- Видео 496
- Просмотров 482 102
Som Tube
Добавлен 19 апр 2024
#somalitv#Subscribe #like Deeg Deeg
Видео
MW Xassan & Xafladda Dhalashada ee uu Ka Qayb Galay, Buuqa Xildhibaanada Reer Waqooyi & Wasiir Fiqi!
Просмотров 434 часа назад
MW Xassan & Xafladda Dhalashada ee uu Ka Qayb Galay, Buuqa Xildhibaanada Reer Waqooyi & Wasiir Fiqi!
GUUL SAFIIRKII AQOONSADAY IIDOORKA JILBAHA QABASADAY WASIIR FIQI SHAQADA LAGA CEYRINAYO CABAAD XOG.
Просмотров 447 часов назад
GUUL SAFIIRKII AQOONSADAY IIDOORKA JILBAHA QABASADAY WASIIR FIQI SHAQADA LAGA CEYRINAYO CABAAD XOG.
Asc,waan idin salamay dhamaan Ehlusharafka somaliyeed meelkasta oo ad joogtaan waa Qareenkii iyo mar
Просмотров 269 часов назад
Asc,waan idin salamay dhamaan Ehlusharafka somaliyeed meelkasta oo ad joogtaan waa Qareenkii iyo mar
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro maxaa laga doonayaa guul kaddib?
Просмотров 2712 часов назад
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro maxaa laga doonayaa guul kaddib?
GUUL BOOSAASO REER QABAAILKII BARI HUBKOODA QAATAY,5 KUN CIIDAMO GUUTO BARI LADIYAARIYEY HANJABAAD
Просмотров 6512 часов назад
GUUL BOOSAASO REER QABAAILKII BARI HUBKOODA QAATAY,5 KUN CIIDAMO GUUTO BARI LADIYAARIYEY HANJABAAD
Deg-Deg Somalida joogta yurub gaar ahan sweden Norway Finland in sharciga lagala noqonayo waxana sax
Просмотров 3912 часов назад
Deg-Deg Somalida joogta yurub gaar ahan sweden Norway Finland in sharciga lagala noqonayo waxana sax
DEGDEG MAYDKA SIILAANYO ARIN MUCJISO AH LAGU ARKAY,GEERIDIISA LAGA NAXAY HARGAYSA MURUGO HABARJECLO
Просмотров 2521 час назад
DEGDEG MAYDKA SIILAANYO ARIN MUCJISO AH LAGU ARKAY,GEERIDIISA LAGA NAXAY HARGAYSA MURUGO HABARJECLO
DEGDEG AXMED MADOOBE TUUTE XIRTAY HUBKII UGU BADNAA LASOO BAXAY GAROONKII KISMAAYO U DIIDEY XAMSE
Просмотров 3914 дней назад
DEGDEG AXMED MADOOBE TUUTE XIRTAY HUBKII UGU BADNAA LASOO BAXAY GAROONKII KISMAAYO U DIIDEY XAMSE
Hhhhh
Meshath ceesho baadii darood kabaxoo
Wuu riyoonayaa
Soomaaliya sidaad uga tagteen ayaad uga tagaysaan ssc
Soomaaliya sidaad uga tagtaan ayaan uha tageysaan ssc
Muuse kanaa kaxun
Sheydaaka allaah a kaa qabto anagoo dhanba
Wcs wrb
Hargaysa aynjogawaxaqaldanaxmedmadobe
Garaada dadbaa ka Dhexshaqrynaya,oo ranaba,in ay isku dira an oo meesha lagu kala tago,
Waa runtaa waa in laga qabto ,horgalada kuwa butlaan iyo khaatumo
Ssc.guul
Asc weriye
Asc zxp odayaasha waa saxanyihiin dhamaan deegaanku hataageeraan odayaasha dhaqanka
Acs
UN iyada lafteeda way lashaqeysaa markey arinkale oo cusub iney u isticmalan ayey wax sheegaan oo waxa lagu handadayaa in ay fashiliyan sirtiisa oo waxay leeyihiin xasanow hadaad arimahanaga fulinweydo waanu kutuuraney anagoo isticmaaleyna kiisaskii hore ee aad fulisay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂haha 😂😂
Scw balwan.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
xasan ayey ka dhigayaan xukun milatari oon dhicin madaxgobaleedyada ayagaa tirtiraya waxaa kaloo soo socda ciidan ertareya ciidanka soomaaliyana badacas ayaa la geynayaa xuuti si ay ula dagaalamaan masar iyo ertareya ciidan keeda ayaa xasan ilaalin doona mana noqonayaan ciidanka dalka aya noqonayaan imaaraadna ciidan ayuu keenaya lacagtana imaaraad ayaa bixineysa idnkuna xil iyo dagaal ayaad ka warameysaa
sheekh xirsyow masar wey dagdag santhy oo dalkiisii ayaa olalya gaaskii badroolkii nalkii waa dansanyahay xaafadaha qaarkood cunadii waa gabaabsi shacabkii banaankey u soo baxeen kanaalkii suweys waxaa ka xirey xuuti maraakiibtiisii wuu gubayaa 20ku uu hada soo wado wax loo diyaarinayaa meeshey deg la haayeen ciidankaan soo socda iyo kuwii hore ba xasan ayey dalka la inqilaabayaan inqilaab. Ilatari
Bisinka meeshiiba waxa haysta jufada Khadra. Shaqo dheer bad samaysey.
