Omar Pod
Omar Pod
  • Видео 63
  • Просмотров 44 827

Видео

Falsafad Aqrinteeda waa Qalad | Eeg Sababta |
Просмотров 6217 часов назад
Falsafad Aqrinteeda waa Qalad | Eeg Sababta |
Xilliyadii Xayawaanaadka la Maxkamadeyn Jiray | Taariikh |
Просмотров 18614 часов назад
Xilliyadii Xayawaanaadka la Maxkamadeyn Jiray | Taariikh |
Banuu Israaiil iyo Imtixaanka Gowricidii Saca.
Просмотров 37216 часов назад
Banuu Israaiil iyo Imtixaanka Gowricidii Saca.
Yahuuda iyo Nasaaro? Yaa inoo dhaw? | Falanqeyn Kooban |
Просмотров 2,1 тыс.День назад
Yahuuda iyo Nasaaro? Yaa inoo dhaw? | Falanqeyn Kooban |
Taariikh Kooban oo Diinta Buudhiiska ah | Buddhism |
Просмотров 336День назад
Taariikh Kooban oo Diinta Buudhiiska ah | Buddhism |
Taariikh Kooban oo Dab Caabudka | Zoroastrianism |
Просмотров 96614 дней назад
Taariikh Kooban oo Dab Caabudka | Zoroastrianism |
Taariikh kooban oo Hinduuska ah | Hinduism |
Просмотров 61314 дней назад
#cilmi #history
Taariikhda Masiixiyiinta oo Kooban | Christians |
Просмотров 47514 дней назад
#cilmi #christian #taariikh #history
Yahuuda, Taariikhdooda iyo Nacaybkooda Islaamka | Hadiyad |
Просмотров 7 тыс.14 дней назад
#cilmi #history #jews
Darajooyinka Laandheeranimada Aadanaha.
Просмотров 11521 день назад
#cilmi #diin #aqoon
Kutubta Aasaasiga ee Ardayda laga rabo inuu Barto.
Просмотров 17321 день назад
#cilmi #diin
Fikirka Sahyuunida | Zionism |
Просмотров 43421 день назад
#cilmi #zionism #sahyuuni
Astaamaha qof kasii bixi raba Diinta | Calaamado gaar ah |
Просмотров 70028 дней назад
#kaafir #islam
Masiirkaaga xaguu ku danbeeyn doonaa? | Is weydii |
Просмотров 176Месяц назад
Masiirkaaga xaguu ku danbeeyn doonaa? | Is weydii |
Difaacida Sheikhul Islam Muhammad ibn Abdul Wahab
Просмотров 328Месяц назад
Difaacida Sheikhul Islam Muhammad ibn Abdul Wahab
Maku Noolaan karnaa Meere aan Dhulka ahayn? | Space Life |
Просмотров 373Месяц назад
Maku Noolaan karnaa Meere aan Dhulka ahayn? | Space Life |
Repentance To Allah - Tawba | Friday Special |
Просмотров 51Месяц назад
Repentance To Allah - Tawba | Friday Special |
Caqiidada Shirkiga ah ee Suufida Hindiya | Barelwis |
Просмотров 235Месяц назад
Caqiidada Shirkiga ah ee Suufida Hindiya | Barelwis |
Hadiyad Ku Socota Suufida Hindiya | Barelwis |
Просмотров 364Месяц назад
Hadiyad Ku Socota Suufida Hindiya | Barelwis |
Siraha Duugan ee Taariikhda Islaamka | Mysteries |
Просмотров 4,6 тыс.Месяц назад
Siraha Duugan ee Taariikhda Islaamka | Mysteries |
Salaad lagaaga dhaafayo dambiyadaada oo dhan. | Mawduuc Muhiim ah |
Просмотров 138Месяц назад
Salaad lagaaga dhaafayo dambiyadaada oo dhan. | Mawduuc Muhiim ah |
Hadiyad kusocota kuwa u dabaaldaga Mawliidka |
Просмотров 308Месяц назад
Hadiyad kusocota kuwa u dabaaldaga Mawliidka |
Cilmi Doon ma tahay? Muuqaalkaan Aduu ku Quseeya.
Просмотров 711Месяц назад
Cilmi Doon ma tahay? Muuqaalkaan Aduu ku Quseeya.
Mawliidka ma loo Dabaaldagi karaa | Fatwa |
Просмотров 93Месяц назад
Mawliidka ma loo Dabaaldagi karaa | Fatwa |
Sidee Luuqaad Cusub Naftaada u bari kartaa | Self-Study |
Просмотров 387Месяц назад
Sidee Luuqaad Cusub Naftaada u bari kartaa | Self-Study |
Maxaan Uga soo Horjeedaa Tabliiq Jamaacaat?
Просмотров 295Месяц назад
Maxaan Uga soo Horjeedaa Tabliiq Jamaacaat?
Difaaca Dowlada Cuthmaaniyiinta | Dhaleecayn Been ah |
Просмотров 308Месяц назад
Difaaca Dowlada Cuthmaaniyiinta | Dhaleecayn Been ah |
Filimkii ugu fiicnaa qarnigii 20aad | Dead Poets Society |
Просмотров 1852 месяца назад
Filimkii ugu fiicnaa qarnigii 20aad | Dead Poets Society |
Maxaan Ka Faaiday Seddexdii Sano een Wax Aqrinayay?
Просмотров 1852 месяца назад
Maxaan Ka Faaiday Seddexdii Sano een Wax Aqrinayay?

