- Видео 1 599
- Просмотров 227 741
STAR-FM KENYA
Кения
Добавлен 2 июл 2020
Star Fm Codka Gobolka Waqooyi Bari Kenya
Fadlan Nagu soo biir wixii Talo Iyo Tusaale ah Faalada Nagu La Wadaag
Fadlan Nagu soo biir wixii Talo Iyo Tusaale ah Faalada Nagu La Wadaag
Iskuduwaha ammanka ee gobolka Waqooyi Bari oo digniin u diray guddoomiye xaafadeedyada Mandera
Iskuduwaha dowladda dhexe ku matalo gobolka Waqooyi Bari John Otieno ayaa booqasho u ku tagay ismaamulka Mandera.
Waxaa uu kulamo la qaatay laamaha amniga, guddoomiye xaafadedyada iyo waxgaradka ismamulkaasi.
Otieno ayaa digniin u diray guddoomiye xaafadeedyada.
Waxaa uu kulamo la qaatay laamaha amniga, guddoomiye xaafadedyada iyo waxgaradka ismamulkaasi.
Otieno ayaa digniin u diray guddoomiye xaafadeedyada.
Просмотров: 28
Видео
Culimo Muqdisho ka yimid oo gaaray Mombasa oo bogaadiyay tallaabo uu qaaday guddoomiyaha G/Banaadir
Просмотров 932 часа назад
Qaar ka mid ah culimada magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya oo gaaray ismaamulka Mombasa ayaa halkaasi shir jaraa’id ku qabtay. Waxay bogaadiyeen tallaabo uu qaaday goddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale.
Wajeer oo lagu qabtay ololaha 16-ka maalmood ee dagaalka ka dhanka ah tacaddiga jinsiga ku saleysan
Просмотров 294 часа назад
Wajeer oo lagu qabtay ololaha 16-ka maalmood ee dagaalka ka dhanka ah tacaddiga jinsiga ku saleysan
Hay’ad Koonfurta iyo Galbeedka ismaamulka Wajeer ka billowday tallaalka Ariga
Просмотров 4514 часов назад
Hay’ad Koonfurta iyo Galbeedka ismaamulka Wajeer ka billowday tallaalka Ariga
Baarsaabka ismaamulka Garissa oo bixiyay lacago lagu ganacsanayo
Просмотров 8214 часов назад
Baarsaabka ismaamulka Garissa oo bixiyay lacago lagu ganacsanayo
Xalqadda 6-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Просмотров 10014 часов назад
Dhageyso qeybta cusub oo barnamijka Talo Keen
:Dowladda ismaamulka Wajeer oo taageertay qorshaha xaafadaha looga ciribtiraya maandooriyaha
Просмотров 13419 часов назад
:Dowladda ismaamulka Wajeer oo taageertay qorshaha xaafadaha looga ciribtiraya maandooriyaha
Nairobi: In ka badan 6 qof oo ku dhintay dab saameeyay Pumwani
Просмотров 2019 часов назад
Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Xasan Cabdi oo soo xiganaya ilo wareedyo ka tirsan booliiska ayaa sheegay in ay dhinteen in ka badan 6 qof halka 10 ruux oo kale ay ku dhaawacmeen. Tani ayaa timid ka dib markii uu galinkii dambe ee shalay uu dab saameeyay Kitui Village oo hoos tagto deegaanka hoose ee Pumwani . Waxaa jiro dhowr qof oo d...
Tallaalka xoolaha oo ka socdo Wajeer
Просмотров 226День назад
Waxaa weli ismaamulka Wajeer ka socdo tallaalka la siinaya xoolaha gaar ahaan ariga.
Culimada iyo waxgaradka Wajeer oo go’aan ka soo saaray maandooriyaha
Просмотров 171День назад
Culimada iyo waxgaradka ismaamulka Wajeer ayaa go’aan adag ka soo saaray maandooriyaha noocyadiisa kala duwan.
