- Видео 17
- Просмотров 33 080
kawther keif🦋
Добавлен 28 авг 2021
asc kuso dhawaw youtube channelkeena meshaan wa isla leenahay magarateen , ha ilawina inaad subscribe dhahdaan , like iyo dhirigalin sido kale 🦋 Mahadsanidin, isla socod wanagsan insha allah🫶
Видео
Somali ve Türk Dügünlerinde Kültürel Zenginlikler”Türk+Somali Dugün Oyunlari ve Sarkllar”
Просмотров 10521 день назад
video hadi aad ku dhex aragto videogaga iga rali noqo walale waxan raba inan xoga tusiyo dad yowg kale dhaqnkena. mahadsanid.
Dünyanin Uzak Köselerinden Dügün Hikayeleri “türk düğünü ve somali düğünü.
Просмотров 27521 день назад
Vlog| Spend the day me+and my two sisters🫶
Просмотров 77322 дня назад
Vlog| yaan Surprise u sameyay!🙈miss 1M| @nasra_abtidoon
Просмотров 3,2 тыс.Месяц назад
Vlog|last day2024 iyo first day 2025| Happy new year dhamantiin🫶🩶PrtTwo.
Просмотров 479Месяц назад
#keşfet #wedding #beautiful #like #youtubeshorts
Просмотров 261Месяц назад
vlog| 3 days oo anan school/University lahyn. wax yabaha an qabty.
Просмотров 3,6 тыс.Месяц назад
Wedding vlog| Aroos somali + turk..
Просмотров 14 тыс.2 месяца назад
sweet fall memories 🤎🍂🍁 #vlog #girls #shortvideo #shortsyoutube
Просмотров 1 тыс.2 месяца назад
ultimate fall + cleaning the house vlog
Просмотров 8012 месяца назад
Vlog| Study Vlg| mid-term Examination week.📖
Просмотров 5482 месяца назад
Vlog|Makeover Room|qol cusub|Alaab cusub.
Просмотров 8122 месяца назад
Vlog| A day in a life of student in turkiye.
Просмотров 3,3 тыс.3 месяца назад
bayram mubarak olsun 🌹❤️#keşfet #youtube #subscribe #like #shorts
Просмотров 73410 месяцев назад
🔥🔥🔥🔥
❤❤❤❤
Teşekkürler ederim
Masha Allah Guuleso Abaayo❤❤
Keep going apayo cadey 😊❤️🎉
Keep going apayo cadey 😊❤️🎉
Finally I got your youtube 🎉 ugu dambeyn youtube aya iga ka hor kene manta wad guulesatay sxptey keif keep pushing 👍🏾🤍
🎉
❤❤❤❤❤
Walalshe 🫶
🖤🖤🖤
From nasra abtidoon gulyso wloo kawther ❤
From nasra abtidoon walaal hormar ayaan kuurajeynaa iyo inaad wax nawada anfaco aduun iyo aakhiro nosoo gudbiso tankale xbbtii asturnaanta kudadaal taas ayaad hormar kugaarikartaa insha allh
From Nasra abtidoon
Mashallaha qalbi waa ku soo saaray adna isoo saar waxaynu nahay isku mid ana 1k baan ku socdaye nasrana igadhsi subscribe haysoo sartee qali
So dhawow xbt❤ From Nasra Abtidoon❤
mshlh walshy mcn kowther😮😮😮❤❤❤
From nasra abtidoon Xppti ❤codisi yar ayan ku dhahaya Xppti qoorta asturo mar walba hadda rabto liibaan iyo guul bayo noqo mid is asturta ❤rabi wu ku jeclan dadkuna wey ku jeclan ❤coming soon 10k inshallah qlbi🎉😊
@@Memoo-farah hyh abyo , thnk u🫶
@@kawtherkeif Masha Allah Allahumma baarik❤
From Basra abtidoon
Mansha Allah ina edo kawser cawa maa igu horeysa in ku arko adigoo you tube leh mansha alah
Masha'allha kawser waa markii U horaysay aan ku daawado❤ guulayso.wlshy ❤❤
Hamlbyo 1k hbb🥰
From nasto abtidoon 🎉🎉
1m 🎉🎉🎉🎉🎉
Kowther vlog noo sobadi dee
From nasro abti doon 😊
From the goat himself @tikle
Kawter qrux❤️😇
From nasra abtidon
From tikle❤❤
Apyh mesha barafka location keda no sheg
zeytinburn “buz adası”
Your beauty, my friend, is unmatched in the universe😊🎉❤
You have not sée one off thé turc actor
Dhilo kasto riyadeedu miyaa inee Turkish u ilmo dhasho, waa yaab mid waxaa arkaayay Turkish guursatay oo u calaacaleeso sida uusan u qiimeyn ama wax usiin Tan ne waa arkeenaa markeey soo ooydo
🎉🎉🎉
🎉🎉🎉..