Комментарии

  • @ShaafiDheere-hl7dd
    @ShaafiDheere-hl7dd Час назад

    Sheydaanka

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 17 часов назад

    Waxaa kuu dhiman mulxidiinta ama ilaxaadka iyagana warbixin kasoo samey iyo shiicada thank you

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 17 часов назад

    Kanaal aan wax badan aan ka faa'iday

  • @aliliban45
    @aliliban45 19 часов назад

    Bugaagta falsafada wax ay soo jeedinayaan cadayn iyo daliil uma hayaan markaas waa aragti uun allah waa quranka ku sheegay hadaad runshegaysaan daliil keena daliil mahayaan waa hadal uun Hadaad xikmad radinaysid Islamic scholar akhri Ibnu ghazali Ibnu taymiya Ibnu rushda Ibnu sina Ibnu farabi Ibnu khalduun Mahadsanid wll jazakalaah

  • @huseinahmed6094
    @huseinahmed6094 День назад

    Kanalkan waa Baxrul Culuum wlhi.

  • @benguevara4079
    @benguevara4079 День назад

    Mahaddanid ustaad ❤

  • @SalmanAbdirashid-x2j
    @SalmanAbdirashid-x2j 2 дня назад

    wax fiican baad haysaa zxp thanks brother

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 2 дня назад

    Waad noo faa'deysey ilaahy ha ku bareekeeyo walal

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 2 дня назад

    Ilxaadka iyo mulxidiinta muqaal nooga soo sameey walaal

  • @MrQalinle
    @MrQalinle 2 дня назад

    Mahadsanid ❤

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 2 дня назад

    Masha Allah

  • @sayidcali7298
    @sayidcali7298 5 дней назад

    caayda culumada iyo awliyadha waxaan bilaabay wahaabiyo maantana waxeey leehiyiin culumadii yaan la ceynin diinta ka bixideeda ayey sabab unoqonesya

  • @sayidcali7298
    @sayidcali7298 5 дней назад

    Wahaabiyo caqiidadeeda qaldan ilaahay ha ciribtiro

  • @MrQalinle
    @MrQalinle 5 дней назад

    Sxb taariikhanahan oo kale no soo badi 😂

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 5 дней назад

    Ayax side loo qabanaa lacala ayaxu beeraha ayuu cunaa milyan iyago ah sidee loo qabanaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hasannuur8116
    @hasannuur8116 6 дней назад

