Boramanews.com
Boramanews.com
  • Видео 1 033
  • Просмотров 3 245 153

Видео

Seed Vs Suldaan Dhawal
Просмотров 1,5 тыс.4 года назад
Seed Vs Suldaan Dhawal
WARAYSI: Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Muxuu U Badalay Mawqifkiisii Somaliland
Просмотров 2,1 тыс.4 года назад
WARAYSI: Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Muxuu U Badalay Mawqifkiisii Somaliland
Muuse Biixi Awdal Doorashada Wakiilada Waala Galayaa
Просмотров 1,1 тыс.4 года назад
Muuse Biixi Awdal Doorashada Wakiilada Waala Galayaa
Muuse Biixi Ka Dareen Caliyay Shaacintii Prof Saleebaan Ee Wareejinta Gudoomiyaha Jaamacada Camuud
Просмотров 2,4 тыс.4 года назад
Muuse Biixi Ka Dareen Caliyay Shaacintii Prof Saleebaan Ee Wareejinta Gudoomiyaha Jaamacada Camuud
Khudbadii Muuse Biixi Ee Qalinjabinta Jaamacada Camuud
Просмотров 2,4 тыс.4 года назад
Khudbadii Muuse Biixi Ee Qalinjabinta Jaamacada Camuud
Xaflada Xilwareejinta Guddomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Laantiisa Sweden 🇸🇪
Просмотров 3214 года назад
Xaflada Xilwareejinta Guddomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Laantiisa Sweden 🇸🇪
Geerida Prof Cali Khaliif
Просмотров 724 года назад
Geerida Prof Cali Khaliif
cali khaliif WARAYSI
Просмотров 4,6 тыс.4 года назад
cali khaliif WARAYSI
Idiris aadan xasan
Просмотров 1,2 тыс.4 года назад
Idiris aadan xasan
Deni oo soo dhowayn loogu sameeyay Baydhabo
Просмотров 2134 года назад
Deni oo soo dhowayn loogu sameeyay Baydhabo
September 24, 2020
Просмотров 2574 года назад
September 24, 2020
Ugaaska Beelaha Gadabuursi oo sheegey in uu ka bad baadey isku Dil
Просмотров 1,7 тыс.4 года назад
Ugaaska Beelaha Gadabuursi oo sheegey in uu ka bad baadey isku Dil
Ugaas Abdirashiid Oo Ka Hadlay Dhacdadii Shalay
Просмотров 4,6 тыс.4 года назад
Ugaas Abdirashiid Oo Ka Hadlay Dhacdadii Shalay
Wasiirka Isku Badalay Afhayeenka Beesha Dhexe REER AWDAL SAAMI KA MAQAN MA JIRO SAAYID BAY HAYSTAAN
Просмотров 8644 года назад
Wasiirka Isku Badalay Afhayeenka Beesha Dhexe REER AWDAL SAAMI KA MAQAN MA JIRO SAAYID BAY HAYSTAAN
Suldaan Cabdi Gahayr iyo Saami Qeybsiga
Просмотров 1,6 тыс.4 года назад
Suldaan Cabdi Gahayr iyo Saami Qeybsiga
Mudaharaad Jaaliyada Reer Jabuuti Ka Ee Canada iyo Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo ...
Просмотров 2,6 тыс.4 года назад
Mudaharaad Jaaliyada Reer Jabuuti Ka Ee Canada iyo Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo ...
DOOD KULUL SOOMAALIYA VS SOMALILAND
Просмотров 3 тыс.4 года назад
DOOD KULUL SOOMAALIYA VS SOMALILAND
Soo Dhaweynta Wasiirka Ganacsiga Somaliland
Просмотров 2584 года назад
Soo Dhaweynta Wasiirka Ganacsiga Somaliland
Waftiga Wasiirka Ganacsiga Somaliland Ee Stockholm
Просмотров 1884 года назад
Waftiga Wasiirka Ganacsiga Somaliland Ee Stockholm
warka ceelafweyn
Просмотров 1,8 тыс.5 лет назад
warka ceelafweyn
Mudaharaad Gilgilay Degmada Lughaya
Просмотров 1,8 тыс.5 лет назад
Mudaharaad Gilgilay Degmada Lughaya
Axmed Madoobe oo Afkana furtay
Просмотров 2535 лет назад
Axmed Madoobe oo Afkana furtay
Guddidii Dhex Dhexaadinta Oo Go,aamo Soo Saarey
Просмотров 1,2 тыс.5 лет назад
Guddidii Dhex Dhexaadinta Oo Go,aamo Soo Saarey
Somaliland Oo Ka Hadashey Jabhad Buuhoodle Lagaga Dhawaaqey
Просмотров 9435 лет назад
Somaliland Oo Ka Hadashey Jabhad Buuhoodle Lagaga Dhawaaqey
Doodii BBC da Khilaafka Doorashooyinka Somaliland
Просмотров 5475 лет назад
Doodii BBC da Khilaafka Doorashooyinka Somaliland
Xasan Guure Sownagii Shaanida Wada Qarxin Jirnay Ee Buuraha Gali Jirnay
Просмотров 2,7 тыс.5 лет назад
Xasan Guure Sownagii Shaanida Wada Qarxin Jirnay Ee Buuraha Gali Jirnay
Booliska Somaliland Oo Rasaas Ku Furay Gudoomiye Cirro Oo Xoog Ku Galay Xaruntiisa
Просмотров 2,8 тыс.5 лет назад
Booliska Somaliland Oo Rasaas Ku Furay Gudoomiye Cirro Oo Xoog Ku Galay Xaruntiisa
Tvga HCtv Oo Xukuumada Biixi Xayirtay Iyo Xabsiga Oo Loo Taxaabay Agaasimihii
Просмотров 6975 лет назад
Tvga HCtv Oo Xukuumada Biixi Xayirtay Iyo Xabsiga Oo Loo Taxaabay Agaasimihii
Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Gudoomiye Ciro U Hanjabey
Просмотров 1295 лет назад
Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Gudoomiye Ciro U Hanjabey

