Dumar Marka ladhaho rag lamid maaha , dumarka waxay leeyihiin xiliyo ay emotionally control ku ku yaraado haddii aysan nafaqo fiican helina kabadaran , marka qofka inaad xisaabisaa maxuma se caqli in lagu daro waa wax fiican .
@@ShanwiilShow Mahadsanid, sidoo kale anigu Hargaysa ayaan joogaa waxan filayaa in aan Iqra books ka heli doonno. Inantaasna halkaa ad iigu sheegtay waan ka baadi dooni doona.
Buugan wan akhriyey lkn kama dhamaneyso nolosheyda inan akhriyo wyo wuxuu dhisaa spirituality-kaga balse waxan ka codsan laha gabadha codka quruxda badan leh oo ay ka muuqato degnan codkarnimo inay no dheereyso xalqadaha si an uga raaxeysno codka Tolmoon iyo ereyada awoodda leh guuleyso apyo
❤👍🥰
MashAllah hada yar oo xigmadesan great job wallow❤👍
Mahadsanid Ustaad ❤
@@AddowAbdi kudos kaappe..!
Mahad sanid ustadii wax badan ayaan kaa faaiday from Mogadishu ___ Somalia🇸🇴🧠💯
@@cnajeebcrasheed3615 kudos kaappe..!
3da aabe ayaa jirta 1. Aabe soo hoyday 2. Oday soo hoyday 3. Eey soo hoyday
Allow hanaga dhigin #3
Saaxib noo bayaani adigoo raali ah
@cnajeebcrasheed3615 1. Aabe wanagsan oo caruurta iyo xaaskaba u wanagsan eyna jecel yihiin. 2. Oday gabar yar guursaday oo loo biilo 3. Aabe balwad leh oo aan caruurtiisaba kala aqoon oo caruurta iyo xaaskaba dila
Aniga sxbtey waxaan u bixiyay indho uroon
@abdirahman...MASHALLAH..!
Casharada aan jecelahay ustaad bahal ayaan noqoday sidaan casharadada u dhageysanayay
Ustaadii, weligaa ayaa nin-rag ah ahayd oo adiga kuma quseyso baraarujintaan..!
Wllo qaybta 5aaq❤❤
@@hamdakayre3937 waan ka xumahay, inantii buugga inoo codeynaysay, ayaa iiga baxday heshiishkii aan wada galnay sabab la'aan..!
Jaceyla sharuud la aan ah waa kan ay hooyadu jaceshahay ilmaheed
Waad ku mahasan thy ustaad shanwiil baale lkn waxan kaa codsanayaa in aad noo soo badiso wax badan ayaan kaa faaciideystey
@@sayid-ali.9. ballan waaye bro inshallah..!
That's greate idea
@@Somalibadboy kudos kaappe..!
Great video great capture great topic thank you my brother
So you are saying as a man, we are Marcus
@@CabdiraxmanQoysyes ustaadii. Dabdamis ayaynu nahay. Let's go hero..!
Ninkan muuqalo kale lasoo samee please
@Somalibadboy... Inshallah ballan waaye kaape..!
Gabadha ayaa adu wacan sojedinta
Wll aaway episode 5
@@MaymuunWarsame waan ka xumahay, inantii buugga inoo codeynaysay ayaa ka baxday ballantii ahayd, inay isbuucii 2 cod nala wadaagto..!
Next part❤
Jacayl shuruud la'aana su'aal laga jawaabi karo maba aha?.
Dumar Marka ladhaho rag lamid maaha , dumarka waxay leeyihiin xiliyo ay emotionally control ku ku yaraado haddii aysan nafaqo fiican helina kabadaran , marka qofka inaad xisaabisaa maxuma se caqli in lagu daro waa wax fiican .
@@xawodhool3273waad saxan tahay, waanse aqaannaa xilliyada dumarka lugtaa furan yihiin 😂
Runtu waa daawo❤
Masha Allah barakumu Allah jamiican. It's important the whole family to be happy. 🤲🤲🤲
Buuga caawan bilaabay
@@MohammedaliQaaje332 akhris wacan. Kusoo dhawoow bahda Kasdareen kaappe..!