    Xayawaan may maxkamad Saari jireen😂

  • @giridhi8838
    @giridhi8838 7 дней назад

    Haye macalin mahdsanid❤

  • @huseinahmed6094
    @huseinahmed6094 7 дней назад

    Jazakallah Akhii ❤

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 8 дней назад

    huhuuda adiguba ma checlid ee maxaad nacaybkooda ka sheeg sheegaysaa?caalanka waad ka indha xirantahay! yuhuudii nabiga dhibayey dee waa kuwa wali sucuudiga ku nool! sadixdii qabiil "banuu qurayda,banuu qaynuu qaac,banuu nadiir" intuba way noolyihiin,ma waxaad aragtaa uun kuwa falstiin la chaara! midakale dawladaha carabta iyo dalalka muslimka ah kuligood xiriir adag bay israiil la leeyihiin. o waxaadba mooda inay ku daba tukadaan israaiil. heshiisyo caalamiya bay la wada galeen. dalka aan gaashaan buur xibin ka ahayn waa lagu tuman. israaiil waxay safaarado kuleedahay dalka sucuudiga carabta oy kacbadu kutaal! waxay safaarad kuleedahay dalka masar oy kutaal jaamacada "Al azhar"! waxay safaarad kuleedahay dalka urdun ama joordan iyo dalka imaaraatka carabta! haday xaaraan tahay cilaaqaat israaiil lala yeesho ,maa dalakaas lala dagaalamo siiba sucuudiga oy kacbadu kutaal!? waar ! anagoo Somaliland ah baaba saldhig milatary barbara kasiinayna israaiil ,dalkayaga uga taagayna calnkooda oo safaarad uga furayna. haa, oo maxaa anaga nagu gaara? rasuulku scw wuxuu xiriirka la samaynayoo dhan gaalo bay ahaayeen! hadaa diinta sidii lagu fidin hadii dadka layska xirxiro? xadiiskan akhriso: "khayrukum man khaalada al naas wa khaaladahum bi khuluqin xasan" micnaha: waxa idiinku khay badan kuwa dadka dhex gala oo akhlaaq wanaagsan la dhex gala . sadaqa rasuul allaah. maanta waxa socda waa arrintii uu nabigu scw inoosheegay oo ah : dalal aanan ilaahay aaminsanayn oo "mulxiddin ah" waa shiinaha iyo ruushka baa caalanka la dagaalamaya ,dhaqaala daraadiis. muslimka iyo yuhuuda iyo masiixida baa isla chira oo labadaas kasoo hor cheeda . saldhigyada waxa israaiil loo siinayaa iyo reer galbeedka si loola dagaalamo shiinahay iyo ruushka. oo raba inay qaarada afrika iyo eeshiya xoog ku qaataan khayraatkooda ,wadooyinkana ka xirxiraan reer galbeedka. miyaa loo seexdaa mise waa layska celiyaa dee!? dee waa layska celin.!

    • @Omar_pod
      @Omar_pod 7 дней назад

      Ruushka waa Mulxidiin xagee kala timid? Majorityga Russianka waa Christian waliba Orthodox. Caalamkan Ay Musliimiinta, Yahuuda iyo Kirishtanka hal saf ku wada jiraanna waa qiyaali aad adiga abuuratay. Hadii dal mulxid iyo calmaani yahay waa Israel iyo USA. Russia na kama duwana. Kaliya Shacabka ayaa ku suurooda arrimo diino ee Madaxda dalalkaan danahooda siyaasadeed baa u daran. Arinka ah la midoobida Yahuuda iyo Kirishtanka. Aayada Surah Maaida 51 ayaa naga kaafinaysa.

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 7 дней назад

      @@Omar_pod waxaad haysataa diin kale ee haku marmarsoon suurat al maaiida! ruushka adeerkay oo iga yar baa wax kasoo dhigtay oo dhakhtara. waa mulxidiin ,somalia makay nabad ahayd xittaa ardaydii loo diray ruushka iyaguu mulxidiin ah bay kasoo laabteen oo muslimka kula murmaya "bal haduu ilaah chiro imika gaadhigaas meesha haka dhaqaaxhiyo!" war iyo waayo uma haysid ruushka koox habaabsan baad kasoo cheeda ee orodoo wadaadad shaaficiya oo afka carabiga yaqaan raadso meel xun baad ku socotaaye! hadaadan rasuulka scw dardaarankiisii iyo hadaladiisii waxna kala socon waxna nooma sheegikartid. anigu khaliijka carabta baan ku dhashay afka carabiga waan ku gabyaa ee sidaada diinta "cilmy dhagood" iguma soo gaadhin! wax run ah oo lagaa dhagaysankaro ku hadal. afrikaan bilaa diina baa dalkaaga ilaaliya nabadiisa oo wecello fuula xun xun ku dhalay markaad adigu amaanka dalkaaga ku ciyaartay! maad ka hadashid "xalane" waxa ka dhex dhaca iyo qaraxyada muqdisho iyo ayda hilbahaiyo lugaha la rooraya maalinwalba! suuradaas baa nakaafinaysa waxa u hadla dadka aan meeshay xuduntoodu ku aasantahay aanan ka dhaqaaqin . horaa loo yiri: nimaan dhul marin dhaaya malaha!

