Nazreen zallah
Nazreen zallah
  • Видео 48
  • Просмотров 543 422
7 shay oo kaa hor istaagi kara inaad is-badasho!| Fahan is-badalka ka hor 2025.
Maxaa sababa inuu qofku isbadali waayo oo uu ruuxu noolaado nolol isku mid ah dhaqan ahaan iyo afkaar-ahaan sanaddo badan?
Waa su.aasha aynu xalqadan kaga jawaabi doono, waana xalqad xidhiidh la leh xalqdihii labada ahaa ee hore ee isbdalka quseeyay.
Waa xalqad aan kaga hadlay 7 qodob oo qofka la hadhi karaya. Waxaanay muhiim u tahay qof-kaste oo doonaya inuu isbadal naftiisa ku sameeyo 2025. Inshallah.
Просмотров: 10 806

Видео

Noqo qof ka fiican qofkii aad ahayd ka hor 2025| Fahamka isbadalka 2.
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
Muuqaalkani waxa uu xidhiidh la leeyahay muuqaalkii kan ka horeeyay ee aan kaga hadlayay fahamka isbadalka. Muuqaalkana waxa aan kaga hadalayaa wax-yaabo xidhiidh la leh caqabadaha aad la kulmi karto kolka isbadal ku yimaado '' Aaminaadyadaada, dhaqamadaada, afkaartaada, hab wax uga falcelintaada iyo si guud noloshaada. Waxa aan kaga haday '' Labada caqabadood oo aad la kulmi doonto. Waxa aan k...
Maxaa kugu kordhay 2024? Fahamka is-badalka 1.
Просмотров 22 тыс.2 месяца назад
Maadaama oo 2024 ay ka hadhsan-yihiin 3 bilood wax ka yar, waa lagama maarmaan in aad imika sii fahanto aasaasiyaadka is-badalka, si aad xadhiga ugu jarto qaybta aanad jeclayn ee adiga ah una soo biirsato qayb aad jeceshahay oo adiga ah. Waxa uu videogani ka hadalyaa waxa uu yahay isbadalku. Laba wax oo quseeya wax aad badali karto iyo wax aanad badali karin oo kala ah caalamka gudahaaga iyo ca...
Dumarka cadhada badan iyo gaajada dareen xidhiidhka ka dhexeeya| Emotional hunger |Hadyad course.🎀
Просмотров 7 тыс.3 месяца назад
Waa cashar ka mida casharada courseka '' Hel hibadaada gabadhnimo oo aan hadyad ugu siinayo cid kaste oo awoodi waydey in ay qaadato casharada ama xidhmada courseka oo dhamays ah. Waxa laga yaabaa in uu furnaado mudo xadidan videogani ka faa.ideysi wanaagsan.
EPO10: Way kuu hagaagaysaa ilaahay idamkiisa| Xasuusin iyo xasiloni.
Просмотров 11 тыс.4 месяца назад
EPO10: Way kuu hagaagaysaa ilaahay idamkiisa| Xasuusin iyo xasiloni.
EPO9: 9 Qodob oo kaa caawin doona ina aad xasiloonaato gudo ahaan| Xasuusin iyo xasilooni.
Просмотров 9 тыс.4 месяца назад
EPO9: 9 Qodob oo kaa caawin doona ina aad xasiloonaato gudo ahaan| Xasuusin iyo xasilooni.
EPO8 Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor| Xasuusin iyo xasilooni.
Просмотров 11 тыс.4 месяца назад
EPO8 Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor| Xasuusin iyo xasilooni.
EPO7 Muhiim maaha in aad guursato! | Xasuusin iyo xasilooni.
Просмотров 18 тыс.4 месяца назад
