Gaarhaye Tv
Gaarhaye Tv
  • Видео 110
  • Просмотров 223 652
Madaxweyne Deni ma Bac buu Noqon doonaa mise Bir? Yaa xiiso u yeelay Caleemosaarkiisa
Gaarhaye waa gole ay u gudboon yihiin gacalka Soomaaliyeed gees kasta ooy adduunka ka joogaan. dowladda gunno kama qaadanno; gacansaarna lama lihin mucaaradka, cid gooni ahna uma adeegno
Fikirka waa lagu kala geddisnaan karaa laakiin danta guud waa mid.
Gabagabada hadalku goor iyo ayaan waa: sidii Gujis AUN u lahaa aannu kuu garownnee gaarhayoow geyiga ilaali
Waxaan idiin keennaa labeentii soomaalida ha ahaadeen culumo, , dhaqaatiir, aqoonyahannada kale maaddiga, masu'iiliyiinta hay'adaha dowldiga ah iyo kuwaan ahaynba, hal-abuurro iyo hooballo, iyo qeybaha kale ee bulshadu ka kooban tahay. Saan u wadaagnno barnaamijyada gaarsiiya walaalihiinna kale iyo saaxiibbadiin, una sheega inay ku soo...
Просмотров: 1 122

Видео

Farah Aw-Osman oo ahaa madaxa Puntland Diaspora Forum oo ka hadlaya Puntland
Просмотров 1,4 тыс.5 лет назад
Ilmo Puntland sahansan! Waraysi aan la leennahay Faarax Aw-Cismaan oo ahaan jiray Puntland Diaspora Forum shan sano haddana ah Canadian Friends of Somalia. Dhowr bilood ka hor buu Soomaaliya ka soo nqoday. Gaarhaye waa gole ay u gudboon yihiin gacalka Soomaaliyeed gees kasta ooy adduunka ka joogaan. dowladda gunno kama qaadanno; gacansaarna lama lihin mucaaradka, cid gooni ahna kuma xirnin. Gee...
Faaqidaadda Doorashada Punltand Geesi Qarin iyo Cabdi Xiis Udan
Просмотров 8295 лет назад
1940Ol'olaha Doorashada Puntland! Faarax Aw-Cismaan oo ka mid ah aasaasayaashii Puntland Diaspora Forum haddeerna ah madaxa ururka Canadian Frineds of Somalia. Aqoonyahan Cabdi Xiis Udan oo wax ku bartay Norwegian University of Life Science. Cilmi-baaris ka sameeyey Political instability and federalism in Somalia iyo State building in Somalia. Iyo Xildhibaan Cabdibarre Yuusuf Jibriil oo ka tirs...
Tog iyo Beertii tusaale Farmaajo u soo qaatay ma sax baa? Muudey, Aqalka Sare & Cawad
Просмотров 1,9 тыс.5 лет назад
Gaarhaye waa gole ay u gudboon yihiin gacalka Soomaaliyeed gees kasta ooy adduunka ka joogaan. dowladda gunno kama qaadanno; gacansaarna lama lihin mucaaradka, cid gooni ahna kuma xirnin. Geeska Afrika Qowmiyaddaas Soomaaliyeed ee ku dhaqan baan garab taagannahay. Fikirka waa lagu kala geddisnaan karaa laakiin danta guud waa mid. Gabagabada hadalku goor iyo ayaan waa sidii Gujis AUN u lahaa: aa...
Gaarhaye oo ka hadlay sida qowmiyadaha Itoobiya u qeybsanayaan qabiillada Soomaalida
Просмотров 1,2 тыс.5 лет назад
Gaarhaye waa gole ay u gudboon yihiin gacalka Soomaaliyeed gees kasta ooy adduunka ka joogaan. dowladda gunno kama qaadanno; gacansaarna lama lihin mucaaradka, cid gooni ahna kuma xirnin. Geeska Afrika Qowmiyaddaas Soomaaliyeed ee ku dhaqan baan garab taagannahay. Fikirka waa lagu kala geddisnaan karaa laakiin danta guud waa mid. Gabagabada hadalku goor iyo ayaan waa sidii Gujis AUN u lahaa: aa...
Safiya Yasin, Abdi Udan, iyo Ahmed Mohamed oo ka hadlaya Geeska Afrika iyo dowlad-goboleedka
Просмотров 9795 лет назад
