Horyaal24 Tv
Horyaal24 Tv
  • Видео 414
  • Просмотров 223 279
Booliska Somaliland oo Si Deg deg ah uga Jawaabay Wariye Sheegay in Dhib Loogu Geystay Saldhiga.
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
Просмотров: 1 006

Видео

DEGDEG:- Ucadaalad Sameeya Shaqalaha Aad Maamushaan iyo Shaqdaba" Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.
Просмотров 446 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
"Qoladaa Shirka Ceerigaabo Ku Qabaneysaa Waa Qolo Hinaastay iyo Qolo.." Caaqil Cabdlaahi Cabdale
Просмотров 1308 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
"Xildhibaanada Golaha Deegaanka Berbera Waxay Jabiyeen Xeerarkii.." Xildhibaan Caynab
Просмотров 359 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
DEGDEG:Shirkadda Dhismayaasha Ee Sompropert Ayaa Shaqaaleheeda Bartay Wax Cajiib ah
Просмотров 3811 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
"Soomaaliya ayaa Hadalkii u Diiday Somaliland itoobiyana Way Ku Raacday" W. Ciyaaraha Somaliland.
Просмотров 9952 часа назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
DEGDEG: Xaflad Laysku Arkay Oo Quraanka Loo Qabtay .
Просмотров 1387 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Madaxweynihii Soo Dhaweeyay
Просмотров 1157 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
"Imaaraatku Waa Dalka Kaliya ee ina Maalgashaday".
Просмотров 67 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
Wafti Xukuumadda Somaliland ka Socda oo Ceerigaabo u Tagay Daawaynta Xaalka Taagan
Просмотров 1347 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Ayaa Qado u Sameeyay Siyaasi Cali Cabdi Faarax.
Просмотров 847 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
"Dalka Maanta Dawlad Wanaagsan Baa Ka Dhalatay" Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan.
Просмотров 2017 часов назад
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka. Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos. ) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV ( ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
DEGDEG: Suldaan Cadde Gude oo Ka Hadlay Colaada Soo Cusboonaatay.
Просмотров 1447 часов назад
DEGDEG: Suldaan Cadde Gude oo Ka Hadlay Colaada Soo Cusboonaatay.
"Suldaan Sabayste Waa Suldaanka igu Metala Caasimada" Xil Jamaal
Просмотров 1227 часов назад
"Suldaan Sabayste Waa Suldaanka igu Metala Caasimada" Xil Jamaal
Dugsiga Towhiid Ayaa Furay Meel Ragga U Gaar Ah
Просмотров 467 часов назад
Dugsiga Towhiid Ayaa Furay Meel Ragga U Gaar Ah
DEGDEG:- Madaxweyne Cabdiraxman Cirro Waa Nin ka Daacada Waxa uu Qabanayo" Abdirahman Jirde.
Просмотров 1549 часов назад
DEGDEG:- Madaxweyne Cabdiraxman Cirro Waa Nin ka Daacada Waxa uu Qabanayo" Abdirahman Jirde.
"Shalay Waxa Air port ka Galay Rag Hub-sita Oo La Socda madaxweynihi Hore Ee Biixi " Siyaasi Boggi
Просмотров 7699 часов назад
