SUMAYA FX
SUMAYA FX
  • Видео 9
  • Просмотров 20 142
lesson7 : si fudud ku fahan ict bullish pd arry kuna trade garey : somali ict trader
lesson wa ict bullish pd arry iyo siday ushaqeso ona suqa uga dhex radin karto si fudud, backtesting kuso samey every pd arry cashirkan iyo kii kahoreyaba wana laga saxa sodhig discord group ka link gisa waxad ka heli kartah telegram kena free eh yalana youtube profile kan.
firo gara ; ani HD ahan uso dhigay vdeo yada hadi shashada sificn u arki wesid qebta setting vdeo dawaneso tag HD ubadalo . thanks .
Просмотров: 237

Видео

lesson 6; sidee trade lagu dhisa bearish pd arry ict concept | somali ict trader
Просмотров 1,4 тыс.2 часа назад
cashirkan waxa idinku baraya ict pd arry yada aan isticmali donno markan trade entry dhiseno kani wa bearish pd arry waxa kalo harsan bullish pd arry kas cashirka xiga ayan idinku baraya . adi waxa laga raba cashirka dhowr jeer dawo kadib aad trading view practise garey ishada hala qabsato waxi kgu adkado discord sodhig wa la cawin . vdeo ga HD hadu ku ehen setting isla vdeo tako HD kadhigo si ...
lesson 5: sidee loo radsada buyside &sellside liquidity- ict concept |somali ict trader
Просмотров 1,5 тыс.4 часа назад
cashirakan waa midka kaliye u bahantahay inaad ku fahanto siday ushaqeso buyside liquidity iyo sellside liquidity . kaliya dirada saar cashirkan iyo kan kii kahoreye ayad kubaran donta waxwalbo kusaabsan liquidity ict concept lagu isticmalo.
lesson4 wa maxay liquidity sidese loo trade gareya bilaw ila dhamad | ict trader somali
Просмотров 3,5 тыс.7 часов назад
lesson kan waxa uga hadlaya fikrada eh liquidity [ ict liquidity concept] habkan wa nuca kaliye uu ict [ michael ninka is kaleh fikradan wye] waxu ino shegay in liquidity la raadsado waqti cayiman oo kaliye . waxwalbo ugu bahantahay liquidity concept iyo sida ugu trade garen lahed halkan vdeo aya sokobaya oona idinku sharxay si fudud . dhowr jeer daawo , suuqa tak practise garey , wxu kugu adka...
lesson3 : Qaabka u samesmo swing high swing low saxda eh |somali ict trader
Просмотров 2,2 тыс.12 часов назад
cashirkan waxa uga hadla sida ay kusamesmaan swing high swing low yada suqa suqa iyo sida ku garan kartoh. NB; dhowr jeer daawo trading view tak ku practice garey iyo cashiradi kahoreyaba . soraac telegram free iyo discord free qeyb youtube kan profile aye saran yihin link . Hadii vdeo quality tigasa sificn clear u ahen , taabo isla vdeo qeybtisa setting kadib HD kadhigo si aad u arkto clear ch...
Lesson 2 Side ayu usamesma candlestick suqa forex | ict somali trader
Просмотров 2,3 тыс.16 часов назад
cashirakan waxa kugu fahansin dona candletick suqa siduu usamesmo tak trading view ku practise garey cashirkana note kaqata. Hadii vdeo quality tigasa sificn clear u ahen , taabo isla vdeo qeybtisa setting kadib HD kadhigo si aad u arkto clear chart.
trading view sidee loo isticmala | somali ict trader
Просмотров 2,4 тыс.21 час назад
waa mesha ku practice garen donto website kan tak ciwan kasameso free kadib cashirada idin sogaliyo si paractical eh kusameya
lesson1 market structure |qaabka suqa udhaqaqo| ict trader somali
Просмотров 4 тыс.21 час назад
kani waa basic sida suqa udhaqaaqo marku yahy bullish market iyo bearish market . break of structure iyo market structure shift waxay ku kala duwan yihiin. slides halkan kadagso ; docs.google.com/presentation
forex bilaw | somali ict trader
Просмотров 4,1 тыс.21 час назад
kani wa cashirka ugu horeyo forex bilaw eh dadka aqoon side ushaqeso forex iyo sida shaqeso ict concept .ict concept [ strategy ] wa qaabka lacag ugu samen donto forex , waxa ididn sogalin donna muqalo bilaw ilaa ilaa adka noqonesan intermediat. lawadaag asxabtada si aad isu mar u wada bilawdaan safarka noloshina kubadali lahedeen. raac discord link discord.gg/vTFPUGgk

