Waqtigii wacnaa ee dadku is jeclayeen ee nacaybka media iyo qabiil buun buninta dhalinyarada 90 dhashay xusus ku leh ayaan borama ku dhagaysan jirey cawa isla borama ku cawaynayna.
2024/08/20 haben 22:14 mint i tahy madbakh ku jira Cawa waxan so xasuusty old music 🥹🎶 still single Lkn hesahan xasuusihi yaranta ku xusaaa noLada somali o dHan wan ini jeclahy 🥰❤️🫡🇸🇴 satir Ha is ken simo❤️
Kahor intaan hawada,dadka iyo akhlaaqduba dikhoobin,oo aan aalada nacdalan ee taleefanku ina soo gaadhin. This song brings me back to may childhood memories!.
Malin Axada casar liiqa Iyo Hargeisa 05,26,2024 ku raxaay sanaaya heestan Nuradiin Axmed fanaan aan aad u tageero ayuu ahaa sanadahii 2008 2009 Hargeisa u kala xidh nayd
2024 baan dawanayaa hadad nasiib uyalato inan aragto like isaar
2014 ayaan ku shukaansan jirey Ilaa hada 2025 bilaa xaas ahay😂
Nuradin wa leagand Finland inta nogu imaday ayuu kaso orday
One of my childhood memories😢❤❤❤
❤❤
Axmed weligaa musica tumay tolow ma furinlaa?
Anigoo yar baan mobile ka aabahay kadaawan jiray❤🥰🥰
Mo was here.✌️
2025 ismuuujiya ciyaalkii hoore
Heestan waxa dhageesan jiray 2006 waqti jaceylka lasheego igu dhacay anigoo 18 jir ah Guriga waalidkey kunool dugsi sare fasalki ugu danbeyay kujira nasiib wanaag jaceylkaygi guushiisa waa gaarnay si wada jira 2007 qurbaha so galay silac iyo samir 10 sano kadib 2017 ayaa dib umidownay waxa noo bilowday waayaheni mcna Waxaa iloobay waqtigii dheera ileen waa aduunye 2022 ayee waxey iigu dul qadan weysay xaqiiqdi 8bilood uu xaalku igu adkaaday bila shaqo aa noqday ayee wixii oo dhan u ilowday banaanka iisaarta waliba anigoo filaynin waa qurbo iyo xaalkiise maanta wa walshay dadka ugu jeclahay waliba ilmaheyga hooyadood waa u ilaaliyay ilamaheyga hooyadod inaa buuq kufuro waayo Waxaa xeerinaaya badan anigo ogaa daruffta ee iiga tagtay inaa kabaxo oo waa aniga maanta kasoo kabsaday waliba anigoo shaqaale aheen oo iskey wax soo Saar uyeshay hadana waqtigi iyo waayihi bilowgi xasuustas wali waa la nolahay uma arko waxyeelo oo wa khadar RABBI xasuusaha qaaar waa wehel balse markaste horay usoco waayo marka gaariga lakaxeenayo hortaada lafiiriya mar mar ayaa muraayada dhexe lafiiriya wixii kaa danbeyay. Qof hadulmin Intaa noshahay abayo iyo aboowe
Inta ila dhagaysata heestan like isaara 2024 /9/27
waxaan dhagaysanaya caawa oo taariikhdu tahay 26/9/2024 anigoo ku sugan nairobi heestan waxaa dhagaysan jiray walaalky oo iga weynaa 2009 burco
Hees iyo bar heestan jigjiga ku dhageesan jirey tv ga kasoo gali jirtay waayo waayo manta waxaan dhageesanaya 26/9/2024
Heestan waagan TVga ka dwan jiray malcaamada ayaan dhigan jiray xtaa dadku mobilo ma wada sidan qof dhif ayaa sidan jiray 33Ten iyo nokia miire leh qofkaasna special person ayuu ahaa duni ala maxaa tariikh qormaysa maantana iskuul daaye jamacadii ayaan 2 sano kasii maqanahy 😮😢😢😢😢😢
M 3:09 3:12 3:12 3:12 3:12 habenimo xasuus ciyaalnimo
Old is gold❤
The hero .nuuradiin Axmed
Hargaysa hoyga fanka 2007 ayaan tvga qaranka ka daawan jiray
Iga danbeeye ❤
Hees iyo badh heestan muddo kadib baan soo xasuustey maanta waxaan dhegegsan jiey yaraanteydui wana jeclaa Waxaan urajeenaya dhalinyarta meel aksta ooy joogan iney guuleysan oo caqabadaja nolosha usamraan Hadaad iga danbeyso iiso duceeee incha allaah like
Xusuus Ayeey Iguleeedahay Heestan 6/9/2024 jigjiga Ayan Kusuganahay Yaa iladaawanayo
Waqtigii wacnaa ee dadku is jeclayeen ee nacaybka media iyo qabiil buun buninta dhalinyarada 90 dhashay xusus ku leh ayaan borama ku dhagaysan jirey cawa isla borama ku cawaynayna.
