Caawiye
Caawiye
  • Видео 56
  • Просмотров 49 549
7 Sharci oo aad Hanti Ku Kasban Karto | Ku Socoto 20 - 30 jir ka | Fadhiga Kakac | #dhiirigalin
7 Shuruuc oo Hanti Lagu Kasban Karo
Hanti in la kasbado waxay u baahan tahay xirfad, aqoon, iyo howl adag.
Qof walboo raba inuu gaaro guul dhaqaale, waxaa muhiim ah inuu fahmo shuruucda lagama maarmaanka u ah kasbashada iyo ilaalinta hantida.
Muqaalkan waxaa kuugu Sharaxi doona 7 shuruuc oo muhiim ah oo kaa caawin kara inaad hanti yeelato
1. Yeelo Xirfad.
2. Maamulidda Qarashaadka kusoo Gala.
3. Maalgashi Caqli Ku Saleysan.
4. Iskaashi Wanaagsan.
5. Noqo Tartamaa Dhab ah.
6. La Saaxiib dadka Qibradda leh.
7. Samir iyo Dadaal.
Hantida waa la kasban karaa hadii aad si qorsheysan u dhaqanto oo aad raacdo shuruucda sare ku xusan ee maamulidda iyo maalgashiga dhaqaale.
Ku dadaal inaad barato, horumariso ...
Просмотров: 155

