Boqorka besha Isaaq Cirmadow
Boqorka besha Isaaq Cirmadow
  • Видео 42
  • Просмотров 18 434

Видео

Boqorka guud ee besha Isaaq oo u hanjebay boqor badmadow.
Просмотров 6 тыс.2 месяца назад
Boqorka guud ee besha Isaaq oo u hanjebay boqor badmadow.
Boqorka belweynta Isaaq Boqor Cirmadow oo tacsi tiranyo leg u diray qoski u Siilanyo
Просмотров 2852 месяца назад
Boqorka belweynta Isaaq Boqor Cirmadow oo tacsi tiranyo leg u diray qoski u Siilanyo
Boqorka Belweynta Isaaq oo ku dhawaqay go’aan kama danbayis ah.
Просмотров 2,5 тыс.2 месяца назад
Boqorka Belweynta Isaaq oo ku dhawaqay go’aan kama danbayis ah.
WAAR DEEQ DEEQ BOOQOR CIRMADOW OO KAA HADAALAY DOORASHAADA SOMALILAND
Просмотров 1843 месяца назад
WAAR DEEQ DEEQ BOOQOR CIRMADOW OO KAA HADAALAY DOORASHAADA SOMALILAND
War Deg Deg ah Boqor cirmadow oo ka hadlay xadhiga Cismaan dool iyo foosiya Xaaji Aadan
Просмотров 1747 месяцев назад
War Deg Deg ah Boqor cirmadow oo ka hadlay xadhiga Cismaan dool iyo foosiya Xaaji Aadan
Boqor ciirmadow oo kaa haadlaaya waar dhegha dhegha 18 May
Просмотров 1478 месяцев назад
Boqor ciirmadow oo kaa haadlaaya waar dhegha dhegha 18 May
War Deg Deg ah. Boqor cirmadow oo si adag uga hadlay suxufiyiinta lagu xidhay Somaliland
Просмотров 542Год назад
War Deg Deg ah. Boqor cirmadow oo si adag uga hadlay suxufiyiinta lagu xidhay Somaliland
Deg Deg BOQOR CAWIL CIRMADOOW oo ka hadlay bada Somaliland ee labixiyey
Просмотров 161Год назад
Deg Deg BOQOR CAWIL CIRMADOOW oo ka hadlay bada Somaliland ee labixiyey
War Deg Deg ah Boqor cirmadow oo beesha habarjeclo Garab ku Siiyey dagaalka lagu soo qaaday
Просмотров 219Год назад
War Deg Deg ah Boqor cirmadow oo beesha habarjeclo Garab ku Siiyey dagaalka lagu soo qaaday
WAR AAD U DEG DEG AH BOQOR CIRMADOW KA HADLAY IN SOMALILAND SOMALI WAYNE UGU DARAYO
Просмотров 136Год назад
WAR AAD U DEG DEG AH BOQOR CIRMADOW KA HADLAY IN SOMALILAND SOMALI WAYNE UGU DARAYO
War Deg Deg ah Boqor cirmadow Xawalada Somaliland maanta ku Hittorf
Просмотров 201Год назад
War Deg Deg ah Boqor cirmadow Xawalada Somaliland maanta ku Hittorf
War Deg Deg ah! Oo Boqor cir madow laga waydinayo beeshisa.
Просмотров 19Год назад
War Deg Deg ah! Oo Boqor cir madow laga waydinayo beeshisa.
War Deg Deg Ah. Boqor Cir Madow oo ka hadlay beesha sabaroon ninkii laga dilay.
Просмотров 33Год назад
War Deg Deg Ah. Boqor Cir Madow oo ka hadlay beesha sabaroon ninkii laga dilay.
War deg deg ah Booqor Cirmadaw oo jawabay Boqor Baadmadow
Просмотров 172Год назад
War deg deg ah Booqor Cirmadaw oo jawabay Boqor Baadmadow
Amina Xirsi xoogayaha mamul wanaaga oo furinta xisbiga waddani oo UK
Просмотров 463 года назад
Amina Xirsi xoogayaha mamul wanaaga oo furinta xisbiga waddani oo UK
BOQOR CIRMADOOW AWIL
Просмотров 344 года назад
BOQOR CIRMADOOW AWIL
WAR DEG DEG AH Boqor Cir Madow oo Shir Jaraaid Ku Qabtay Gobolka Sheffield
Просмотров 824 года назад
WAR DEG DEG AH Boqor Cir Madow oo Shir Jaraaid Ku Qabtay Gobolka Sheffield
DEG DEG BOQOR CIRMADOOW OO SHIR JARAAID KU QABTAY MAGAALDA SHEFFIELD
Просмотров 1215 лет назад
DEG DEG BOQOR CIRMADOOW OO SHIR JARAAID KU QABTAY MAGAALDA SHEFFIELD
Booqor cirmadoow
Просмотров 1475 лет назад
Booqor cirmadoow
War deg deg ah Bogor cirmadoow oo ka hadlay dagaalka ceel af weeny
Просмотров 396 лет назад
War deg deg ah Bogor cirmadoow oo ka hadlay dagaalka ceel af weeny
21 November 2018
Просмотров 86 лет назад
21 November 2018
War deg deg ah Bogor cirmadoow oo ka hadlay dagaalka ceel Af weeny
Просмотров 8406 лет назад
War deg deg ah Bogor cirmadoow oo ka hadlay dagaalka ceel Af weeny
War deg deg ah Bogor cirmadow is adag uga hadlay xaalada somaliland ku sugan Rahway
Просмотров 806 лет назад
War deg deg ah Bogor cirmadow is adag uga hadlay xaalada somaliland ku sugan Rahway
Boqor cir meadow oo shir
Просмотров 3006 лет назад
Boqor cir meadow oo shir
Boqor cirmadow oo ka hadlay dagaalka ka socda tukaraq iyo salaadin la xidhay
Просмотров 1,3 тыс.6 лет назад
Boqor cirmadow oo ka hadlay dagaalka ka socda tukaraq iyo salaadin la xidhay
Boqor cir madow oo eedo kulul u soo jeediyey boqor buur madow
Просмотров 2,4 тыс.6 лет назад
Boqor cir madow oo eedo kulul u soo jeediyey boqor buur madow
Boqor cir meadow oo Ka hadlaya beelaha walaalaha iyo dawlada cusub ee mustafe martini gadhwad
Просмотров 6406 лет назад
Boqor cir meadow oo Ka hadlaya beelaha walaalaha iyo dawlada cusub ee mustafe martini gadhwad
Boqor cir madow. Oo. Shiiraki. Beesha. Isamacil. Shiikhisaxqa.
Просмотров 196 лет назад
Boqor cir madow. Oo. Shiiraki. Beesha. Isamacil. Shiikhisaxqa.
Boqor cir madow Oo. Shiite. Jaarid. I’d. Kuqabatay beelh Isamacil. Shisaxakha
Просмотров 3506 лет назад
Boqor cir madow Oo. Shiite. Jaarid. I’d. Kuqabatay beelh Isamacil. Shisaxakha