Je suis Djiboutien mais toujour je préfère l chanson de l'afar ❤ Anihay Fafi Haroun Helem et Mahammade Nvx roi de la chanteurs 🫡
2024/08/20 haben 22:14 mint i tahy madbakh ku jira Cawa waxan so xasuusty old music 🥹🎶 still single Lkn hesahan xasuusihi yaranta ku xusaaa noLada somali o dHan wan ini jeclahy 🥰❤️🫡🇸🇴 satir Ha is ken simo❤️
Malin wacan
Xasuus 2008
Heesti mirqaanka iyo dhar maydhista!! Who are still watching in 2024🎉😂❤
2024 Yaa ila daawanya.😢😮❤
Who is watching in. 😂2025
Xasuuso caruurnimo iyo wakhti aan lahaa dhadhan nolaleed oo dhinac kasta ahaa maxay nolashu tahay macalin wayn❤ 12 August 2024
Wxn xasuusta anoo intaan malcaamada u ganbiyo heestan shaleemada ka daawada 2007 aduunyo
10 aug 2024 ma dhageysanaysa
music axmed Wali furinle before and after farodahable
Waligiiba belaayo ayuu ahaa 😂
Woow
2013 xgee jogty ani baadiyo dugsi ka dhiganayy cawana minneapolis USA 🇺🇸 😢
heestan waa marki igu horeysay aan halkan soo booqdo 2024/August/2 jooga garowe waliba salada maqrib dabadeed
Who is watching 2024❤
Kahor intaan hawada,dadka iyo akhlaaqduba dikhoobin,oo aan aalada nacdalan ee taleefanku ina soo gaadhin. This song brings me back to may childhood memories!.
2024 still listening 🎧😢
Nokia ban ku dhagaysan jiray heestan😂❤
16/7/2024 talado time ⏲ 11:43 barqabnimo ❤
2024 yaa dawanaya ❤
2010 like iso raaca❤
2028 Hadii dhageysan doonta like dhc igu sii
Mrka lagu leeyhy heeso waa heesihi hore bal eeg midhaha iyo laxanka noloshuba haday xasuus ku lahen nolol maaha runti 2009 bn heestan ku dhageysan jirnay gaadhiga Aabahay imkana waa 2024 wakhti ma jiro runti 😮
Jiilkan imika nooli fankii way ka dhinteen wlhi ❤
Waa heesihii dhexe heestani maaha kuwii hore,
@@Lightsom_Academy Waa runta bro
@@noname-k7d Ageki 2009 mrkn ahen heesihi ugu horeyey an maqli jirny ayey ahyen sida darted Heesihi hore ayey i yihin Caadi ahan lkn waakuwi dhexe
I remember when I listened my father's phone 📱2010 ❤😊
2010 xasuus ano yar hadana 2024 like Saar zxb hadad sogadho
Berisamaadkii anigoo Garoowe jooga until now 28/6/2024
ayyy my love her name is layla waaw inan heeskan u qaado boqoradeyda inshallah 🎉
Malin Axada casar liiqa Iyo Hargeisa 05,26,2024 ku raxaay sanaaya heestan Nuradiin Axmed fanaan aan aad u tageero ayuu ahaa sanadahii 2008 2009 Hargeisa u kala xidh nayd