Congratulations, sister. I wish you happy days.💙💚🌹✨
Turki ayan adunka ugu nacbahay marki lagu yacan tagayo dad xun ayay u badan yihiin
Mashallah fariid yar❤
May Allah swt not make us people who show off to people. May Allah forgive you
Afturki ku duub si'aad turkida jawaabtooda u aragtid, waliba dumarka turkida la'hadal oo dheh comments ii soo qora. Si'aad hadalkooda u fahanto, waxaa kaloo weeydiisaa ninka turkida in uu fiican yahey iyo in uu naagaha ajnabiga u fiican yahey. Waxaad dhahdaa akhbaarta oo dhan isiiya. Nimanka turkida iyo niman kurdiga weey isku egyihiin, waxeey sheegtaan kurdida turki in eey yihiin. Hada sifiican isaga fiiri waxaa laga'yaabaa kan aad heeysatid hada in uu yahey kurdi kkkk. Nimanka ajnabiga aad ayey u been badan yihiin, marwalba gabdhaha wadankeena weey ooyaan dhibka eey ka'helaan ajaaniibta. Turkida waxeey jecelyihiin in eey hal cunug dhalaan, hal cunug bes ilmo badan majecla. Markeey naagta kala'tagaan ajaaniibta ilmaha ayey qaataan gabdho taas ogaada.
Koleey aniga nimanka turkida oo cunsuriyaalka'ah uma'maleeynaayo in aad sidaa rabtid ka'heleeysid. Wax weyn kuuma'sameyn karaan sida nimanka wadankeena. Familkaaga haka'sugin in uu ku dhaho lacagtaan u dir ama sii familkaaga. Naagaha ajnabiga waliba naagaha madoow weey garaacaan nimanka turkida. Turki iyo nin ajnabi'ah nolol fiican maka'heleeysid, marwalbane shaqo ayaad kujiree ku shiinka ayaad kujiree sida booyaaso oo kale mana'saneeysid, banaankane ka'soo shaqee ayuu kudhahaayaa. Booyaaso nin ajnabi'ah kuuma'ogolee adiguu booyaaso kuu yaqaanaaye kkkk ee gabdhaha walaalahaa keenso. Si'eey kuu caawiyaan ama saaxiibtaa keenso si'eey kuu caawso. Lacagta biilka ogow wuu kuu xisaabin, Martina ajnabiga majecla in eey guriga imaadaan. Sida nimanka wadankeena oo kale ma'aha. Cashar badan ayaad baran doontaa. Badanaa naag iyo ilmo weey leeyihiin weey qariyaan ee dadkiisa oo dhan baro dhinaca naagaha oo wareeyso. Mudo yar yuusan ku haaysan kadibne bax yuusan kudhihin kkk.
Acw habo, Istanbul baan imanayaa dhawaan insha Allaah ,qiimaha dahabka ma soo ogaan Kartaa,ka cusub iyo celis.
Hambalyo ilaahayna hakuu fududeeyo
HormaR WacaN pYo ❤
Waw❤❤
❤❤❤❤
kowther you so cute masha-allah
Sxb qurux weye nuunadana sobar bar habo❤meshi Istanbul ahayd alla maxa uxiisay buurahas ku socod koodi 😂
Keeep going jcl hormar quruxbdnn kurajina❤️👸🏽