Cilmi Dhige
Cilmi Dhige
  • Видео 2
  • Просмотров 178 677
Ex.Xildhiban Axmed Cabdi Xusen (saakin)iyo tagerada farmajo
Ex.Xildhibaan Axmed Cabdi Xuseen (saakin) oo bilaabay mashruuc lagu taageerayo Dawladda Cusub ee Soomaaliya
Просмотров: 268

Видео

gabayadii sayidka bye ex-xildhibaan axmed cabdixuseen(saakin)gabayadii sayidka bye ex-xildhibaan axmed cabdixuseen(saakin)
gabayadii sayidka bye ex-xildhibaan axmed cabdixuseen(saakin)
Просмотров 178 тыс.10 лет назад
waxad kala socon karta cajaladaha hadhay waqti dhaw insha,lahu isla halkan.

Комментарии

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 4 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @yarisowhashi2710
    @yarisowhashi2710 4 месяца назад

    الله يرحمه مجاهد سيد محمد

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 Год назад

    Geesi Somali aan Wileed kadhalan kana dhalan doonin Ingiriis adoobku haysta ayuu meel saaray

  • @CabdinaasirAxmed-p6e
    @CabdinaasirAxmed-p6e Год назад

    Aniga iyo dhamaan ehladeyda ilaahay wadadooda haina mariyo aamiin

  • @abwaanmohadaud1152
    @abwaanmohadaud1152 Год назад

    ahmed saakin🤚

  • @Somfox1
    @Somfox1 Год назад

    Walee Daraawiish RAG Necbaa Gumaysigii ingiriiska .. waa arinka Ilaahay iyo Somali ku jeclaatay .. Allow noo barakee reerkaa Daraawiish Harti .. waa reer neceb Gumaysiga jecel somali dhulkooda u talisa .. Masha Allah

  • @taskforcethunder1
    @taskforcethunder1 Год назад

    Manshaa Allah ❤

  • @muniiryare4839
    @muniiryare4839 2 года назад

    Alehawnaxaristosayidka

  • @jamadfayr5505
    @jamadfayr5505 2 года назад

    9

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 года назад

    gaaladii u horaysay waxaa keenay wadanka wa majeerten oo talyani wax la soo saxeeday marki somlidii odhana ku daydeen qabiiladoodii isaaaq waa diiday wuxu yidhi santan ku saxeex inaan dhulka leeyahay inaanad ciidan keenin gabdhada maarkay uuraysto kuma dhali karto somali isaaaq baa ka xora ila hada intii kale wa la haystayaal la wada haysto culimadi wadanka u dhimatay sheekh bashiir baa taahay isaaqa watay ka biqi waayeen meeshii africa lagu qaybinayay watii faraah omar yidhi dalkayga iyo dadkayga ka yar wax la qaybiyo aan kugu celiyo taaruuukhda waxa ku caad in majeerten iyo hawiye iyo beelo kale somali ah lacag ku qaateen gaaldii ay heshiiska la galeen isaaaq waa diiday lacagtaas sidasi darteed manta iyaga ka xora somalidii kuwii kale waa iibsaden dhulkoodii nebigeena scw wuxu sheegay in ninka cayaay reerkiisa uu gaarac yahay

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 10 месяцев назад

      Soomaalida waxay ku maahmaahda ( nin is faanshay waa ri isnuugtay )

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 года назад

    sayidka iyo godane wa isku mid labadabda somali bay layaan labadaba way gaabyaaan

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 года назад

    darawiish uma maleeyo inay muslimba ahayen 10kun oo somali oo harti ah ayay dileen caruuro ayay laayeen dumarkii daroodka qaar bay badhida ka jareen warsangeli iyo majeerten bay laayeen hadaba been ha isugu sheekayn aniga agtayda cabdule xasan wuxu ka daran yahay godane iyo alshabab wayo wuxu laayaay masakiin waxna galaabsan waxaa jira dad berigaas intu reerahoodi laayay ilamahoodii badh ka lumay ila hadaana la garayn meel jaan iyo cidhib dhigeen ilahay wuxu igu og yahay inan arkay reer ay sas ku dhacday warsangeli wuu xaaqay ma lib bay ku noqon nin dilay 10 kun oo somali ah ilahay adana wa kula soo sari waayo qofka aad jecelato in ilahay kula soo sarayo wuu noo sheegay ha ku cadaab mudan faanka beentana ilahay waa noo sheegay in lagu cadab muto waxas odhan wax kale aan ku sheego beesha bah geri maha aha cida loo maaleeyo maarki la eegay dna gooda taasna maxad odhan hadhow