Комментарии

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 Месяц назад

    Sac sacani yuu boqar u yahay waa yaabe,waa aduun macaanki ka dhamaaday. Jini boqor weye kani

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Месяц назад

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @LeeQasim
    @LeeQasim Месяц назад

    Bantu weeye 1:58

  • @LeeQasim
    @LeeQasim Месяц назад

    Huwan😂

  • @caashacali2132
    @caashacali2132 Месяц назад

    Dhedignimada idinkaa siil isku arkay oo sheeganaya dhadignimo dulqaadkayga Iyo ilaalinta qarankaan doqon ku noqdee walaahinaan qiiq kaa shidi nasibiyada ree sh isaxaaq meela kama soo gashanee Iskeen horta yaala dili jiray yaa loo digleeyahay Bilaw keeenay caano kadaataan iyo ka ka faaidi Waxbadan baa nabad kaa baryee arag dagaal iyo faaidadiisa hadaad iga adkaato waanka guuri wadankee walaahiyee

  • @caashacali2132
    @caashacali2132 Месяц назад

    Waxanu muxuu ahaa acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim ciro haduu waxani wato anaka madaxwayna nooma aha Maamusha meesha aad leedahay kuwanaaba dadkala kaxaynaya yuusuf harti ciro inaad dhistaan kumaydaan talagalin inay dadku kucaanbay doonayaan mayka dhaadhici ladahay inay guulaysteen waa caydhan ooman eesidii mucaaridka uhadlaya hadaad afka naga dhigi waydaan waan is arkaynaa farahaa isgalinaynaa waa dad aan waxba maamuli jirin marka wax maamul layidhaa waa noocan

  • @Saaxil-hw8ze
    @Saaxil-hw8ze Месяц назад

    Dibjir waliba Boqor iyo Suldaan buu sheeganayaa, Waar orda oo shaqo kale doonta idinka dalku idinka degiwaayey

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Месяц назад

    😂😂😂reerkan ooyey qasab ayaad ku bixiinsid cashuurta hadii kale xoog ayaan qaaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Месяц назад

    reerkan ooyey waa isaaqa dhedig ayaad tahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Месяц назад

    Adeer muuse jaahil😂 dalkan lyo dadkan waa ku fashilmaay oo qaran qaawiyey 😂😂😂😂😂😂😂

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Месяц назад

    Adeer muuse jaahil la ooyey la baroorta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Месяц назад

    reerkan ooyey qasab ayaad ku bixiinsid cashuurta hadii kale xoog ayaan qaaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Месяц назад