EPO7 Muhiim maaha in aad guursato! | Xasuusin iyo xasilooni.
EPO6 Dadka wanaagsani waa arsaaq |Xasuusin iyo xasilooni.
Просмотров 13 тыс.6 месяцев назад
Xasuusinta maanta Cidladu marar badan waxa ay ka fiicantahay la joogista aad hadana cidlada dareemaysid . Ha dooranin nolol aad nooshahay badh noolaanshiyo.
EPO5 Qaladaadka aynu galno iyo kuwa laynaga galo!| Xasuusin iyo xasilooni.
Просмотров 9 тыс.6 месяцев назад
Xasuusinta maanta. Qalad hadii aad gasho qoomamo haysku dilin. Qalad hadii lagaa galana qoomamo haysku dilin. Waxka baro, waxka korodhso, doorana in aad hore uga socoto cafisna dalbato, ama aad adigu cafido.
EPO4 Nasriga iyo guusha cid gaar ahi malaha| Xasuusin iyo xasilooni💗
Просмотров 11 тыс.7 месяцев назад
Xasuusinta maanta Hadii aad dareemayso dareen ah in aan laguu qadarin in aad maruun guul gaadho, ama aad dareemayso in riyo aad jeclayd aanay kuu dhaboobi-karahaynin oo ay wakhtigan kugu adag-tahay in aad rumayso, Halka dadka inbadan oo ka mid ahi ay xikmada ilaahay gaadheen waxaa aad adigu doonaysey ee aanad wali gaadhin. Xasuuso aayada 140 suurada aali cimraan. Ilaahay wuxuu leeyahay “وتلك ال...
EPO3 Naftaada ka saamax doorashooyinkii qaldanaa!| Xasuusin iyo xasilooni.
Просмотров 14 тыс.7 месяцев назад
Xasuusinta maanta Murugo hadii aad dagaal kaga soo baxday , ku faro adayg farxada , nabadda iyo daganaan-shiyaha aad heshay. Dooro deegaan munaasab ah iyo dad aad nabadaada ku ilaashato. Dooro xasuusta wacnaanta leh ee aan ku carqaladayn dooni .
EPO2 Fogoow fogaan-shiyo quruxbadan | Xasuusin iyo xasilooni.
Просмотров 11 тыс.7 месяцев назад
Qofka aydun dhaqan ahaan is af-garan waydeen ama si uun aydun nolosha ugu sii wada midoobi kari waydeen “واهجرهم هجرا جميلا “. Haajiraad qurux badan ka haajir ka fogaanshiyo qurux leh ka fagoow, masaafo nadiifana u jirso. Xasuusinta xalqadan. Afkaagu ruuxii uu waangiisa tirinayay shalay, Maanta isla afkaagii yuu xumaantiisa tirinin. Dadka sikale, wakhti kale iyo waayo kaleba waydin kulmin doona...
EPO1 Raali-galinta dadka! |Xasuusin iyo xasilooni.
Просмотров 20 тыс.8 месяцев назад
Xasuusinta xalqadan Bani aadamka awoodiisa waa la xadiday, waala xadeeyay waana la xakameeyay. Wixii se aad iinsaan ka heli waydo ilaahay xagiisa ka doono, ilaahay xagiisa ka raadso, ilaahayna xagiisana ka baadi doono. Waa ilaaha iska leh sifada kamaalka, dhamaystirnaanta, iyo isleekaanshiyaha. Waa rabiga aan agtiisa waxba laga waayin, agtiisa waxba laynagu yeelin. Talo saarashadiisana badbaada...
Doorta dadka aydun nolosha wada dagaalami karaysaan💚
Просмотров 4,4 тыс.8 месяцев назад
Doorta dadka aydun nolosha wada dagaalami karaysaan💚
EP20| Taageerada maskaxda iyo Qur.aanka| Mental support | muhiimada garab kala helka.
