Googaa media 24k
Googaa media 24k
  • Видео 151
  • Просмотров 1 099 726
DEGDEG:GARAAD GALA DAGAALKA, SAFARKA MADAXWAYNAHA SOMALILAND ETHIOPIA, EMIRATES & AMERICA..
@Canada @America @Austrelia @UK @ Germeny @Turkey @ Newzeland @ Norway @Finland @Holand @ Spain @ @ Micxico @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Offic...
Просмотров: 7 392

Видео

DEGDEG:AQOONSIGA JAMHUURIYADA BARAYSANI DAD BUU DHIBAYAA MAANTANA DALAL KALE AYAA KU DHAWAAQEY.
Просмотров 8 тыс.4 часа назад
@Canada @America @Austrelia @UK @ Germeny @Turkey @ Newzeland @ Norway @Finland @Holand @ Spain @ @ Micxico @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA ME...
DEGDEG; MASIIBADA & MASHAQADA MUQDISHO KU DHACADEY MAAHA MID LA AQBALI KARO, YAA KA DANBEEYA...
Просмотров 8 тыс.12 часов назад
@Canada @America @Austrelia @UK @ Germeny @Turkey @ Newzeland @ Norway @Finland @Holand @ Spain @ @ Micxico @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA ME...
DEGDEG; HUWANTII OO XASAN SHEEKH RUNTA INDHAHA KA SAAREY, GEERIDA HANIIYA..
Просмотров 12 тыс.16 часов назад
@Canada @America @Austrelia @UK @ Germeny @Turkey @ Newzeland @ Norway @Finland @Holand @ Spain @ @ Micxico @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA ME...
DHALINYARADA SOOMALIDA & KOOXDA SHEYDAANKA CAABUDA ARRINTOODA SIDEE LOO XALIN KARAA...
Просмотров 88021 час назад
@Canada @America @Austrelia @UK @ Germeny @Turkey @ Newzeland @ Norway @Finland @Holand @ Spain @ @ Micxico @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA ME...
DEGDEG; XAALADA OOMAAR, JABUUTI OO LACAG BADAN LAGU XUKUMEY, WAKIILADA SOMALILAND...
Просмотров 13 тыс.День назад
@Canada @America @Austrelia @UK @ Germeny @Turkey @ Newzeland @ Norway @Finland @Holand @ Spain @ @ Micxico @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA ME...
DEGDEG; DAWLADA INGIRIISKA OO AQOONSATEY SOMALILAND, JABHAD JABUUTI DAGAAL KU QAADEYSA...
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @x...
DEGDEG; WADAMO AQOONSIGA JAMHUURIYADA SOOMALILAND KU DHAWAAQAY..
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @x...
DeGDeG ; Soomaliland Oo Ka Hadashay Heshiiska Ethoipa, Eriteriya Oo Dagaal Ku Qaadey Jabuuti...
Просмотров 10 тыс.14 дней назад
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @x...
DeGDeG; Dawlada Soomaliya Oo Aqoonsanaysa Soomaliland Wararkii & Xaaladaha Maanta Ee Somaliland..
Просмотров 20 тыс.14 дней назад
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @x...
DeGDeG; Cadowga Somaliland Ismaciil & Faarah Macalin Oo Cadaystey Kaalintooda Qaran-Dumisnimada JSL
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @x...
DEGDEG; AQOOSIGII SOOMALILAND OO ADISS_ABABA LOOGU BALAMEY, MADAXWAYNE BIIXI OO SAFAR UBAXAYA..
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @x...
DeGDeG; Dagaalka Ceerigaabo Majiro Khasaare Ka Soo Gaadhey Ciidanka Qaranka JSL.
Просмотров 14 тыс.21 день назад
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @x...
DeGDeG: Somaliland Oo Jabhad Lagaga Dhawaaqey, Wasiirka Gaadiidka Ethiopa Oo Hesshii Ka Hadley.
Просмотров 20 тыс.21 день назад
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @x...
DeGDeG; ETHIOPIA OO MAANTA KU DHAWAAQDEY, IN HESHIISKII AQOONSIGA SOOMALILAND IN LA SEXEEXAYO...
Просмотров 20 тыс.21 день назад
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @x...
DeGDeG; Garaad Gala Dagaalka Oo Dhahey Diintiina Shaki Ayaa Iiga Jira & Garxajis Oo Uhanjabey
Просмотров 17 тыс.21 день назад
DeGDeG; Garaad Gala Dagaalka Oo Dhahey Diintiina Shaki Ayaa Iiga Jira & Garxajis Oo Uhanjabey
DeGDeG; Cadaawada Ay Jabuuti Uhaysyo Soomaliland,Faarah Macalin Oo La Weerarey..
Просмотров 15 тыс.28 дней назад
DeGDeG; Cadaawada Ay Jabuuti Uhaysyo Soomaliland,Faarah Macalin Oo La Weerarey..
DeGDeG; Huwantii Dagaal Ka Bilaabey Hargaisa, Mucaaridka Cafartii Jabuuti Oo Afka Furtey.
Просмотров 16 тыс.28 дней назад
DeGDeG; Huwantii Dagaal Ka Bilaabey Hargaisa, Mucaaridka Cafartii Jabuuti Oo Afka Furtey.
DeGDeG; Cadowgii Soomaliland Meel Walba Qaylo Dhaan Ayuu Udirtey..
Просмотров 25 тыс.28 дней назад
DeGDeG; Cadowgii Soomaliland Meel Walba Qaylo Dhaan Ayuu Udirtey..
DeGDeg;Ismaciil Cumar Geele Oo Jabhadii Labaad Ee Soomaliland Dagaal kula Jirta Soo dhaweeyay.
Просмотров 4,6 тыс.Месяц назад
DeGDeg;Ismaciil Cumar Geele Oo Jabhadii Labaad Ee Soomaliland Dagaal kula Jirta Soo dhaweeyay.
DeGDeG ; Soomaliland Oo La Aqoonsadey Fashilka Dawlada Xasan Sheekh Oo Afka Furtey..
Просмотров 21 тыс.Месяц назад
DeGDeG ; Soomaliland Oo La Aqoonsadey Fashilka Dawlada Xasan Sheekh Oo Afka Furtey..
DeGDeg; Soomaliland Siyaasadii Markey Ku Guulaystay Fanbaanu Iskayga kiin Celinaynaa Ayaa La yidhi😂😂
Просмотров 6 тыс.Месяц назад