Комментарии

  • @JeffWright-j2r
    @JeffWright-j2r 7 минут назад

    Thanks for sharing such valuable information! I have a quick question: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). How should I go about transferring them to Binance?

  • @Sandra-i3z6q
    @Sandra-i3z6q 7 минут назад

    Thank you so much for this amazing video! I have a quick question: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). Could you explain how to move them to Binance?

  • @ArafatHusein-n4k
    @ArafatHusein-n4k 32 минуты назад

    Manaa mobelka lugu sameen karen wllo mise kobiyutar weeye🙄🥲

  • @ahmedmohamud1220
    @ahmedmohamud1220 Час назад

    xilliyada suuqa la trade gareeyo iyo waqtiyada la yimado noo soo gali mahadsanid!

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 3 часа назад

    Teacher sumaya abaalka jano alle haka dhigo noso wad casharada wll❤

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 4 часа назад

    Thanks ustaad ardayda cusub ee aan ka mid ahay dadaal badan baa nalaga rabaaa

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 5 часов назад

    Sumayoy macalin waa ku salamey waxan ka mid ahey ardada kugu xiran hadey macquul thy waxaa ubahneen in aad telegram ama qol inoo furtit hadey wax naga qaldamaan si aan kula wadagno 😢

  • @AbdirahimaAhmed
    @AbdirahimaAhmed 5 часов назад

    1:14

  • @AbdirahimaAhmed
    @AbdirahimaAhmed 5 часов назад

    Wan kula socda teacher sumayo🙏❤

  • @buraashadfx3736
    @buraashadfx3736 7 часов назад

    M.a somali wa qoftii aan arko oo dumara Oo suuqan sharaxda m.a abyo meshada ka wad dumar badan aya ka wangsan thy waxana rajena ina kuso badatan

  • @abdulmajid-tc9pz
    @abdulmajid-tc9pz 16 часов назад

    War gabdhena an taageerno ina adeer hablahana so gacan qabo oo waxbar allaha ku sharfee adigana anaga ku cawinayna wll

  • @Mohametfx
    @Mohametfx 20 часов назад

    nice girl

  • @BoosBiixi
    @BoosBiixi 20 часов назад

    Sumayo Waa ku wadana

  • @Mohamed22Mohamed22-o6i
    @Mohamed22Mohamed22-o6i 21 час назад

    Thanks

  • @abdifitaxmaxamed563
    @abdifitaxmaxamed563 22 часа назад

    Zoom sooga adigoo trade garynayo fadlan aan aragno burhaantaada

  • @abdifitaxmaxamed563
    @abdifitaxmaxamed563 22 часа назад

    Wax kasta waxad ka dhigtay fudged lakiin suuqa sidaa ma u fududo

    • @Realsumayafx
      @Realsumayafx 20 часов назад

      Hadey isha laqabsato wey fududane 💯

  • @abdifitaxmaxamed563
    @abdifitaxmaxamed563 22 часа назад

    Waxaad iswaafajisaa sharaxaada iyo waqtiga trade gareenayo

    • @Realsumayafx
      @Realsumayafx 20 часов назад

      Pd arry hada fahanto entry wadku radsan kartah London killzone ama newyork killsone

  • @abdifitaxmaxamed563
    @abdifitaxmaxamed563 22 часа назад

    Marka waa mahadsanid waxaa soo sheegtaa what time is explained by sumaya

  • @khalidabdi9958
    @khalidabdi9958 День назад

    macalimada sumayo wll aaway discod kii wax badan ayaan rabay in aad naga caawise

    • @Realsumayafx
      @Realsumayafx 20 часов назад

      Free telegram imow meshas kaso raac discord ka

  • @Kiikock423
    @Kiikock423 День назад

    sumayo wllhi forex ilaa 2019 ilaa imika ku jirey qof aaan wx ka fahmo waaan waayay balse nio aduu wxiiba easy iiga dhigaysaaa wllo soo badi insha Alllah ❤

