salaysan || Sh Maxamuud Xaliike
Просмотров 1,1 тыс.День назад
Muhiimada Walaalnimada iimaanka ku salaysan || Sh Maxamuud Xaliike
Kaalinta Gabadha Muslimada ah ay ku leedahay Bulshada|| Sh Axmed Abdisamed
Просмотров 105День назад
Kaalinta Gabadha Muslimada ah ay ku leedahay Bulshada|| Sh Axmed Abdisamed
Dadaalka aynu ugu jirno la kulanka Ilaahay || Sh Almis Yaxye
Просмотров 2,9 тыс.День назад
Dadaalka aynu ugu jirno la kulanka Ilaahay || Sh Almis Yaxye
CASHIRKA 01 || KITAABKA MINHAJ XAQA || Sh Maxamuud Xaliike
Просмотров 1,1 тыс.День назад
CASHIRKA 01 || KITAABKA MINHAJ XAQA || Sh Maxamuud Xaliike
KHUDBAH JIMCAH || 3 QOF HALAGOODA WAA LAHUBAA || Ustaad Abdisamad Qoryooley
Просмотров 10514 дней назад
KHUDBAH JIMCAH || 3 QOF HALAGOODA WAA LAHUBAA || Ustaad Abdisamad Qoryooley
CASHARKII 135AAD || TAFSIIRKA QUR'AANKA || Suuratul Al-Hajj || Aayadaha 01 - 18 || Sh Dr Sahal Bare
Просмотров 3221 день назад
CASHARKII 135AAD || TAFSIIRKA QUR'AANKA || Suuratul Al-Hajj || Aayadaha 01 - 18 || Sh Dr Sahal Bare
CASHARKII 134AAD || TAFSIIRKA QUR'AANKA || Suuratul Al-Hajj || Aayadaha 01 - 18 || Sh Dr Sahal Bare
Просмотров 4121 день назад
CASHARKII 134AAD || TAFSIIRKA QUR'AANKA || Suuratul Al-Hajj || Aayadaha 01 - 18 || Sh Dr Sahal Bare
CASHARKII 133AAD || TAFSIIRKA QUR'AANKA || Suuratul Ambiyaa || Aayadaha 83 - 112 || Sh Dr Sahal Bare
Просмотров 3121 день назад
CASHARKII 133AAD || TAFSIIRKA QUR'AANKA || Suuratul Ambiyaa || Aayadaha 83 - 112 || Sh Dr Sahal Bare
KHUDBAH || TOOSNAANTA LAGU TOOSNAADO DIINTA || Dr Sh Sahal Barre Ciid
Просмотров 4721 день назад
KHUDBAH || TOOSNAANTA LAGU TOOSNAADO DIINTA || Dr Sh Sahal Barre Ciid
CASHIRKA 18AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
Просмотров 5428 дней назад
CASHIRKA 18AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
CASHIRKA 17AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
Просмотров 1428 дней назад
CASHIRKA 17AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
CASHIRKA 16AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
Просмотров 2228 дней назад
CASHIRKA 16AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
CASHIRKA 15AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
Просмотров 2428 дней назад
CASHIRKA 15AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
MUXAADARO || SIDEE GABADHADA U NOQON KARTAA GABAR U HORSEEDA UMADEEDA IN EE NOQDAAN UMMAD WANAGSAN
Просмотров 57Месяц назад
MUXAADARO || SIDEE GABADHADA U NOQON KARTAA GABAR U HORSEEDA UMADEEDA IN EE NOQDAAN UMMAD WANAGSAN
CASHIRKA 14AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
Просмотров 23Месяц назад
CASHIRKA 14AAD || KITAABKA TAARIIKHDA KHULAAFAA RAASHIDIIN || Dr Abdirahman
🥰🥰🥰🥰🥰😍
جراك الله حير
Sheikh cimriga allh kubarakeyo❤
جزاك الله خيرا جزا
Muxaadarada soo badiya Walaalayaal
جزاك الله خيرًا يا شيخنا الفاضل شيخ محمود محمد حليكي
Shiik maxamuud xaliike allh ku barakeyo wXn codsanaya shiikh lambarkisa inaa iso qortan
Wad mhdsnthy wllka iso dir lambarka shiikh maxamuud xaliike shiikh rawaa inaa ka hadlo
MAR HADAADAN OGAYN. 1:-mar hadaadan ogayn cumrigaaga inta kuu hadhsan joogidaada dunada aad sii joogayso. 2:-mar hadaadan ogayn goorta aad geeriyoonayso. 3:-mar hadaadan ogayn halka aad ku geeriyoonayso. 4:-mar hadaadan ogayn waxa ilaahay sababta kaaga dhigidoono geeridaada 5:-mar hadaadan ogayn sanadka bisha maalinta saacada iyo gelinka geeridaada. Maxaa kula gudboon ?????? Maxaa filaysaa ilaahay lakulankiisa??? 1:-ilaahay khayr kafilo!!! 2:-camalkaaga iyo niyadaadana sax! 3:-towbadaadu habadato marwalba! 4:-ducadaada alla barigaagu habato! 5:-wixii xaq alle kuguleeyahay iska gud 6:- wixii xaq dad ah iska fudaydi. 7:-geerida xusuusnow marwalba 8:-waalidkaa baari unoqo. 9:-xalaasha quudo. 10:- xaaraanta iska ilaali isticmalkeda. 11:- ilaali indhaha carabka maqalka . 12:-diinta baro kudhaqan intaa awodo 13:-jeclow kuxidhnow latasho culimada.
Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq shiiq ❤🎉🎉
جزاكم الله خير الجزاء
ماشاء الله شيخ محمد شيخ محمود شيخ ابراهيم سولي
🥰🥰🥰🥰🥰
Masha Allah ❤
Allahayow kuur xalal ah nasii inta isqabtanah allha ku barakeyo 💕🫶🏿
Sh Maxamuud Xaliike Su aalahan jawaabaha intaad dhagaysatid Su'aasha ah sakada ninku i waydiinayo baa carabka waxaa igaga dhacay jawaab khaldan oo oranaysa geelu markuu shanyahay baa sakadu ku waa jibtaa waa sax✅️ Meeshaan oran lahaa Lodu markay 30 gaadho bay Sakadu ku waa jibaysaa Baan idhi Lodu 5 Shanbay ku waa jibaysaa Sakada waa khalad❌️ Markaa intaa Loda ee 5 Ka jar haba ka maqnaato markaa saa u siidaa Su' aalaha
Mash laaah jasakal laaah❤
Allow ku xafid sheqoow. Runbaad sheegtey. Afka lagama noqdo muslim. Allaha tuso xaqa adoomadiisa. Allahu Akbar😢
Jazaka Allahu khyr
waa Run
Kkkkkkkkkkkkkk
Sh Maxamuud Xaliike Su aalahan jawaabaha intaad dhagaysatid Su'aasha ah sakada ninku i waydiinayo baa carabka waxaa igaga dhacay jawaab khaldan oo oranaysa geelu markuu shanyahay baa sakadu ku waa jibtaa waa sax✅️ Meeshaan oran lahaa Lodu markay 30 gaadho bay Sakadu ku waa jibaysaa Baan idhi Lodu 5 Shanbay ku waa jibaysaa Sakada waa khalad❌️ Markaa intaa Loda ee 5 Ka jar haba ka maqnaato markaa saa u siidaa Su' aalaha
Sh Maxamuud Xaliike Su aalahan jawaabaha intaad dhagaysatid Su'aasha ah sakada ninku i waydiinayo baa carabka waxaa igaga dhacay jawaab khaldan oo oranaysa geelu markuu shanyahay baa sakadu ku waa jibtaa waa sax✅️ Meeshaan oran lahaa Lodu markay 30 gaadho bay Sakadu ku waa jibaysaa Baan idhi Lodu 5 Shanbay ku waa jibaysaa Sakada waa khalad❌️ Markaa intaa Loda ee 5 Ka jar haba ka maqnaato markaa saa u siidaa Su' aalaha
Masha allah sh almis alle haku xafido❤❤❤❤❤
Mach Allah ❤
Jilciso waa maxay xukumkeeda? Soo xaaram ma ah?
Waqti muhiima weeye
😅masha allah
Illahayow. Guur xalaala. Ku. Irsaaq. Dhalinyarada. Oo. Dhan
Maanta ragAba. Ka xun dumark
Kusaliya xabiibkeena muxamad scw
Masha allah shekhuna Jazakallahu khayr
Masha Alh
Masha allah
Nisaabka sakada lo'du waa 30 neef.
20
M.a Allow Idin Xafiid Culamadeena I.a❤
M Allah 🎉🎉❤🎉🎉
Wan ku faiday❤❤❤
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allow guur xalaala nasii ya rabi inta haystana isu barakee🤲❤
ماشاء الله تبارك الله بارك
ماشاء الله تبارك الله بارك
Walaalyaal suaalihii mu'tamarka laga jawaabayay maa soo gudbisaan idinko mhdsn
illahow guur wngsn isiii nin salixaa
Mnshallh sheekh jizaakallh khayr
ماشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظهم اللهم بارك لنا في مشايخنا
Ilaahayoow guur xalala isii yaa rabi 🤲
Guur xalal ilahey ha isiiyo❤
Aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲 😢
Shugran shikh
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin mashalh tabaarklah❤
Manshalaah 🎉 sheekh ale haku barakeeyo all dadka komantigan aqista hayso duceeyo anaa dhib iga haystaa guurka ee❤ please iso barya ale qof lagu jiree