Комментарии

  • @suleimanabdalla6068
    @suleimanabdalla6068 3 года назад

    WALL DR.NUMBERKISA QASKA EH MAISODIRIKARTAA PLEASE

  • @abdihamidjamamohamed4576
    @abdihamidjamamohamed4576 5 лет назад

    Help please

  • @cabdixasaan2359
    @cabdixasaan2359 5 лет назад

    Maansha Allah ilaahay ha unaxariisto sh cali jawhar

  • @lavoiedelareussite5774
    @lavoiedelareussite5774 6 лет назад

    Please noga shegeya waxa ka dhaca borama iyo dalka awdal mise iska badila magaca oo dhaha wararkahargeisanews

  • @qosol-qosol.3021
    @qosol-qosol.3021 7 лет назад

    Taariikh muhiim ah

  • @guulwade989
    @guulwade989 8 лет назад

    that's why I'm going back to somalia to work in my family farm I rather farm my land then another's

  • @maxamedbk5858
    @maxamedbk5858 8 лет назад

    Bra

  • @abdisamadsheikhmohamed279
    @abdisamadsheikhmohamed279 8 лет назад

    hhhh wlhi waa lhagaajiyy.

  • @abdirashidhassan1512
    @abdirashidhassan1512 8 лет назад

    sifiican oo dan todukujirto baa logalay dalkodiibay ka shaqaysan wayeen waa in lagushaqeeyaa berahana lagufasha sida lo,da