Canug yar oo la dilay oo meydkiisa laga helay magaalada Wajeer
Просмотров 55День назад
Haweeney ayaa canug yar oo ay dhashay ku dishay magaalada Wajeer iyada oo meydka ilmahaasi yar ee muluqa ah ku tuurtay meel u dhow xarun waxbarasho.
Xalqadda 5-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Просмотров 135День назад
Ma laga yaabaa in baadigoobka aqoonsi ee Roble ay abuurto su'aal ku saabsan waddanka uu daacad u yahay - Kenya mise Soomaaliya?
Natiijada dugsiyada islaamiga oo looga dhawaaqay Mombasa
Просмотров 4914 дней назад
Waxaa la shaaciyay natiijada ka soo baxday imtixaanaadka dugsiyada iskudhafka ah ee islaamiga ee loo yaqaano ICDC ee sanadkan.
Xalqadda 4-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Просмотров 4414 дней назад
Deeqsinimada 'Adeer' ma bilaabi doontaa inay shaki ka dhex abuurto dadka deegaanka Guryosamo?
Xalqadda 3-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Просмотров 1821 день назад
Shaqada cusub ee Rooble uu ka helay goobta jimicsi fursado cusub iyo mustaqbal wanaagsan miyay u horseedaysaa Guryosamo?
Sheekh Xasan Cameey oo ku baaqay in wax laga qabto dil xalay waardiye loogu gaystay Garissa
Просмотров 23328 дней назад
Sheekh Xasan Cameey oo ku baaqay in wax laga qabto dil xalay waardiye loogu gaystay Garissa
Kulan looga hadlayay saameynta isticmaalka maandooriyaha oo lagu qabtay tuulada Banaaney Qooqaar
Просмотров 28Месяц назад
Kulan looga hadlayay saameynta isticmaalka maandooriyaha oo lagu qabtay tuulada Banaaney Qooqaar
Xalqadda 2-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Просмотров 61Месяц назад
Xalqadda 2-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Xidlhibaanka Ceeldaas oo sheegay inay socdaan baaritaanno lagu xaqiijinaya meydka wakiilka Deella
Просмотров 26Месяц назад
Xidlhibaanka Ceeldaas oo sheegay inay socdaan baaritaanno lagu xaqiijinaya meydka wakiilka Deella
Waxgaradka Garissa oo soo dhaweeyay xil ka qaadistii Gachagua
Просмотров 37Месяц назад
Waxgaradka Garissa oo soo dhaweeyay xil ka qaadistii Gachagua
Shacabka xaafadda China ee Mandera oo muujiyay cabasho dhanka dhulka ah
Просмотров 69Месяц назад
Shacabka xaafadda China ee Mandera oo muujiyay cabasho dhanka dhulka ah
Xalqadda 1-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Просмотров 96Месяц назад
Xalqadda 1-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Biyo la’aan saameysay tuulo hoostagta Koonfurta Wajeer
Просмотров 64Месяц назад
Biyo la’aan saameysay tuulo hoostagta Koonfurta Wajeer
Shacabka tuulada Darfuur oo aan haysanin adeegyada aasaasiga iyagoona baaq u diray
Просмотров 26Месяц назад
Shacabka tuulada Darfuur oo aan haysanin adeegyada aasaasiga iyagoona baaq u diray
