- Видео 22
- Просмотров 322 806
Daruur Dayax Media
Кения
Добавлен 22 июл 2020
Music
NIMCO JAAMAC - Faral Weeye Caashaqu
Nimco Jaamac Migil Heestii: Faral Weeye Caashaqu
Waa runoo fidmada hore
Fartuu kuugu yeedhaa
Markuu faaska kula helo
Dabeed kula fogaadaa
Anna labada fiid-cawl
Faras buu i saaraa
Wabi igu faruuraa
Nimay feedhi jaban tahay
Fadhiiguu ku taahaa
Adna fooxa maantiyo
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
Waxay fiintu ooydaa
Galawguna ka foodhyaa
Fiidmeerta duushaa
Fooraha dabayshee
Fad markuu hadheeyee
Anna waxaan la fooraree
Fajacaada igu riday
Jacaylkayga fooraha
Ila helay fallaadhoo
Sidii yoon wax falan ahay
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
Waa runoo fidmada hore
Fartuu kuugu yeedhaa
Markuu faaska kula helo
Dabeed kula fogaadaa
Anna labada fiid-cawl
Faras buu i saaraa
Wabi igu faruuraa
Nimay feedhi jaban tahay
Fadhiiguu ku taahaa
Adna fooxa maantiyo
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
Waxay fiintu ooydaa
Galawguna ka foodhyaa
Fiidmeerta duushaa
Fooraha dabayshee
Fad markuu hadheeyee
Anna waxaan la fooraree
Fajacaada igu riday
Jacaylkayga fooraha
Ila helay fallaadhoo
Sidii yoon wax falan ahay
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
Просмотров: 58 520
Видео
Dhanto cusub : Qofac iyo Jaceyl Diiriye Abdi jigre
Просмотров 3,6 тыс.3 года назад
dhanto cusub qofac iyo jaceyl
Salaad Darbi iyo Seynab Cige : Haldhaayay Waxaa Jira
Просмотров 2,2 тыс.3 года назад
Heestii Haldhaayey Waxaa Jira : Salaad darbi iyo Seynab Cige
DAAUUD CALI MASXAF iyo MAANDEEQ - SIDII WABI DURDURAYOO
Просмотров 205 тыс.4 года назад
DAAUUD CALI MASXAF iyo MAANDEEQ - SIDII WABI DURDURAYOO
Ax yaaa hees my name is sharmaake from burco taariikhdu waa 27 12 2024 maalin sabtiya ❤ Allahayoow nagaadhsii 2050 si aan usoo xasuusto Qoraalkaa yaa Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa galab taariikhdu wa 24 12 2024 magacaygu waa sharmaake jaamac waxaan rajeynayaa habeenka aan arooska ahay inaan qofteyda dhageysiin doono heestan
Ana labada fiid cawl farasbu isaara wabi igu faruura old song 2014/06/13 haben xasuuslaha
Heestan inaba caadi maahan waxan aaad ujeclahay inaan dhagaysto markuu Habeenku labo ukala badhan yahay ❤🔥
9/12/2024/ MALIN isnin ah idinka sosaLmaYa gobaLka sooL ani wiiL sxip nahay haLkas kunahY izkah abuLo ragu waqtiga uheLin donaa inzha allah 😂
Sanadku waa 2024 waxaan dhagaysanayaa xidigtiii maan deeq iyo daauud cali masxaf Alle haw naxariisteeee cajiiiiB sanaaaa❤
Tariiqdu waa 3 December 2024😢😢
Tariikhud waa 1/12/2024 waaxan safarar ugu socda magalada garowe waxana ka tagaya nairobi waxan rajeynaya in nolal wngsn ku qato wadankeyga inshallah😊
ana hada ayaan dawanayaa safar ayaan ahay sxb❤
@@ilyassiad58 safar salama bowe
Maxay waayuhu is gurayaan ❤😢
Taariikhdu waaa 2024/bisha 10/16 waxan safar ugu socodah dubai waxan ka duuli rabah Nairobi 7 subaxnimo inta iga dabeesah oo heestan dhageesaneysah saaxiibayal guul ayaan idiin rajeeenayah
Ma nabad tagtay walaal?