DeGDeG; Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Luuqad Adag kula Hadley Cadowga Somaliland..
Просмотров 7 тыс.Месяц назад
DeGDeG; Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Luuqad Adag kula Hadley Cadowga Somaliland..
DegDeg; Dalka Jabuuti Oo Eridey Jabhadii Dalkeeda Ku Sugneyd, Huwantii Oo Ceerigaabo ka Cararey.
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
DegDeg; Dalka Jabuuti Oo Eridey Jabhadii Dalkeeda Ku Sugneyd, Huwantii Oo Ceerigaabo ka Cararey.
DeGDeG; Huwantii LaasCaanood Oo Duulaan Ku Soo Qaadey Gobolka Sanaag Ceerigaabo..
Просмотров 5 тыс.Месяц назад
DeGDeG; Huwantii LaasCaanood Oo Duulaan Ku Soo Qaadey Gobolka Sanaag Ceerigaabo..
DegDeg;Jabhada Dalka Jabuuti Oo hada Hadashay & Soomaliland Oo k a Jawaabtey..
Просмотров 9 тыс.Месяц назад

DeGDeG;Xaaladihii Udanbeeyay Somaliland ,Jabuuti, Ethoipia & Soomalia Shirka Dalka Turkiga...

DegDeg; Dagaal Xiisada Soomaliland & Dalka Jabuuti Oo Adkaatey.
Просмотров 22 тыс.Месяц назад
DegDeg; Dagaal Xiisada Soomaliland & Dalka Jabuuti Oo Adkaatey.
DegDeg; Madaxwayne Muuse Biixi Oo Digniin Udirey Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Jabhad usamaynayaJSL
Просмотров 2,7 тыс.Месяц назад
DegDeg; Madaxwayne Muuse Biixi Oo Digniin Udirey Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Jabhad usamaynayaJSL
DegDeg; Ethiopia Goormey Cadow Noqotey Sawta Muqdisho & Gedo Joogta...
Просмотров 865Месяц назад
DegDeg; Ethiopia Goormey Cadow Noqotey Sawta Muqdisho & Gedo Joogta...

