- Видео 928
- Просмотров 1 933 123
JUBBA MEDIA
Добавлен 17 фев 2024
Breaking news
Видео
Mohamed oo booqday Qabriga Madaxweyne Jaalle Maxamed Siyaad Barre. allaha u naxariistee
Просмотров 18621 час назад
Mohamed oo booqday Qabriga Madaxweyne Jaalle Maxamed Siyaad Barre. allaha u naxariistee
Xogata heshiiska daarood Dani ceebeeyay xasan sheekh oohin ayuu afka furtay !
Просмотров 5022 часа назад
Xogata heshiiska daarood Dani ceebeeyay xasan sheekh oohin ayuu afka furtay !
Dhiiga Shacabkooga waxay kudoor-sadeen lacag iyo passport Saxaafada+Culimada+ganacsatada Somalind..
Просмотров 6742 часа назад
Dhiiga Shacabkooga waxay kudoor-sadeen lacag iyo passport Saxaafada Culimada ganacsatada Somalind..
Warka cusub oo kasocda Magaalada kismayo
Просмотров 4017 часов назад
Warka cusub oo kasocda Magaalada kismayo
Degdeg: war culus ayaa Ceerigaabo hadda ka bilaabatay
Просмотров 1849 часов назад
Degdeg: war culus ayaa Ceerigaabo hadda ka bilaabatay
Daawo Warkii Udanbeeyey Dagaalkii Dacawaleey O Sii Xumaaday iyo Awood Horleh O gaadhey Goobta kaladh
Просмотров 28612 часов назад
Daawo Warkii Udanbeeyey Dagaalkii Dacawaleey O Sii Xumaaday iyo Awood Horleh O gaadhey Goobta kaladh
Eritrea oo Xiriirka SoomaaliyaKa Fiirsanayna & Jahwareerka Siyaasadeed
Просмотров 1,1 тыс.12 часов назад
Eritrea oo Xiriirka SoomaaliyaKa Fiirsanayna & Jahwareerka Siyaasadeed
Adeer laba arimood dirac baa kutahy:ceyda ismaciil cumar geeke iyo amaanta darood.maxuma lkn adeer adoo qahwadaadA iska bisleysanaya hadana wax isjula har,ileen magac reer baa sidataa marka aragtidaada gaarka ah laga tavo
Xasan s Waa benaale waa fukhre waa munaafuq waa cadawga soomaaliyeed buu kaw ka yahay
❤👍🥰🤣
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹💕🚙💜🩷💜🩷
Kabtan ayuub❤❤❤guul❤❤❤masha alaah
Garacad looma baahana Itoobiya Gadan mayeso uf
War la'aan!!! Jaalle u diyaargarow weeraro Laba aabur ah OO ku bilaamayo qaraxyo, iyo nin doorka PUNTLAND oo la beegsado. Ka bacdina Isku bedella dagaal qabiil OO u dhigma kii 1991 laakiin markan waa huwan qowmiyado iyo qabiil, iyo caaqiidooyin diineed Isku bahaysanaya si ay KACAANKA sarayntiisa u gaarsiiyaan PUNTLAND iyo SSC.
Saciid dani iyo muse waa in laxiraa
Ethiopia oo loo Caro waa bahdil kii ugu xumaa
Ayuubow allah Ka cabso
Warkaas lamahu o
Manshallah captain ayub
Xurmadle xasan shiikh xurmadle xasan shiikh xurmadle xasan shiikh❤❤❤❤❤
Kabtan Ayuub ❤❤❤❤❤❤
KABTAN KALKAAN AAN AFTIDA KU QAADNO ANIGA1 Ma taageersani farafarynta Dastuurka ayadoon is ogol ahayn
LIVE
LIKED
LIKE
SHARE
SHORTS
LEGETA
Kuwa sharcigii lawadalahaa moodey ineykeligood leeyihiin sowma,aha sharciga duurka ha,aadaan duurka xayo maleh hadadan xayo lahayn xaywaan maxaa dhantaa.😂😂😂
Xasan sheikh canshuurtisa buu cunaaaa 😅😅
Xurmadle xasan shiikh xurmadle xasan shiikh xurmadle xasan shiikh❤❤❤❤❤
Somali Ethiopians iyo Somali Kenyans wali waa Somali.
Illaa inta Caasimadda laga bedelayo sheekadani way sockn doontaa.
Waligay ma arkin aduunka ilaahay naag madaxwayne qabo oo wasiirada dowlada ushaqeeya utalinaysa Xassan Diiqo xasaskiisa ka hor. Reeku maxishoodaan.
Laakiin oromadu waa joogikartaa sharci la,aan
Xassan Diiqo maxaa uga dhacay wajiga
Meesha calacal lama rabee iyo oohin hadad waxtareysaan goosta oo gooni isku taag ku dhawaqa dowlada kalsonidii wakala laabaney wa hadal daciif ah oo malagii galay oo ay kamuuqato tabar daro iyo in aysan meesha oolin isku kalsoonaan
SC.Ayub waxaan kaa codsanayaa inaad ka waantowda wax ka sheega gabdhaha somaaliyeed, sida googaradahooda iyo dharka ay xirtan. xassan sheekh waxaad doonto ka sheeg. waad mahadsantahay.
Duful daarodow tastuurkale kuuma heeyno kaas ayaa laguugu xukumayaa iska ooya kaasmooyee mitkale kuumaheeyno waana lagufatsiin waana kuugu toleeynaa rimiyaa caano diikadha duful yahoow goormaa waxdiidid barataysida kaabsulkii baat liqidontaa xerada kaakuma iyo kaladooro tastuurka waladul kaxba
Hadlay soda tahay beesha daarood haku dhawqen in anay kamid ahayn somslinimo ma xasan baa.ka saari kara somalinimada khalas
Xamse shan shan cidna somalinimada laga saray waa dadkiisi doqo aad u liita weeye
Cabaadka joojiya oo tuula yaashiina ku eekaada eekaada reer tuulow
Asc Ayuub Guul Guul Waa Cali Wacdaan
ruclips.net/video/3p58mOWcGms/видео.htmlsi=ywVYSTalGll0OCqF
Ayuub ❤❤❤❤❤❤❤
Hore usoco
XASAN DHIIQO SIDII EEY HARAADAN BUU AFKA SAA U KALAHAYAA WAA DABA DHILIF SHISHEEYE FARO IYO SIRO KA HAYA U ADEEGAYA MA HADLI KARO TALAABANA MA QAADI KARO WAA NIN BOOGLEH WAANA FULEY SHISHEEYAA U NUGUL BEENTA TUUUGADA BALAN DARADA WAA CALAAMADIHII FIRCOON
Hawiye weli hogaamiye kama dhalan.! Adna waad ka liidataa.!
Dadka dastuurka mucaaraday Xaggee aqli looga raadin karaa Xoolaha waxba ma dhaamaane !!.
❤
War Orod Qamri Aad Cabto Doono
Caaaaac
Waa socon weyday Ali,nin soo jok laga wayo soojifa laga hela, Hassan Sheikh diday talo Somalied haddana u socon weyday ha ha ha
Thank adeer waa sax waxa aad innoosheegte. Damu jadiid mafia marabaan dowlad waa xaraan quudato.
Mahad il ya besoin de l'argen
😂😂😂😂
Masha Allah