  • @khaderawalehabdi8334
    @khaderawalehabdi8334 8 дней назад

    Diintan dab caabudka ah waa meesha diimaha oo dhan kaso asquumeen xita 3da diimood ee samaawiga ah

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no 8 дней назад

    Allaha Jabiyo Yahuuda iyo Nasaradaba,,Kufaarta ahba Allaha Guuleeyo Muslimiinta Caalamka

  • @MaxamadAxmadqaasim
    @MaxamadAxmadqaasim 8 дней назад

    Ayada sabab nasulkeda shege waxeey soo dagtay boqorka najaasa

  • @ibrahimjan5320
    @ibrahimjan5320 8 дней назад

    Mashalah ❤

  • @MrQalinle
    @MrQalinle 9 дней назад

    Jazakallah ❤

  • @Howtofix-rf8wj
    @Howtofix-rf8wj 9 дней назад

    Jazaka Allah, wll. Sidu Alle yidhi swt. Cuqdada iyo nacaybka ay idin qabaan aya afafkooda kaso burqanaysa, waxay qarinayaan ayana ka daran.

  • @OmarMohamed-nd6dt
    @OmarMohamed-nd6dt 9 дней назад

    Iska dhaaf inuu Muslimin galeysiiye asaga afkiisa isku gaaleeye, macna laa ilaaha mashaa'iqdisa iyo asaga hadeyba aqoon asaga waxa kusoo dagay maxaa waaye uu ku gartay, qof kalena uma sheegin macnaa laa ilaaha, Si dadban ayuu nabinimo usheegtay..

  • @Ismannur15
    @Ismannur15 12 дней назад

    😂😂😂😂 Mohamed binu wahabi dhiiga musliminta ayuu xalalestay tusale waxaa u ah in kuwa fikir kiisa amin san in ey isqarxiyaan Waa qofkii ugu horeyay ee fad owodo shiikh Salad kujiro in ladilo oo ale loogu dhawado Marka kaas haduu jano galo dadka dhan qeer kama horeyo 😂😂😂😂 Ilen dhigyo cab ween ayaba janada joge kii fad wadisa lagu layay 😂😂😂😂 Waxaana lagu xantaa in uu jajus ingiriska ushaqeeyo ahaa 😂😂😂😂😂 Asiga iyo sacudi ninkii asa say boqortoyada sacudiga labada jajus in wen oo dowlada islamka dumiyay waye dowladi cusmaniyiinta ayey la dagalameen iyaga oo gaalo lasocda Tariiqda cidna uma naxarisato Weligiis gaalo lama usan dagalameen 😂😂😂 Dad shahadanayo ayuu la dagalamay oo shanta salad dukado😂😂😂 marka jihadka musliminta lagu laayo ayuu galay 😂😂😂😂 oo uu fad woday Mohamed binu wahabi

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 12 дней назад

    Hhhhhhh tariiqda maaka been sheeke 😂 ninkii culumidii madiina gaalo ku tilmaamey

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 12 дней назад

    Somali wahabiyada iyo salafiyada iney ka dabarkun ilaahy baanka baryaya qarax iyo gaaleysin beey umadii ku laayen dalka somaliya Sufi waye 🇸🇴☝️🏴

  • @MrQalinle
    @MrQalinle 12 дней назад

    My fav channel ❤

  • @Amonsak19
    @Amonsak19 12 дней назад

    warsidee wax kuugaareem bisinkee

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 13 дней назад

    falastiinta 60% hooyooyinkood waa reer banii israaiil,afka cibriga bayna ku wada hadlaan dadka reer falastiin! iyagaa isdhalay oo isleh.

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 13 дней назад

    sanadkii 1977 dagaalkii somalia iyo ituubiya dalka falastiin wuxuu taageeray ituubiya ! waxayna yiraahdeen falastiintu: somalia dhul kama maqna oo waa daalimiin! waxaa iswaydiin leh,maxay sidaa inoogu galeen walaaladeen aynu isku diin nahay? ma inaga uun bay sidaa u galeen? markale sanadkoo ah 1990 bay dalka ciraaq iyo madaxwayne Sadaam Xusayn taageereen,markay askarta dalka ciraaq ay dulmi kusoo galeen dalka yar ee hodankaa ee Kuwait. Sadaam oo khaldan bay taageereen! waayo? dalka Kuwait waxaan ka dhigayaa gobolka # 19 ee dalka ciraaq kusoo biiray,waxaan siinayaa falastiinta! buu yiri madaxwayne Sadaam Xusayn!!! waa dhul xaq darro lagu siinayo falastiin dadkeeda! waa boob cad. waa laba wachiilayaal. falstiintu maslaxadooda bay maqaar doofaar ugu seexdaan. dad midamkoodu damiska yahayna ma chicla dadkaasu,inama checla.