Dabaylaha ka dhabanaya Geeska Afrika ma lagu doonsan doonaa mise duufaanno dal iyo dad burburinaya! Aqoonyahannada kala Safiya Yaasin, Cabdi Udan iyo Axmed Maxamed oo qaadaadhigaya Daawadayaal waa showgii Gaarhaye oo idin kaga imaanaya stuudiyahayaga magaaladda London. Waxaan idin la socodsiinaya anigoo ah C/Waaxid C/Laahi Khaliif. Gaarhaye waa gole ay u gudboon yihiin gacalka Soomaaliyeed gees...
Dr Badal Ahmed Hassan oo ka tirsan jaamacadda Helsinki oo daaqa, deegaanka iwm ka hadlaya
Просмотров 7475 лет назад
Dr Baddal Axmed Xasan oo ka socda jaamacadda Helsinki, faculty of Agriculture and Forestry, department of forest sciences kana warbixinaya burburka deegan ee ku socda dhulka daaqsinta ah, korodhka tuulooyinka, colaadaha beelaha, habacsanaanta maamulka deegaanka ee dhanka amniga iyo dhisidda maamullada heer deegaan iyo musuqa awoodda ood mooddo in uusan madaxweynuhu ka war haynin. Gaarhaye waa g...
Maxaa dumarka Soomaaliyeed uga maareyn fiican yihiin ragga Soomaalida?! Sirta ku duugan arrintaas!
Просмотров 3795 лет назад
Maxaa dumarka Soomaaliyeed uga maareyn fiican yihiin ragga Soomaalida?! Sirta ku duugan arrintaas!
Shariif tag; shax dhig. Shuyuukhda K. G. ma soo sharrixi karaan sheyb Jawaari
Просмотров 5865 лет назад
Shariif tag; shax dhig. Shuyuukhda K. G. ma soo sharrixi karaan sheyb Jawaari
Aqoonyahad Safiyo Yasin - ex n & n - oon ka wareysaneynno xaaladda ugu dambeysa Soomaaliya
Просмотров 7335 лет назад
Aqoonyahanad Safiya Yaasiin oon ka wareysaneynno xaaladaha u dambeeya ee Soomaaliya.
Abwaan, muxalimiiste, musikiiste, heesaa, Saciid Maxamed Xarawo
Просмотров 5 тыс.6 лет назад
Waa waraysi aan la leennahay abwaanka weyn, muxalimiiste, muusikeyste iyo mar mar heesaa Saciid Maxamed Xarawo. Wuxuu ka mid yahay dadka ugu badsha laxan-saarka iyo cod u sameynta. Heeso badan oo waddani, Kacaan iyo jacayl leh buu sameeyey ama laxan u sameeyey. Lama tirin karo heesuhuu laxanka u saaray ama riwaayaduhuu wax ka dhigay. Inshaa'a Allaahu mar kale baan rabnnaa inaan fannaanka ka cod...
Gaarhaye oo qaadaadhigaya Qalbidhagax oo dowladda iyo Shabaab wadahadal ugu yeeeray
Просмотров 9166 лет назад
Waa Gaarhaye media oo qaadaadhigaya qawlka Qalbidhagax ee ah inuu wadahadal ugu yeero Shabaab iyo ISIS oo dhinac iyo dowladda iyo dowlad-goboleedka. Sidoo kale waxaan xuseynnaa sababta loo dhaliilo nabad iyo nolol. Qofkii raba inuu helo ogeysiis sheegaya in Gaarhaye page barnaamij live ah ka socdo mar kastoon hawada soo galnno, fadlan, ninkaxa hoose furta dabadeedna "like" ama "follow" saara si...
Xasan Chi Ducaale, Xasan-jabhad oo ka hadlaya dhulka Soomaalida iyo Oromada isku hayaan
Просмотров 3,2 тыс.6 лет назад
Xasan C/Laahi Ducaale (Xasan-jabhad) oon ka waraysaneynno: Soomaalida iyo Oromada yaa dal-balaarsi wada? Dilalka iyo xasuuqa yaa geysanaya? Yaa dalkiisii loogu yimid oo la dulminayaa? Iyo akhbaar dheeraad ah oo ku saabsan Soomaalida iyo Oromada iyo guud ahaan Itoobiya. Gaarhaye waa gole ay u gudboon yihiin gacalka Soomaaliyeed gees kasta ooy adduunka ka joogaan. dowladda gunno kama qaadanno; ga...
Xildhibaan Maxamed Xasan Idris Ganey oo ka hadlay dooddii iyo yeeridda reysulwasaaraha
Просмотров 8736 лет назад