Видео

10 Tilmaamood oo Ay Wadaagaan Dadka Caqliga Badan | #caawiye #dhiirigalin
Просмотров 2169 часов назад
10 Tilmaamood oo Ay Wadaagaan Dadka Caqliga Badan Waxaan rajeynayaa inaad ka Faaideysan doontaan. Fadlan Channal-ka SUBSCRIBE Ku Saacid Video-ga LiKE Saar Siina Share-garey Si Asxaab Kale Ay Ugu Faaideystaan. Mahadsanidiin. #dhiirigalin #dhiirigeliye #dhiirigelin #caawiye #subscribe #share #like @Munasarmaxamed @MaxamadqadarMk @ogaansho
7 Nuuc Iska ilaali | Ka digtoonow Guurka | Guursada Naagaha Wanaagsan | Si Qaas ah adiga
Просмотров 384День назад
7 Nuuc Iska ilaali | Ka digtoonow Guurka Naagaha Xun | Guursada Naagaha Wanaagsan | Si Qaas ah adiga Sxpka Guurdoonka ah Si Fiican isaga Fiiri 7daan Sifo Waa Kuu Muhiim. Mahadsanidiin dhammaan asxaabta qiimaha leh ee falcelinta wanaagsan kasoo bixiyey Video-gii Hore Runtii Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay taageeradiina iyo dhiirrigelintiina joogtada ah. Channal-ka Subscribe-ta Halugu Saacido ...
Ha u Ogolan Fikradaha Xun inay ku Niyad Jebiyan | Hadii aad ka hooseyso 30 jir Waa Qasab inaad Dawat
Просмотров 291День назад
Ha u Ogolaanin Fikradaha Xunxun inay ku Niyad Jebiyaan | Hadii aad ka hooseyso 30 jir Waa Qasab inaad Daawato. #caawiye #motivation #subscribe success #support #dhiirigalin #like #share #sheeko #qiso
Qiso | Ganacsadaha Aan Waligiisa Khasaarin | Ducada Hooyo iyo Mucjisooyinka Ay Samayso | #caawiye
Просмотров 21614 дней назад
Qiso | Ganacsadaha Aan Waligiisa Khasaarin | Ducada Hooyo iyo Mucjisooyinka Ay Samayso. Waa Qiso Kugu ilhaamineysa inaad Si Fudud Guul ku Gaarto. Ka Faaideysi Wacan. #caawiye #motivation #dhiirigalin #dhiirigelin #dhiirigeliye #qiso #qiso_cajiib_ah #qisoxanuunbadan #qisooyin #sheeko #success #support #subscribe #short
Qiso | Noloshaada Bedeli doonta | Sheekadan Adiga ayey kugu Socota | #dhiirigalin | #caawiye
Просмотров 19614 дней назад
Sheeko Bedelaysa Jihadda Noloshaada Maalin maalmaha ka mid ah, wiil ayaa aabihiis u tagay oo ku yiri, “Aabe, waa maxay qiimaha nolosheyda?” Aabbaha ayaa wiilkiisa siiyey dhagax Wuxuuna ku dhahey , “Wiilkaygiyow, haddii aad rabto inaad ogaato qiimaha noloshaada, qaad dhagaxan oo suuqa tag. Haddii uu qof ku weydiiyo qiimaha dhagaxan, ha u jawbin keliya kor u qaad labadaada farood. Wiilkii wuxuu s...
Sheeko Noloshaada ka bedeli doonta Guul-daradda una bedeli doonta Guul | #caawiye #dhiirigalin
Просмотров 39014 дней назад
Sheeko Bedelaysa Noloshaada iyo Fikirkaaga Sheekadan Marka aan Aqriyey Runtii Saameyn aad u Weyn ayey igu Yeelatey Waxaana Ka Dhex Fahmey Sababta Saxda ah uu Illahey سبحانه وتعالي inoo uumey قال الله تعالي ( وماخلقت الجن والإنس إلا ليعبدون ) Waxaan rajeynayaa Sheekaddan inay Noloshadda Wax badan ka bedeli doonto insha allah. Ka Faa'ideysi Wacan. #caawiye #motivation #dhiirigalin #life #dhiirige...
Oraah iyo Xikmado Noloshada wax Badan ka Bedeli dona |Xikmado Nolosha kuu #dhiirigalin #caawiye
Просмотров 19021 день назад
Ximado Noloshada Bedelaya ●Guuleystayaasha waxey diirada saaran guusha, Guuldareystayashuna waxey diirada saaraan Guuleystayaasha. ●Dhamaan Riyooyinkeenu Wey Rumoobi karaan, Hadii Aan Heysano Geesinimo Aan ku daba joogno. ●inaad Xirato Suut Qaali ah kuma Noqoneysid Qof Guuleyste ah, balse waxaad Guuleyste Ku noqon kartaa adigoo daacad u Noqda Fikradahaaga iyo Mabaadi'daada. ●Qari Murugadaada, s...
Xikmado Noloshada Wax badan Ka bedeli doona | Xikmado Nolosha kuu iftiminaya | #caawiye #dhiirigalin
Просмотров 43621 день назад
Xikmadahan waxay xambaarsan yihiin darsi waayo-aragnimo leh oo nolosha ku saabsan. Waxey kugu dhiirrigelinaya inaad la tacaasho caqabadaha aad la kulanto Maalin walba. Waxay ku tusinayaan muhiimadda sabarka, dulqaadka, iyo adkeysiga marka aad ku jirto raadinta guusha. Waxay kaloo kuu sheegayaan in guulaha ay ka yimaadaan dadaal joogto ah iyo in guul-darrooyinka laga baran karo casharro muhiim a...
Buug | Sideed Hanti Ku Yeelan Kartaa | Buugaan Adiguu Kugu Socda | #caawiye | #dhiirigelin
Просмотров 75928 дней назад
Soo Koobidda Buuga The Psychology Of Money Waa Buug uu qoray Morgan Housel Kaasoo Markii ugu horreysay la daabacay Sannadkii 2020. Wuxuu si dhaqso leh ku noqday mid ka mid ah Buugaagta ugu iibka badan Ee Ka hadasha Sida Shaqsigga uu Ku Maareyn lahaa Dhaqaaligiisa. Muhiimadda Buugga: Dadka badankiis waxay ka sheegtaan dhibaatooyin Lacag yari Sababtoo ah Ma awoodaan inay xakameeyaan Dareenkooda W...