  • @shukriabdibare5368
    @shukriabdibare5368 3 года назад

    Allaha unaxaristo awawgay

  • @hamdiabshirjamc8610
    @hamdiabshirjamc8610 4 года назад

    Halyeey gii dalkeena usoo halgamy allaha u naxariisto horumarkuu gaarsiiyay dalkeenaan wali hooskiisa harsaneenaa nabad baa naas la nuuga leh nbdi noogma horyn sayidka allha ku mhdsan

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 4 года назад

    Somali Halkay ka dagalantay dalkeda in la boobo ama ay Guno ka qaatan iyo Raga maanta kenya iyo imaarada carbeed ilmahayaga ku gumaystaan balse somali way taqaan sida ay uga aarsato gaalkan qadhmuuna cag waligii soo dhigimaayo

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 года назад

    doqonkii ogaden aha doolo laga qaad

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 года назад

    ninkan cabdule xasan 10 kun oo harti ah buu layaay lakiin somalidu ka laaya ayay jecel yihiin war ninkan wuxu aha alshabaab oo kale godone ma talao loo dhisaya hada cabdule xasan taalo lo dhisay masakiin adeer dadkan waxay layaen wa somalida intuu laayaay somalidi ayauu ka dul gabayay maydkoodii war beenta iyo huuhaada iska daya ilahay ka baqa faan jacayl naarta ha u gelina sidi shaydanke

    • @abdiwayel2108
      @abdiwayel2108 4 года назад

      Waligiiinba gaaalka idin saarna hadeey damiir leeeyhiin ragiiinu waxey ka dhiiidhin lahayeeee gumeysiga dhalan rogey eey uu niikin jireeen

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 года назад

      abdi weyel ragi daroood ee gumaysiga keenay wadanka ee liraha dhafsaday wadankooda ragii isaaqana way diiden lacag waxay yidhahdeen dhulka aniga leh ku dhali maysid hada dhimto laguugma aasayo walahay oo bilahay taas baa inoo kal qoran marjeerten wuxu keenay talayani isagana liraha qatay reerahii somalida oo kale way ku dayden ka dib isaaqa ayaa diiday oo saanta geela kaga saxeeray inau ku dhalin somaliland maha wadan la gumaystay tariikhdana kama so helaysid somaliland oo la gumaystay ama laga gacan sareeyey hadaba dhulbabahnte dhulkooda wixi ka dagalamayay waxay ahayen isaaq marki odaygi umadii darood laayaay bay ka dareereen qaar badan markasuu baroortay oo caararay sababta loo laayaayna waxay ahayd geel buu xaday galada aad leedahy idinka caaray magaca ilahay idinka raacay maha anaga soo baro tariikhda somalida isaaq wuxu difacayay dhulka dhulbahnte wuxu difacay oo lacagtood aku qoran yahay dhulka ciise wuxu difaacay yemen marki ingriis weeraray wuxu galay labadii dagaal aduunka wuxu la shaqeyeey cusmaniinti isaaaq wuxu diifacay somalida laba goor xiligii ahmed guray iyo xiligi 77 weliga ma aragtay isaaq oo la difaacayo wa maya dhulbahantaha aad sheegayso darawiishta dhamaysay iyago berigaas aha dhowr midh waxana qorin waxna akhriyin sida ku tala book mad mulah ee la qoray maskaxda ka danabaysa waxan odhan wa xaaji suudi buu yidhi ingiriis isaga wax qora waxana akhriya marka dhulbahnte iyaga anau difacaynay anaga nama difacin anagu geesiyo ayaanu nahay idinkoo kale ma nihin mantana anaga dunida wax ka ah idinka waataa aad gebigiinaba baabaysan qaxoontiga aduunka tihin ceebtiina laga yaabay somali dabo xun isaaq baa wax dhigi jiray adooma noqteen hada awelna ahayden