"Shalay Waxa Air port ka Galay Rag Hub-sita Oo La Socda madaxweynihi Hore Ee Biixi " Siyaasi Boggi
DEGDEG:- Shaqu Utagay Madaxweynuhu Is Tusinimo Umuu Tagin" Boqor Iiman.
Просмотров 7099 часов назад
DEGDEG:- Shaqu Utagay Madaxweynuhu Is Tusinimo Umuu Tagin" Boqor Iiman.
"Xukumaada imika Joogta Waxaan Ku Baraarujinayaa in La ilaaliyo Dugsiyada Ciidamada" Maxamed Kaahin.
Просмотров 499 часов назад
"Xukumaada imika Joogta Waxaan Ku Baraarujinayaa in La ilaaliyo Dugsiyada Ciidamada" Maxamed Kaahin.
Hayadda Waddoyinka Somaliland Ayaa Lala Wareegay Hadda
Просмотров 3212 часов назад
Hayadda Waddoyinka Somaliland Ayaa Lala Wareegay Hadda
DEGDEG: "Dadka Reer Dacawalay Way Nacaayeen, Anagu iyaga ayaanu u Hilinaynaa" Suldaan Cawil Fiiqle.
Просмотров 72812 часов назад
DEGDEG: "Dadka Reer Dacawalay Way Nacaayeen, Anagu iyaga ayaanu u Hilinaynaa" Suldaan Cawil Fiiqle.
"5 Milyan oo Dayn ah oo Wakaalada Lagu Lahaa Waan Ka Bixiyay" Maareyihii Hore ee Wakaalada Wadoyinka
Просмотров 12212 часов назад
"5 Milyan oo Dayn ah oo Wakaalada Lagu Lahaa Waan Ka Bixiyay" Maareyihii Hore ee Wakaalada Wadoyinka
"Dhadhankayga iyo Micnahayga Waxa aad arki Doontaan Marka aan Xafiiska isu Aragno"Maxamed Faarax
Просмотров 3912 часов назад
"Dhadhankayga iyo Micnahayga Waxa aad arki Doontaan Marka aan Xafiiska isu Aragno"Maxamed Faarax
"Markii Madheera Lanagu Xidhay Mareyaha Cusub Waxa Qabyo Ka Ahaa Todoba Guri"Wasiir Yuusuf Kayse
Просмотров 13712 часов назад
"Markii Madheera Lanagu Xidhay Mareyaha Cusub Waxa Qabyo Ka Ahaa Todoba Guri"Wasiir Yuusuf Kayse
DEGDEG:"Shaqaalaha Dawlada inta Badani Ma Qabtaan Shaqadii Dawlada"Wasiirka Cadaalada
Просмотров 812 часов назад
DEGDEG:"Shaqaalaha Dawlada inta Badani Ma Qabtaan Shaqadii Dawlada"Wasiirka Cadaalada
DEGDEG:"Shalay Hadaynu Wax Dhaliilaynay Maanta inaga Layna Dhaliilayaa"Gudoomiye Xirsi
Просмотров 27512 часов назад
DEGDEG:"Shalay Hadaynu Wax Dhaliilaynay Maanta inaga Layna Dhaliilayaa"Gudoomiye Xirsi
"Safarka Madaxweyne Muuse Biixi Waa Laba Mid uun in uu Baadi Doon Tagayo.." Shacabka Hargeysa
Просмотров 6 тыс.12 часов назад
"Safarka Madaxweyne Muuse Biixi Waa Laba Mid uun in uu Baadi Doon Tagayo.." Shacabka Hargeysa
"Xaramka Waa Lagu Wada Tukadaa Laakiin Dadbaa Furihiisa Haya Dekada Berbera na Reer baa Gaar u Leh."
Просмотров 11112 часов назад
"Xaramka Waa Lagu Wada Tukadaa Laakiin Dadbaa Furihiisa Haya Dekada Berbera na Reer baa Gaar u Leh."
"Nabi Muxamed Markii uu Tagay Daa'if ee uu Diinta Gaadhsiiyay Waxa ay Ku Direen Dumarkoodii iyo.."
Просмотров 22614 часов назад
"Nabi Muxamed Markii uu Tagay Daa'if ee uu Diinta Gaadhsiiyay Waxa ay Ku Direen Dumarkoodii iyo.."
DEGDEG:"Imaaraat kaw Madaxweynahayagii Raq iyo Ruux Ma Hayno Xalayna Maanu Seexan" Shacabka Hargeysa
Просмотров 27814 часов назад
DEGDEG:"Imaaraat kaw Madaxweynahayagii Raq iyo Ruux Ma Hayno Xalayna Maanu Seexan" Shacabka Hargeysa