30 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftiminaya #Caawiye #dhiirigalin
Просмотров 494Месяц назад
30 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftiminaya #Caawiye #dhiirigalin
Ninka Ugu Qanisan Baabil | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin
Просмотров 1,7 тыс.Месяц назад
Ninka Ugu Qanisan Baabil | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin
50 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftinimaya #Caawiye #dhiirigalin
Просмотров 1,1 тыс.Месяц назад
50 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftinimaya #Caawiye #dhiirigalin
40 Sifo oo Ay Leeyihiin Dadka Indheer-garadka ah | #caawiye | #dhiirigalin
Просмотров 829Месяц назад
40 Sifo oo Ay Leeyihiin Dadka Indheer-garadka ah | #caawiye | #dhiirigalin
Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin
Xikmado Noloshaada Wax Weyn Ka Bedeli doona Insha allah | #caawiye | #dhiirigalin
Просмотров 4,6 тыс.Месяц назад
Xikmado Noloshaada Wax Weyn Ka Bedeli doona Insha allah | #caawiye | #dhiirigalin
50 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gebi Ahaanba Bedeli doona | Xikmado Mudan in La Daawado | #caawiye
Просмотров 3,2 тыс.2 месяца назад
50 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gebi Ahaanba Bedeli doona | Xikmado Mudan in La Daawado | #caawiye
Qisada Guusha | Rag Salka Hoose Kasoo Bilaawey #2 | #caawiye | #dhiirigalin
Просмотров 1 тыс.2 месяца назад
Qisada Guusha | Rag Salka Hoose Kasoo Bilaawey #2 | #caawiye | #dhiirigalin
Qisada Guusha | Rag Salka Hoose Kasoo Bilaawey | #caawiye #dhiirigalin
Просмотров 7382 месяца назад
Qisada Guusha | Rag Salka Hoose Kasoo Bilaawey | #caawiye #dhiirigalin
30 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Dona | Xikmado Nolosha Kuu iftinimaya 2 #Caawiye #dhiirigalin
Просмотров 1,8 тыс.2 месяца назад
30 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Dona | Xikmado Nolosha Kuu iftinimaya 2 #Caawiye #dhiirigalin
Qaab Sir Ah Oo Guul Lagu Gaaro | Sirta Guusha Nolosha | #caawiye #dhiirigalin
Просмотров 2 тыс.2 месяца назад
Qaab Sir Ah Oo Guul Lagu Gaaro | Sirta Guusha Nolosha | #caawiye #dhiirigalin
Saameynta Wanaagsan Ee Caadooyinka Yar Yar | Caadooyin Maskaxdaada Bedelaya #dhiirigalin | #caawiye
Просмотров 4612 месяца назад
Saameynta Wanaagsan Ee Caadooyinka Yar Yar | Caadooyin Maskaxdaada Bedelaya #dhiirigalin | #caawiye
Qiso Noloshaada | Hadii Aad Gaartey 20 Muuqaalkan Adigan kuugu Talo Galey | #dhiirigalin #caawiye
Просмотров 1,1 тыс.2 месяца назад
Qiso Noloshaada | Hadii Aad Gaartey 20 Muuqaalkan Adigan kuugu Talo Galey | #dhiirigalin #caawiye
50 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gebi Ahaanba Bedeli doona | Xikmado Mudan in La Dhageysto | #caawiye
Просмотров 4,3 тыс.2 месяца назад
50 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gebi Ahaanba Bedeli doona | Xikmado Mudan in La Dhageysto | #caawiye
Shalay Waxaan Ahaa 20 jir | Hadii Aad 20 jir Tahay Waa Qasab in Aad Daawato | #caawiye #dhiirigalin
Просмотров 2 тыс.2 месяца назад
Shalay Waxaan Ahaa 20 jir | Hadii Aad 20 jir Tahay Waa Qasab in Aad Daawato | #caawiye #dhiirigalin
25 Oraah oo Guusha Iyo Nolosha Laga Yiri | #dhiirigalin | Muhiim ah | #Caawiye
Просмотров 3,2 тыс.2 месяца назад
25 Oraah oo Guusha Iyo Nolosha Laga Yiri | #dhiirigalin | Muhiim ah | #Caawiye
Waxaa Hubaal ah in ay Horey Kuu Riixaayaan | Ha Barbardhigin Noloshada Nolol #dhiirigalin #Caawiye
Просмотров 7073 месяца назад
Waxaa Hubaal ah in ay Horey Kuu Riixaayaan | Ha Barbardhigin Noloshada Nolol #dhiirigalin #Caawiye
30 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftinimaya #Caawiye #dhiirigalin
Просмотров 4,3 тыс.3 месяца назад
30 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftinimaya #Caawiye #dhiirigalin
Xakameynta Carada | Maxay Qasab u Tahay in aadan Xanaaqin Si Horey ugu Socoto #dhiirigalin #caawiye
Просмотров 4803 месяца назад
Xakameynta Carada | Maxay Qasab u Tahay in aadan Xanaaqin Si Horey ugu Socoto #dhiirigalin #caawiye
Waxa Ay Dhalanyaradda u Baahan yihiin? | Baro Xirfado Cusub #xirfado #Caawiye #dhiirigalin
Просмотров 2703 месяца назад
Waxa Ay Dhalanyaradda u Baahan yihiin? | Baro Xirfado Cusub #xirfado #Caawiye #dhiirigalin