  • @abdisamadsaiid5863
    @abdisamadsaiid5863 4 года назад

    greate gobay

  • @keysejama5286
    @keysejama5286 4 года назад

    Ma dhabaa ina Cabdulle Xasan waa gabyi jiray? Part 1 www.oodweynemedia.com/2019/11/17/ma-dhabaa-ina-cabdulle-xasan-waa-gabyi-jiray-q-1aad/ Part 2. www.oodweynemedia.com/2019/11/20/ma-dhabaa-ina-cabdulle-xasan-waa-gabyi-jiray-q-2aad/ Part 3 www.oodweynemedia.com/2019/11/24/ma-dhabaa-ina-cabdulle-xasan-waa-gabyi-jiray-q-3aad/ Part 4 www.oodweynemedia.com/2019/11/28/ma-dhabaa-ina-cabdulle-xasan-waa-gabyi-jiray-q-4aad/ Part 5 www.oodweynemedia.com/2019/12/03/ma-dhabaa-ina-cabdulle-xasan-waa-gabyi-jiray-q-5aad/ Part 6 www.oodweynemedia.com/2019/12/12/ma-dhabaa-ina-cabdulle-xasan-waa-gabyi-jiray-q-6aad/ Part 7 www.oodweynemedia.com/2020/01/11/ma-dhabaa-ina-cabdulle-xasan-waa-gabyi-jiray-qeybta-8aad/

  • @keysejama5286
    @keysejama5286 4 года назад

    Waar nimanku shaw ma xishoodaan . Buunbuuninta ismaaciil mire ayaa ka fajacay. Ismaaciil mire wax u ka ahaa daraawiish ma jirin. Wuxu daraawiish ku soo biiray qiyaas sanadihii xaaraame cune 1911. Kaalintis waxay ahayd fariimo u qaado , gabayadana af maal buu Ku ahaa oo reerkiisa ayuu hadba hashu gabay Ku helo u maali jiray. Duqa idaajaa ayaa si ay ugu suurto gasho inu taariikho iyo dagaalo aanu soo gaadhin ismaaciil sida dagaaladii daraawiish ta 1899-1995 ayuu d'adiisa Ku daray 10 sanadod , d'a ahaana Ku doodaan Inu ka weynaa Ina Cabdulle Xasan oo dhashay 1868kki. diiwaanka ururiyey Idaajaa ee ismaaciil waxa gabay daraawiish ugu horeeyey sanadihii xaaraame cune oo ku biiray daraawiish ta.

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 4 года назад

    Allah ha unaxriito qariga Allah ha nuuro isagah iyo mujaahidenta lasocotay

  • @thetruthSL
    @thetruthSL 4 года назад

    We need to translate these Somali historical gems in English for the *Western journalist.*

    • @reermiye1geeljire41
      @reermiye1geeljire41 4 года назад

      There is book in Oxford library transactions reference book brother

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 4 года назад

      Yes indeed. This history makes me cry. Saying hi from Borama.

  • @huhahodho9479
    @huhahodho9479 4 года назад

    Filimaan

  • @abdullahimohamed9249
    @abdullahimohamed9249 5 лет назад

    Anagoo taleex naal jihaad taladi soo qaadnay 38:41

  • @abdifatahosman9120
    @abdifatahosman9120 5 лет назад

    Boqol.sano ka.hor sayid wuxu shegay manta dimid

  • @shilabomohamed1111
    @shilabomohamed1111 5 лет назад

    Gaalaraac idoor wagashliyo kufriga wacad alla uyaale

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      OGAADEEN MALAAL IYO DILAAL MUXUU SUBAXBA DIIN KEENAY

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 5 лет назад

    Aun sayid Iyo Daraawishtii

  • @lakafilmuqabilismacini7536
    @lakafilmuqabilismacini7536 5 лет назад

    ALLAH ha u naxarista sayid Muxamad cabdullahi xasan Nin aanan heli karin eray aan ku tilmaama ayuu ahaa wanaagiisa Ilaahoow u naxariisa in badan qabrigana u nuuri wanaag iyo khayr badan ayaan ugu marqaati kacaynaa😢😢😢

  • @maxamedxareed7595
    @maxamedxareed7595 5 лет назад

    War nimanku cuqdad badanaa buug baa mid ka qoray waa dhowayd

  • @maxamedxareed7595
    @maxamedxareed7595 5 лет назад

    Ani ma ahi ogaadeen laakiin nimanka haybtooda la isku hayo ee isaaq oo aan nasab ahayn maahee wax soomaali ku dhagan ma arag sayidka mujaahid muwaadhin buu ahaa waqti dhulkeena gaalo ku socoto la dirirayey ani awoowayeshay nin ciidankisa bu ka mid ahaa oo ku dhintay labbo ciidankiisa dilay ciilna uma qabno waa laga gardarnaa ninkaaz cadaw jabiyuu soomalida hadii nabi laga soo saari lahaa waa mucaaradi lahaayeen