Комментарии

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 День назад

    Muse Bixi ayaa 100% ciidanka jabiyey aniga oo taageeraha Muse Bixi ilaa hadda ah ayaa og.War ciidamada ma Mucaarid baa xukuam, aaway sirdoonkii, sidee.mucaarid awoodaas u ,eeshaan ciidanka ay u kala jabinaxaan.War Muse Bixi oo sheegta Mujaahid Militariga khabiir ku ah sakhraamiin qaaqaawan baa jabiyey.Muxuu ilaa hadda ciidamada laga hayo u soo furan kari laayahay? Muxuu uga hadli waayay wixii Goohacade ka dhacay? War Muse waa fashillllll.

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail День назад

    Been baad isugu sheekaysanaysaane beenta Kulmiye wada. Guul waddani, ninkaas baa ugu dambayn runtii ka soo dhacday!!! Gabiley way is caddaysay oo sacab laguma qarin karo!!!!

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День назад

    Guuuuuuuuul somaliland

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail День назад

    Waar niyow war mahayside wax MoU oo kuu soo socdaa ma jiro. Albaabadii caalamku waa soo xidhmeene beenta iska jooji. Safarkaasi waa been oo meelna ma tagi karo. Shaqooyinka uu qabtay waxa ugu waynaa 6dii gobol ee Somaliland 2 gobol waa go'een oo Muusaa la waydiin ciidankii qaranka ayaa la baabiiyey oo dhaqaalihii dalkaa la baabiiyey.

  • @user-cl4xg2rn6z
    @user-cl4xg2rn6z День назад

    Guul somalilaan❤❤❤❤❤ hore usoco wariye aan tageero wll🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Sirad47
    @Sirad47 День назад

    Qofkasta waxaa asagu yahay ayuu dadkana moodaa. Naagtaasi waxa iyada lagu sameeyo ayey ku caayeysa. Ha sugto caalaamadu way ka muuqandoontaa iyadana.

  • @Sirad47
    @Sirad47 День назад

    Waddani curdin maaha ee waa Cajuus baaqday oo lagu qasaaray.

  • @Sirad47
    @Sirad47 День назад

    Soomaali way waalatay xaarkeeday qasatay. Allah ha idin daweeyo.

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n День назад

    Garaad doofaar waa ninka beerka caruuta reer lascaanod ku qureecdaa asaba dhulbahantuu ka

  • @Ibrahim-g9e
    @Ibrahim-g9e День назад

    Naagta aflagaadada diinta mooday hala xisaabto rag iyo dumar meel bay kaga dhacaday

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah День назад

    Beentii oo aan biyo is marin, habar wadaad sheegtay oo beenta dhigdhigaysa,subxaanalah

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 День назад

    Dhilada sidaa u caayeysa ayey dahab ka buuxiyeen dumarka reer Hargeisa, waxa wax siinaysaan iska hubiya, iyadaa condom ka loo xidhaa qaxbada Hargeisa Laguna yaqaan yaa waskhah.

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 День назад

    guul qaranka somaaliland

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m День назад

    Waa Nina waalin

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw День назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @amiira8902
    @amiira8902 День назад

    somaliland guuuuuul ❤❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 День назад

    Waar naag taasi waa xawayaanda waayo condoka dumarku ma xidhaan ee raga ayaa xidha. She doesn’t know what she is talking about because women doesn’t were codom , but men were . You can tell she liars like a dog 🐕 😢😢😢😢😢.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 День назад

    Waruntaa way horcararan mama malyuun babay ixususisay may xushoon qofku subxanalah

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 День назад

    EEYADAN YA INO KEENAY DHABASADANU

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 День назад

    ❤💚❤️🌷👍✅

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w День назад

    Muse Bixi waa geesi Allah ha daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 День назад

    Waar wadani waa cadowga somaliland ee yaan codka la siinin .