Комментарии

  • @JosefA-c3d
    @JosefA-c3d 15 часов назад

    Really good idea Thank you

  • @hfootballfun9538
    @hfootballfun9538 15 часов назад

    Thnks sxp sare

  • @kingsir1682
    @kingsir1682 16 часов назад

    Mahadsanid sxp

  • @CabdiAli-g7h
    @CabdiAli-g7h 16 часов назад

    Dadka dhan sida hantida lagu helo wey ka hadlan lkn hanti sanadkan sida lagu yeelo sahal ma ahan

  • @MuxidiinD
    @MuxidiinD 17 часов назад

    Waa fikrado wanaagsan thanks bro

  • @Aragti-v5s
    @Aragti-v5s 17 часов назад

    Masha allah sxp marna ha joojin inaad dhalinta soo koreyso aad dhiirageliso

  • @hfootballandfunny1043
    @hfootballandfunny1043 20 часов назад

    mahadsanid ustaad wax badan ayaan mar walba kaa faaidaaa

  • @MuctasimCawadh
    @MuctasimCawadh 2 дня назад

    Waa tilmaamo muhiim ah mahadsanid ustaad

  • @MucaadShiine-s4p
    @MucaadShiine-s4p 2 дня назад

    Inta doob ah ayagoo kus ocdaa muuqaalkan

  • @hfootballandfunny1043
    @hfootballandfunny1043 2 дня назад

    Waalidka in baari loo noqdo aduun iyo aaqiro waa lagu liibaanaa

  • @MuxidiinD
    @MuxidiinD 2 дня назад

    Masha allah

  • @MuxidiinD
    @MuxidiinD 2 дня назад

    Buug muhiim ah

  • @IbraKadarba-g4k
    @IbraKadarba-g4k 3 дня назад

    Thanks bro

  • @ZakaMuridi
    @ZakaMuridi 3 дня назад

    Teacher Video-yada sida aad usoo edintig gareyso video noogu soo samey fadlan mahadsanid

  • @ZakaMuridi
    @ZakaMuridi 3 дня назад

    Teacher Video-yada sida aad usoo edintig gareyso video noogu soo samey fadlan mahadsanid

  • @ZakaMuridi
    @ZakaMuridi 3 дня назад

    Teacher Video-yada sida aad usoo edintig gareyso video noogu soo samey fadlan mahadsanid

  • @ZakaMuridi
    @ZakaMuridi 3 дня назад

    Teacher Editing noocaan ah sideed ku sameysaa fadlan hadey macquul tahay video noogu soo samey mahadsanid