Комментарии

  • @shabcaanahmed140
    @shabcaanahmed140 2 часа назад

    Waxaas iyo wax ka daranba wey sameeyaan dadkaa stationka joogaa. Waxay u baahanyiin in la dab galo oo la karbaasho.

  • @AhmedAli-u8c
    @AhmedAli-u8c 2 часа назад

    Waa xisbigii aad jeclayd. Isbedel doonoow. Warkaaga adigu isu sheeg oo iska dhageyso.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 часа назад

    Waligii askari adunko dhaan inu runn shego la guma arag

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 часа назад

    Ciidamada qaranka askariga talaabo sharciya halaga qaado

  • @IsmaaciilXasancabdi-c2f
    @IsmaaciilXasancabdi-c2f 2 часа назад

    WAA CADAALADII OO SOO IFBAXDAY MANSHA,ALLAH

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 3 часа назад

    Madaxweyne ku xigeen🎉dacada ayuu u eeg yahay

  • @ismaelmohamed4958
    @ismaelmohamed4958 20 часов назад

    😂😂😂😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 День назад

    Waar heedhe,runta ha sheegin. Beentiii iyo khuraafaad isku dar qaran qaran dhe .k

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 День назад

    macanahani waa sidee😂😂😂

  • @mhamadahala
    @mhamadahala 2 дня назад

    You are sick real sick

  • @mhamadahala
    @mhamadahala 2 дня назад

    Maraan waar iclaajka iska tag

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 2 дня назад

    ODAYGII LUMAY MIYAA LASOO HELAY?????

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 3 дня назад

    Amiin amiin.

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 3 дня назад

    Amiin amiin.

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 3 дня назад

    Tariikhda Sheekh Isaxaaaq wuxu Yimid MAYDH waqtigi Dowla UMAWIYA o hada Qiyaasti Laga Jogo 1250 sanadood.

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 4 дня назад

    DIBAAJIRTII WEYSOOBADATAY WALLAAHI SUBEER AWALOW DAGAAL KAMAFURSANEYSO 1994 WAA IN DIBLOOGUNOQDAA XISHOONMAAYAAN DABAAJIRTANI 90JIRKOODII AYAA MUUSE UBADHEEDHAYA HADIILAKALAXISHOONWAAYO WAALAKALACABSOONDOONAA

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 4 дня назад

    Acuudu bilah waar bal xishooda sidani idinko dawladnimadi haya ayay ceeb idinku tahee

  • @HRU20256
    @HRU20256 4 дня назад

    ODEYGANI XABAALAHA KU WAASHEY MA BA SANBUURBAA??

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 4 дня назад

    Afqadhmuune afkaaga ha eersan

  • @ahmedhassan5175
    @ahmedhassan5175 4 дня назад

    Meesheey Ilko ka maqan yihiin Carabkaa u hawooda. Wax yar ka dib meel aan loo rabin uu kasoo baxaa😂

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 4 дня назад

    Ee ilaahy u towbad keen jaahiliyad iyo qurufaad ayad ka sheekaynaysaaye

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 4 дня назад

    DAgaal maka badbaadinkaraa dalka sowkeeye

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 4 дня назад

    Somalilan ciro wuu ka noqday

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 5 дней назад

    Look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ClrahmaanAxmed-rt6mj
    @ClrahmaanAxmed-rt6mj 5 дней назад

    imaaradka ma hoodadee baaa ku bugta😊

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 5 дней назад

    WALEE WSRBAA YAALA

  • @Subeyra
    @Subeyra 5 дней назад

    Dadkan reer miyiga ah waar muuse waalaxisaabinayaa muuse juudaan

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 5 дней назад

    Cira kumaqan musena miyaad ugu darteen allow soo badbaadi

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi4516 5 дней назад

    Malaha muhiimadu waa nafahaa camalkoodii bari hore go ay waa in loo duceeyo oo kaliya waxay ila tahay intaa wax ka duwan in aan la qaban karin

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 5 дней назад

    Wuxuu falay ayaa loo haystaa far baa loogu yeedhay 😂😂😂

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 5 дней назад

    Lacagtii cash ahayd ee diyaarada lagu keenay ayaa la waydiinayaa miuse xaguu gee😅yay hada ka hor putland gaas way qabsadeen markuu lu nsaday lacag badan oo emaradku ku caawiyay putland

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 дней назад

    Kkkkkkkk waxaad mooda in dad waalan wax inoo sheegayaan ama caqligena la caayayo,Xirsi oo isagoo wadankaba haysta Gabadh yar oo wax ka qortay laga furfuri waayey oo jeelka u dhaadhociyey ayaa maanta leh(aan dulqaadano). Dadku ma haday dhasheen,isaguse miyaanu xishooneyn oo is lahayn Tatikhdada aya la haya. Kuwase u rixinaya ee amaanaya miyan ina-xishod ku jirin.