Xildhibaan Maxamed Xasan Idris (Ganey) oo ka mid ah guddiga arrimaha dibadda ee golaha shacabka oon ka waraysaneynno dooddii nabad-gelyo-xumada ka jirta Gobolka Banaadir gaar ahaan iyo guud ahaan Soomaaliya. Xildhibaanku waa xildhibaankii ugu hor hadlay dooddii dhowaan ka dhacday xarunta barlamaanka ee seddexda beri socotay. Caawuu noo soo koobi doonaa akhbaarahaas. Gaarhaye waa gole ay u gudbo...
Taliye-ku-xigeen hore, Ismaaciil D. Cismaan oo ka hadlaya tuhun NISA hareereeyey
Просмотров 1,1 тыс.6 лет назад
Taliye-ku-xigeen hore, Ismaaciil D. Cismaan oo ka hadlaya tuhun NISA hareereeyey
Qoraa, gabyaa Yuusuf X. C/Laahi Xasan oo ka hadlaya halka Jaarso ka soo jeeddo
Просмотров 12 тыс.6 лет назад
Qoraa, gabyaa Yuusuf X. C/Laahi Xasan oo ka hadlaya halka Jaarso ka soo jeeddo
Aqoonyahan Cabdi Udan oo ka hadlaya xaaladda Soomaaliya marayso
Просмотров 6066 лет назад
Aqoonyahan Cabdi Udan oo ka hadlaya xaaladda Soomaaliya marayso
Sh. C/Raxmaan Bashiir, Dr. Maxamuud Culusow iyo C/Rashiid Xaashi oo ka hadlaya xaaladda taagan
Просмотров 3,3 тыс.6 лет назад
Sh. C/Raxmaan Bashiir, Dr. Maxamuud Culusow iyo C/Rashiid Xaashi oo ka hadlaya xaaladda taagan
Garyaqaan CWaaxid Chi Warsame oo ka hadlaya Garsoorka Dalka iyo xaaladda guud
Просмотров 8296 лет назад
Garyaqaan CWaaxid Chi Warsame oo ka hadlaya Garsoorka Dalka iyo xaaladda guud
Faisal Roble oo ka hadlaya Somali State, Itoobiya iyo Soomaaliya
Просмотров 3 тыс.6 лет назад
Faisal Roble oo ka hadlaya Somali State, Itoobiya iyo Soomaaliya
Faarax Macallin Dawaraa oo ka hadlay Somali State iyo wuxuu soo arkay
Просмотров 5386 лет назад
Faarax Macallin Dawaraa oo ka hadlay Somali State iyo wuxuu soo arkay
Dr. Rashid Kassim oo ka hadlay shidaalka Ogaadeeniya
Просмотров 7056 лет назад
Dr. Rashid Kassim oo ka hadlay shidaalka Ogaadeeniya
Aamina Muuse Weheliye oo ka hadlaysa saxaafadda: sixin mise sun
Просмотров 1,1 тыс.6 лет назад
Aamina Muuse Weheliye oo ka hadlaysa saxaafadda: sixin mise sun
sh. C/Qaadir Cukaasha oo ka hadlay C/Weli sh. Cali Cilmiga niikada iyo tumadasha Gaalkacyo fasaxay
Просмотров 5 тыс.6 лет назад
sh. C/Qaadir Cukaasha oo ka hadlay C/Weli sh. Cali Cilmiga niikada iyo tumadasha Gaalkacyo fasaxay
Prof. Gaandhi, Xildhibaan Fiqi iyo wasiir K. Galbeed, Ugaas Xasan oo ka hadlaya war-murtiyeedkii
Просмотров 6246 лет назад
Prof. Gaandhi, Xildhibaan Fiqi iyo wasiir K. Galbeed, Ugaas Xasan oo ka hadlaya war-murtiyeedkii
Afhayeenka JWXO,Caddaani Hirmooge oo ka hadlaya safarkooda Somali State
Просмотров 1956 лет назад
Afhayeenka JWXO,Caddaani Hirmooge oo ka hadlaya safarkooda Somali State
Gaarhaye oo ka hadlaya maxaa looga golleeyey xiridda Cabdi Maxamuud Cumar
Просмотров 1,1 тыс.6 лет назад
Gaarhaye oo ka hadlaya maxaa looga golleeyey xiridda Cabdi Maxamuud Cumar
Afhayeenka JWXO, Caddaani oo kahadlaya S. State iyo heshiisyada Itoobiya iyo deegaanka
Просмотров 2946 лет назад
Afhayeenka JWXO, Caddaani oo kahadlaya S. State iyo heshiisyada Itoobiya iyo deegaanka
Aamina Muuse Weheliye oo ka hadleysa Asayda iyo Soomaaliweyn
Просмотров 1,3 тыс.6 лет назад
Aamina Muuse Weheliye oo ka hadleysa Asayda iyo Soomaaliweyn
Gabyaa, halgamaa, Roodo-afjanno oo ka hadleysa madaxweynaha cusub ee DDSI
Просмотров 8306 лет назад
Gabyaa, halgamaa, Roodo-afjanno oo ka hadleysa madaxweynaha cusub ee DDSI