Просмотров 11 тыс.9 месяцев назад
EP20| Taageerada maskaxda iyo Qur.aanka| Mental support | muhiimada garab kala helka.
EP19| Talooyin gabdhaha quseeya.🌸
Просмотров 49 тыс.9 месяцев назад
EP19| Talooyin gabdhaha quseeya.🌸
EP18| 12 qodob oo kaa caawin doona u diyaar garawga bisha ramadaan🌙
Просмотров 10 тыс.9 месяцев назад
EP18| 12 qodob oo kaa caawin doona u diyaar garawga bisha ramadaan🌙
Ep17| Waa maxay sababta aynu wax u raagsanaa, marka aynu helnana uga xiiso dhacnaa?
Просмотров 7 тыс.10 месяцев назад
Ep17| Waa maxay sababta aynu wax u raagsanaa, marka aynu helnana uga xiiso dhacnaa?
EP16| Codka gudaha| الصوت الداخلي | Qalbiga iyo caqliga midkee go.aanka laga gaadhaa?
Просмотров 8 тыс.10 месяцев назад
EP16| Codka gudaha| الصوت الداخلي | Qalbiga iyo caqliga midkee go.aanka laga gaadhaa?
Ep15| Garaadka caadifada| ‎الذكاء العاطفي | xirfada fahamka naftaada iyo nafaha dadka kugu xeeran.
Просмотров 10 тыс.10 месяцев назад
Ep15| Garaadka caadifada| ‎الذكاء العاطفي | xirfada fahamka naftaada iyo nafaha dadka kugu xeeran.
Dhaqan ka mid ah dhaqamada ay tahay in aynu la dagaalano, dareemada dadkana aynu ku dhaawici karno.
Просмотров 3,5 тыс.10 месяцев назад
Dhaqan ka mid ah dhaqamada ay tahay in aynu la dagaalano, dareemada dadkana aynu ku dhaawici karno.
Ep14| Maxaan ka bartay ayaadaha ugu horeeya suuratul baqra | Muhiimada Qur.aanka
Просмотров 15 тыс.11 месяцев назад
Ep14| Maxaan ka bartay ayaadaha ugu horeeya suuratul baqra | Muhiimada Qur.aanka
EP13| ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.
Просмотров 4,2 тыс.11 месяцев назад
EP13| ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.
Aqbala khasaaraha| Love letter💛
Просмотров 3,3 тыс.11 месяцев назад
Aqbala khasaaraha| Love letter💛
EP12| Qaybteena caruurnimo| inner child| الطفل الداخلي.✨
Просмотров 6 тыс.Год назад
EP12| Qaybteena caruurnimo| inner child| الطفل الداخلي.✨
EP11| 2023 dabiicadahan nabad galyee | shakhsiyada daciifka ah. ضعف الشخصية
Просмотров 63 тыс.Год назад
EP11| 2023 dabiicadahan nabad galyee | shakhsiyada daciifka ah. ضعف الشخصية
EP10| 3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada.
Просмотров 14 тыс.Год назад
EP10| 3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada.
EP9| Jacaylka caqliga, jacaylka qalbiga iyo jacaylka isu miisaaman |Ogaalka quseeya jacaylka Q2 |OR.
Просмотров 10 тыс.Год назад
EP9| Jacaylka caqliga, jacaylka qalbiga iyo jacaylka isu miisaaman |Ogaalka quseeya jacaylka Q2 |OR.
Waa maxay caqligu? Waa maxay qalbigu? | kala duwanaan-shiyaha caqliga iyo qalbiga?
Просмотров 3,3 тыс.Год назад
Waa maxay caqligu? Waa maxay qalbigu? | kala duwanaan-shiyaha caqliga iyo qalbiga?