Xafiiska culimada ee Mandera oo dhaliilay xabsi daa’in lagu xukumay macallin dugsi
Просмотров 135Месяц назад
Xafiiska culimada ee Mandera oo dhaliilay xabsi daa’in lagu xukumay macallin dugsi
Beeralayda tuulada Laandheer ee Dadaab oo codsaday in taageerro laga siiyo tabcashada beeraha
Просмотров 49Месяц назад
Beeralayda tuulada Laandheer ee Dadaab oo codsaday in taageerro laga siiyo tabcashada beeraha
Shacabka tuulada Weelxaar oo codsaday in dhakhaatiir iyo dawooyin la geeyo isbital halkasi ku yaalla
Просмотров 37Месяц назад
Shacabka tuulada Weelxaar oo codsaday in dhakhaatiir iyo dawooyin la geeyo isbital halkasi ku yaalla
Shacabka Wajeer oo soo dhaweeyay xil loo doortay barasaabka ismaamulkaasi
Просмотров 32Месяц назад
Shacabka Wajeer oo soo dhaweeyay xil loo doortay barasaabka ismaamulkaasi
Shacabka Mandera oo ku baaqay in mudnaan la siiyo haweenka ka shaqeeya dhirta
Просмотров 19Месяц назад
Shacabka Mandera oo ku baaqay in mudnaan la siiyo haweenka ka shaqeeya dhirta
Ismaamulka Garissa oo laga daahfuray caymiska cusub ee SHA
Просмотров 55Месяц назад
Ismaamulka Garissa oo laga daahfuray caymiska cusub ee SHA
Mashallah dadallaaa why garaaa
Cajiib weeye riwaayadu waxaan jeclaan lahayn inla fahmo dulucda Lana raaco
HORTA KUWAN WA RER BAARIYO BAAHAN HADANA QABYALAD IYO QURUN AYAA MASKAXDOODA KA BUXDAA..SHALEY WAXEY U CODEYEEN AHMED WEERAR OO QABIIL DARTIIS U DOORTEEN MAANTANA WARBAHINTA HORTEEDA AYEY KA HOR CALACALAYAN...MIDA KALE DHIBKA BIYO LA'AANTA WAXA LA QABAA CONSTITUENCIES WAJEER OO IDIL..WAJEER SOUTH MARWALBA MAXAA UGA HOR CALAACALAAN MEDIA HORTEEDA .....NINKII SHALEY QABIILKA AAD KU DOORATEEN ( AHMED WEERAR) WAX HA IDIIN QABTO....HADIIBA HORTA U WAX QABAN KARO..
2024 who is washing this video 😂😂😂😂😂😅😊
❤❤❤Bula geestow besha dagodiye ayaa dagan...Mansha allah
HADII RUNTA LA RABO FIDNADA OO IDIL WA GARRE, ANIGA LABADA QABIIL AQOON WEYN AYAAN U LEEYAHAY. BESHA DAGODIYE RERO FIDNO MA'AHAN WA BEEL NABADA JECEL LAKIN GARRE WA DAGAAL U JOOG FIDNO BADAN..
Masha Allh
May dhistaan Cid sugud nay wakhtifii ku dhameeyee
Chicken 🐔 firm Iyo dhaqida shinida waa labo sheey oo aysan bulshadeena Somaliyeed ku baraarugsaneyn
Allaha u gargaaro
70 wey ka weyntahay uma dhawa
Quick recovery inshallah
🤣🤣NAAG LA SOO KUFSADAY HADII USAN MASLAXO U HELI KARIN MAXU KA HAYAA MESHA
WAR ILEEN TANOO KALE WAR MAXAA DHACAY?WA MAXAY ISQABQABSIGA???
Gender & empowering women wa fikr iyo dhaqan gaalo...xaquuqda dumarka Quranka ayaa lagu cadeeyey wax ka maqan majiro
🤣🤣🤣BEENAYAL WAAYE MEEDKA LACAGTA LAGA QAADAYO WA KUWA GAALADA..QOF ISLAM ☪️ AH OO MEYD AH LACAG LAGA MA QAADAYO DOWLADA COUNTIGA WEY SHEEGTAY...
👎👎👎JIIR KULAHAA, WAXAN HA LAXIRO.. MUDANAHA BARASABKA H.E. AHMED ABDULAHI JAIL HA U DIRO KUWAN...