Hore usoc hdaan idnku so biirey
@@nono123jk wlc kaappe..!
Mahadsanid 🙏❤
@@adna341 yuu kom kom..!
1:37 Fahan sax ah Feker sax ah Hadal sax ah Ficil sax ah Nolol sax ah Dadaal sax ah Baraarug sax ah Fooganaan sax ah☑️
@@sharmaarke-Nabane The 8 noble truth..!
Wll falebada hanaga jarin 😢
@@aqlisalah5662 Isniin iyo Jimce kasta qaado faleenbo iskugu jirta cusbo iyo sonkor inshallah..!
Soo Badi wll ❤
Waa taxanayaal aad u qiimo badan mahadsanidin🎉
Eebbe ha inna cafiyo.
So good ❤
@@SaskadaggeSaskadagge be so good that they can't ignore you dheh. Kudos kaappe..!
M...a
Jazakalaah aad ayaad umahadsan tahay sida wanagsan EE aad kolba qayb qayb noogu soo daynaysid sharaf iyo karamo korkaga ha ahaato fadlan daqiiqadaha Intan Ka badi wll
@@aliliban45 kaappe raalli ka ahoow daqiiqadaha gaagaaban. Cutubyada buugga ayaa sidaas iskugu xirxiran. Mahadsanid..!
Runtii cilmigan waa cilmiga aan aad uxiiseeyo oo jeclahay aad iyo aad ayaad mahadsan tahay sida wanagsan ee cajiibka aad usoo tabinayso wll noola soo dhakhso sharaf iyo karaamo kor kaaga ha ahaatee
@@aliliban45 lasoco habeen kasta oo isniin iyo jimce ah inshallah..!
Go head sis you doing good job
Good one. Kanaalkan waan ku soo biiray shuruud la'aan.
@@horseedmedia5456 wlc
Shanwiil Baallow, buugga iyo inantan codka dahabiga leh ma la isku wada heli karaa awoow?
@@XaajiLadane97 haaa. Buugga waxaad ka heli kartaa Amazon. Inantana cinwaankeeda youtubeka waa Mumtaz sounds..!
@@ShanwiilShow Mahadsanid, sidoo kale anigu Hargaysa ayaan joogaa waxan filayaa in aan Iqra books ka heli doonno. Inantaasna halkaa ad iigu sheegtay waan ka baadi dooni doona.
@@XaajiLadane97Hiilpress ayaad ka heli kartaa kaappe, hadaad joogto Hargeysa Har-wanaag..!
Mansha allah codkagu aad bu uu ficanyahay Halka noogasi waad 😊
Jeclan lahaayan inuu intan ka dheerado
Qurxeeey buugan hagee lagaa helaa
Buugan wan akhriyey lkn kama dhamaneyso nolosheyda inan akhriyo wyo wuxuu dhisaa spirituality-kaga balse waxan ka codsan laha gabadha codka quruxda badan leh oo ay ka muuqato degnan codkarnimo inay no dheereyso xalqadaha si an uga raaxeysno codka Tolmoon iyo ereyada awoodda leh guuleyso apyo
Xilli loo baahnaa ayuu yimid kasdareen. mahadsanid walaal Faysal.
Mahadsanid walaal
Yuu always kom kom..!
Great
Masha allah. Buuggan dhawaan baan iibsaday. Waa buugga nolosha ,buugga ruuxda iyo ahaanshaha qofeed. Mahadsanid ustaad.
Ku celcesho inshallah
🙌
Next part
Next week inshallah
Wooow 🎉❤
Waa Audio buuggii ugu horreeyey oo si heer caalami ah loo sameeyo. Well done bro.
Kudos kaappe 📌
Dhaqan wanaag iyo Asluun suuban ayaa kugu hogaamin karto Wada Dhameystirnaanta Qofeed 💯✍️ #Kasdraeen Mahadsanid codeynta Tolmoon
Xaqiiqo dhaaftay xadkeedii 📌
Masha allah mowduuc xiisahiisa wata