Taqwa Somali Channel
Taqwa Somali Channel
  • Видео 444
  • Просмотров 375 049
Dalalka ugu fiican dhinaca shaqada oo lacag fiican bixiso saacad
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan
Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 :
ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg
SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA..
CONTACT INSTAGRAM:
👉 RORO_SWEETZ1995
👉 Snapchat : Roroaxm_1212
__________________________________________
#نيوزيلندا #فلوق #newzealand #newvideo
#somali #somalia #somaliland #hargeisa #mogadishu #somalisocialmedia #jigjiga #xamar #somaliyoutube #mogadishu #somali
#hargeisa #somalisocialmedia #somaliwedding #somalifashion #so...
Просмотров: 156

Видео

Hada Ku nooshahay dalalkaan mid ka mid ah ka so tag intaa dhiman
Просмотров 23321 день назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
DALALKA IGU FIICAN ADUUNKA DHINAC WALBO
Просмотров 21421 день назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
NOLASHA DALKA AUSTRALIA WAXBARASHADA SHAQADA IYO QAXUTIINIMADA
Просмотров 40728 дней назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
VLOG CUSUB NEW ZEALAND MALLKA IGU QURUXBADAN
Просмотров 179Месяц назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
Suldaan seraar iyo Oomaar waxey Hali kaliguud mahan Subxanallah
Просмотров 2872 месяца назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
Vlog New Zealand guriyaha cusub iyo ijaarka
Просмотров 3172 месяца назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
Vlog Auckland|Xadiiqda ugu quruxdaa badan Dalka New Zealand|Auckland|cabsi aa daremy
Просмотров 1642 месяца назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
Xuqooqda dadka qaxuutiiga ah iyo meqo aa qiitan New Zealand
Просмотров 2552 месяца назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
Siida ugu noqon karto Qaxuuti sax ah Dalka New Zealand
Просмотров 2353 месяца назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
Maxa ka cusub Waxbarashada Dalka New Zealand
Просмотров 1373 месяца назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
Maxa ka cusub shaqadaha Dalka New Zealand
Просмотров 1833 месяца назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
Nolasha Dalka New Zealand maxa ka cusub 2024
Просмотров 2713 месяца назад
Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabtas subscribe like share ku dadala fadlan Subcribe saar channelkaa siidaa ku heesho visa free ah waxabarshu ama shaqo kaa faaidiiso 👇 : ruclips.net/channel/UC6xrWjqNv0OAX6Mpaw3VnJg SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM...
Siida ku heliy karta Visah wax barashda ah New Zealand / free visa
Просмотров 3183 месяца назад
Sii Toos ah ku dalbo Visa To New Zealand / Ku dhaqso.. ruclips.net/video/dtLcpAHuj5U/видео.html Taqwa Somali Channel waa Channel somaliyeed oo xaqiiqda ka heliy karto lawadag asxabta subscribe like share ku dadala fadlan SO DHAWADA DHAMAANTIIN CHANNELKA WAA CHANNELKEENA GARAB IGU SEE SHARE SUBSCRIBE LIKE IYO COMMENT LAWADAG ASXABTA.. CONTACT INSTAGRAM: RORO_SWEETZ1995 #somali #somalia #somalila...
رحلة بحرية / هجم على كلب ضخم/ Dalxiis baadiid iyo eay ween oo NA hajuumey
Просмотров 3295 месяцев назад
رحلة بحرية / هجم على كلب ضخم/ Dalxiis baadiid iyo eay ween oo NA hajuumey
jaamacdaha Dalka New Zealand/jamacda igu qiimo jaban/Scholarships
Просмотров 3586 месяцев назад
jaamacdaha Dalka New Zealand/jamacda igu qiimo jaban/Scholarships
Vlog aad muhiim ah/ kaliy baro Nolasha New Zealand
Просмотров 1,1 тыс.6 месяцев назад
Vlog aad muhiim ah/ kaliy baro Nolasha New Zealand
5 Calamaadood ku garoo inaa laga aqbale bisha Ramadan
Просмотров 486 месяцев назад
5 Calamaadood ku garoo inaa laga aqbale bisha Ramadan
Maxa Ku ugaan Kara laylatul qadriga bisha Ramadan
Просмотров 246 месяцев назад
Maxa Ku ugaan Kara laylatul qadriga bisha Ramadan
Daadkan nolasha kaa Saar siida igu dhaqsii badan
Просмотров 586 месяцев назад
Daadkan nolasha kaa Saar siida igu dhaqsii badan
Dad badan oo Araftaan araan ku dhaqmaa
Просмотров 606 месяцев назад
Dad badan oo Araftaan araan ku dhaqmaa
Raag iyo Duumar waxyaalah soonka kaa booriin dooniin
Просмотров 316 месяцев назад
Raag iyo Duumar waxyaalah soonka kaa booriin dooniin
Khatar Soonkaga buriin karto bisha Ramadan Subaxanallah
Просмотров 306 месяцев назад
Khatar Soonkaga buriin karto bisha Ramadan Subaxanallah
Waa aran muhiim ah oo dadka badan ku dhaqamiin
Просмотров 366 месяцев назад
Waa aran muhiim ah oo dadka badan ku dhaqamiin
Waqtiga ugu fiican ee laga aqbaalayo ducada/ Ramadan
Просмотров 656 месяцев назад
Waqtiga ugu fiican ee laga aqbaalayo ducada/ Ramadan
Routine kaa bisha Ramadan oo ugu fiican
Просмотров 757 месяцев назад
Routine kaa bisha Ramadan oo ugu fiican
Ku dadaal inaa sunnooyinkan samiiyo bish Ramadan
Просмотров 307 месяцев назад
Ku dadaal inaa sunnooyinkan samiiyo bish Ramadan
Waxyaalaha hadii aad samayso bisha ramadaan waxa uu ilaahay kaa tirtirayaa dambiyadaada
Просмотров 547 месяцев назад
Waxyaalaha hadii aad samayso bisha ramadaan waxa uu ilaahay kaa tirtirayaa dambiyadaada
Diimbiiga oo dad qaar samiiyo/ Salaada iyo Soonka mala aqbaalayo
Просмотров 387 месяцев назад
Diimbiiga oo dad qaar samiiyo/ Salaada iyo Soonka mala aqbaalayo
Iska ilaali inaa ka mid noqoto bisha Ramadan/ Subaxanallah
Просмотров 467 месяцев назад
Iska ilaali inaa ka mid noqoto bisha Ramadan/ Subaxanallah