Комментарии

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Месяц назад

    Bila ixtiraam reer koonfur kuma wanagsana waxani

  • @FUAAD-t4r
    @FUAAD-t4r 6 месяцев назад

    Axmed wuu qariyaa cida laxanka usamaysa ismaaciil yare ayaa saaray laxanka ta huuryana guroonjire ayaa saaray laxanka

  • @Xajicali-xl1um
    @Xajicali-xl1um 7 месяцев назад

    Wasida udhiga yuusuf

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e 7 месяцев назад

    Waan.idiin.duceeyaa.aamiin

  • @AbdinasirYusufcise
    @AbdinasirYusufcise 8 месяцев назад

    Ilaahaan kugu dhaariyay ma adaan orama aheyn. Afsomaaliga hada aadku hadleysa. Dhowr boqolsana ka hor lagu barin. Nasabad ahaan orama ahey. Waa anigoo daris kulu ah. Miyaad imarsiineysaa. Haa afsomaaliga ku hadasha. Oo gari yaa ku baray afsomaaliga. Dadkan aad sheegeysid. Ee jid waaq. Waa kuwii jigjiga kaa qabsaday. Garina. Intii soo harta adoon baad aheydeen. Gari yaad beeraha ufali jirteen. Walaahi waa beentii eygan oramada ah. Anigoo garikoombe ah awowgey ayuu adoon u ahaa hadana maanta adoontii oramaa xukunka qabatay. Ayey futuda. Kala qaad qaadeen taariiqdii gari lahaa ayeysheeganaayaan. Jaarsa halnineedadey soo korisay ayaa ku jiray gari yuu ahaa markaas

  • @AbdinasirYusufcise
    @AbdinasirYusufcise 9 месяцев назад

    Eeyahow jaarse. Ma adigaan orama aheyn. Oo afsomaaliga. Gari koomba ayaa baray. Iyo islaamkaba. Saasey somaali ku noqdeen. Hadana. Asakoodii. Ayey ku noqdeen. Kufaar. Gaala meadow ayey ahaayeen

  • @dawitamde7565
    @dawitamde7565 9 месяцев назад

    Viva jarso iam not oromo iam amhara grayer somalia viva

  • @KhaalidAxmed123
    @KhaalidAxmed123 9 месяцев назад

    Ee oromo waa lagu wada hdlaa

  • @KhaalidAxmed123
    @KhaalidAxmed123 9 месяцев назад

    Jaarzo waa zoomali ee oromo duna waa mid

  • @MaryannuurcadeMaryannuur
    @MaryannuurcadeMaryannuur Год назад

    Cabiroow dalka iyo dibada garsoka somali

  • @MaryannuurcadeMaryannuur
    @MaryannuurcadeMaryannuur Год назад

    Cabiroow dalka iyo dibadad

  • @ismailabdiwahab2386
    @ismailabdiwahab2386 Год назад

    Aniga jaarso ayan ahay Abtirsiintayduna waxay Gasha irir samaale Hiil Abroone bay abtirsiintaydu gashaa

  • @donomar8517
    @donomar8517 Год назад

    Love from karanle hawiye irir

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Год назад

    Xeyla salaasana ragii la degaalamey oo lagu edeyey iney 600 boqol reer baabiyen awoodiina la wiiqey ayago somaalinimo u dhimanaayo taariikhdey ku qoran tahay wax la qarin karo ma jiro