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 5 дней назад

    Kkkkkkk yaab

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 5 дней назад

    Who the hell they think they are?! Kids runnin after their Moms!!

  • @Gaashaamo
    @Gaashaamo 5 дней назад

    Waxa ugu wayn. Ee safarkaa ka soo kordhay waa sirtii. Dawlada somaliland la ilaaliyay halkii. Markii hore. Habar waliba. Ogaan jirtay

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 5 дней назад

    Uu aa uu aa uu aaaa😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 5 дней назад

    Muuse cirro ayuu baadi doonay

  • @zainabh8652
    @zainabh8652 5 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Yarka raadiya Yarka raadiya Yarka raadiya Yarka raadiya

  • @khaalidcabdi6326
    @khaalidcabdi6326 5 дней назад

    Dhalin yarooy Diinta Hala barto culumadana halaga ag dhawaado

  • @yasinyasin4520
    @yasinyasin4520 5 дней назад

    Aabahaas aabihiis meel uu ku aasan yahay ma taqaanid. Xabaashii arabna waad taqaanaa.... soomaali ma fayooba walhi😂😂😂😂

  • @yasinyasin4520
    @yasinyasin4520 5 дней назад

    Maxaad cadayn uhaysaa? Kitaab maku mari kartaa? Goormuu dhintay? Xageed ka soo akhridey?

  • @xawawarsame4463
    @xawawarsame4463 6 дней назад

    Abokor Ina sheikh maaha

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 7 дней назад

    Alloow khayrnoogadhig oo SLND guuuul usoohoo aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️💯

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 8 дней назад

    mudug boy hubkii iyo dabaabaadki7 aan kaa qabsadey baa gaalkacyo soo buux dhaafiyey oo la daawadaa rajadii soomiland anagaa dhulka la galney burco waalahii waa laga qaxayaa hadaad calaacalka deyn weydo orrom yahow daba dhilifka ah harti iyo daarood waad baraneysaaye

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 8 дней назад

    puntland habarjeclo waa jabtey geesi iyo ciidan waa ka martey waa kuwaas iska yaacaya oo wadnaha la jarey habaryoonis ceerigaabo baa noo balana waxaad arki doontaan ceynaba oo la qabsadey iyo ceerigaabo oo gacantiina ka baxdey galbeedna waa huuno wax ka imanayaa malaha waa wada nuuxtaani boowe ragii halbowlaha ku jarey waa harti kaana badan kaana hanti badan iska ooy ama xabadhi sheego sidaadii

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 8 дней назад

    ciida gale rag dirira malaha iyo sargaal midna waa wada xabag layaal iyo dhilooyin iyo wax heesa maxaad heysataa oo ku han jabeysaa

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 8 дней назад

    citiraaf daarood baa diidan dhulkiisana isaaq ma iman karro laangaab meelwala daarood ka xigo baa tahey

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 8 дней назад

    ceerigaabo dagaal kama dhicin waxaad ogaan doontaa markii dagaal dhaco ilaa qorilugud iyo ilaa ceerigaabo msrkuu ka bilowdo beynu sugeynaa isaaq maanta cudud malaha xataa hadey hub lasiiyo harti baa jabiyey dhaqaalihiina waa laga xirey gaajo baad u dhamaaneysaan runta ku biyo caba

    • @GamalFarah
      @GamalFarah 6 дней назад

      Illshsy kaligaa kugu rid dagalka iyo musibada aad dadka walaalaha la rabto shartsda Illahsy kugu celi kaligaa

    • @GamalFarah
      @GamalFarah 6 дней назад

      Illahay kugu koob dagaalkad aad dadka la rabto yahuu dhib jecelaa maxaa wanaag kuu diiday yahuu

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 8 дней назад

    waagii horena kacaankii baad fataal u aheyd hadana muuse biixi doofaar ma daahiro

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 8 дней назад

    faata bakhdii runbaa ka daba timid maanta isaaq waxey ku soo urureen burco iyo hargaysa ciidan kiinii beenta la dhoodhoobey ahaa dhabarkaa laga jabiyey oo madani baad hada ku sheegtaan feysalow dhiladu wey faan badan tahay sida adigoo kale