Комментарии

  • @sabriyemanofficial9655
    @sabriyemanofficial9655 5 дней назад

    Wllo tahriib maku imaan karaaa meesha viso dalxiis oo Malaysia ah kadib dalxiis u aado jasiirada timor leste mesha ka so galo malay ma is dhiibi karaa

  • @Abdishakorabdalla
    @Abdishakorabdalla 6 дней назад

    Wll kawan hadaan Visa Waxbarsho ku imado ma is dhiibi kara Australia khaxooti ma qabilaya wll iiga soo jawaab ❤

    • @TaqwaSomaliChannel
      @TaqwaSomaliChannel 6 дней назад

      @@Abdishakorabdalla hade ku aqabaln dhinaca wax barshu wax lagu ugalyahey shaqo bis lakiin qaxuuti niimo maye wll

  • @ramloahmed676
    @ramloahmed676 11 дней назад

    new zealand sidee loo gu soo tahriibikaraa

  • @shakuul
    @shakuul 17 дней назад

    Mahadsanid abayo

  • @Abdallaibraahim-i2d
    @Abdallaibraahim-i2d 18 дней назад

    Apaayo waxaan rajeynayaa inaan mar dhow udhoofo dalka Sweden and Switzerland isoo duceeya

  • @Abdallaibraahim-i2d
    @Abdallaibraahim-i2d 18 дней назад

    Apaayo guulayso

  • @Abdallaibraahim-i2d
    @Abdallaibraahim-i2d 18 дней назад

    Apaayo kasoohadal dalka Sweden and Switzerland please and please

  • @AbulahiBile
    @AbulahiBile 20 дней назад

    Walal sideen ku Iman karaa New Zealand 🇳🇿

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 21 день назад

    Chinna ma wakh badna ee shirkadahooda aya heerka garsiyay Marka china wakh ma aha ee waa shirkado wawayn saxib