somali wey is dhaleen weena wada dhashteen somali waa mid 🇸🇴👆💪
siyaasi yiinta somaliyeed waa ina lala xisaabtamo kuligooda guriyo iyo gawaari iyo ganacsiga ku kor sameestey umada somaliyeed waa laga soo cilinaya
hawiyo darood waa walaalo oramadi ku dhashey was duli
xasan sheikh waa tuug oo duli ah
waa laga tagey oo masar iyo ertareya ayaa kula taliyey arintii uu ismaaciil ku amrey inuu madaxgobaleedada tirtir oo 40 ayaa heyney saa masar iyo ertareya inqilaab milatare kula wareeg inagaa ku garab taagan runtiina soomaaliya waxaan xukun milatari aheyn oo lagu xukumikaro majirto farmaajo odowwaa hada oon lahadey waxaan ku iri inqilaab milatari ku dhawaaaqa wey cabsadeen xasan ma cabsado isagaa hadaku dhawaaqaya
muuse biixi xaqa umada somaliyeed ayu cuney waa ina lala xisaabtamo siyaasi yiinta somaliyeed oo dhan
Gurgurte ma ogatas mana la socdo waa niin ciilan dhiiqo ragaa cawaale🇸🇴❤ u dhintay
Wcs wrb
Ader waxaba kakhaldane cise iyo canfari ismaylaynayne labadawladodo layidha ismamulka canfarta ismamulka somalida liyubolikuna cidanka ismamulka somalida qabilwalbana wayleyihin cisahad shegasana ismamulkasomalidukamidyahay wanawajib saran dawlada ismamulkasomalida liyuboliskana waxalosameyay wadifaca somalida qabilkasto kamida ismamulka somalida cidankuka maha cidan rerede wacidan qaran qabilkastana wukujira ader
isaaq umada dabaal ee u maleeyan irir samale waa kaar la xogto waqtigi larabo bas inta kale waa arab Israel oromo
irir samale maxey ka raban carbti iyo oromadi aawey hawiyo shaqo kuma laha isaaq wasa
runti darood iyo isaaq waxa naxigo darood wallahi
irir samale waa wasna hada hawiyo aan nahey
Lax meesheey is dhigto ayaa lagu bireeyaa
Do you see how intelligence smart the president or Somali is? Is a legend one in 1 million and he’s coming back for another seven years to punish the criminals.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
xasan siyaasad ma yaqaano cidii ka soo hor jeesata maserkii naagaha ee haduu ila aroosey hadhinto waaye dabeecadiisa xasan god ayuu ku ridey dalka shiino wuu soo sacdaa oo wuu u soo saxiixay masar iyo soomaaliya ayaan difaacayaa gubasho kaliya ma ahee waa dambas oo magaca soomaaliya ayaa tirtireynaa
waxaan kale oon kuu sheegayaa masar iney shuuda kaliya ee xasan inuu madagobaleedyada tirtirayo gadina waxaad rabto ka samee soomaaliya masar dibna uma noqonayo oo dalkiisii ayaa xaalad meeshii ugu dambeysey maraya xuuti wuu ka xirey kanaal suweys niilna itoobiyaa xiratey maraakiibta masarna wuu gubaa meel wax uga soogalaan maleh
aniga lama yaabayo oo mar hore ayaan ka maqley oo joogey oo ka qeyb galay doorashdiisii hore iney itoobiya wadatey xasan uusan marna la dagaalami karin itoobiya laakiin aniga marna uma maleyneyn iney masar keensato oo tiraahdo soomaaliya dhexdeeda kala dagaalam itoobiya uu dalka gubo ciidan soomaali aha siiyo oo xuuti ladagaalma si uu xuuti muqdisho gubo
Qabii machan hubka 😊😅😮🎉😂❤❤
They Daanow Naka aamus😊😅😮🎉❤❤
Wixii soo dagay waagul😊😅😮😢🎉😂❤
Waagudhisanay xaq mataqaanid😊😅😮😢😢🎉😂❤ 25:52
Sheedaan ween ayaadahay😊😅😮😢🎉😂❤ 24:42
Ilaahey kacabso soomaali qabiil maahan😊😅😮😢🎉😂❤❤❤
soomali inaa iskudir Alu naarow😊😅😮😢🎉😂❤ 22:33
Uf xasan sheekh baa ah
Jooji Arimaha somalia waayo Tacsiyaa inoo Daaran Deg Deg Caawa
Balwaanow Aabaha somalia ALLAHA unaxriisto