🤣🤣🤣KUWAN HABAAR AYEY WADAAN..HABARKA AY WADAAN AYAGA ALLAHA KU EKEYO..GAAJADA AY SHEEGANAYAN AYAGA ALLAHA KU EKEEYO..WAJEER WEYNE BARWAAQO IYO NIMCO AYAA TAALO...
balanqad badana keynan
❤❤❤ALLAHA U GARGAARO INTA WANAAGA KA TALISO..
M.a abti mcn keep going 💪 ❤❤
Mahadsanid walal mucaawiye
Mansha allah
masha allaah
GARISSA MAGAALO LAGU NOOLAAN KARO MA'AHAN...SABABTOO AH. 1.OON BAAHSAN 2.KANEECO BAAHSAN 3.KULEEL DARAN 4. JAAJUUSNIMO..
Issakahmed
Jaahil weeye ninka umal sheekh ku sheegay, war takfiir iyo wahaabi xagee ukala wadaa, wuxuu cadeeyay in uu diinta aqoon u lahayn.
KAN HALKA MALYAN IYO SHANTA BOQOL DHULKA KU RABO ASAGA MAXU WAX U SADAQEYSAN WAAYAY WAXNA U GADAN WAAYAY...CALASHAN MAXUU SHANTA BOQOL U CAFIN WAAYEY
Halaga faisto dawenaha sharafta le rer GSA
Nairobi majiraa dugsi ama agagaarka islii
🤣🤣🤣🤣🤣🤣MAGAC XUMAA WAXA IBRAHIM UREEY WA MAXAY?????????
নিন্দা financial সামগ্ৰী cabdi bare আর majiro
Xaga qoraalka maxa idin kaga dhacay waxbaa idin kugu furan
FIDNADA OO IDIL WA MURALLE
YAHUU HORTA SOMALIA 🇸🇴 DOWLAD MIYAA KA JIRTAA😅😅😅😅😅😅😅
Kuwani Wana peLekanga wapi iLe pesa ya wananchi kiLa siku Accounti ya generaL hospitaL Ina ingianga miLioni Moja iLe pesa Wana toa watu Wagonjwa haki huko hakuna HospitaLi generaL hospitaL ame kuwa kuka La peishara Amekuwa huduma za wezi na haramu hata dawa Wana ibanga mtu mgonjwa akienda Kuwa generaL hospital hawezi Pata hata piriton wanam andikia wanunue haki tukona Tamaa sana mwenyezi mungu Akamate Hawa watu haramu Wana fanta watu maskini wagonjwa hivo wakona La ana
😂😂😂sheeko
They are so proudful of being county assembly, but sorry, their monthly pay salary is K$ 80,000, which is equivalent to US dollar 💵 700. So let's add their allowances .it all makes 1000 US dollars all included . I being US citizen inUSA 🇺🇸 I make over 1000 US dollars aweek ....4000 US dollars amonth or sometimes even more. So I make in one week what he makes awhole month.😂😂😂😂😂😂
Kazi yao ni kufanya was press be active like mheshimiwa hassan Geley. This press is not helping the people
They don't even thank governor Hon Ahmed Abdulahi who serve to be elected 3rd term but sorry the constitution doesn't allow him. But these hungery people are so stupid for not thanking their governor.
Kumade waa maxay????
Suuqa illaahey habara key dukaanka ganacsiga islii
ilaaa hada mafahmin 30 malyan ma lacagta kenya ayaa laga wadaaaa
Hhh haaa wll 70 dollar 💵 ayay udhigantaa
Wazimu wewe
Ilaahow caafiyo
To the person that took this audio take it down and delete it you took the audio without the consent of the father and posted it.Our family is still mourning and we do not accept this information to be brought to the world if you have a conscious take it down
Edo mcn allah kunaxaristo
Mashallah ilali hantida dadwenaha
Yahuuu HABAWEIN Mel lajogo miya😮
Abahaan inteeh ka hela 😢