    😂😂reerkan ooyey waa isaaqa dhedig ayaad tahay 😂😂😂😂😂😂

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Месяц назад

    😢😂😂Cadowga kaliye ayay leedahay muuse jaahil oo qaran qaawiyey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 Месяц назад

      Alla muxuu muse dad ciilay cuqdad baa ku buuxisay Ciro nacas ayaa qaranka qaawiyey iyo adoo miidhan oo doqonimadu biyo dhigatay. Kana yaa boqorka ka dhigtay nacaskan wareysanayaana cad goosigan uu ka halayaa maxay tahay ma madaxweyne cad goosta ayuu argay bala cad gooso aan ku araganee needyow qabyaaladu dishootay ee argtida gaaban bal cadow baa u tashadoo sacdan buu waxaa ka hadlaya akhruud baa lagu yidhi Cirana haduu dagaalka ka hadli waayo madax tooyadaa loogu soo galayaa .

  • @mariannur8830
    @mariannur8830 Месяц назад

    Saqran garxajiis hooyad iyo aqonta was

  • @hajii2033
    @hajii2033 Месяц назад

    tuug tuug beenale beenta jooji

  • @hajii2033
    @hajii2033 Месяц назад

    beenale beenta jooji

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 Месяц назад

    Tuug kastaa boqor ha sheekto waar magac kale la bax

  • @MakoFarax
    @MakoFarax Месяц назад

    Tariikh da been hakashegin Garxajis dagaalkii faqashta muu galin 3kornal buu ku lahaa ee beenta aad caruurta usheegtan iska daya

  • @MakoFarax
    @MakoFarax Месяц назад

    Cirro waa madaxwayne garxajis horena uu u ahaa ee maxaa is badalay

  • @MakoFarax
    @MakoFarax Месяц назад

    Garxajisow waxba habar awal ha sasabanina hoyadiinba lagu wasayaye

  • @Anissa01-m3g
    @Anissa01-m3g Месяц назад

    Bowirnimada miya lawudhminaya,ado qaran dumisa dibad wareega miyad hanjabeysaba

  • @somaliland953
    @somaliland953 Месяц назад

    Faqash foqal faqash orado futada u soo mar kuwi ku wasi jirey uqdad hahay madoo

  • @somaliland953
    @somaliland953 Месяц назад

    Fatal baad tahay

  • @Sirad47
    @Sirad47 Месяц назад

    Oo goorma lagu boqray..? Adeer dadkaba waxa waalaya odayaal boqordoontu bugto, kuwo suldaandoontu bugto ,. Hadda waxad sheeganaysa Boqor Isaaq haddana waxad durba u xuubsiibatay beeshaday garxajis. Waar waxan aad dadka la soo horfadhiisanaysaan wax qabta maaha. Cashuurta ma dawlad baa u xilsaaran misa odayaal baa u xilsaaran. Mid kale boqorka aad haysataa waa kii kursiga ku saaray. Dalkaba wuxuu ugu soo noqday in garxajis kursiga ku fadhiisiyo sidaasàn qabaa. Haddaa waxaad ka sheekaynayso oo dhami hawl kuu taal maaha. Adeer iska tasbiixso ummaddana u soo ducee.cid haddaad talo siinayso ama boqor u tahayna waa beeshaada waana ta ugu liidata ee hagaaji haddaad wax hagaajinkarto.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Месяц назад

    ISAAQ BOQOR MA JIRO .YAAD U TAHAY TUUGOOW

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 Месяц назад

    Ciidagale walaal nooma ah suldaaguudna noomaha c.r madax weeyne nooma ah

  • @Samiya-tk3ud
    @Samiya-tk3ud 2 месяца назад

    Booqorwiiiiish ,we don't have any booqor. Stop this delusional clueless clowns 🤡🤡🤡🤡🤡 using our name

  • @Umo580
    @Umo580 2 месяца назад

    Boqr jicela 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 месяца назад

    Bokhoradoo waakuwaa somaliland roogey ee dasturki lagukalabixi lahaa babiiyey ee dalki mantaa dhaxal warejiyey

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Месяц назад

      inta loowada yeedho ilaa kuwa caaqiliinta sheektay iyo kuwa sida ninkan kor isku qaaday ee boqor sheekta lagu yidhaa m nkastoiw cumaamads halkaa saar ka dibna cumaamadaha gaas lagu balbaliyo oo kabriid lagu tuuro iyagana jeelka lawada dhigo sababtoo ah waa shaydaan hagoogan kuligoidbavwaa qabyaaladii oo labisan qofka doonaya in uu arko qabyaalad nooloow socota ha eego uun raga salaadiinta isku bixiyay

    • @ZahraIbrahim-vp2ez
      @ZahraIbrahim-vp2ez Месяц назад

      @HindaAbdulle-fl2jj kuwaasi waa kuwaa kaala dagalamaya dawladnimada inaad xeer ku dhakhantid dasturiki laiskuogaa ku dhakantid ee khol dib kugu celinaya waa mantaa halka lajogo ANA RER HEBALA

  • @trikabdi7554
    @trikabdi7554 2 месяца назад

    Boqoraw xaalqaado kanya bokhraday hadaaQaya

  • @deikaahmed2401
    @deikaahmed2401 2 месяца назад

    Isaaq doesn’t have booqor or Suldan guud. Please stop using these fake tittles.