Erayadii Abwaan Kaariye AHUN Laxankii Hassan Aadan Samatar Luuqdii Xasan Aadan Samatar
Xasuus qaliya ayaad nafteyda urebty s❤nolosheydi 🌹
War albumkan intiisi kale mel kusheega
11/6/2024
Erayadii Abwaan Axmed Ducaale Xiiray AHUN Laxankii iyo Luuqdii AHUN Daa'uud Ali Masxaf iyo Maandeeq.
1:33
Wow heestan waxan ku xassuustaa waayo waayo aduunyo xalkaa ba.a
Adduunyooy xaalkaa ba'🤦 Heestaan xusuus aad uweyn bey igu reebtay wllhi😕🤦 What were legends this two legends❤DAA'UUD CALI MASXAF iyo MAANDEEQ❤ I'm listening this❤ 27/01/2024❤Saturday❤10:55 Pm❤
Waa malin axada tariikhdu waa 15 10 2023 waa goor gallabnimo ah goobtuu waa jigjiga waxan dhex jooga qolka An Ka Daganahay magallada jigjiga waxan Ahay arday dhigta jamacada wadanka waxan rajaynaya wiiga soo soocda in aan qaato final examki jamacada insha allah isku soo noqod danbe azxaabeey❤
Jigjiga ayaan ku dhagaysanayaa luuqdii maandeeq caawa waa habeen saq-bar sayax ah heestaan waxaan ka bartay saaxiibkay Cabdifitaax Qorane oo dhawr jeer agtayda ku dhagaystay . Here , in the world is the inn of optimistics.
aniguna darada 11/9/2023
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mxmed cabdirisaaq.
Erayaadi axmed ducaale qaalib Sharmarke adan cabdi ciise dhamal adan manta ilaahay. Haa naxariisto codka dauud cali masfaax iyo mandeeq
💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
8/4/2023 (Ramadan) waa haben Axad ah waxan galay xasuus dheer markan maqalay heestan❤❤❤
Xasusta Ana caw kula soogalay wana Ramadan
3/4/2023kii waa habeen salasaa ramdana 12 tahay alle hanagu simoh farxdo badan oo Naga maqan❤💯
Aamiin
Amiiiiiin alle hayna janeyo
😭😭😭😭💔💔💔 caawo waa . Habeen . Qamiis soo galeeyso oo 29 ramadan .3 . 2023 waan soo xauusan doona qoraal kaan haduu alle idmo anoo . Guur sado qoftaan jcl aayaan . Bacda ramadaan haduu alle idmo insha allaah🎉
Alle haysku kiin simo wlo
@@safiamoh4612 aamin❤️🙏
😊😊😊😊😊
Yaa daa uud aloow unaxriiso maama mandeqna cimri dheer iyo caafimad ama doolo iyo hawd nin arkaa garan
Waaw heesihii berisamaadka wax badan dhageystey.
Luulumaha biya galo
cood wa kuwan, best Somali songs wa hesi hore wale
Adunyada xishood iyo lagawaa xaqdhoro
Hargeisa ayaan ku dhegaysanayaa heestan. Meelihii aan ku dhegaysan jiray ayaa igu soo dhacay iyo malmihii Khartoum. Baladal xabiib!
Å
Nin Malawi 🇲🇼 ah teelkiiza ka dhageysanoyaaa😁😅
Yaa daa'uud macalin ah❤ legend of all time Rabi naxariistii jano hakugu abaal mariyo
Sidii dayrcad ramadoo dooxraysa joogatoo duhurkii markay tahay dayr mayaylihi uu uhelay dambeedada lamarayoo dur _durada dhasheedii hadba dacalka eegtaan kuu daawadaayoo naxariista daymada nafta kugu daweeyaa
@@ismailmahdi2996hesta waad qalan jibisisi
Daud cali masxaf allow unaxriso
Aloow unaxriiso
Naic song 🎵♥❤💕