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 День назад

    Guuuuuuul iyo gobanimo

  • @Abz_146
    @Abz_146 День назад

    Mansha Allah cidgadhi karta majirta gobta sheikhu dhalay may Allah protect our country Somaliland guul guul guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 День назад

    Gala dagaalka alle ayaa u jawaabi

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 День назад

    Maansha allaah guuuuul guuuul isha allaah❤❤❤❤somaliland guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdilahi-z1o
    @Abdilahi-z1o День назад

    Nasabhadaadtihiin gaaladaad nicilahaydeene naarquutayaashiyo kufraad nabiyamoodeene nacaluhu kuwuufuulaybaad dabanashlaysaane iidoorwagaash iyo kufriga wacad allawyaalle waaniman walala Ah Ilaa waaga aakhiro e

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l День назад

    Waar sheekhada yaa baray condomka .......Malaha ...waa yaaabe iyadaaba iibsatay

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 День назад

    Al Saud family ga xukunka Sucuudiga haysta ayaa la yidhaa markaa manihin Al Saud ee khaladkaaga sax intaanaf wax sheegin dib ugu noqo.

  • @hasanarbeibrahim9904
    @hasanarbeibrahim9904 День назад

    Kan Ana dhalay waa garac

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo День назад

    Afartii kulmiye taageersanaa ayaad saashada keeneysaa shame on you.

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv День назад

    Masha alaah Waliba cadawga gudaa baa u kasocon waayey madax weeyne muuse bihi

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv День назад

    Munaa waa lguesoo diray waa xakuso diray cadawga Somaliland adiguna malaa cidisam baatay Rer Somaliland now dadkan aad sodhweysan joojiya

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 День назад

    Gabiilay qabiilka jooja cidaad rabtaan u codeeya laakiin cuqdada soo bandhigaysa

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 День назад

    Yaa ku dhawaaqay??? Aqoonsiga

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 День назад

    Ciidankan dhamaantiin baa ku qafiifteen ee daaya hadal haynta ciidanka

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 День назад

    ❤🎉🎉😢😮😢😮😅😮😢🎉😂❤😢😮😊😅😮😢❤😢😮😅😊

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 День назад

    Somaliland guul iyo gobanimo

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n День назад

    Sxb garaad jaamac faar ayaa lagu soo qabtay Asagaana garac inuu yhy ayaa lagu soo cadeeyey

  • @aweyskhayre2568
    @aweyskhayre2568 День назад

    Kkkkkk waa ggarac waar waar boqor buurmadaw ayaa qarxiyey

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 День назад

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @ayaanismail4951
    @ayaanismail4951 День назад

    Waa Garad garac Garad faraaq Ina darawel ibn furash 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ День назад

    Wadani waa faqaash Somaliland people they know So no one vote

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ День назад

    Mash Allah guul guul Somaliland inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 День назад

    The republic of Somaliland 💪🤲🙏✌️❤️

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 дня назад

    Itoobiya qaad ha inoogu bedelato bada somaliland

  • @ibrahimiwarsame6950
    @ibrahimiwarsame6950 2 дня назад

    Kudarso oqslayena wuxuu ku raxaystaa madax wayne ku wa usacabinayaana way kasii litan waxaas oo kale allahayoo wax hanuugu dhiibin amiin

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 2 дня назад

    Asc faqashta wadani umeysoo halgamin umada Reer soomaaliland wadani waa faqash huwan umada Reer soomaaliland. Ma matalaan Dooni meyno wadani Umada Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 2 дня назад

    Masha allah geesi qaran noolow guul somaliland vadwgeedu hajabo💪🌷😍😍😍👍👍👍🤍🤍💚💚🤲🤲🤲❤

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 2 дня назад

    SNM waa RUUXA Somaliland. Cirrow waxa magaca kuu yeelay SNM . Somaliland waa SNM. SNM waa Somaliland . Waxay isku yihiin caano iyo biyo. Makala bixi karaan . Habarjecloy badbaadi Somaliland idinkoo midaysan.