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Год назад

    Nacalaa magantada ku taal dayuus baa tahay beenaale ah ado jaarso oromo ah oo magan lagu siiyey markii denbana dhul boob baad keenten inad oromo dhulka u qabataan taa ma dhaceysa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Год назад

    Odey beenaale istupid dadkiisu difacaya geriga itopia waxay degan yihiin faanan iyo doolo ilaa herar ilaa baabuley ayey degan yihiin

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Год назад

    Garaad cali xeydar ayaa soo dejiyey garaadka geri ale ha u naxariisto

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Год назад

    Jinacsaney wa magaalo geri koombe laga qaadey ilaa hadana wa lagu taamaya in lasoo celiyo feysalna cabdi rooble na jigjigo wa meeshu ku dhashey 100%80 wa geri jaarso oromo ku noqo dhulkaga hadii kale wa leysku dhamaan geri dhimasho kama baqo baarka waxa inii firey wa abiya axmed intaas ayaad awood yeelateen tulli wa magaalo geri ayagana degmo ahaan loo ansaxiyey wey duuban tahay hambalyadii

    • @donomar8517
      @donomar8517 Год назад

      Daroodka weey been baadhantahay..

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Год назад

    Oromo gaalo iyo Muslim ayey u kala baxaan afkiisa waxu u quuri waayey in qabiilkii muslimiyey ayu sheegi la,ayahay adeer dadkad is heysan wa ragii axmed gurey ka dhashay ale ha u naxariisto

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Год назад

    Odeygan jaarso wa oromo beenale waayey dadkiisu difaacaya goormey somaali u hiiliyan oromeyba ka tirsanayen dhulkan ay hada degan yihiin wa dhul geri ilaa labo magaalo ayey degan yihiin markii denbana waxay keenen in magaalada jinecsana calankoda ka taagan oromona gacanta u geliyeen magaloyinka kale hada ay geriga isku dilayaan wa dhul somaaliyeed oo beesha geri koombe leyihiin deegaan ayaan iyo taariikhnimo jaarso waxa ay yimaadeen ayago gaalo ah ayaa garaadkii geri ayaa muslimiyey oo beeraha u feli jireen iyo fardaha korka uga dhaqi jireen markii denbana dadkii bey dhax galeen afkii somaaliga iyo qabiiladii bey barteen dadkey is hayeena wa guriga dhul boob ayey wadeen banka diida wa dhulka guriga jaarso wa oromo asalkeda oromona wey usoo hiiliyaan ayaga oo ciidan ah beenalayal dheh

  • @abdulahimahamudnuur3110
    @abdulahimahamudnuur3110 Год назад

    Dulucda laga lahaa dabdhaxmooday maxay aheyd

    • @ENTERTAINMENT-hh6pi
      @ENTERTAINMENT-hh6pi 4 месяца назад

      Ruux hadii la doorta Darajadii lasaariyo Xilkii daryeeli waayey Dab dhaxmooday weeye

  • @muhiyadinabdi7583
    @muhiyadinabdi7583 Год назад

    Ilaahaw beelwaynta direed midee oo quluubtooda isku keen gaar ahaan Ilaahaw soo hadee beesha isaaq oo intooda badan dir diidanyihiin iyo jaarso oo yadna oromo noqotay inteedii badnayd

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Год назад

    Heesta "Naf jaceyl haleelay" waxa laxanka lahaa Maxamed cige ilbir

  • @maxamedabdiabukar2567
    @maxamedabdiabukar2567 Год назад

    الله يعزك وبارك فيك!!!🥀❤🥀🇸🇴🥀👏👏👏

  • @issakadan6640
    @issakadan6640 Год назад

    Masha'Allah Ustaath Cabdi Xiis Allah ha ku xifdiyo

  • @aadansaalah6268
    @aadansaalah6268 Год назад

    Hibo Nuura Waxay ka mid ahayd hablihii ugu dhaqanka wanaagsanaa hoobaladii qaranka soomaaliyeed. Hadaanay ahaynba ta ugu mudan weligeed may metelin riwaayad xun ama anshax daran. Lamana arag iyadoo dhar qaawanaan muujinaya ama gaagaaban xidhan. Inan hufan ayayd ayd intay fanka ku jirtay iyo intii kaleba.Haatana waxay ka mid tahay fanaaniinta fara ku tiriska ah ee maanta nool. Alle cimriga iyo caafimadkaba haw dheereeyee. Markaa way istaahishaa inay qaadato darajada ah: FANAANADII QARANKA SOMALIYED.