  • @WaliidYare-b8t
    @WaliidYare-b8t 3 дня назад

    Waa video gajiib ah bro hore u soco

  • @WaliidYare-b8t
    @WaliidYare-b8t 3 дня назад

    Waa video gajiib ah bro hore u soco

  • @MugiirBin
    @MugiirBin 4 дня назад

    Casharada nuucan cml ah noosoo badi adigoo mahadsan zxp

  • @hfootballandfunny1043
    @hfootballandfunny1043 4 дня назад

    Ustaadi wad mahadsantahay

  • @hfootballfun9538
    @hfootballfun9538 4 дня назад

    Sxp waxaan u baahanahay inaad kasoo hadasho buugaagtii aad soo koobi jirtey. Mahadsanid

  • @MugiirBin
    @MugiirBin 7 дней назад

    Waa sheeko ku tusuneysa inay shaqsigga uu ku fikro waxa u wanaagsan naftiisa inta uu damaca ka tanbadinin

  • @MahdiMoumin-v8h
    @MahdiMoumin-v8h 8 дней назад

    Jaza kalah alahu kayr

  • @Aragti-v5s
    @Aragti-v5s 9 дней назад

    Waa Book Heer Sare ah Qofkii Aqristo wax badan ayuu ka faa'idaa Dhalanyaroo Aqriska hala badiyo

  • @Aragti-v5s
    @Aragti-v5s 9 дней назад

    Runtii qisadaan wan la dhacey waa cajiib

  • @MuctasimCawadh
    @MuctasimCawadh 10 дней назад

    Mida wanaagsan rabbi hanugu arzaaqo zxp keep going

  • @AnasAhmed-p8m
    @AnasAhmed-p8m 10 дней назад

    Sxp sharaxaad aan inaba caadi aheyn ayaad nasiisey qof sidaan wax noogu sharxo wili ma arag mahasanid sxp sare

  • @hfootballfun9538
    @hfootballfun9538 13 дней назад

    Mahadsanid Ustaad 🎉

  • @NicmoYarey-i7y
    @NicmoYarey-i7y 16 дней назад

    Masha allah🎉

  • @NicmoYarey-i7y
    @NicmoYarey-i7y 17 дней назад

    Dhiiragelintu ugu wanagsan waa mida gudahaagabka timaada. Mahadsanid

  • @hfootballandfunny1043
    @hfootballandfunny1043 17 дней назад

    Hore usoco sxp haka caajisin inaad sheekooyinkaan cml aad noosoo badiso

  • @hfootballandfunny1043
    @hfootballandfunny1043 17 дней назад

    Waa baraarujin wanaagsan ustaad Mahadsanid

  • @kingsir1682
    @kingsir1682 18 дней назад

    Waa sheeko lagu waantoobo

  • @SleepyLiger-bl2nx
    @SleepyLiger-bl2nx 19 дней назад

    Masha allah ustaad aad ayan kaga mahadcelinayaa macluumaadka aad maalin waliba noosoo kordhineyso

  • @kingsir1682
    @kingsir1682 20 дней назад

    Ka fogow sxbka xun waa sax midaas. Mahadsanid

  • @YasirAli-e5g
    @YasirAli-e5g 22 дня назад

    Iska ilaali gef aad mar gashey inaad mar kale ku laabto, qof mar ku qiyaamey inad mar kale ku kalsonato......

  • @YasirAli-e5g
    @YasirAli-e5g 23 дня назад

    masha allah waa xikmado wax tar leh

  • @OsmanElmi-pg4hl
    @OsmanElmi-pg4hl 23 дня назад

    Maanta subscribe kaaku waa 1.75k maalinbu wuxu noqon doona 100k Insha.allah

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 23 дня назад

      Insha allah wll @OsmanElmi Mahadsanid

  • @ZakariyeCade-r1e
    @ZakariyeCade-r1e 23 дня назад

    Mahadsanid Macalin waa xikmado cajiib ah