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      Viva Isaaq

    • @abdiwayel2108
      @abdiwayel2108 4 года назад

      @@mahamedaden7237 langaaab waligii ciiil kama boxo ila hada sidi ayaad thiiin

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      @@abdiwayel2108 Daaroodka qaar ayaa midgaha lagu masaalaa

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      @@abdiwayel2108 Waa lagu digtaa ruux haduu kuu darnaan jirey bal dayaay wadaadkii wakaa sidii dabayshadaye

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      @@abdiwayel2108 Inaan Gumeed Inan Gumeed dhaley uma xumid ina daba jilicow

  • @jaama20
    @jaama20 5 лет назад

    hooyadaa ayuu sayid u ahaa , eyga uurka weynaa aakhiraanu u dirnay , tuug buu ahaa waxad ku amaanaysaan waa qabyaalad. weligiina ma gabyi jirin . waa iska been walaa Gudban ayuu tiriyay walaa Dardaaran, waa iska khuraafaat

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 5 лет назад

      jaama20 caqligaagu waa sidee Ma snm baad tahay

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 5 лет назад

      @@ragemsaid8697 mye wakii Hooyada Futada u qooyay

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 5 лет назад

      Nio cuqdada iska daa Waxba ku odhan maayo Wllky qaldamey baa tahaye Sayidku somali iska daaya Gaalkuu la dirirayey baa qiray wuxuu ahaaye Gabeyna nin kusoo dhaw ma jiro mid la martabo ah iska daaye Mujaahidka ka xishoo nio

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein9488 5 лет назад

    Alle ha u naxariisto wallee waan jeclahay DARAWISHTA iyo Sayidka

  • @farahmohamed1814
    @farahmohamed1814 6 лет назад

    Hero Somalia geesi dharwiishte dheh

  • @adamwardheere1407
    @adamwardheere1407 6 лет назад

    soomalidu muslim run ah maaha beenb baaqd sheegtay

  • @yussufdubow4933
    @yussufdubow4933 6 лет назад

    War tolow najiska gurta xun wake

  • @chuaibtvchannel5361
    @chuaibtvchannel5361 6 лет назад

    Darwiish

  • @adanali766
    @adanali766 6 лет назад

    المجاهدسيدمحمدعبدلى حسن اللهم ارحمه وأدخله الفردوس الأعلى.

  • @adanali766
    @adanali766 6 лет назад

    Ilaah haunaxariisto sayidka

  • @gaalkacayomudug7627
    @gaalkacayomudug7627 6 лет назад

    Eebow gob ahoo gunirifaysaye

  • @mahamedducaysane2846
    @mahamedducaysane2846 6 лет назад

    Alaha unaxariisto sayidka waa wadani mujaahid ah

  • @bonez8246
    @bonez8246 7 лет назад

    Sayid Mohammed was brave man wise man a somali hero we will never forget his legacy.!

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 лет назад

    guul mujaahidiintii snm iyo daraawiish

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 3 года назад

      Daraawiish un baa mujaahid ah Wayo Gaalo bey la Dagaalamayeen Snm xage mujaahidiin ku noqdeen Mise erayga mujaahid baadan aqoon u laheyn Mujaahid waxa la dhaha mrkaad la dirireysid Gaalo Mahadsanid

  • @foziaabdul8693
    @foziaabdul8693 7 лет назад

    Sax

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 7 лет назад

    hero somalia and africa

  • @hamdiyo8535
    @hamdiyo8535 7 лет назад

    Ilahay ha u naxariisto Sayidka midhihi u noga tegey waanu khasarinaye

  • @bashaarmaxamuud2312
    @bashaarmaxamuud2312 7 лет назад

    Ilaahay haw naxariisto sayidka 🇸🇴❤

  • @midnimoqarankhaliil9340
    @midnimoqarankhaliil9340 7 лет назад

    Allah ha unaxariisto sayidka wuxuu ahaa halyey soomaaliyeed lakiin inaga manta waxaanahsy daba dhilif maraka ilaahey wadani hanaga wada dhigo

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 7 лет назад

    alle haw naxariis to sayid maxamed cabdille xasan iyo ismacil mire

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 7 лет назад

    Time: 10.30 Gafuura Xun, Suu Eebe U Raciyey Guuldaro Xun"... 😂 hahaha bloody Saint ... 100yrs later , And he is better than DefJam. ..

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 7 лет назад

    No Sayid , No Siyaad , No Somalia. Simples Dummies. ONLF is the Only Group that Follows this History. ....