  • @abdisamadvlogs5466
    @abdisamadvlogs5466 13 дней назад

    War nio cunug yar baad tahay aan waxba kal ogeyn ee isku xishood hadalada aad ku hadlaysid anshax u yeel labo xabo kitaab wahaabi ayaad soo aqrisatay ayaad wax isku moooda inaad dadka ka cilmi badan tahay war nio aniga waxaan ku dhihi laha arimaha diinta islam faraha kala bax

    • @Omar_pod
      @Omar_pod 13 дней назад

      @@abdisamadvlogs5466 Xilligaan xoogaa xag jir ah Alx hadda Shuyuukh La fadhiistay arinkana ma aaminsani hadda

  • @khaalid.muxumed
    @khaalid.muxumed 14 дней назад

    Sxp logo daada waxay matashaa sadex xagal maufiirsatay

  • @cumarcarab6015
    @cumarcarab6015 14 дней назад

    Msha Allah wll no so badi xogahan o kle

  • @MrQalinle
    @MrQalinle 14 дней назад

    Yoga jimicsi moodayee ma dhaqan diimeed baa 😂?

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed 15 дней назад

    سبحان الله ،،،،،،،،،،،،😂😂😂😂😂😂😂،،،،،،،،،أعوذ بالله من ااكفر ،،،،، الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @yuuye4739
    @yuuye4739 16 дней назад

    War bal u kaadi jaalle gabadh ree borama ah oo diinta kaso hor jeeda walahi inan dhagax ku dilayaaye magaceda iyo meshay ka degentahay isheeg

    • @Omar_pod
      @Omar_pod 15 дней назад

      @@yuuye4739 sxb muddo kasoo wareegatay hadda maba arag beryahaan lkn Allaha soo hadeeyo sxb. Feminism dalkii waa burburiyay

    • @yuuye4739
      @yuuye4739 7 дней назад

      @@Omar_pod waxan feminism way dhaafeen taas oo kale waa kuwa gabdhaha yar yar fidneeya waala dilaa haba laguu dilee

  • @mokhaliif2478
    @mokhaliif2478 16 дней назад

    Mahadsanid Omar

  • @hassanmuktaar1198
    @hassanmuktaar1198 16 дней назад

    Ninka yahiuuda cadaabay qarnigii 700 magaciis

    • @Omar_pod
      @Omar_pod 15 дней назад

      @@hassanmuktaar1198 700 sanadkaas miilaadi ama kahor ba ma jiraan qof wax u geystay lkn sida lawada ogyahay seddexdaan nin ugu caansan: - Nebuchadnezzar 500 kahor ciise cs. - Titus 70 miilaadi - Hitler 1933-1945. Insha Allah, Cadaabkii Nabi Ciise iyo Tan Allena waa u dhiman tahay

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 16 дней назад

    Mansha Allah qisooyinkan aadbaan ujeclahay jazakallah khayr habaryar

  • @hassanmaawiye6680
    @hassanmaawiye6680 17 дней назад

    jazakalaah brother

  • @benguevara4079
    @benguevara4079 18 дней назад

    Mahadsanid sido kale hambalyo 1k🎉

  • @MrQalinle
    @MrQalinle 21 день назад

    Kanaal faaido leh walahi ❤

  • @ShucaybXasan-e9x
    @ShucaybXasan-e9x 21 день назад

    Waad qaldn tahy nio nabiga maalinka dhalashadiisa waala waynyn karaa wax baro zxp

  • @abdirahmanahmed264
    @abdirahmanahmed264 22 дня назад

    Subxanallah Allahu Akbar

  • @ShucaybXasan-e9x
    @ShucaybXasan-e9x 22 дня назад

    Mowliidka oo loo dabal dago io qubuurta oo la siyarto ma danbi baa markaa

  • @huseinahmed6094
    @huseinahmed6094 22 дня назад

    Tnx ❤

  • @hasannuur8116
    @hasannuur8116 25 дней назад

    Jaale