  • @CabdiWALIAHMED-g2b
    @CabdiWALIAHMED-g2b День назад

    Sumayo wll bias ka soosamee

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 День назад

    Thanks sumaya❤ Biaska kusoo xigsii

  • @mahadxagle
    @mahadxagle День назад

    waana lugu mahadcelinayaa ogow sida wangsan ee aad u wadid casharada ict concept fican ayaad inaga siisay mss sumaya

  • @mahadxagle
    @mahadxagle День назад

    sumaya casharada si fican ayaad u wadaa mahadsanid

  • @hassanfarhanmohamoud
    @hassanfarhanmohamoud День назад

    Sumayo wllo deference udhaxeeya MSS IYO MSB WLLO NOOSO SHARAX❤

  • @MFMBaal
    @MFMBaal День назад

    Cummuintiy chat sameeso ustaad

  • @ahmedyare1390
    @ahmedyare1390 День назад

    150 courso oo ay somalidu bixiso ayaan gatay walee adigaa ku ligood ka fcn meel lagala soo xidhiidbo ma leedahay❤

  • @hornafricacenterforresearc1245
    @hornafricacenterforresearc1245 День назад

    THANKS SUMAYA WAX BADAN AYAAN KA FA IDEY \

  • @xareed1
    @xareed1 День назад

    sumaya walahy waxbadan ayaa kaa fahmay noo soo badi wallal

  • @De_hamz3
    @De_hamz3 День назад

    Manshlh wlhi sifcn ufahmay thanks siz❤

  • @Naceybtire
    @Naceybtire День назад

    wankula socdaa sumaya

  • @CaliCumaryuusuf-w7i
    @CaliCumaryuusuf-w7i День назад

    Waa mahadsastahy sida wax usharxaysay waa kahelay shukran waxan mudo dher fahmi wayey si fudud ku fahmay

  • @MohaHadde
    @MohaHadde День назад

    Usdaad wa inad cahsar kasoosamaysaaa time ka asiaan London iyo new York taas adayg waa ye noo ga soo hadal si faaah faahsab

  • @hanadBashir-kl3ek
    @hanadBashir-kl3ek День назад

    thanks ustad sumaya

  • @al-nuracademy9414
    @al-nuracademy9414 День назад

    Ustad nambrakaaga ayaan rabey isoo qor

  • @ayanmaxamad8261
    @ayanmaxamad8261 День назад

    Sumayo waad noo hiliday thankis abayo

  • @MFMBaal
    @MFMBaal День назад

    Mahadsanid sis balse casharka biaska no soo yar dhex geli

  • @khalidmohamed6705
    @khalidmohamed6705 День назад

    Crypto bilow casharadeeda guruxey gabar adag aatahy tiktok ee kuwi kale ku washeene hats off to u🧢

  • @subeerilkacase8184
    @subeerilkacase8184 День назад

    Manshallh

  • @drhassanmedia8337
    @drhassanmedia8337 День назад

    Dadka forex ku cusub kuma fahmayaan entry ga awooda saar wala qaaday baa ku dhamaysay wixibee

  • @BoosBiixi
    @BoosBiixi День назад

    Naag nool sxpey chartigaga mala share garee

  • @MaxamedIbraahimcadow
    @MaxamedIbraahimcadow День назад

    Discount Wan sogali wayey zxpta ugu horeyso sumayafx

  • @gaalip6379
    @gaalip6379 День назад

    Bisaka lee noso fududeey.

  • @gaalip6379
    @gaalip6379 День назад

    Mhdsnd dia sis

  • @Falconfxtrader
    @Falconfxtrader День назад

    gabar aqonyahanada waa bulsho aqoonyahana intaad noo faideysay ajarkeeda illahay haka abaal mariyo

  • @ahmedmohamud1220
    @ahmedmohamud1220 2 дня назад

    Teda kle waa ku rabaye xageen kala soo xiriira? Tiktok tada ku xirnahay.