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 21 день назад

    Adi somali ma ilowday toos ugguma hadleeso inaa somaliga baraneso aya la mooda

    • @TaqwaSomaliChannel
      @TaqwaSomaliChannel 21 день назад

      Mku dhalan Somali aniga 😢 laakiin waa jecelhey dalkii hooyo

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 21 день назад

    Xagee soo adna hada kaso tagno Somalina qarax ka dhacaya Waxbarasho ayan u joogna india Lacag ficana waa ka helna turjumaad ayaan ka helaan lacggteena

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 21 день назад

    Mahadsanid 💞

  • @FaThaNurdiin
    @FaThaNurdiin 21 день назад

    Okay

  • @FaThaNurdiin
    @FaThaNurdiin 21 день назад

    Okay

  • @Abdirisak-y3k
    @Abdirisak-y3k 22 дня назад

    Wll Tnx lkn su'aal Rabay inan kuwaydiiyo ee Xagee kuugu soo Qoraa Abayo

  • @Abdallaibraahim-i2d
    @Abdallaibraahim-i2d 24 дня назад

    Wllshei guulayso

  • @Abdallaibraahim-i2d
    @Abdallaibraahim-i2d 24 дня назад

    Kasoohadal dalka Switzerland

  • @gadoodqaran1585
    @gadoodqaran1585 24 дня назад

    ❤❤❤

  • @gadoodqaran1585
    @gadoodqaran1585 24 дня назад

    ❤❤❤

  • @Abdalla3920
    @Abdalla3920 25 дней назад

    Salam alykm. Ahlain wllo. Waxa ku hayey Suaal yar oo khaas ah. Marka email ama meel kale ma jira wax lagaga so qori karo ?

  • @Abdallaibraahim-i2d
    @Abdallaibraahim-i2d 26 дней назад

    Apaayo guulayso

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 27 дней назад

    Dad wax badan uga sheg mesha wll

  • @MohamedAbdullahi-mq4mu
    @MohamedAbdullahi-mq4mu 27 дней назад

    America iyo Australia keeba wanagsan xaga dhaqalaha ama shaqada Abayo!!?

  • @maxameddarajo1956
    @maxameddarajo1956 28 дней назад

    Asc abaayo inaa Australia tago ayaa rabaa see ku tagaaa anigoo joogo somali

  • @AyaanCllahi-z4z
    @AyaanCllahi-z4z Месяц назад

    Passport Ethiopia ayaan haysta siden ku imada wllo

  • @GuledJibril-u3l
    @GuledJibril-u3l Месяц назад

    www nice one sister

  • @ShadiyaCabdiraaxmaan
    @ShadiyaCabdiraaxmaan Месяц назад

    Thanks sister 😘 😊

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Месяц назад

    Nin markaa xaas ka iibsato ku keeno kaso warran mustaqbalka ma keeni kartaa cid kalle plz kaso jawaab

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Месяц назад

    Xaas hadii lagugu keeno kawarran

  • @HusseinMaxamed10
    @HusseinMaxamed10 2 месяца назад

    Asc

  • @mohamedali-dl7kn
    @mohamedali-dl7kn 2 месяца назад

    Hadu jiro qof dumar ah o line dacwo iga iibsan karta haylaso xirirto fadlan.

  • @sabahyusf3219
    @sabahyusf3219 2 месяца назад

    Australia wllo kaso hadal sida rufugee u galaan yacnii cid jogta halkaa ma ka faala qadi karaan qof asylum seeker ah in Malaysia

  • @saacidmohamedosman5325
    @saacidmohamedosman5325 2 месяца назад

    Guryo Ma bixisaa Dowladda

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 месяца назад

    Tahriib meesha malagu yimaadaa kk

  • @sabahyusf3219
    @sabahyusf3219 2 месяца назад

    Wllo qali snapka iga jawaab plz sabatoldeeq messag kaso diray thanks for your information

  • @mohamedindho1
    @mohamedindho1 2 месяца назад

    Walaalo Germany ayaan joogaa sharci yar ayaan haystaa sideen ku imaadaa?

