Ubax Media
Ubax Media
  • Видео 103
  • Просмотров 115 151

Видео

"Maanta oo dhan goobta shaqada ayaan ka dhex ooyay" Gabadh si adag Soomalida ula gar-naqsatay.
Просмотров 4,3 тыс.2 месяца назад
Soomalidu waa dad cunsuriyiin, jaahiliin iyo badaw ah, waa maxay sababta ay u takooraan dad walaalahood ah oo aanay waxba dheerayn?
Ganacsatada Reer Xaaji Saleebaan Soomalilaan iyo Koonfur oo Hargaysa ku kulmay.
Просмотров 2,1 тыс.3 месяца назад
Ganacsatada Reer Xaaji Saleebaan Soomalilaan iyo Koonfur oo Hargaysa ku kulmay.
Gaadhiga Taliyaha Booliska iyo gaadhi shacab ayaa isku dhacay; Tarafikadu yaa ay khaladka saartay?
Просмотров 623 месяца назад
Gaadhiga Taliyaha Ciidanka Booliska iyo gaadhi qof shacab ahi leeyahay ayaa isku dhacay; Ciidanka Taraafikadu yay khaladka Shilka saartay? CCTV Camara-du maxay sheegtay?
Abwaan weedhsame, maansada Hiigsi
Просмотров 2563 месяца назад
Waxa jirta xiliyo uu qofku is-waayo, deeto uu dib isku soo helo. Abwaan Weedhsame ayaa Maanso ku cabiray.
"Lix bilood ayay 100 buug ku akhriday" Buugee ayay inagula talisay in aynu akhrino?
Просмотров 9443 месяца назад
"Gabadh Akhriska ku fiican; Lix bilood ayay 100 buug ku akhriday" Buugee ayay inagula talisay in aynu akhrino
Midnimaddii 1960-kii, maxaa ka khaldamay? Qoraa Ibraahim Hawd Yuusuf.
Просмотров 803 месяца назад
Falanqaynta Taariikhda: Midnimaddii 1960-kii, maxaa ka khaldamay? Qoraa Ibraahim Hawd Yuusuf.
June 24, 2024
Просмотров 1113 месяца назад
Baligubadle iyo Xisbiga Kulmiye
"Cadaalad daradda Miisaniyadda Dawlada dhexe siiso, dawladaha hoose" Aqoonyahan Abdirahman Mohamed.
Просмотров 323 месяца назад
Isku Dheelitir la'aanta Miisaaniyadda Dawladda Dhexe siiso kuwa Hoose: Saameynta ay ku leedahay Awooddaha Wax-qabad ee Dawladdaha Hoose.” Waxa soo jeedinaya Aqoonyahan Abdirahman Mohamed Ibrahin oo ah khabiir ku takhasusay cilmiha kastamyadda.
Farxad in aad ku noolaato ma doonaysaa? Afartan shay samee. Dr, Farabadane
Просмотров 44 месяца назад
Farxad in aad ku noolaato ma doonaysaa? Afartan shay samee. Dr, Farabadane
Munaasabadda Ciidul Adxa, Sh. Nuur Cali Jaamac
Просмотров 34 месяца назад
Munaasabadda Ciidul Adxa, Sh. Nuur Cali Jaamac
Maxaa looga baahan yahay Qof xaajiga ah maanta oo kale, oo la joogo Mina? Sheikh Maxmad Cumar Dirir
Просмотров 234 месяца назад
Maxaa looga baahan yahay Qof xaajiga ah maanta oo kale, oo la joogo Mina? Sheikh Maxmad Cumar Dirir
"Hal Kalmad oo aan yidhi, ayaa maxkamad la ii soo istaajiyay" Dhibaatada Qurbaha.
