- Видео 16
- Просмотров 72 966
Bilaal Media Pro
Канада
Добавлен 24 май 2021
Kusoo Dhawoow Channel-ka Cusub Ee Loogu Talo Galay in Lagu soo Gudbiyo Arimaha Dacwada iyo diinta Islaamka
Sh Xuseen Ali Jabuuti || Geesinimadii Iyo Deeqsimadii Nabigeena Mohamed
✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
#MilaalMediaPro
#Subscribe
#Like
#shjabuuti
#Muxaadadro
Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
#MilaalMediaPro
#Subscribe
#Like
#shjabuuti
#Muxaadadro
Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
Просмотров: 75
Видео
Sh Maxamed Idris || Somaalida Dabargo Ayaa ku Socda, hadii Dagaalada ka Dhex Socda la Joojin
Просмотров 949 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal #MilaalMediaPro #Subscribe #Like #shjabuuti #Muxaadadro Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
Sh Umal Oo Fariin U Diray Macalimiintii Quraanka Dhigi Jiray Ee ka Dhex Baxay Dugsiyadii
Просмотров 555Месяц назад
✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal #MilaalMediaPro #Subscribe #Like #shjabuuti #Muxaadadro Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
Sh C|Rahmaan Bashiir || Bada Itoobiya la Siinayo Xagay ku Taala + Heshiiskii Turiga Ka Dhacay
Просмотров 3,6 тыс.Месяц назад
Sh C|Rahmaan Bashiir || Bada Itoobiya la Siinayo Xagay ku Taala Heshiiskii Turiga Ka Dhacay Maxa Ku Jiray
Sh Mohamed Idris || Heshiiska Turkiga ka Dhacay + (Damaca Itoobiya Ee Bada Soomaaliya)
Просмотров 14 тыс.Месяц назад
Sh Mohamed Idris || Heshiiska Turkiga ka Dhacay (Damaca Itoobiya Ee Bada Soomaaliya)
Sh Mustafe || Quraanku in Uu Alle Xagiisa uu ka Imid Maxa Cadaynaya.
Просмотров 445Месяц назад
Sh Mustafe || Quraanku in Uu alle Xagiisa uu ka Imid Maxa Cadaynaya.
hadaa Doorasho ku heshiin Weydeen, Ma umada Dhiigeeda isku daadinaysan || Sh Umal
Просмотров 3,1 тыс.Месяц назад
hadaa Doorasho ku heshiin Weydeen, Ma umada Dhiigeeda isku daadinaysan || Sh Umal
Sh Mustafe || Dhibta Uu Somaalida ku Hayo Baraha Bulshadu.
Просмотров 45 тыс.Месяц назад
Sh Mustafe || Dhibta Uu Somaalida ku Hayo Baraha Bulshadu.
Zakada Ama Cashuurta Midkee u Fican Bulshada in laga Qaado || Sh Mustafe
Просмотров 5074 месяца назад
Zakada Ama Cashuurta Midkee u Fican Bulshada in laga Qaado || Sh Mustafe
Saamaynta ka Dhalan Karta Hadii la Xidho Marin Biyoodka Babu Mandeb ~ Sh Mufakir C/raxmaan Bashir
Просмотров 3,3 тыс.Год назад
Saamaynta ka Dhalan Karta Hadii la Xidho Marin Biyoodka Babu Mandeb ~ Sh Mufakir C/raxmaan Bashir
Sh Mustafe - 6 Sano Ee ugu Horeeya Sida loo koriyo Ilmaha Yar.
Просмотров 550Год назад
Sh Mustafe - Sida loo koriyo 6 Sano Ee ugu Horeeya Ilmaha Yar.
Itikaaf'ka 10 Danbe Ramadaan ~ Sh Musafe
Просмотров 339Год назад
Itikaaf'ka 10 Danbe Ramadaan ~ Sh Musafe
Dawladii Nabi Mohamed Scw Asaaskeedi Maxay ku Dhisnayad- Sh Xuseen Cali Jabuuti
Просмотров 652Год назад
Dawladii Nabi Mohamed Scw Asaaskeedi Maxay ku Dhisnayad- Sh Xuseen Cali Jabuuti
Sh Umal Oo Ka Digay Halista Qowmu luudka
Просмотров 248Год назад
Sh Umal Oo Ka Digay Halista Qowmu luudka
Dhibaatooyinka Caafimad Ee ka Dhasha Daawooyinka la isku cadeeyo - Sh Maxamed Ismail
Просмотров 457Год назад
Dhibaatooyinka Caafimad Ee ka Dhasha Daawooyinka la isku cadeeyo - Sh Maxamed Ismail
Sh Xuseen Cali Jabuuti - Muxaadaro Cusub 2023 - Magaalada Muqdisho
Просмотров 377Год назад
Sh Xuseen Cali Jabuuti - Muxaadaro Cusub 2023 - Magaalada Muqdisho
Sheekh maxamed ha iska dabar go'aan foolxumo uun bay adduunka la dhaafayaan! Imisa ummada tafiir go'day! Marba haday qabyaalad iyo xumaanteeda ka hadhi waayeen! Marba haday siyaasad moodeen dhagar,shirqool iyo in reero la xasuuqo mooye inaan himilo kale kursi lagu gaarin!