  • @shamsomaxamudroble
    @shamsomaxamudroble 2 месяца назад

    Masha allaah tabarakallaah abaayo

  • @QuranTahfid
    @QuranTahfid 2 месяца назад

    Mashallah taqwa waxaad ogataa very soon inaan imanayoo new Zealand I hope you will welcome me all the way from Kenya my dear jazakakallah 🙏

  • @quranrecitation4794
    @quranrecitation4794 2 месяца назад

    Man sha Allah habo noosoobadiy qoyska meeqa lacag la siiyaa

  • @mustafali6814
    @mustafali6814 2 месяца назад

    Hi wlal airporka nz qaxooti ah hadii aan iskudhiba maliqabilaa ? Oo maleyska dhibikara isheg walal Hadii leyska dhibikarinna wamaxy sabata ? Mhdsanid

  • @FarxiyoCabdi-pi3uh
    @FarxiyoCabdi-pi3uh 2 месяца назад

    Nz igu soo dhawe

  • @FarxiyoCabdi-pi3uh
    @FarxiyoCabdi-pi3uh 2 месяца назад

    Bada noosoo duup pls

  • @FarxiyoCabdi-pi3uh
    @FarxiyoCabdi-pi3uh 2 месяца назад

    Nz aya usoo socdaa bishaan dad maa laqaadooyaa isheg bisha 8aad aya soo socdaa 2024

  • @shamsomaxamudroble
    @shamsomaxamudroble 2 месяца назад

    Masha allaah tabarakallaah abaayo horamar wacan keep going ❤

  • @abdulrahmanafrah9335
    @abdulrahmanafrah9335 2 месяца назад

    Wlley airportka transit area ma leeska dhiibi karaa

  • @shamsomaxamudroble
    @shamsomaxamudroble 2 месяца назад

    Abaayo hadaan qoxootiga joogo oo kakumo maxa rasan karaa ii soo jawab

    • @TaqwaSomaliChannel
      @TaqwaSomaliChannel 2 месяца назад

      @@shamsomaxamudroble Hada kaa taqano qof New Zealand waa socodso karta

    • @saacidmohamedosman5325
      @saacidmohamedosman5325 2 месяца назад

      ​@@TaqwaSomaliChannelsharciga imisa sanno ayaa lagu qaataa wll

  • @abdiwahabdaahirofficials8615
    @abdiwahabdaahirofficials8615 2 месяца назад

    Asc walaalo waan ku slmaaya Wxaan ubahanaa inaaa walaalo imaado jamacad newsaland waallo Eee bal iga cwaain kartaaaa walaalo

    • @TaqwaSomaliChannel
      @TaqwaSomaliChannel 2 месяца назад

      @@abdiwahabdaahirofficials8615 Wac wll halkaan kaa fiirso jamacdaha www.universitiesnz.ac.nz/ Halkaan kaa xariiso visaha Waxbarashada www.live-work.immigration.govt.nz/study-in-new-zealand

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 3 месяца назад

    Meeshan ciyaarta ah waa jaarkayga markasta Maalin soo eeg ayaa is yidhaahdaa hada mooyi Lkn Waa Imani maalin uun😊

  • @Zakariyeclrixmaan
    @Zakariyeclrixmaan 3 месяца назад

    Xagee la iska diwaangaliya

    • @TaqwaSomaliChannel
      @TaqwaSomaliChannel 3 месяца назад

      @@Zakariyeclrixmaan Wll linkingan aqriiso insha Allah www.immigration.govt.nz/new-zealand-visas/preparing-a-visa-application/living-in-new-zealand-permanently/information-for-refugees-and-asylum-seekers/asylum-seekers

  • @sahrojama7670
    @sahrojama7670 3 месяца назад

    Abayo New Zealand tranced hda kusoo maro anoo wadan kale u socdo airport ka ma iska dhiibi kara passport ka io documents ka kale aan iska jeejexo kwrn somali birth certificate aan horay usoo qato kiis fcn aan la imado somalia ka soo baxay aan dhoho arintaas kawrn wlashy

    • @TaqwaSomaliChannel
      @TaqwaSomaliChannel 3 месяца назад

      @@sahrojama7670 Qof siidas yishey maa maqlin lakiin maa umalinaayo