Просмотров 684 месяца назад
"Hal Kalmad oo aan yidhi, ayaa maxkamad la ii soo istaajiyay" Dhibaatada Qurbaha. Wiil ka sheekeeyay dulmiga ay la kulmaan caruurta qurbuhu
Waa kuma aqoon yahanka loo baahan yahay?. Proff. Dr. Abdalla Mansur
Просмотров 374 месяца назад
Mawduuc Muhim ah "Waa kuma aqoon yahanka loo baahan yahay?. Prof. Dr. Cabdale Cumar Mansuur
Wiil cod qurux badan ku akhrinaya Quraanka Kariimka ah.
Просмотров 384 месяца назад
Wiil dhalinyar ah oo ka tirsan Jaamacadda Beder oo cod qurux badan ku akhrinaya Quraanka Alle
Dhibaatada Pran-kiga. Sheikh Abdiqani Cayni
Просмотров 644 месяца назад
Dhibaatada Pran-kiga. Sheikh Abdiqani Cayni
Dawlada hore ee Hargaysa iyo dhismayaasha ay u dhistay Degmooyinka Hargaysa. Diyaariye Maxamed Dahir
Просмотров 174 месяца назад
Dawlada hore ee Hargaysa iyo dhismayaasha ay u dhistay Degmooyinka Hargaysa. Diyaariye Maxamed Dahir
Baahida badan ee gabdhaha ku furan ayaa keentay in ay wax kasta ku dhacaan.
Просмотров 18 тыс.4 месяца назад
Baahida badan ee gabdhaha ku furan ayaa keentay in ay wax kasta ku dhacaan.
"Baryada Ilaahay haka daalin, baryada Ilaahay mar walba waynu u baahanay" Sh. Cabdirashid Cali Suufi
Просмотров 1064 месяца назад
"Baryada Ilaahay haka daalin, baryada Ilaahay mar walba waynu u baahanay" Sh. Cabdirashid Cali Suufi
"Inanku wuu nool yahaye, maxaa laga kafnay" Sheeko Cajiib ah iyo Abwaan Dheeg
Просмотров 234 месяца назад
"Inanku wuu nool yahaye, maxaa laga kafnay" Sheeko Cajiib ah iyo Abwaan Dheeg
"Qofka cilmiga dadka baraa waa qof dadka siinaya siismadii Alle" Sheekh Maxamed Gaani
Просмотров 1134 месяца назад
"Qofka cilmiga dadka baraa waa qof dadka siinaya siismadii Alle" Sheekh Maxamed Gaani
Dhaanto Original
Просмотров 464 месяца назад
Dhaanto Original
"Waligaa ha u ogolaan nin ajnabi ahi in uu jidhkaaga taabto" Gabadh aad u caqli Badan.
Просмотров 1264 месяца назад
"Waligaa ha u ogolaan nin ajnabi ahi in uu jidhkaaga taabto" Gabadh aad u caqli Badan.
"Nolosha adagi, qofka horumar ayay gaadhsiisa" Sh Xamse Xabeeb
Просмотров 974 месяца назад
"Nolosha adagi, qofka horumar ayay gaadhsiisa" Sh Xamse Xabeeb
Gorfaynta Buuga "Xilkas". Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Jaamacadda Beder.
Просмотров 564 месяца назад
Gorfaynta Buuga "Xilkas". Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Jaamacadda Beder.
"Baligubadle abaal ayuu inagu leeyahay" Boqor Cismaan Buyrmadaw
Просмотров 585 месяцев назад
"Baligubadle abaal ayuu inagu leeyahay" Boqor Cismaan Buyrmadaw
Shaqada oo la ilaaliyaa waa Qiyam Islaamiya iyo Ilbanxnimo | Dr. Xaamud.
Просмотров 795 месяцев назад
Shaqada oo la ilaaliyaa waa Qiyam Islaamiya iyo Ilbanxnimo | Dr. Xaamud.
Sidee Hamigaaga aad kor ugu qaadi kartaa?
Просмотров 1175 месяцев назад
Sidee Hamigaaga aad kor ugu qaadi kartaa?
Heesta Geela
Просмотров 2,5 тыс.5 месяцев назад
Heesta Geela
Riyo waali ah
Просмотров 295 месяцев назад
Riyo waali ah