  • @mrdaljir6630
    @mrdaljir6630 8 лет назад

    kkkkkk waa arrin lagufarxo waayo soomaali hadaanahay waxaan kabixi waynay paltalk/fBOOK., Been QAbyaalad iyo inaan Ceeydha qaadano QAARkeen waxay iska dhigaan disability ama curyaan.. reer galbeedka waxaan ka codasanaynaa DADKEENA inay baraan shaqada ama soomaaliya ay ku soo celiyaan waayo umad kunool lacagta caydha wax la aqbali karo maaha kkkkkkkkkkk soomaali maryooleey qabiilkugabadayaal reer mii shaqaeesta.. gaar ahaan geeljireyaasha reer PALTALK/ kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mrdaljir6630
    @mrdaljir6630 8 лет назад

    kkkkkk waa arrin lagufarxo waayo soomaali hadaanahay waxaan kabixi waynay paltalk/fBOOK., Been QAbyaalada iyo inaan Ceeydha qaadano QAARkeen waxay iska dhigaa disability reer galbeedka waxaan ka codasanaynaa DADKEENA ianay baraan shaqada ama soomaaliya ay ku soo celiyaan waayo umad kunool lacagta caydha wax la aqbali karo maaha kkkkkkkkkkk soomaali maryooleey qabiilkugabadayaal reer mii shaqaeesta..kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @libana-a6961
    @libana-a6961 8 лет назад

    Waa cajiib gormay Somaliland noqatay dowlad goboleed. Waar umada runta uu sheega. Umada malahow cawaan ayaad u haysatin.

  • @TheBenjamen01
    @TheBenjamen01 8 лет назад

    xukuumada yaga somaliland baa idinka kaayo kiin maslaxday, hadiiba kale, hubka nooc yadiisa kala gedisan baynu kala soo degi lahayn dekedaha oo aarsi baynu u kici lahayn, ee xukuumada yada ayaa inaga kiin maslaxday, ogaadeen se inooma cago juglayn karo, haduuse ku fekero waxay ka dhigan yihiin bisadii muraayadu tustay sawirka khiyaaliga ah ee liibaaxa. xukuumada yada somaliland waynu maqlayna oo waynu ka dambaynaynaa sidoo kale axsaabteena qaranka somaliland, dadka deegaankaasina xukuumada somaliland ayay idinkaga joogsadeen darteed. isaaq ahaan waanu degnaa hawd and reserve area illaa somaliland waanu isku furanahay. kiise moodaya inuu qabyaalad wax ku meel marsan doono waa la dhadhan siini. viva somaliland republic viva hawd and reserve area haatan oday illey kol haduu ku hoos dhuumanayo sheeko nacas waxaanu cadaadis ku saari doonaa inaanu sad aad u buuran oo wayn ku yeelano DDSI oonu helno labo madaxweyne ku xigeen, 70% golaha wasiirada. 70% liyuu police ka inaanu inaku qaadano, gudoomiyaasha gobolada hawd and reserve area kuli isaaq wada noqdaan, haduu taa yeeli waayo, ha ku talo galo in DDSI iska burburto oo loo kala baxo hawd and reserve area, ogaadeeniya iyo somalida kale oo midiba intiisa u tashado. qodobka 39aad ee dastuurka itoobiya ayaa inoo fasaxaya inaanu deegaamadeena maamulan karno cidna ma horjoogsan karto, dowlada dhexe ee itoobiyana inoo diidi mayso. maadama 100% rabno inaanu deegaanadeena hawd and reserve area maamulano.

  • @TheBenjamen01
    @TheBenjamen01 8 лет назад

    illey waa ogyahay haduu qabyaalada ku wado inuu kursigaasi la dumi doono. saasi darteed waa inuu somaliland iska maslaxo, sidoo kalena dadka deegaanka iska maslaxo. hadiise kale kursigaas uu dul fadhiyo ayaa sida kula dumi doona. dowlada dhexe ee itoobiya waxay ogsoon tahay in deegaanka somalidu ay somali ahaan kuwada joogaan sheekada ogaadeeniya dadka aaminsan taa Xukuumada Addis ababa idin lama oga, hadaad se is maqiiqdaan waa la idin dhadhansiin waxa ay tahay ciqaabtiinu. viva somaliland republic viva hawd and reserve area estate of ethiopia