  • @sharmaarkemohammed2949
    @sharmaarkemohammed2949 Год назад

    Jaarso waa dad soomaaliyeed oo gob ah

  • @mukhtaarmaxamuud5234
    @mukhtaarmaxamuud5234 Год назад

    Waar jaarso waa soomaali

  • @abdirashidyoutube6062
    @abdirashidyoutube6062 Год назад

    Dulka jarso male ee walakenay bankan wad Ka qaxden ayad ben ushegaysa

  • @abdirashidyoutube6062
    @abdirashidyoutube6062 Год назад

    Faka waxa kasta walgu cuna ee waxa kasta laguma yidhahdo

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 Год назад

    Jarso waa soomali viva jarso ❤❤❤💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @adamibrahimsiraac9217
    @adamibrahimsiraac9217 Год назад

    Afka Waxba lagumanoqon Karo runta sheek

  • @adamibrahimsiraac9217
    @adamibrahimsiraac9217 Год назад

    Anagu oromo iyanahayn

  • @adamibrahimsiraac9217
    @adamibrahimsiraac9217 Год назад

    Beenaale jaarso waa oromo assal

  • @maxamedali4512
    @maxamedali4512 Год назад

    Asc warka uu sheegey ugaasku waxbadan ayaa ka khaldan tariikhda run kasheeg marna waa oromo jaarso marna waa soomali

  • @mohammedmuhiyadin4167
    @mohammedmuhiyadin4167 Год назад

    Ugaas subaal waxaad weydiisaa xageey ka soo Farcantay asalka jaarsa ma dir bay udhasheen asalka oo soonaalj ah misw.waa Oramo oo soomaalj noqotay

  • @cabdisalamceynanshe3123
    @cabdisalamceynanshe3123 Год назад

    Maasha'allah mama hibo waa qof muxtarim ah abwaanka ayaa iiga horeynaya hadalka bey tidhi mama adiga iyo abwaankaba ALLE ha idin xafido

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад

    dee waa daarood waxa beenta iyo kala qoqobka soomaali dhexdhigay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 года назад

    Kani weriye maaha

  • @cabdisalansiyadcatoosh2898
    @cabdisalansiyadcatoosh2898 2 года назад

    حفظك الله شيخنا الفاضل

  • @calimaxamed6316
    @calimaxamed6316 2 года назад

    Qaybtii kale meee

  • @calimaxamed6316
    @calimaxamed6316 2 года назад

    الله يحفظك في الدارين

  • @madcali1342
    @madcali1342 2 года назад

    ما شا اللع

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 2 года назад

    Abwaan siciid xarawo waa cabqari la hagraday

  • @abelsaid1932
    @abelsaid1932 2 года назад

    IAM not Somali Ethiopia viva jarso Ethiopia invader oromo invader

  • @sayidmahmud6093
    @sayidmahmud6093 2 года назад

    Nimkaan waabuuu wadaad ahaa,,, Alloow diinta nagu sug.... Naagtaana soowteey laheeyd waan toobad keenay,, maxeey kan toowbad keeentay toloow..

  • @geedikeenadiid2221
    @geedikeenadiid2221 2 года назад

    Si fiican buu u hadlay xasan ducaale

  • @saxarlasugule9745
    @saxarlasugule9745 2 года назад

    Dir iyadaa halkaas is dhigtay dadkooda kolba in meel halagu cuno😭😭😭

  • @saxarlasugule9745
    @saxarlasugule9745 2 года назад

    jaarso waa walaalaheen waa ilma Cali madaxweyne dir from isaaq maha dir

    • @shadiaquen2008
      @shadiaquen2008 2 года назад

      Nan aga maus laxayay yaan lugu qosline isaaqgormu oromo noqday

    • @donomar8517
      @donomar8517 Год назад

      ​@@shadiaquen2008adi a Lugaa qosliin

  • @saxarlasugule9745
    @saxarlasugule9745 2 года назад

    Jaarso waa asal Somali waa niman madaxweyne dir ah