Комментарии

  • @RahoRabileh
    @RahoRabileh 14 часов назад

    Msha allah tabaraka allah

  • @faysageeenyo110
    @faysageeenyo110 18 часов назад

    Waxaabad modaa inaad aniga i fasiraso lakiin alle ayaan ka rajeynayaa inaan ka tanaa sulo

  • @HoodoAyaan-b2e
    @HoodoAyaan-b2e День назад

    Walalo abaalka waa jano nasriineey wx badan ayn hdlkga iga baxay oonka fahmay kuna dhaqmaya insha allah❤

  • @naphizaahmad1599
    @naphizaahmad1599 День назад

    Last go aan qaato wye sanado badan qayaali aha so qaatay isoo ducey in illahy ii fududeyo hormarka aan rabo isbadalka aan rabo sido kle emotional keyga inaa ka adkado ❤

    • @QaaliMuhammad
      @QaaliMuhammad День назад

      I.n qaali Ana iso duceyy last inan isbadalo

    • @naphizaahmad1599
      @naphizaahmad1599 День назад

      @ i a mcny illahy isbadl qurux bdn ha ina gaarsiyo dhamanten

  • @xaawoxigmo9944
    @xaawoxigmo9944 2 дня назад

    Aad aayd walal umaahadsanthya aad ❤

  • @NajmoCxakiin
    @NajmoCxakiin 2 дня назад

    Mahdsanid ❤

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 4 дня назад

    ustad akrama kullah illah Shukrn shukrn thanks

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 4 дня назад

    My dear teacher❤

  • @AyaanXasan-m4b
    @AyaanXasan-m4b 4 дня назад

    Nasrin ilahay Haku sharfo wll

  • @Nasra_ismail_11
    @Nasra_ismail_11 6 дней назад

    M.a allaha ku xifdiyo abayo ❤

  • @SharqiyaCdeeq
    @SharqiyaCdeeq 6 дней назад

    My fvvv girl😭❤👸🏽💋

  • @SeynabMaxamed-mq8ys
    @SeynabMaxamed-mq8ys 7 дней назад

    ❤❤❤❤❤ maasha Allah abaayo horey u soco Allah ha ku dhafo

  • @FadxaAbdi-vb5gf
    @FadxaAbdi-vb5gf 7 дней назад

    Mashaa allha mahadsanid qalidaydii

  • @NaciimaMaxamuud-rk9ct
    @NaciimaMaxamuud-rk9ct 7 дней назад

    Talo fiican weeye walashey quruxey ilahay ha ku xifdiyo ❤

  • @xikmaabdulaahi380
    @xikmaabdulaahi380 7 дней назад

    Mhdzanid mcln nasreen

  • @XaliimoSacdiyo-i3g
    @XaliimoSacdiyo-i3g 7 дней назад

    Abyo wax ma iga caawin karta

  • @IqroC.qaadir-b7j
    @IqroC.qaadir-b7j 7 дней назад

    ❤🎉

  • @FatoumaOmer-p3z
    @FatoumaOmer-p3z 8 дней назад

    Mahadsanid wllo malinkayga ayaad ii qurxisay ilahy hakaa abaal mariyo❤

  • @laylaahmed9126
    @laylaahmed9126 9 дней назад

    Mclin Nasriiin salah allle haku barakeeeyo wllllhi magaranayo waxaaan kugu Abaaal gudo allle Abaaalkaga jano haka dhigo wlllhi marwalba wn kuduceya allle haku Aqbalo wn kujeclahay mclin allle haku xafido Aduuunka cimridheer io caafimaad kuqaado Aakhirana Janafardowsa rabi hakugu casuuumo 🤲❤️💯❤️💯🤲🤲

  • @rahmaabdinasir347
    @rahmaabdinasir347 9 дней назад

    1:kabaqashada isbadalka ka baqashada, isbadalka kadib maxsuulka iimnya 2:ma jeclid ina nafta dhibto 3:Ina dhigto hadafyo kugu culus ,inaad hadaf ba la hayn 4:asxaabta 5:waad fakarta lakinse waxqabad la aan ba jirta 6:Ina kuqanacdo inta nasiibty 7:waxad sugaysa cid ku ilaalin doonta Mahadsnid wll🥰

  • @Lamafarah78
    @Lamafarah78 9 дней назад

    Mnsh allah alle haku barakeeyo wlhi mlmhan waan ku raadinayey

  • @XaawoXirsi-u2x
    @XaawoXirsi-u2x 9 дней назад

    Nasreenay please luuqada kasoo hadal😢

  • @XaawoXirsi-u2x
    @XaawoXirsi-u2x 9 дней назад

    Aad bad umahsanthy nasreenay wan jeclaaan lahaa 1sanno ama 2sanno kahore inaan ku barto lkn illahy baaa qorey sowmahan inan markas kubaran oo an hada kubarto wana ku faraxsanhy waayo dhiirigaliyahyga ayad noqo thy wax aan cid iisheeg ta aaanan hassan ama iga dhiiri galiya bad iga caawisey illahy haku sharfo qaali 🎉❤

  • @IsmahanAbdirashid-r6e
    @IsmahanAbdirashid-r6e 10 дней назад

    Mahadsnthy walshy qaalileyey viedio badan aad soo galisaan daawaday runtii waxa moody inaa aniga iga wada hadlyso caajiska kow buu ka yahay

  • @Haweeya120-p3k
    @Haweeya120-p3k 10 дней назад

    Mahadsanid walaal ❤

  • @Ukhtei.Haifa.
    @Ukhtei.Haifa. 10 дней назад

    Mash.allh mahadsanid Hppt Podcastiga Mel Aan RUclips Ka Aheyn Mia so galina Nazreeney Vedio Wallbo aad so dhigto RUclips Ka Waan dawade Oo Vedio an dawan kuma Jira Waxbdn na wan Ka Faide Xaqiiqdii jazakallah Kheyr inbdan Hbbti🫶😍❤️

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah 9 дней назад

      May wlal labadaba waan soo galin jiray, halkii aan podcast iyo youtube soo wada galin lahaa ayuunbaan kaliya youtube soo galiyay.