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 Месяц назад

      SULDAANKII GUUD SAWKII DIBJIRNOQDEY MAWAXAAD ARAGTEY SULDAAN KHAMRI CABA OO CIIDANKA SHIIDA KAASI MA'AHA SUULDAAN

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Месяц назад

      @@fatimahashim5596. Sharmuuto oroma ah suldaan wax lagama waydiiyo . Sandaladu waa u dhalasho 25 awoow ayuu ka tirsadaa sandalada isaaq waana kii ugu horeeyay . Adigu iska qayil jajaban xun oo uskag wayn😂

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 2 месяца назад

    ISAAQ BOR MALAHA BEEN RER KIISU MUNAXAYY

  • @KadraAbdillahi-is2cq
    @KadraAbdillahi-is2cq 2 месяца назад

    Wariye aargoosi ayaad ku celceliseen. Yaa aargoosanaya, yaa laga aargoosanayaa. Waa yaab!!!!!

  • @KadraAbdillahi-is2cq
    @KadraAbdillahi-is2cq 2 месяца назад

    Adeero yaa ku caleemo saaray

  • @AbdinasirAbdella
    @AbdinasirAbdella 2 месяца назад

    Reer sh.Isxaq boqor danbe uuma baahna. Kuwan boqor iyo salaadiin lagu sheego dambiilayaal weeye. Inkaari ha ku dhacdo.

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 Месяц назад

      SULD GUUD ISAAQ WAA SUL GULEED SULD MAX.D KANI WAA BEEN FUCK

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 2 месяца назад

    Suxaana allaah, tolaw reerkan miyaanay malaa igigi garbahooda saar naynay, waxa ilaahay idiin jabiyey waa munaafaqada iyo beenta ayku isku maa weelinayaa, waa reer ilaahay rogayo, war illaahina kabaqa, oo iskadaaya beenta iyo munaafaqada, soomaalidiina idin barataye, yaad u sheegaysaan

  • @abdiwaliahmedmohamoud6017
    @abdiwaliahmedmohamoud6017 2 месяца назад

    Markad muraqantaba sodjaqaaq

  • @abdiwaliahmedmohamoud6017
    @abdiwaliahmedmohamoud6017 2 месяца назад

    Waad walantihiin 5dagalabaa kadambeyau shantab idor basoqaday

  • @abdiwaliahmedmohamoud6017
    @abdiwaliahmedmohamoud6017 2 месяца назад

    Idor runkawaysy nin mushar lasiyaba waa manka lagaqadye

  • @AbdalahKalil
    @AbdalahKalil 2 месяца назад

    Anigoo ah boqor dhul madoow waxaan ku baaqayaa nabad 😂😂😂😂😂

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 2 месяца назад

    Ninkaani ma isaaq baa mise bantu?

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 3 месяца назад

    Kkkkkkk

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 3 месяца назад

    soo dhawow

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 3 месяца назад

    Baruur Madow was ninkii fogeeyey Dhulbahante. Oo garaad ku sheegay GARAC. Baruur Madow miyaanu aheyn kii furfurka ciidamada ku bilaabey sanad ka hor dagaaladii goojacade? Hadii Baruur Madow waligiiba ahaa xubin Waddani, in Kaliif inashadiisa kaalin buu ku laha. Waddani HUURADUU qooshey ayuu cid kale suncada ka marinara? Taasi wadajir iyo wada noolaansho keeni meyso... Nin aan xoriyadna rabin, madaxbanaanina rabin, cidii ogol wax ha la wadaago. Am sidii Tuur Xamar qarax u doonta ama is daldala... Garxejis muu iska leexiyo wax wada dhareerineysa.

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 7 месяцев назад

    khayr insha alaah

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Год назад

    Asalamu Caleykum Yaxfidkuma Allah you and your family Allah heynaga qabto Ethiopia iyo intii Cagaha ay ku qaataanba Allah Dalkeena, Dadkeena iyo Diinteenaba heynoo barakeeyo ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @WANAAG24
    @WANAAG24 Год назад

    Guulayso boqor

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Год назад

    boqor cir madow soo dhowow

  • @mussama7566
    @mussama7566 Год назад

    ❤❤