مشاء الله تبارك الله خيرا وبرك الله في حياتك ياشيخنا الفاضل امييييين يارب العالمين امييييين يارب امييييين يارب العالمين اللهم امييييين يارب
Ceebaha ma faafiyo mana arko lakiin qof qofkale ka gardaran ama reer reerkale ka gardaran hadaan arko waxbaan qoraa isma celinkaro marar badan intaan qoro ayaan is qabtaa oon is dhahaa maad waqtigaan danahaaga ku qabsato oon masaxaa waxaan qorayba
Masha ilahay misanka xasadka ha ku gu daro
masha Allah
1k please
May Allah bless him and his family ang give us more learned somali sheick like him allahouma ameem
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لمحاضرة و الموضوع مفيدة جداً و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤ 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Salallaahu calehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤ Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤
Itoobiya waxay raad raaceysaa taariikh hore oo ah tartankii muslimiinta iyo masiixiyiita ee badda cas oo hore loo aqoon jirey: بحر الاسلام haddase loogu yeero RED SEA. Waana ubacda dagaaladii hore ee adduunka iyo kuwa soo socda oona sidaa u fogeyn inuu dhaco
ماشاء الله بارك الله فيك وجزاك الله خيرا افشو هذا الكلام
WCS WR WB❤❤❤❤
aar sheikh badanaa trump erdogan bu dhegaysanyaa wali yara
Sheekh maxamed A.s.c jimco wanagsan
Masha Allah sheekh mustafe
Allaha kuxafido sheikh mustafe❤❤❤❤
Ilahay ha laga cabsado Nabigana. Ha lagu. Saliyo 🥹. Scw. Scw. Scw. Scw. Scw. Scw.
💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝
Itiobia ma dhahiirto ee ha laga fojiignado somaliyeey 😢😮 Cadowgeenu uu fa'idaystay ee maxaa no yala anago ??
Barak Allah fiik sheikana ❤
Masha Allah runtu laba nin kama wada qosliso runta ayuu inoo sheegay hala kaco dadoow
Walle beentiis maaha sheeqa allaha xafido anaga buunbuuninta kudheereynaa hadaan soomali maxamad nahay
Soomaalida waxay u baahan tahay Nin Rag oo 2Xaniinyood ah sida Afwarqi madaxweynaha Eritrea camal oo iska celiya malcuunka Ethiopianka abii.
Wllayaal su aal. Maxaan badeena u siinanaynaa cadowgeena Aaway Raganimadii !!?
Sax sax sax sax sax sax sax wllh
Sh cabdiraxman Bashir ❤
Alhamdulilah ilahigi iga dhigin Somalia alhamdulilah ya rabb
Uf baa lagu yidhi
Ismaaciil Cumar Geelle waa kii dhadhamiyey Aby Axmed faa'iidada baaxadda leh ee Itoobiya ka heli karto deked, isagoo 2 bilood si xor ah u siisay Itoobiya dekedda Jabuuti, wax yar uun ka dib coronavirus.
Ina Afawarqow bal maxaa kaa galay arimaha somalia
Munaafaq ilà munaafaq maxaad u qaylin wayday
2 dan ninba way dhacayaan sooner or later.
Sheekh siyaasada somalia iska dhaaf waa lagu ceeboobaa
CIRRO COD SHICIB BUU VKU. YIMID, SHICIBKUNA KUMA. DHACO INVUU JOOS TAGO. 6 BILOOD HA LAGU DHAMMEEYO, WAXA LALA. SUGAYA INTUU MAREYKANKU KU AQOONSANAYO S.LAND TIIYOO LA OGYAHAY IN MOOSHÎN LAGU AQOONSSNAYO UU DHEX SOCDO BAARLAMANKA USA GA.
Waa maxay sarayntu ma in lagugu sanduleeyo in baddaada la qaataa dadkii maxaa helay?
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
Asc shiikh soo iidinka maaha kuwa dayacay masuulliyadii na
Cutub
Adiga kaliga miyaa wax garanayo?
TUDUC
Allahu ha ku xafido Sheekh mustafe Xaaji ismaciil haruun macalin ku dayasho mudan ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤
Masha allah🎉
Somali president are like the young and the restless. President has no clue about the reality of world politic
Naval base for Ethiopian is a threat to the region
This is conspiracy agreement
waa waxgarad wayn
Lakin talada ugudambayn waxaa iskaleh shacabka somaliyed
Heshiskan la ansixiyey waxay hordac uu tahay inn damaca oromiya ay kaledahay dhulalka somalia sii fudud uu heshoo .wad aragten I misa jeer ayey damacdee dul balaris xaga somali galbed ayadoo adegsanayso dagalka canfarta.
war waa mubaarak waynaadey
Soomaaliya waa Laga guuleystay Dowladdeeedii waa la dumiyay. Maamuladii loo dhisayna waa la isku diray bulshadoo usacabtumeysa cadaw goodana waa la sugayaa mar dhow Wax kale ma dhahayo waxaan leeyahay Hambalyo cadawgeenoow.