  • @SafaaMohomett-fl1ud
    @SafaaMohomett-fl1ud 10 дней назад

    Jazakallh hppti dhiri gelisadeyda Rabi Haku xifdiyo 😊💕😍

  • @fardosa9749
    @fardosa9749 11 дней назад

    Maa shaa Allah abyo ...cilmiyan waad dhisantahy

  • @SuweydoAbdisalan
    @SuweydoAbdisalan 11 дней назад

    Isbuucan bilaa balay qorsho aaan dejiyy Sanadka 2025 alx

  • @SafaaMohomett-fl1ud
    @SafaaMohomett-fl1ud 11 дней назад

    Mahadsanid abayo wllhi dheri gelisadeyda Tahay🥺😭

  • @umudalxa7374
    @umudalxa7374 11 дней назад

    Mahdsanid wll nazrinay Illahy haka abal mariyo,waxbadan ayan ka faaidey barnamijtada waxanan kahela xasilooni gudeed Mhdsanid qalbi❤

  • @habonumar6229
    @habonumar6229 11 дней назад

    Asc walalo JasakaAllah ❤❤ waxbadanba ka faaiidey ❤

  • @HabibaMohamed-td7pd
    @HabibaMohamed-td7pd 12 дней назад

    Mahadsanid Nazreeneyy hapiipti Wax badan baad iga caawisay🥹 I wish inaan 3sano ka hor u baran lahaaa😭

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir 12 дней назад

    Waxad mooda inad iga hadlayso aaniga quraanka saanad kasta dhamee is dhaha

  • @Maryuumey
    @Maryuumey 12 дней назад

    Abyo nazriin qof xiriir idinka dhaxeye oo ka tagay side looga kabsada

  • @HafsaApdi-ei6lq
    @HafsaApdi-ei6lq 12 дней назад

    Wlhy saan u farxay❤❤❤❤ alle janada hakaaga farxiyo❤

  • @HajaraOsman-k1z
    @HajaraOsman-k1z 12 дней назад

    Allah wllhi aad bn kuugu darsady 😢

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah 12 дней назад

      Waan soo noqday gacalo waan idin tabay aniguna❤️

  • @NuuracabdiYusuf
    @NuuracabdiYusuf 12 дней назад

    Guulayso ukhtii ❤❤

  • @Canabcabdi-jd1bd
    @Canabcabdi-jd1bd 12 дней назад

    Mhadsid❤❤❤❤❤byo😊

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 13 дней назад

    Allah swt nasri ha ku siiyo wlla Nasrin salax Salam ahow wlliga adiga iyo family gaga 🎉🎉

  • @NajmaHassan-u9c
    @NajmaHassan-u9c 13 дней назад

    Videos kaagu wadan kalay maankayga u qaadaan wllhi😂❤️

  • @Abdullaahi_ashqar
    @Abdullaahi_ashqar 13 дней назад

    Hablaha sharafta, akhlaaqda, daganida, diinta iyo cilmiga lagu xanto ayaad koow ka tahay wll ilaahay haku xafido❤🙏🙏🙏🙏

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah 9 дней назад

      Aad baad u mahadsantahay wlal.🙏

  • @Abdullaahi_ashqar
    @Abdullaahi_ashqar 13 дней назад

    Masha allah

  • @FahmaAbdullahi-r2x
    @FahmaAbdullahi-r2x 13 дней назад

    Welcome back nasreen we miss you ❤

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 13 дней назад

    Nazriin wll allha ku sharfo

  • @suhuurcabdilaahi8420
    @suhuurcabdilaahi8420 13 дней назад

    Mahadsanid wll

  • @Amiira2323
    @Amiira2323 13 дней назад

    My fv girl Nazreen Zallah❤👸🏻💯

  • @mohamedameen2063
    @mohamedameen2063 13 дней назад

    Nazreen we miss u really hope inaa ficnthy wll kasoo hadal setting boundaries waayo soomaalidu khalad bey fahamsan thy iyo sida loo la dhaqmo tnx 💜🙌🏻

  • @deeqamohamedodawa7484
    @deeqamohamedodawa7484 13 дней назад

    Welcome xppti mar walbo maa nala jogtid

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah 12 дней назад

      Waan da.daalaya hbbti ka raali ahaada habsankayga❤️🙏

  • @Anfacxaaji-m8s
    @Anfacxaaji-m8s 13 дней назад

    Wlshei nazreen Malmhn wan kuwayny Allh haku ilaliyee❤

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah 12 дней назад

      Nabad baan ku maqnaa iyo caafimaad qab wlalo. Ilaahay haku jeclaade❤️